@@saaloxobarre4595 ma difacayno hadu dilaa yahay oo ay ku cadato oo aad illahay la hortagaysaan oo la arkayay oo uu layay dad xaqdaro ku dilay ha la hor keeno maxkamad
dabkan taakeeye aa horay u shiday manta waxa u shidan taakeeye heestii uu jeclaa ALLAHA U NAXARIISTEE WARIYE XAANGE, OO AHAYD WAY IGU CIIRSANTEE TALADU,CIRKAA DHEER DHULKA DHEER
sax wariyuhu wa geesi aan xaqa iyo cadaalada ka leexan , ee dad ka somaliyeed qabiil difac ba jaha wareeriyey qabiilka somali hor carara xaqiiqda aan ka sugno xaga allah wbt
masha allah , wariye Abdi xafid mahadsanid warbixinta aad aruurineysid , ,allah ha ka Abaalmariyo xaqiiqda aad mar walba bulshada la wadaagtid .jazakalle kheyran wbt
@@Norwey000 Farmaajo waa la wasaa ha dii uu ka soo baxo villad waa la dilayaa oo dadkii uu laaye baa sugaa Kenya mariixan loo ma ogala xeradii qaxootiga Kenya ee Etoobiya ha aado
Duqbilo waa naag la waso oo cabsan Kenya Somaliya waa wasee will yar oo qori loo soi dhibey Kenya waa iskala ween tahay in ey la dagaasho oo bari qaxooti u soo aadaya mariixan dadka waa idin ya qaan hada carar hawiye waa dirar in la racdeeyo farmaajo iyo ey kiisa Kenya waa xiree qaxootiga ee ogaada
Dhaafa ninkaanshaqadii lagu yaqaaney ee lamataabtaanta aheed oo reer tolkiis ha wato waxuu kahelo ayuu wax ku leeyahay waayo tii aabihiis iyo awoowgii wax ku dili jirey ma arko.
April 8-1991 waxay ahay maali isniin ah , wali si CAD looma oga cida dishay dadkaas, ninkan weriyaha ahihina si fiican uma qaadayo warka cajiiiiiib.com
Wariye dufle Gabadha wey ku dhuftey maxa noo xasuusine ey dhahey Ninka waranka igu dhuftey waxa iga daran kan ugu kilkilay dhageysta inti kle Ee darood wa u rapineysan yahiin
kkk allah wuxu qu'anka kusheegay qofki qof muslina dila wa xay la mid tahay ka anahu isago muslimiinta oo dhan dilay ,tankale difac qabiil joojooji .tariikhdu wa qori qofki dhiig gala ee danbi qof galey ha difaacin wbt
91dii meeqaa la dilay oo dhimatay oo aan waxba la iska weydiin 5 qof iyo wax u dhow in la isku qabqabsado xiligaan waa wax yaab leh xiligaas nin la dilay iyo mid wax dilayba xiligeedey aheed
C/xafid dadka iskuma diraayo ee xaqii ilahay ayaa so bandhigay ee wariyahan kadaaya dulmiga dadka dhahaayo dad ayaa isku direeysa c/xaafid ayaana ah sad jecel in laqariyo xaqa
NINKAAN WARIYAHA SHEEGANAYO WAXAAN KU GUDA JIRAY BARNAAMIJ IYO WARBIXIN AAN KA DIYAARINAYEY QABYAALADDA DILOOTAY LAAKIIN WUXUU SOO SAARAY BARNAAMIJKAN AY DADKA SOOMAALIDA KU ARKI KARAAN QABYAALADDA HEERKUU KA GAARAY MARKA LOOMA BAAHNA BARNAAMIKEYGA KKKKKKKKK
Cabdixaafid,eheladii Taakeye dilay ma aha ee waa lagu eedayey,in the Western world you live in they say accused or reportly or alleged. killed ,or LA dilay after the accused is convicted by law court.The title is wrong Islamically too. On another note April 8th 1991 was Monday and if April 8th 1992 it Wednesday.So far eheladii waxay leeyihiin Jimco ama Friday!why not notice?
