Aad & Aad awooweyaal meesha sano oo danbe baan eedayn karnaa?! May dhalinyaradu fadhiga ka kacaan iyagu oo ay waxbartaan, waxna beertaan, waxna tacbadaan. Sheikh Mustafa ayaa yiri hadda ka hor diyaaradahaan iyo horumarkaan meel kale lagama keenin ee dhulka iyo wax ka Hooseeya & badda iyo waxa ku jira uun baa laga soo saartay oo la shiishay
Masha Allah wa nin cajiib ah oo wax badan og Adeer Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo waxaa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Taas adigaba kuma noqaneyso mar marsiyo mr zaki oo awoowga hadu. Qaldamey adiga in aad qaldanto maa ahaan labadas nin awoowayashoda. Ka fakiren adiga oo dadasha gari karto berina ilmahada ilmahooda ka fader yaa ku didey in isbadal aad laa temadag nimanka waqtigan joogo
Masha Allah dadkaan camal wllhi school maclin iney ka nqodaan ku fcn yihiin sababto maska waxaa saran dad dhalin yaro meel kasoo saareyso waziira zaki binu xaaji7 ramadaan kareem 🙋♂️❤
Kuwa badan oo anaga nagi mid ah aqligoda aqontoda iyo cududoda waxay uu adeg sadan qabyalad kuwas ona isla qabanin wax nohagagayo majiro hadal badan haan mabusho one love dadkeyga ❤somaliyed
Somali waxay ku oran waaa walan yahay Wuxùu la washay maskax disa way ka fiicantahy dadka kale fikir kiisu in wax laga qabto ayuu rapaaa dhibka nahaysta waaaa qof bilaaa himilo . Soomali paaa laga helaaa qof kan sare leh misana wadaduu umari lahaa aan aqoon ee qar jafaya❤
Wlh waa sax nagaha somaliyed uma ficna Raga somaliyed wan aragnay wayo Nagaha somaliyed oo dagan USA tan ugu qurux badan aya waxa gursanayo kan ugu wasaqda badan ee Madowga ah iyo kan cadanka ah hadana ayada bilka bixineysa wlh waasax
Education and innovation is key 🔐, education (both Islamic and secular) is the only solution that can have a peasant and rich in the same level, without it leads to different in ideas 💡 and reasoning and this leads to low morals and disunity in the society
waxa qudha ee aanan aaminsanay ee ay soo malidu wada aamisanyihiin badan koodu waa kalmada ladheho CALAFKA calafku waa kalmad aynu aad u adeegsano oo khaldan
Al xaasil al murad war caruurta an dhalnay kuwas si dhalen anka fikirno. Khaladki awoowayasheena an saxno 👍🏾👍🏾 Ramadan karim dhamantiin ❤️
Xaqiiqo masha allh insha alllh
Waziir muqalka like tiisu aad bey u yartahay mxa khaladan 😮😳🤔
ramadan mubarak dheh wll niet kariim
Aad & Aad awooweyaal meesha sano oo danbe baan eedayn karnaa?! May dhalinyaradu fadhiga ka kacaan iyagu oo ay waxbartaan, waxna beertaan, waxna tacbadaan.
Sheikh Mustafa ayaa yiri hadda ka hor diyaaradahaan iyo horumarkaan meel kale lagama keenin ee dhulka iyo wax ka Hooseeya & badda iyo waxa ku jira uun baa laga soo saartay oo la shiishay
Waxaa Cajiib Ah Sida Uu Ilahay Inoogu Naxaristay Hadaan Somali Nahay Somaliyey Alxamdulilaah Dhaha ❤❤❤❤
Allaha Nagu Gaar Siyo Ramanka Nabad Iyo Cafimaad Inshaallah ❤
Ameen
Mashallah mufakir duruuftu ciishay soomaalida waa dadkii madaxda u noqon laha hadii xaaladaha xun ee hada laxeerinaayo laga baxo odaygan iyo kuwa lafikirka ah haddii soomaalida madax looga dhigo waan hubaa meel barwaaqa ah uu gaadhsiin lahaa
Masha Allah wa nin cajiib ah oo wax badan og
Adeer Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo waxaa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wax garad wax ka baro 👏🏾ramadan kareem aya ku leeyahay madax sare 🖤 salaamulah
Maanta waad Soo dhakhsatay ayaan ka waday sorry wasiir from Hargeisa big respect ❤️
Waa runtii wlle
Wxn rabna midnimo iyo wxbarsho iyo wxa beersho🥺🙏ilhyow caafi isagna anaga midnimo na sii 🤲🤲🥺❤️
Wan slamay wasiirka io saraakishaba wxan idin leeyhay Ramadan mubarak ❤🎉Alle hayna gdhsiyo amen
Aamiin
aamin sxb
اللهم رحمة لكل مؤمن، وشفاء لكل مريض، وتفريج لكل هم، وغفران لكل ذنب، ورزق لكل محتاج، واستجابة لكل دعاء🤍.
