SHARMA BOY IYO KING ARASH OO DAD BADAN HEESTA YAA MURAN WADA KU JAR JAR YAAB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ค. 2021
  • SHARMA BOY FT HEESTA KING ARASH YAA MURAN WADA REACTION VIDEO,DIRISLE,RASHKA BOY,KING ARAASH,
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 405

  • @25msubscribers83
    @25msubscribers83 3 ปีที่แล้ว +323

    Like haiisaaro qofkii Nabiga Jecel muxamed scw 🥰

    • @cabdisamad3801
      @cabdisamad3801 3 ปีที่แล้ว

      اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @yaxyeyaxye1062
      @yaxyeyaxye1062 3 ปีที่แล้ว +1

      waanjeclahay nabiga lkn kuumasaatayo

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 3 ปีที่แล้ว +1

      Warya babiga like wa kaqima badayhay wa xisho mel hes loga hadlaya mxukeney nabiga scw wlalim

    • @jabirabdillahiarts6300
      @jabirabdillahiarts6300 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw

    • @medavionking2308
      @medavionking2308 3 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +283

    Miyaynan ceeb kugu ahayn adigo saliga nabigeena arkaya inaad iska dhaafto😭😭😭
    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @khadarmacaane3922
      @khadarmacaane3922 3 ปีที่แล้ว +5

      Wa igu ceeb wlhy
      Scw scw scw

    • @boodhbalwaani564
      @boodhbalwaani564 3 ปีที่แล้ว +5

      Magaca Yuhuudla iska Badal Shuubaa ku dhashaye
      Scw

    • @habsamouse5994
      @habsamouse5994 3 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 ปีที่แล้ว +5

      Waxaa ceeb ah inaad nabiga scw magaciisa like ku raadisiid, ilahay ka baaq nabiga scw like wuu ka weyn yahay 🤦🏽‍♀️

    • @khadarmacaane3922
      @khadarmacaane3922 3 ปีที่แล้ว +2

      @@wondroussoul5414 doqon yahaow yuhuud maad tahy
      Nabigisuu ku faanaya mida kle like miya ku waydistay
      Gaaal ba tahay saliga nebiga ka xun
      Naarta alle kugu fogee waan weyso qabaa allah aamin

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 ปีที่แล้ว +198

    Heeata inaa lagu karbaashayo Duur calosow like sharma is back 🤴✊

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +256

    Inta so labashada sharma poy ku faraxsan like sara❤👏

  • @balamitobalami5073
    @balamitobalami5073 3 ปีที่แล้ว +91

    Sharma boy Waa Legend Of Somali 😎✌🇸🇴

  • @ibraofficial7761
    @ibraofficial7761 3 ปีที่แล้ว +113

    Hadii aad reer xamar thy like isku muuji caalamka u sidanaa ciyaal xamaraa nhy ✌❤

    • @nuurnuurhanad908
      @nuurnuurhanad908 3 ปีที่แล้ว +1

      From somaliland xamar noladaa daad jiira

    • @suhaybpubg3494
      @suhaybpubg3494 3 ปีที่แล้ว

      Imaka sxb hada oralahed wixi somaliya like isara 1m awad helilehed

  • @khaalidqarami3299
    @khaalidqarami3299 3 ปีที่แล้ว +70

    hada nabiga jeceshay like isaar

  • @amranbella238
    @amranbella238 3 ปีที่แล้ว +41

    sharma team marnaba no hoos ❤️❤️💯💯💯❤️❤️

  • @qalbiwanaagcadey2121
    @qalbiwanaagcadey2121 3 ปีที่แล้ว +31

    Dirisle abdi shararka gacmaha gagaban
    Wllo wad ku qurxanthy wlhda
    E so badsado ado san
    Dhar kugu so baxaayo xeran waley
    Kuman arag😂😉😉
    Ano waligey commet qorin so qory wlh

    • @samiradhaye7621
      @samiradhaye7621 3 ปีที่แล้ว

      Masha allh

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +1

      qalbi wacan jaceyl jaceyl baa ka muuqadaa odeyga islaama badan baa quudaa naiga i quud hadii kake waad niyad jabi kkk

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic 3 ปีที่แล้ว +55

    Sharma boy inuuu Nin daaroda yahay ayuunbu heestan ku sheegay oo uu waligiii talin jiray wana laga keensaday inuu sheegto