Qofkii aduunka ugu sharafta badnaa igu quruxda badnaa ugu dabeecad wacnaa ugu geesisanaa ugu deegsi sanaa ...waa rasuulkii muxamed
fadlan hadii aad jaanis u heshay akhrinta commontign ku sali scw scw
Scw
ilaaha waaxidal axadka ahi wixii umadaa somaliyeed ee walaalaha.ah.iskudiraya ilaahay mowtal qafle hakudilo waar aamiin dhaha allaahumma aamiin
Waa lagu yaqaan Baaal tooga markii aad ka dhax qeylin jirtey oo qabiil aad sheegatey waa layaqaan aadka ha waalin nin xun baad tahay
Baaltooga C/FIID MARKAAD KU JIRI JITEY WAXAAD TAHAY NIN DADKA ISKU DIRA SOMALIDA WAXAA SHAQO KA DHIGTEY IN AAD QABIIL SOMALIDA ISGU DURTO
kkkk xaqa maqarin kartid , Abdi xafid wa wariye xaqiiqda ka hadla ee qabiilka jooji.wbt
Dadka waxa jira dad xumaanta raadiya dadkana isku dira , waar ninkan DABSHIDOW Allah ka baqo umdana ha isku dirin!
Ina adeer waa war mooge waayo 91 nin hawiye ah oo aan daarood dilin maba jiree muxuu ka sheegi wariye la dilay cidoo dhan ayaa la laynayey
Wuu maskax gaban yahay wariyihu wuxuu rabaa in dib lo layo waagasi hawiye iyo darood baa la isu dilayay aduunku wuu qasnaa qofkasta oo dawlada u shaqeeya waa la dilayay waa la qaxayay
Ma waxad difaacaysaan dilaa dhiigyacab ilaahay ka baq qabriga idinla gelimaayo taakeeye dulmiga ilaahay ma jecel xaq baa soo saaray
@@saaloxobarre4595 ma difacayno hadu dilaa yahay oo ay ku cadato oo aad illahay la hortagaysaan oo la arkayay oo uu layay dad xaqdaro ku dilay ha la hor keeno maxkamad
Abdihafid 1991 ma nin hawiye ah oo aan daarood dilin baa jira war ninyahaw ummadda ka fariiso
Dee maba xume wan dilay le ha dhaho
4 wariye dilay mid sheikhal mid xawadle wayen😏labo maskin dilay darood hawiye futa madow il cunta kuma firin karto
C /xafidow dabkad shidayso hadad jojinwaydo ilahana waa kuarkayaa anaguna wan kuarkanaa
dabkan taakeeye aa horay u shiday manta waxa u shidan taakeeye heestii uu jeclaa ALLAHA U NAXARIISTEE WARIYE XAANGE, OO AHAYD WAY IGU CIIRSANTEE TALADU,CIRKAA DHEER DHULKA DHEER
ALLAAH xaqa ha soo igiyo
Saxwaaye dadka yaan leysku dirin
Soomaaliyeey ninkii aabahood diley,Wiilkeeda dilay,walaalkood Dailey,hadii lahelay maqaladbaa, soomaaliyeey, cadaalada garab istaaga
Wll MOORGAN isna REER BURCO IYo REER HARGYSA
Any nmber oo lagaala soo xiriiio nmka Studio isoo dir walal cabdi
Somalida majeclo qofka cadalada soban dhigo somalida waa necebtahay waxa eeyna jecel yihiin wax in laqar qariyo waxi xaqa ah aad maqasho sheeg ama aad aragto qofwalba ilhy uun kacabso bili adan halabaqin qabilna haka baqin somaliyeed qofka xaqa iyo runta sheegayo halagarab siiyo waa iga dalo si ilahay inooga raali noqodo c/xaafid horay usoco sxb runta sheeg raadi qof walba oo arintaan la isdhihihi karo waxa.uu kanoqon doona marqaati am hawiye
Somalida waxa aan layabanahay cadalada waxa eey udiidan yihiin oo wariyaha runta shegayo cadalada radinayo u dulminaayan ilahay kabaqa somaliyeey
sax wariyuhu wa geesi aan xaqa iyo cadaalada ka leexan , ee dad ka somaliyeed qabiil difac ba jaha wareeriyey qabiilka somali hor carara xaqiiqda aan ka sugno xaga allah wbt
masha allah , wariye Abdi xafid mahadsanid warbixinta aad aruurineysid , ,allah ha ka Abaalmariyo xaqiiqda aad mar walba bulshada la wadaagtid .jazakalle kheyran wbt
Taakeeye Zanzibar ayuu u baxsaday