Subhanallah wallahi it's true he reminds me of my father.
Kuwan oo kale sxb soo badi from djibouti
Waa reer lascnod odaygaasa waa lengend caqali badan❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninkaan waa nin reer laascanood oo adeerkaya waana aqoonyahan alle ha caafiyo 🤲🤲
Maxaa ale caafin wuuba aduuba kaa aqli badanyahay adi ilahay hakucafiyo isagu wuba cafimad qabaye aqligidana wakan hada wada dhagaysanayne😂
@@Daacad_okiza_wilka_qoraxey waxaan dantaadii ahyn baad ku mashquulsanty waa ramadaan
amiin❤
Raramdan Mubarak dhmn dadkii laga beero🎉🎉❤❤❤
mantaa waa so dhaqsaty waasir big fan from Djibouti
Mnshllh sxb
Legend waye ninkas Masha Allah 😊
I support you form djibouti
Dijibouti shamuure malaga garanayaa😅
Bravo mon gars
@@baakaytube Haa aad iyo aad
Mee to
@@baakaytubeWaa can caan dhaleey MR.SHAMUURI
Saraakisha like dhac kusiiya😂❤
Alle haku cafiyo wlhi waa Qof caqli badan xikmad badan😢🤲
Maba jiranee ciil ba qalbigu jaba😢!.
@@IsmahanOmar-t9bmaya ninkani isagoo dhalinyaro ah baa Abtigii Mareykan geeyey 1996 markii horena Xamrbuu ku dhashay.runtii C/qani wiilyar aad u kaftanma oo shaqeysta ayuu ahaan jiray oo Atlanata,ga ayuu joogi jiray.Koley sheydaan baa ka dhexqadeeyey oo balwad Alcohol ah buu sababsadey kadib lama caawin oo dembi buu galay waana la xidhay.markaa waxaan qoyaasayaa in Irbad lagu muday xabsigii dhexdiisa.Mareykan qofka Alcoholic ga noqda ee la xidho Irbad bay ku qabtaan.
Im watching from🇩🇯
ramadaan kariim wasiir zaki bini xaaji
iyo dhamaan umada soomaliyeed❤
: : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso❤
Dulqarnayn waa legend alle ha caafiyee
Xagee buu joogaa ninkani walaalo?.
Lascaanood bujoga 👍
@@Guled.juma1 Telefoonkisa nooga soo qaad.
Aamiin yaa rabbi ❤
@@Guled.juma1 telefoon kiisa soo raadiyah!.
Xaqiiq 🎉well done 👏
Ada iyo ada ayaan kutageraa keep going pro
Ramadan mubaarak❤
His very right and I agree with him
Maansha Alaah inaan gacmaha isqabsano oon oon dhulkena beerano waa inta naga maqan thanks wazir
RAMADAAN MUBARAK DHAMAAN UMADA ISLAAMKA AH WAXAAN UGU HAMBALYAYNAYAA BILASHADA BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN ILAAHAY HA INAGA YEELO KUWII KA FAAIIDAYSTA KHAYRKA RAMADAANTA RAMADAANTEEDA ALLAHA INAGU GAADHSIIYO CAAFIMAAD QAB IYO CAMAL SUUBAN AAAMIIN YAA RABI AAAMIIN
Taas adigaba kuma noqaneyso mar marsiyo mr zaki oo awoowga hadu. Qaldamey adiga in aad qaldanto maa ahaan labadas nin awoowayashoda. Ka fakiren adiga oo dadasha gari karto berina ilmahada ilmahooda ka fader yaa ku didey in isbadal aad laa temadag nimanka waqtigan joogo
Awoowayaasha sheegaysit way soo kufeen oo soo jabeen maa idin diiday inaad kuftaan oo isbadal la imaataan.