    • @tahraanabdiqeystahraan5334
      @tahraanabdiqeystahraan5334 3 ปีที่แล้ว +5

      Maxu darod ogyahay hg mel walba ku wasta o nin iyo nagba nagesato

    • @fardowsasacidhalane8307
      @fardowsasacidhalane8307 3 ปีที่แล้ว +5

      Aad iyo aad Boqortooyo Daarood ismaaciil

    • @behard1993
      @behard1993 3 ปีที่แล้ว +1

      Haduu daarod yahay anaguna dir ayaan nahay haduu waligi muqdisho ka taliyna anaguna hargysa borama DJibouti o hodanan haysnaa wxba hano fanin bro okyyyyy

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 3 ปีที่แล้ว

      @@tahraanabdiqeystahraan5334 habargidir tee tan lagu xasuuqay xamar sooma ahayn oo ciidamada loo keenay

    • @idman1634
      @idman1634 3 ปีที่แล้ว +1

      @@moenlighted7681 hhhhh cid kaliya udhalan in laxasuqo sxb we r lions nocado kala afka tagayo

  • @zhadiyaupdi5082
    @zhadiyaupdi5082 3 ปีที่แล้ว +61

    Sharma BOY Dadka isagaa U sareeya Yn Lysku DaaLin nio 💪😂❤✌✌

    • @cumarabaz
      @cumarabaz 3 ปีที่แล้ว

      yes wllhi 😁✌️

    • @zhadiyaupdi5082
      @zhadiyaupdi5082 3 ปีที่แล้ว

      @@cumarabaz 🤣💪

    • @cumarabaz
      @cumarabaz 3 ปีที่แล้ว

      @@zhadiyaupdi5082 coment kudhiigle noqotya 😂

    • @zhadiyaupdi5082
      @zhadiyaupdi5082 3 ปีที่แล้ว

      @@cumarabaz Dirisle abdi Agtiisa Lygma Waayo noh 🤣🤣

    • @cumarabaz
      @cumarabaz 3 ปีที่แล้ว

      @@zhadiyaupdi5082 team dirisle isla nahy inte kasoqabta

  • @K_7m
    @K_7m 3 ปีที่แล้ว +76

    Inta dirisle reationkisa ila sugeyse like ta❤😍✌

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +17

    Adoo Aamusan hadaa comment Akhrineyzid jawabtu haa hadey thy ha is waalin subscriber igu sharaf uun😂👍🥰🥰🥰👍

  • @meymalyrics5936
    @meymalyrics5936 3 ปีที่แล้ว +13

    Waxaan ahay gabadha kaliya ee sameesa somali music lyrics marka so boqo channel keyga hadi aad kahesho igu xirnaaw thanks all😭..

  • @hanimaxamed3886
    @hanimaxamed3886 3 ปีที่แล้ว +8

    Dirisle walhi waa dadadx💋🥰👈🤴🇨🇬

  • @dahirabdulla441
    @dahirabdulla441 3 ปีที่แล้ว +9

    Best reaction from dirsle wow keep going

  • @munacadilahi9962
    @munacadilahi9962 3 ปีที่แล้ว +16

    Parank ku same samiixa so arso inta igu racasan lake 😁😁😁

  • @maahirmaahir8341
    @maahirmaahir8341 3 ปีที่แล้ว +17

    Dirisle TH-cam kaagan asagoo todobo bil oo kaliya jira ayaad 161k Subscribe gaartay keep going sxb nin tagey oo talabsadey team dirisle ismuujiya

  • @willsoomaali1570
    @willsoomaali1570 3 ปีที่แล้ว +13

    Dirsle abdi inta JACAYL like sare nulowe keep goin bro huro usoco walile ❤❤❤💯💯😍😍🇸🇴👌👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faraxaancismaan5558
    @faraxaancismaan5558 3 ปีที่แล้ว +2