So sad 😞 😥
Wariye qabiilista waxaad heshey shaqo bar yahaan in aad dadka isku dirto baltooga markii aad ku jirtey waa lagu yaqaan tug dhax buur ka yimid oo qabiilista
Hawiye futa madow hg dhig yacaba tahay amus qabilka Abaha ka was
@@Norwey000 Farmaajo waa la wasaa ha dii uu ka soo baxo villad waa la dilayaa oo dadkii uu laaye baa sugaa Kenya mariixan loo ma ogala xeradii qaxootiga Kenya ee Etoobiya ha aado
@@Norwey000 mariixan futa cade waa tii la wasaaye ha dii ey cadahay oo dhag oo la wasato
Duqbilo waa naag la waso oo cabsan Kenya Somaliya waa wasee will yar oo qori loo soi dhibey Kenya waa iskala ween tahay in ey la dagaasho oo bari qaxooti u soo aadaya mariixan dadka waa idin ya qaan hada carar hawiye waa dirar in la racdeeyo farmaajo iyo ey kiisa Kenya waa xiree qaxootiga ee ogaada
@@bilemaow7942 adi in lagu waso qanis tahay le shekay sa nimanka dhan adi cml qanis mahan ma fahantay qanis hawiye futa madow nin marexan lama waso
Qof walba oo xaqdaro kudhintay oo nool yahay qofki dilay waa sobixi doona wana lahorgeeyn doona cadalada insha alah waxa aadna kalasaartan dagal qof kudhintay iyo qof dilay 4qof oo waxbo kaheeysan waa kala labo ogaada. Hawiyana mawada ahan dad wada dambila yaal ah dad dabila yaal ah waa kujiran qolo walba waana sobixi doonan insha alah
ASC
WALAALYALOW ADUNYADA WAA LAGA TAGA.
KAN DIINT ALLAHA HA U NAXRESTO JAANO ALLAHA HA WARABEYO
Allaha kuqabto oo balayo Engireska kugu disho oo kutimado kusahlo Aamiin yaa yari🤲🤲✅
asc cabdixaafi waan ku salaamey mahad wuxuu macalim ka ahaa dusiga hoose /dhexe dhame yaasiin cartan aad baana loo yaqaan intasoo ay mudheer iigu dambeysey aniga ahaan
ka cabdukhaadir Axmed Raage oo Norwey jooga
Markaan xasuusto taariikhdaas waan ooyaa aillaah baase xaq soore ah
Oo dadkii karaaliga ahaana
Maalin kalaan sugaynaa inshallah
Dhaafa ninkaanshaqadii lagu yaqaaney ee lamataabtaanta aheed oo reer tolkiis ha wato waxuu kahelo ayuu wax ku leeyahay waayo tii aabihiis iyo awoowgii wax ku dili jirey ma arko.
Somaliyeey ka wantooba wixi dhacay oo mid walba ninka qatiilka ah ee familkiisa ka mid ah oo dhiig gacanta kuleh oo umadd somaliyeed xasuuqey so dhiiba ilahay akhiro intun ku xisaabin aduunkan ha iskaaga gudo waayo wax laga dhaafayo ma jiro,dhagar binu aadam ilahow naga fogee😢😢😢😢
April 8-1991 waxay ahay maali isniin ah , wali si CAD looma oga cida dishay dadkaas, ninkan weriyaha ahihina si fiican uma qaadayo warka cajiiiiiib.com
Ina adeer yaa xisaabin kara 91 daaroodkii la laayey
C/XAFIID AAD AYAAN KAAGA MAHAD CELINAYAA BARNAMIJ MUHIIM AH AYAAD SOSARTAY SABABTOO AH WALOBAHAN YAHAY SI LAGU OGAADO TAAKEYE WAKUMA
😂😂
Wariye dufle Gabadha wey ku dhuftey maxa noo xasuusine ey dhahey
Ninka waranka igu dhuftey waxa iga daran kan ugu kilkilay dhageysta inti kle Ee darood wa u rapineysan yahiin
ninkaan taakeeye la dhahaayo war cadaalada hala hor keeno
Abdi xafiid sxb takeeyo kaliya wax madilin Somali oo dhan ayaa waxdishay adeerkaa moorgal ayaa waxdilay usheeg dadweynaha
Muuse biixina
Waa wariye cumsuriya oo munaafaqada jecel taakeeye inuu diley maxaad noogu cadeynaysaa
Ninki dhiig islaan gala isaga dhibaysa intaas hawiye ah ba jogta takeey hadu wax dilin ma dadka kale la qabsado
Waaa sax Cadeen hala keeno ✊
hadaba taakeeya maxaa laguboon
