- 464
- 6 271 034
Abwaan xikmad
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 27 ส.ค. 2020
Hey Guys 《WELCOME TO MY CHANNEL ABWAAN XIKMAD 》
TH-camr / tiktokar /poet man/ photographer / Video Editor
Follows my social media Accounts
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
TH-camr / tiktokar /poet man/ photographer / Video Editor
Follows my social media Accounts
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
Odayasha iyo Wiilasha yaa guurka ku fiican ,Dood Hablaha Reer Burco.
Odayasha iyo Wiilasha yaa guurka ku fiican ,Dood Hablaha Reer Burco.
มุมมอง: 1 256
วีดีโอ
Xildhibaan Gobsan sidee Hargeisa ku timi yaa cafiyey ceeb weyn oo dul hoganaysa Somaliland #warbixin
มุมมอง 12K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Xildhibaan Gobsan sidee Hargeisa ku timi yaa cafiyey ceeb weyn oo dul hoganaysa Somaliland #warbixin
Madaxweyne Ciro Oo go,aamo Qadhaadh Qaatay iyo Xildhibaan Gobsan oo Hargeysa timi
มุมมอง 20K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Madaxweyne Ciro Oo go,aamo Qadhaadh Qaatay iyo Xildhibaan Gobsan oo Hargeysa timi
Xukuumada Ciro Oo benisay in Muuse biixi Ilaaladii Lagala waregay,Xisbiga kulmiye oo shir isugu yimi
มุมมอง 11K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Xukuumada Ciro Oo benisay in Muuse biixi Ilaaladii Lagala waregay,Xisbiga kulmiye oo shir isugu yimi
Muuse Biixi Oo Ilaaladii lagala Wareegay iyo Nin Ajnabi Ah Oo dhanxumo lagu Qabtay
มุมมอง 17K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Muuse Biixi Oo Ilaaladii lagala Wareegay iyo Nin Ajnabi Ah Oo dhanxumo lagu Qabtay
Ninkii Suuqa Hargeysa Gubay Oo La Helay Fadlan sii Faafi muuqaalkan #warxaqiiqa
มุมมอง 13K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ninkii Suuqa Hargeysa Gubay Oo La Helay Fadlan sii Faafi muuqaalkan #warxaqiiqa
Wararkii u danbeeyey Go,amo Culus oo lagu soo Rogay ceerigaabo iyo Huwan Oo Dhiiga isaaq xalashatay
มุมมอง 16K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Wararkii u danbeeyey Go,amo Culus oo lagu soo Rogay ceerigaabo iyo Huwan Oo Dhiiga isaaq xalashatay
Suuqii Hargeysa Oo la Gubay Iyo Abaabul ciidan oo ka socda Jiidaha Hore Ee dagaalka.
มุมมอง 24K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Suuqii Hargeysa Oo la Gubay Iyo Abaabul ciidan oo ka socda Jiidaha Hore Ee dagaalka.
Sida Loo Gumaysato Habalaha somalida xiliga Barbaarinta iyo Cadaalad xumada Caruurta #Barnamij Gaara
มุมมอง 1.7K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sida Loo Gumaysato Habalaha somalida xiliga Barbaarinta iyo Cadaalad xumada Caruurta #Barnamij Gaara
Wararkii u danbeeyey Madaxweyne ciro Oo Saraakiisha ciidanka kulan la qaatay#xaaladaceerigaabo.
มุมมอง 20K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#subscribe #like #share
Gaadhi Dhulbahante Laga Dhacay Oo Hada Dib Loogu Celiyey isaga iyo Ragii watey.