    Allh allh war dirislow indhawad kuma arkine wa ku salamay brother

  • @miina7904
    @miina7904 3 ปีที่แล้ว +6

    Sharma boy waa nin tagay cidna waxba kama qaadi karto 💪

  • @nasrasugule-151
    @nasrasugule-151 3 ปีที่แล้ว +4

    Woow sharma boy is back❤✌✅

  • @abukhalifare
    @abukhalifare 3 ปีที่แล้ว +14

    Congratulations bro background wad iska bedesha alx

  • @maxamedqasaye4429
    @maxamedqasaye4429 3 ปีที่แล้ว +5

    Wll ku sali nabigeen mohamed scw

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend ALWAYS big youtuber dirisle💟✔

  • @lilnajboy3254
    @lilnajboy3254 3 ปีที่แล้ว +5

    Team sharmaboy ismuujiya ❤❤❤

    • @garissaadmins9700
      @garissaadmins9700 3 ปีที่แล้ว

      Wilka tiktok kabsaday wankusalamey subscribe dac wankugu siiyey najboy

    • @caananuug2651
      @caananuug2651 3 ปีที่แล้ว

      TIKTOK legends Ayan ujedaa

    • @hargeysabilan2427
      @hargeysabilan2427 3 ปีที่แล้ว

      Salan sare legend

  • @sakaroonimaxamed1491
    @sakaroonimaxamed1491 3 ปีที่แล้ว +2

    Firs DIRISLE LEGEND 💀

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @queenratica5301
    @queenratica5301 3 ปีที่แล้ว +11

    Keep going 😎🌐😘❤

    • @kawzarcaydiid358
      @kawzarcaydiid358 3 ปีที่แล้ว

      iPhone Ayan rabaa walahy somaliyay 😢

  • @zuhaipmuhumett
    @zuhaipmuhumett 3 ปีที่แล้ว +3

    LeGeNDiYoow reactionkaaGi waa looxiizaY first coment♥️✌

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +24

    #KaskeyProduction Ayeey Kusocotaa Markaan Kumodi Walal , Dameer Calasow Wuxuu Awoda Malaha Kaskey Ayuu Adegsade Oo Uu Kuyiri Copyright Kuqabo Heestaan idin Qori Wadanku Shaqa maleh

  • @abdallemohamed952
    @abdallemohamed952 3 ปีที่แล้ว +9

    Dirisle in uu Sharma Boy lajiro inta fahansan like isku muujiya 😂

  • @hothannaazir2692
    @hothannaazir2692 3 ปีที่แล้ว +14

    Ani iyo dirisle yaa muraN wada iLayn malin walba commenti ban bixiya hadna lake mazartid 🤣😂

    • @adanyussuf8034
      @adanyussuf8034 3 ปีที่แล้ว

      Socay

    • @hothannaazir2692
      @hothannaazir2692 3 ปีที่แล้ว

      @@adanyussuf8034 ceeebay tacaL war izku xishoo cay majieteeh🤣😝

    • @adanyussuf8034
      @adanyussuf8034 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hothannaazir2692 Haye sis

  • @mr.abdiazizofficial9862
    @mr.abdiazizofficial9862 3 ปีที่แล้ว +2

    Dirisle abdi from lanta hawada bro respected for you ✌✌

  • @mambavlogs8117
    @mambavlogs8117 3 ปีที่แล้ว +7

    Nio title ka wax ma ka fahanteen anigu waan fahmi waayey 😅

  • @boodhbalwaani564
    @boodhbalwaani564 3 ปีที่แล้ว +8

    Love noo saar adiyo Isagaba waan wadanaaye ❤

  • @socotochannel2972
    @socotochannel2972 3 ปีที่แล้ว +4

    6:24 from laanta hawada laazka✌🔥

  • @iphone-kz2ws
    @iphone-kz2ws 3 ปีที่แล้ว +6

    Wali ma arkin nin sharma boy ka like badan

  • @hpsomaliteam7146
    @hpsomaliteam7146 3 ปีที่แล้ว +6

    New hargaysa like saara 🖐😂❤

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 3 ปีที่แล้ว +1

    Damn! Sharma boy another level ✅🇸🇴💯

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabar kasta comment aqrinaysa wlshy mcn iyo wallky isboqdha 🥰🥰