Waxaad wadaa waa munaafaqad somali wey is xasuuqday weraysi ka qaad moorgan o.o layay askartii uu xukumayay marka laga yimaad shacabkii uu hargeysa ku xasuuqay haddii aad dabagal aad ku samaynaysaan cid kasta oo dhib geysatay laakiin haddii cid gaara aad dabageshid waa munaafaqad dadka somalidu2maxkamadii illahay baysugayaan
Wllo was saxan tahay walahi
Rabi ayaa naga og xaqiiqada rabiyo so if bixi runta
Hi Up
Cabdixaafidoow maxaad u weydiinweyday iney isyaqaaneen weriyayaashii uu diley isaga kala hadli laaye
war dadka ha isku dirin wariye xun baa tehee
Adigu dadka la leeyahay waa dishey maxaad kaleedahay
Abdixafidow adeerka morgal waaxu naaga dilaay 3000 00 qof waliga kamadan haadal xasuuqa u no geestay adeerka morgan hadanu naahay reee woqoyiiga hargeeysa iyo burco haaday ruun ka taahay kaa hadaal ariinta xaasuqa ah ee morgan naagu sameeyey alle idiin soo qabaaye daarowdow
War maxas kaa galey dadka afaara hooda
kkk allah wuxu qu'anka kusheegay qofki qof muslina dila wa xay la mid tahay ka anahu isago muslimiinta oo dhan dilay ,tankale difac qabiil joojooji .tariikhdu wa qori qofki dhiig gala ee danbi qof galey ha difaacin wbt
Warkaas 92 inlayska dhaafo ayaa ila qurxoon .haddii kale hala wada xisaabtamo yaa iman .sacad ayaa isdila isdilay .abgaal ayaa hadda warshiikhisuleeyn .habargidir &xawaadle warkood dhaaf ..xagee taakeeye xisaabtii maree maddifaacayo qaatil ilaahey ayaa xisaabtii utaa..
Al-fowz Online Quran waxay ugu bushareyneysa dadweynaha jecel barashada quraanka kareemka ah
In ay qaadaneyso ardey cusub rag iyo dumar waaweyn iyo caruurba.fadlan wixii faahfaahina kala xidhiidh
Tel:+252633640252
Telegram:@mohanke
Waar ninka sheeka xuumada kala taag iyo munafaaqada xuun waaxba mesha kuma hayside alle umada haka qabto abdixafidow ehli naar baa taahay
91dii meeqaa la dilay oo dhimatay oo aan waxba la iska weydiin
5 qof iyo wax u dhow in la isku qabqabsado xiligaan
waa wax yaab leh
xiligaas nin la dilay iyo mid wax dilayba
xiligeedey aheed
Wariya cudur hore ayaan kuu sheegay in aad bugto waar illahay kabaqo oo dhibta dadka kadaa madoodii uu kaa badiyay ayaad daba socotaa wali
Kuwii adeeraday dilay waa iga cafiis
kkkk caruurtisi ba wax cafin kara , allah ha unaxariisto wbt
War dadkii dhintey iyo eheladooda ha xaqdhowro
Dagaaladii sokeeye xanuunkooda umada yaan dib loo xasuusin.
Hadii in uun aad khajilayso car daawo sahanka xoguhu sida uu uga jawabay nac nac layaasha adigoo kalaa war taakeeye waxa uu geystay iyo waxa uu ka hadlayo maxa isku keenay
wariyaha cabdi xaafid maaha in uu gabadh 30 sanno ka ahor ninkeeda la dilay u waydiiyo xagaad isku baratteen lkn waxaa muhiim ah waxay ka maqashay dilka ninkeeda in uu weydiiyo oo mawduuca hoos ugu dhaadhaco
Cadeemo news ah mareykanka 2010 laso dhigay danbiyada uu galay sufyaan mohammed www.google.com/amp/s/www.sandiegouniontribune.com/sdut-somali-due-be-sentenced-asylum-fraud-case-2010jul30-story.html%3f_amp=true Share dheh
Xiligaas xil xaald aga lagu jiray aheed meeydadka wadooyinka yaaleen dadka lama kala aqoon xataa dad badan xabado wiifto ha ayaa dadka ku dhimanaayen
Warbaahinta bulshada waxay aad ugu fiicantahay maxkamad inloo adeegsado. Halkaa kawada - nin walbow walaalkaa dadqal ah haw durbaan tumin!