มุมมอง 10K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#subscribe #like #share #wararkiiugudambeeyey
Xaalada Ceerigaabo Boqorkii Oo dagaal ku baaqay Iyo reer ceerigaabo Oo shirkii badhan taageray#war
มุมมอง 21K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Xaalada Ceerigaabo Boqorkii Oo dagaal ku baaqay Iyo reer ceerigaabo Oo shirkii badhan taageray#war
Ceerigaabo Huwantii oo si Cad usoo weerartay iyo Ku noqoshada Laascaanòd SOMALILAND
มุมมอง 17K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ceerigaabo Huwantii oo si Cad usoo weerartay iyo Ku noqoshada Laascaanòd SOMALILAND
Shirkii Badhan Beelaha Harti Oo Dagaal ku Baaqay iyo Dhaawac iyo dhimasho gobihii dagalka laga helay
มุมมอง 23K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Shirkii Badhan Beelaha Harti Oo Dagaal ku Baaqay iyo Dhaawac iyo dhimasho gobihii dagalka laga helay
Wararka Subaxnimo Gurmad Tiro Beela Oo huwanta u yimi iyo Dagaalkii Oo hada ka Bilaabmaya Buuhoodle
มุมมอง 33K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Wararka Subaxnimo Gurmad Tiro Beela Oo huwanta u yimi iyo Dagaalkii Oo hada ka Bilaabmaya Buuhoodle
Maxaa Fashiliyey Weeraradii Huwanta ,Afhayeenka SSB oo sheegay Inuu Buuhoodle Beri Qabsanayo
มุมมอง 21K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Maxaa Fashiliyey Weeraradii Huwanta ,Afhayeenka SSB oo sheegay Inuu Buuhoodle Beri Qabsanayo
Huwantii Oo Qiratay Jabkii Dagaalkii maanta iyo Buuhoodle Oo Caawa laga Barooranayo
มุมมอง 43K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Huwantii Oo Qiratay Jabkii Dagaalkii maanta iyo Buuhoodle Oo Caawa laga Barooranayo
Guusha Dagaalkii Shangeed Iyo Gobley Oo Huwantu Jidgooyo ku dishay Ciidankii Burdhaqkayn
มุมมอง 49K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Guusha Dagaalkii Shangeed Iyo Gobley Oo Huwantu Jidgooyo ku dishay Ciidankii Burdhaqkayn
Shangeed; Dagaal Xoogle Ayaa Ka Socda Qorilugud Iyo Buuhoodle dhexdooda Waxaana ku dhinatay__
มุมมอง 32K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Shangeed; Dagaal Xoogle Ayaa Ka Socda Qorilugud Iyo Buuhoodle dhexdooda Waxaana ku dhinatay
wararka Subaxnimo Garoowe Oo laga Tarxiilay Oromo tiro badan iyo ajaanib , heshiisyada imaaraadka
มุมมอง 4K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
wararka Subaxnimo Garoowe Oo laga Tarxiilay Oromo tiro badan iyo ajaanib , heshiisyada imaaraadka
Shirka Beesha warsengeli Uga Socda Badhan Iyo go,amada ka soo baxay SsC iyo Putland keebay Raaceen.
มุมมอง 5K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Shirka Beesha warsengeli Uga Socda Badhan Iyo go,amada ka soo baxay SsC iyo Putland keebay Raaceen.
#degdeg;Muuse Biixi Oo U safray imaaraadka iyo Xaalada Burdhaqkayn Oo cakiran.
มุมมอง 31K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#degdeg;Muuse Biixi Oo U safray imaaraadka iyo Xaalada Burdhaqkayn Oo cakiran.
#DEGDEG; Dagaal Xoogle Oo Ka dhacay Burdhaqkayn iyo muuse Biixi Oo Beri Imaraadka u safraya#warcusub
มุมมอง 22Kวันที่ผ่านมา
#DEGDEG; Dagaal Xoogle Oo Ka dhacay Burdhaqkayn iyo muuse Biixi Oo Beri Imaraadka u safraya#warcusub
Sadex Arimood Oo ku Qarsoon Safarka madaxweyne Ciro Iyo Huwantii Oo Badhan Ku shiraysa#WararRasmiya
มุมมอง 8Kวันที่ผ่านมา
Sadex Arimood Oo ku Qarsoon Safarka madaxweyne Ciro Iyo Huwantii Oo Badhan Ku shiraysa#WararRasmiya
Su,aal ka Yabisay Reer Burco,Sheeg Magacyada loo yaqan Afarta Dumara Ee lawada Qabo?
มุมมอง 2.2Kวันที่ผ่านมา
Su,aal ka Yabisay Reer Burco,Sheeg Magacyada loo yaqan Afarta Dumara Ee lawada Qabo?
Reer Burco Oo Si kulul Uga Hadlay Safarka Imaaraadka Ee madaxweyne Ciro.