  • @habibfj6896
    @habibfj6896 2 ปีที่แล้ว +1

    Team sharma boy Marnaba No Hoos😘😘🇸🇴

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +2

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💗💗💗💗

  • @XamseXAbdi
    @XamseXAbdi 3 ปีที่แล้ว +15

    Dirisle Cabdi Zxp Qali -Madaxa Bad iisaran tay zxp

  • @mohaamiin311
    @mohaamiin311 3 ปีที่แล้ว +8

    Sharma boy legend 🔥🇸🇴💯😍

  • @najmaabdi5095
    @najmaabdi5095 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharma boy waa legend wayn waxbaa lagama qaban karo dameer daahir dhaadhaanka dhareerka cesho dheh sharma waa 20 jir ka caqli badan 70 jirkaa dahir dameer waa qabyaladiiste xanuunsan wuxuu wado asagaa lee ilaah ha ku bixiyo waa dhaan dhaan

  • @ubaxiitabpe2655
    @ubaxiitabpe2655 3 ปีที่แล้ว +6

    Ciyal madiina xfdeyda ❣️🥰

  • @saidaabdallenour1104
    @saidaabdallenour1104 3 ปีที่แล้ว +12

    Sharmo wa tagay cid wx ka qadaysah maleh ninka yar ee balada laga dhigay sbb herka lo garsiyay garan maayee runta halo sheego

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 3 ปีที่แล้ว +4

    leged dirisle abdi Flog inoo soo sameee✌️💪

  • @zicithproduction6563
    @zicithproduction6563 3 ปีที่แล้ว +7

    Sharma and arazh legend and best reaction dirisle

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharmake eedo macan guul dahir iyo qonkuu wato iyo inta ka baqaysaba wad ka saraysa eedo

  • @ayaancbdiayaandheer2151
    @ayaancbdiayaandheer2151 3 ปีที่แล้ว +3

    Sharmo boy landhernimo nin mj ah cidan lama tartimi karo awooga baa ba kursi iga kacye

  • @nashaatfarax12345
    @nashaatfarax12345 3 ปีที่แล้ว +7

    Hh awwowgsa baa kursiga noogu kici kiray kuyeh war wuxu landheraysanaa ilahy aya talen siyey

  • @Sad3367
    @Sad3367 3 ปีที่แล้ว +1

    team sharma boy like saara

  • @XamseXAbdi
    @XamseXAbdi 3 ปีที่แล้ว +15

    Anigaba Wan ku Haystaa Heesta Runtii 😄😁

  • @cabdiqadirjames4190
    @cabdiqadirjames4190 3 ปีที่แล้ว +3

    Adeer maanta i phone ba wax noogu dube miya si walba ay ahataba keep going mi fav you tuber

  • @ahmedhanshi1106
    @ahmedhanshi1106 3 ปีที่แล้ว +1

    I'm second legend

  • @bad_boy_abdalla4589
    @bad_boy_abdalla4589 3 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkkk walasha weydi wixi ka dhacay

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy ❤❤❤❤💋💋💋💋💋

  • @ismaaciilcabdi7404
    @ismaaciilcabdi7404 3 ปีที่แล้ว +4

    Dirisle oo qof u qiraayo maantan arkay yaa ila mid ah marka hore qofka wuu iska indho tiri jiray asagoo heer kiisa og yaab🤕

    • @nasirabdi4811
      @nasirabdi4811 3 ปีที่แล้ว

      Xisho Waxad Dadka Kaso MaqashaYy HanoLa ImanE

  • @Tuseacdemy8257
    @Tuseacdemy8257 3 ปีที่แล้ว +5

    Guri barwaaqo ayaa kaga macan heestan reaction keda dirislow😅

  • @Tuureyar
    @Tuureyar 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pli

  • @im_eeabdi3437
    @im_eeabdi3437 3 ปีที่แล้ว +6

    😂😂Dirisle pro Daahir Alisow iska ilaali
    Ha fara gashan hadii kale wuu
    Ka jabsanaa😂😂😂kavTan

    • @Bryan97134
      @Bryan97134 3 ปีที่แล้ว +4

      War dirisle cid faraha lagali karta malaha ninkaan waa king of youtubers

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +2

      DAHIR Calasow Wuxuu Awoda Malaha Bilash Ayuu Uboteynayi Wuxuu Adegsade Kaskey oo Uu Kudahi Heesta Wadanka Shaqa maleh oo Aan Idin Qoray Copyright Kuqabo , Markaan kumodi Walal Kaskey Ayeey Kusocotaa