Laba iyo afartan oday kii isku xidhaybaa jooga oo baarlamaanka ka mida maxa loo haystaa kan 4ta dilay 42 marxuun ayaa weligaa ka waraysan dadkoodii
C/xafid dadka iskuma diraayo ee xaqii ilahay ayaa so bandhigay ee wariyahan kadaaya dulmiga dadka dhahaayo dad ayaa isku direeysa c/xaafid ayaana ah sad jecel in laqariyo xaqa
Scw
Xaqa alle hasosaaro
Wariyoow su' aalahada koob
Beenata day tan maa barisamaadkii laqabay
C/fatax dadka aad isku dirayso maxad ka faidi waa lagu waydinayaa malin aan manta ahayn madaa arkayay inu dilay iyo bunbunta
Dadkii layay gobolada waqooyi ee xasuuqaay diyaradaha ku xasuuqay
Ka hadal hadand qabilyzte ahayn
Yaa layay dadkii lagu layay xeebta lido waa la ogyahay lkn illahay baa lo dayay isga ka abal marinate qofkii qof dila
NINKAAN WARIYAHA SHEEGANAYO WAXAAN KU GUDA JIRAY BARNAAMIJ IYO WARBIXIN AAN KA DIYAARINAYEY QABYAALADDA DILOOTAY LAAKIIN WUXUU SOO SAARAY BARNAAMIJKAN AY DADKA SOOMAALIDA KU ARKI KARAAN QABYAALADDA HEERKUU KA GAARAY
MARKA LOOMA BAAHNA BARNAAMIKEYGA KKKKKKKKK
kkkk insha allah qalbi nadiif
Dulmuloow been abuurka ku shaqeeya dadna diley
You seem bitter, what's your problem?
Waxaa ka fiicneed in aad is gaarha u wareeysato cabdixafiid dadaal kaa tahay lkn xanuun waye waxaad iloowday in dib lagu xasuusiyo
f
Abdihafiid xaarfidiye lagu nac soomali balan waaye ineey ku nacaan
Munafaag patahi u are not ajouanalist u are propagandist.triabalist
j
C/ xafiid waa sax santahay arimahaan inaat ka hadashit maxaa yeelay qof dilaa ah ayaa rawo inaas somalia as too siyo..wijigiisa xitaa waa uu ekyahay inuu wax taagay.. sufiyaan ma ahan waa abii lahab
Ninyohow c/ xafiid aad baad iila qaldantahay, kama wado tabinta qisada, ee waxaa qalad ah xukunka, aad saartay oo shaa shada ku soo qortay, waxaad tiri wariyayashii uu dilay, takeye nin suxufi ahna waa tahay seed ku tiri maxkamad ilaa ay xukunto qofkaas danbiga laguma sheego xagay kaa martay , aqoontii, xagay kaa martay, ilbaxnimadii, war dib u xisabtan oo rabi ka baq
Beenbuu afku ku baladhay wayo ilaa hada burshka adaa site wariyey Somali edaye hadana balayo wadin.maad kentid aqonyahadi aad tirineysaye hakala dodan calanke dilka iyo waxa layidhibaa Somali ku rogtene alle nagakiin qaban balayoshego dhana siba adiga
Taakeeye xukunkiisu wadil uu qura
Cabdixaafid,eheladii Taakeye dilay ma aha ee waa lagu eedayey,in the Western world you live in they say accused or reportly or alleged. killed ,or LA dilay after the accused is convicted by law court.The title is wrong Islamically too.
On another note April 8th 1991 was Monday and if April 8th 1992 it Wednesday.So far eheladii waxay leeyihiin Jimco ama Friday!why not notice?
Fitnoolawahan ummada Allaha ka qabto
Maamada ha dambaajin
Beenlow faalalow
Ninkas sharciga hala horkeno 2009 kii ban maqlay warkan
Maqal miya lagu dila mise Caden mesha Sharci mayalo miya nio Dag daga jooji Qabqable hanaqo ninee
Ciwaanku waa khalad weli lama xaqiijin in uu taakeeye dilay dadkan fadlan iska hagaaji cinwaanka
Taakeye waa labo
Daarood ha baroortaan marky dadka xaqdarda u dilayeen maxay is lahayeen waa la idin daynayaa dilka dilbaa ka horeeyey ku so hadeeyo takeeye
Shame on you! Uff isku xishood naceeb kabuxo
Hhhh
Been cad
Wariye abdi xaafid hooyadaaa beeenta kawas ninkiii warysiga kugu wasy ayaaad ku xumynsaaaa
Useless
Wariye cabfihafid allaah hakuxifdiyo runtaakahadashaa xaqiiqdanawaa soobandhigtaa saanooguwad
@@yusraali7493 deee adeeerkii Morgan hadaba saaas haw daba galo
Beenaalaad tahay