มุมมอง 10Kวันที่ผ่านมา
Reer Burco Oo Si kulul Uga Hadlay Safarka Imaaraadka Ee madaxweyne Ciro.
Wararkii U dambeeyey Mareeyaha dekada Berbera Oo Laysku haysto iyo Safarka madaxweynaha somalilnad
มุมมอง 8Kวันที่ผ่านมา
Wararkii U dambeeyey Mareeyaha dekada Berbera Oo Laysku haysto iyo Safarka madaxweynaha somalilnad
#DEGDEG;Reer Ceerigaabo Oo Qarankii Ceebeeyey iyo Huwantii Oo Ku Farxday Idoorka ka Qaxay#warxaqiqa
มุมมอง 9Kวันที่ผ่านมา
#DEGDEG;Reer Ceerigaabo Oo Qarankii Ceebeeyey iyo Huwantii Oo Ku Farxday Idoorka ka Qaxay#warxaqiqa
Huwantii Buuhoodle Oo Shangeed Baraago ka Qodanaysa iyo Faysal Ali warabe oo Xogo muhiima ka hadlay
มุมมอง 13Kวันที่ผ่านมา
Huwantii Buuhoodle Oo Shangeed Baraago ka Qodanaysa iyo Faysal Ali warabe oo Xogo muhiima ka hadlay
Calaf weye guurkuye haku dalin caashaqa allahba qof kasta oqoray qofku gursanayo qof diinta iyo akhiro ixasusinaya wllhi lacagtu waxma tarto imisa lacaglo an akhiraba xasusunay nin yar iyo nin wayn tona kuma xidhna
Waa fariid gobsan soomaaliland difacda wana dalkeedi
Adeer dalkeedii yay fasax ooga qaadan
Guuuuuuul muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran
Buuuuuufi huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo xaarmajo buuuufi waa team hurdaaye Cirro buuuufi
Uhyy
Boqashada waxay ka iibinaysa qadaadweyn oo ay tusayso in maanta ay si rasmiya uga wakiil tahay qaldaamiinta waar aynu is daba qabatayno oo yartaasi qadaadweynti ku celino amaba afkeeda ha ka qirato inay soo xoolo barkhadawday. Haddi kale
Madaxweyne xasuuqii Dacawalay maxay Dawladaadu Uga aamustay Dawladani dabin ayaay dadkeeda udhigaysaa
Xafso isoo qabo geesiyada
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xafso dhab bey ka hadashey saxiix
Xanuunku kuma xirno weynaan & yeraan ilaahy baa keena.
😊😮😮😢😢🎉🎉
hablahanu iskuma kalsoona hadiimar labaad doodlooqabto farahay islagala yaan
Xilibaanadu Transit ayay ahayd ee haku mash quulin
Qaranka sawir lagu barbarin karo ma markii hore been ahaa Qaranka waa been go lagu daday😂😂😂😂😂
Naa waxa aqli mahan walal dee hadey somaliya kaa iimato aay harkaysa iimato wa ciid wayo wa labo dowladod so mahan siida xal ku iimani mayo
Gobsan waa isaaq dhulkuna waa dhul isaaq wax kale ma jiro
Hhhh wa caadi wey iman karta
Xukuumada Somaliland Xamar Ayey Wakiil U Tahay
Madaxweeyne-hore MUUSOOW, u ogoloow MD CIRRO in uu maamulo wadanka. JOOJI fitnada iyo kicinta shacabka. Wadanka waad BOOBTEEN adiga iyo inamadaada, hantidii UMADDA baanan Switzerland ayaad ku shubateen. Wadanka waxaa laguu dhiibay iyadoo XUDDUDA ciidanka qaran ay ilaalinayaan, G FAYSAL BOOTAAN joogo meel ilaa 20 daqiiqo u jirta GAROOWE. Maanta waxaa lagaa dhexlay SSB iyo G36 iyo MACAWISLEEY.