    • @siciidoshmaxamed6023
      @siciidoshmaxamed6023 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @abdullahi1438
    @abdullahi1438 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy legend welcome back dameer calasaw af biijo

  • @cabdirashiidgiire9939
    @cabdirashiidgiire9939 3 ปีที่แล้ว

    Dirisle waa ku salaamay

  • @khadarsaleeban4295
    @khadarsaleeban4295 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow

  • @Sagacypher
    @Sagacypher 3 ปีที่แล้ว +3

    Idirisle abaay xaliima waa cabdi dhaanta kkkk

  • @deqahmedjama226
    @deqahmedjama226 3 ปีที่แล้ว +7

    Thanks abdiraka abdi
    Madamaad soo qadaye
    Comments tigi
    Aan ka bixiye. Sharamo poy
    Pinned ii Saar ❤

  • @nastehosahal3581
    @nastehosahal3581 3 ปีที่แล้ว

    Team sharma boy Viva

  • @blingboy8319
    @blingboy8319 3 ปีที่แล้ว +1

    From Ciyaal madiina 🥰

  • @abdiaziz.r6763
    @abdiaziz.r6763 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend of TH-cam peace ✌

  • @shakrapoi2472
    @shakrapoi2472 3 ปีที่แล้ว +1

    Team dirisle like dhac

  • @kawzarcaydiid358
    @kawzarcaydiid358 3 ปีที่แล้ว +6

    Somaliyay iPhone Ayan rabaa walahy 😢😢

    • @miina7904
      @miina7904 3 ปีที่แล้ว +1

      Yaad usheegi markaa shaqayso deee

    • @iphone-kz2ws
      @iphone-kz2ws 3 ปีที่แล้ว

      Yaa udhiibataa ladhahay😂

    • @kawzarcaydiid358
      @kawzarcaydiid358 3 ปีที่แล้ว

      @@iphone-kz2ws Somali Wayn😂

  • @maherhassan9613
    @maherhassan9613 3 ปีที่แล้ว +2

    Dirisle

  • @najaxxasan7560
    @najaxxasan7560 3 ปีที่แล้ว +13

    Inta og in dameer calasow lagu karbaashay likta👍👍

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว

      Salim Kaskey Ayeey Kusocotaa Markaan Kumodi Walal Kaskey Ayaa La Adegsadi Si Uu Youtubka Copyright Loga Qabto

  • @maaxyoutube7734
    @maaxyoutube7734 3 ปีที่แล้ว +2

    Dirislow su aalo aan ramadaan ahayn kaa suganaaa brother intii su aalo rabta farta hala taago

  • @abdirisaaqali454
    @abdirisaaqali454 3 ปีที่แล้ว +12

    Darood vs Hawiye 🤓
    Kuwii talin jirey
    Waligood jirey
    Dadku izkuma jiree
    Arimin jirey
    Nocago kLe Qawin jirey
    ♥️
    Wey izka Cadahay iney Hawiye La Karbaazhey 😂😍🖐

    • @abdirahmanabdirazaq2359
      @abdirahmanabdirazaq2359 3 ปีที่แล้ว

      Qabiilada ha isku dirin Somali waa hal.hadal ka haqaloocin

    • @abdirisaaqali454
      @abdirisaaqali454 3 ปีที่แล้ว

      Bro Heesta Ereyadeeda
      Zi Fican U Dhuux

    • @tahraanabdiqeystahraan5334
      @tahraanabdiqeystahraan5334 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirisaaqali454 xamar hawiya leh asna hawiya wax ka dhigay bal wxu ka helu leyahay hestas wa tu ku dhiman laha

    • @abdirisaaqali454
      @abdirisaaqali454 3 ปีที่แล้ว

      @@tahraanabdiqeystahraan5334 Xamar Hawiyaa Leh
      Lkn yaa U taLiya
      Zow Daarood maha 😍

    • @CC-vj5fu
      @CC-vj5fu 3 ปีที่แล้ว

      Kuwan replyga qaladn kuso galaya waxay bowe run waye viva darood kuwi taalin jiray