tan xanuunka difacaysa iyada lafteedaha la badho walahay isku mid maha dadka wawayn ee xauununkooda wa badan xanuunada kale reer hido u leh qof badna oo faruran qof badan xnauunoo noqyo ah leh oo caruurta ku dhashan si kale wax badan ba la badha yes ilahay ba keena lakiin hida jira
somalida xanuun ha ka sheekayn bay tagan yihin naya qofka wa la badha xata reerkooda la eega hido maxay u leyihin ma qar walaan baa u xidh xidhan ma qar si kale u dhashay baa jira ninkana wa la iska badha hidaha qofka ayaa manta la eeg dna ba la iska qada cafimadka la iska badha sidi ilaxadii maha inad iska raacod qof wlee tasi khatar bay ku sugan tahay
dadka uma sina cafimadka ilamaha yar wa ka cafimad wangsan yahay kuwa wawayn lama hadlayo qof qof ee waxa laga hadlaya dadka badankooda xanuunada dadka wawayn bay ku badan yihin
wakahay man gadhin xanuunada ay shegayso marka n qoray markan furay anoo dhegysan baan qoray wa run 1- wayn badnkooda xanuuna ka buuxa inanka yar laga yabae odayga inu ka qoon badan yahay
wayn ba ku dhiqi kara wa maahmah ragu samaystay dooqnay taankale raga waawayn waxay aminsansan yihin naagi waa nag maxad kala hadali maxay garanaysa hadna cudurada ku ku badan qofka wayn ciyaalkaga markiiba agoon noqon kara na nagawalayba la bood mid ku leeg wayni lahayn waxay isleedahy ka wayn baa wax haya risiqa ilahay buu ka ahada xagiisa wanaga lsfstiisa xaga ilahay buu ka ahada kuma xidhana wayni iyo yaraan qof yar oo ilahay hadeyey baa buuxa waxas ka baxa qof iman lh ale yaqan wuxun qabnayan cilmi korodhsada kaas doonta guurkan sidiisaba wa qaadar ilahay sii qoray adoo uurka hooyo 40 habeen ku jira hadu dumayo iyo hadu dhisnayanayona wa sidoo kale hada dhowr guursanyso iyo hada mid la joogayso waa qadar waana ka horeyay qoraalkasi caqliga qofka iyo wangiisa xigamadiisa guurso maxa daa diisa kagaglay ama ku lekado ama ha ka waynado ku kayar iska ilali way kugu cayiye
Waxa qaaday gabdhaha difaacaya raga yaryar. Gabdhaha kale difaacoodo wuxu aha bila macne
Abwan asc wa ku salamaya indr war niyow aniga inanta naqaban allah ku dhariye igu so xidh inanta waxwalbo diyr ula ahay aniga 33 sano jira waxa joga London uk 🇬🇧 indr inanta igu so xidh wa cosdi Wa idin salamaya dhamantin asc
Ciyaartu waa bareejo nio😅
Asc somaliland
Dawlad bena ba shacabka lagu aqriyey iyo ictiraaf Laga donayo gaalo. 35 sano ma qusataan miya yabnay
❤🎉🎉🎉🎉🎉
❤😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wadani waa faqash xamar laga maamulo reer somalilndnow fadhiga ka kaca ciro iyo xasan sheekh waa laynoo heshiiyey
Nicima qorana iyo tan maxa ku kale duawan yihin
Reer somalilndow kaca hadal wey dhaaftay odaygan jilicsan xasan sheekh inuu la shaqaynayo wey inoo cadaatay
Naa.maxa.kagaley
Isaaq wali aaaga kenay hargeysa waa somalia
Way iminkartaa
Ha ilawin gobasana inay tahay naga haragesa u dh lataya habra awl
Allaw Sahal Amuuraha Putland ku yeh Balo Ku Qaaday Ma Putland bu Dagaal Kala Dhexeeyay mise Somali Oo Dhanba Weerar Kuguso Qaaday
Gadhaagii Faqashta Dalkii Lawareegtay
Wadanku wuu kharibmay cirro faqash
Sax Indhaha ha kala qaado xukuumadu
Photoshop 😂😂😂
Qarankii wxaa manta halka dhigay waa ciro alle hanaga qabtee
Hargeysa waa somalia. Rafo ama Galgalo
AAR ARMAY SIDAAN IDIINKU BADISAA HHHHHH.
Xadhibanadan waxan leeyahay kuwa xabada lascanod awada iyo adigu isku danbi bad tihiin
Wariyada laftedu ujedo ayey ledahay marka hala takhluso
Was odil haday cafimad qabto