  • @anhaarchannel7837
    @anhaarchannel7837 3 ปีที่แล้ว

    My bro abdirizak illaahey hakuxafido my one only bro

  • @lil_saajin__r.x_7141
    @lil_saajin__r.x_7141 3 ปีที่แล้ว +2

    DIRISLE WAAD DHUBATEE IS update garee❤🤍💚🤙

  • @Simanadan1
    @Simanadan1 3 ปีที่แล้ว

    Team sharma boy🥰🤟

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 ปีที่แล้ว +5

    Reaction dirisle shaad cade udaa

  • @ShahidNasri
    @ShahidNasri 3 ปีที่แล้ว +1

    King Alweys is KinG sharma Boy

  • @hibaqyasin8184
    @hibaqyasin8184 3 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle waan ku jecelahy😥😥😂😂

  • @nastehosahal3581
    @nastehosahal3581 3 ปีที่แล้ว

    Viva sharma boy

  • @Adnanahmed-ld3gu
    @Adnanahmed-ld3gu 3 ปีที่แล้ว

    DirisLe legend kanaga ciyaaL LaanTa hawada is muujiYa meeshan TH-cam La dhaHo inaga ayaa ka Talina farmaajo inaga ayaa ka aH TH-cam keep going dirisLe

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 ปีที่แล้ว +3

    Dirisloow wll imika ayaa shidan tahay because dharkii dhalin ta yarada shidan ayaa xidhan tahay

  • @nourkaboss5604
    @nourkaboss5604 3 ปีที่แล้ว +5

    dirisle away video yaashii aaan sugyny pro caadi ahaanta caadi iska dhig 🤣

  • @jihanjannah21
    @jihanjannah21 3 ปีที่แล้ว +2

    Dahir calasow karbaash ayaa ku dhacay😂😂😂

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharma poi legend abaayo xaliima waa daahir alasow

  • @nuuraaxmed5451
    @nuuraaxmed5451 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah noyow quruxlowbad noqotay dirislow wllo wlhi
    Markad timaha sidan u xiiratay

  • @tamaashtube7481
    @tamaashtube7481 3 ปีที่แล้ว +1

    First person bax waryaada kkk

  • @BedtimeStories9
    @BedtimeStories9 3 ปีที่แล้ว

    Dirisle shp 2 years ku daawanaa maanta pin igu qabo

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +8

    HEEZTU QOFKAY KU ZOCOTO HADAD FAHANTAY FARTA TAAG???? 👍👍👍

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +1

      Kaskeey

    • @c.caziizbidixo8946
      @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +1

      @@positiveandfunny4332 horta kaskey maxay izku qabzaden ???
      Sharma boy waxay ahayen zxpo ad izkugu wanagzane

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว

      @@c.caziizbidixo8946 Kaskey iyo Sharmaboy Heesteey Isla Qadeen Wadanku Shaqa maleh DAHIR Calasow Ayaa Qori Kadib Youtubka Sharmaboy iyo Kaskey Weey Kujirtay Kadib DAHIR Calasow Ayaa Kuyiri Copyright Kuqabo Sharmaboy Madama Anigu Heesta Qoray Sidaas Ayeey dhib Kuso Garti Youtubka , dameer Calasow Wuxuu Awoda Malaha Bilash Ayuu Uboteynayi Da'd Ayuu Adegsade Moyaani

    • @carays.
      @carays. 3 ปีที่แล้ว

      @@positiveandfunny4332 beenlow dhilla calasey miyaa hees qori karta waxaas beenta dadka waalwaalan ugu sheeke

  • @naimasaidismail
    @naimasaidismail 3 ปีที่แล้ว +1

    Laanta hawada Bosaso 👑👑👑😘😘😘

  • @khadriiinofficial8369
    @khadriiinofficial8369 3 ปีที่แล้ว

    Keep going king sharma boy nacabkaga hoos heesa gafowga sobadi bahdil nacabkaga

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 3 ปีที่แล้ว

    Waaw cadi mahan heesta sharma boy jir ojog ❤❤👍

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 3 ปีที่แล้ว

    Keep going dirisle

  • @abdallaali938
    @abdallaali938 3 ปีที่แล้ว +2

    Ciyaal Madiina ismuujiya 🔥 iga daaya cayarta😁

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 3 ปีที่แล้ว +1

    Laaandheeere sharmo💪

  • @amaalcalidiini5197
    @amaalcalidiini5197 3 ปีที่แล้ว

    mash Allah wall qali