Waa runtiii ninkaan xigmad baakabuuda waxyalaha uukahadlaaya na 💯 sax
Maansha Alaah waanin caqlibadan ilaahay caqligiisa ha usaidiyo aamiin ❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
Waa lagaa dareemayaa in aad tahay😂😂
War ninkaasi waa nin xigmad miidhane sida shamuuri maynu taageerno. ❤😂
Way fiicnan laheed lkn wuu yar xanuusanyhy wiilkani😢 alle cafimad tama hasiye
Alle ha caafiyo wllo waa arkay waxbadan ba dawaday lascanood ayuu joogaa alle ha caafiyo isaga iyo intii xanuunsanba🤲
@@sacdiyaolol8383 amiin qali
Wlaalka waan ku taageeraa weliba kal iyo laab oo wlhi ah RAMADAN MUBARAK BRO #ZAKI_BIN_XAAJI
Aan wax barano waxna beerano kalmad miisaankeeda wadata❤
Ninkaan aad ayuu u caqli badan yahay 😊
اللهم اشفي كل مريض يتألم 😢🤲🤲🤲
آآآمين يارب العالمين وإياكم
اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲
Zakii wlhi masha allah tabarakallah intaa wuu ku quruxuda badan waa intaa dabeeh wlhi 😊🫡🫡
Thanks from Djibouti 🇩🇯
I am living jigjiga still l am abgaal😊😊
Wow amazing
Waaa run tiii xitaaa diintu ma ogola ❤
Allah Naga dhigo kuwo gacmaha is qabsada oo ka go'an isbedel doonka jira aamiin
Masha Allah dadkaan camal wllhi school maclin iney ka nqodaan ku fcn yihiin sababto maska waxaa saran dad dhalin yaro meel kasoo saareyso waziira zaki binu xaaji7 ramadaan kareem 🙋♂️❤
Really walhi 0daygan waa legend
Awoowa yaashen waxba yaanaan kueedine annagu ilmahena maxan u qorsheeynay😢
Asc wazirkaaa
Right 👍▶️
Kuwa badan oo anaga nagi mid ah aqligoda aqontoda iyo cududoda waxay uu adeg sadan qabyalad kuwas ona isla qabanin wax nohagagayo majiro hadal badan haan mabusho one love dadkeyga ❤somaliyed
Allahu akibar ☝️❤❤❤ walle adanow waxad mamineyso adiga mankaga iyo meshu rabiga kumarina kalamid weyan
Ramadan karim Sarakiisha special zaki
Wllhi albabkasta nolosha waan garacay lkn wali man arag cid iga furta insha allah lkn waxan Rajaynaya inan wada guulaysano
😢😢😢wa rents ninka waxa jera ayo ka hadla lakin inashallha wa ina lesbdalo
Waxay muuqalka gadmadaaa wasiirr😂😂😂😊
Wsc waziir welcome back legend
RAMDAN MUPARAK DHAMNTII SARAAAKIISHA❤
Odayga waxa la dhahaa dulqarnayn wuxu ganacsade weyn maraykan ayu ganacsi kulahaa cilmi baa walay lkn caqligisa iyo fikirkiisi aad ayey usareeyaan
Nin caqli badan waaye masha Allah
Respected shamureyyy
Ramadan mubarak dhamaantiin ❤❤
❤hooyo❤abtigay mcn alle hku caafiyo
MAASHAA ALLAAH OGAYGA meeldheerbuu ka hadlay
Team sarakisha fist comment😊
Somali waxay ku oran waaa walan yahay
Wuxùu la washay maskax disa way ka fiicantahy dadka kale fikir kiisu in wax laga qabto ayuu rapaaa dhibka nahaysta waaaa qof bilaaa himilo .
Soomali paaa laga helaaa qof kan sare leh misana wadaduu umari lahaa aan aqoon ee qar jafaya❤
Zxp markii hore layg masaarin laakiinmaraakaadhamaystay❤
Wllhi wax badan og waye keep going sxb
Xagga taranka ayuu ku qaldamay arqasada ALLE AYAA HAYAA ANAGU DADALBA NAGU WAJIB AH
Dadkasidaa uxigmada badan hala daryeelo lana soo dhaweeyo
Waziir ramadan mubarak❤
Salaan sare wasiiir from borama ❤❤❤
Waa xaqiiq arintaa lkn faham ayey baahan thy Ramadan kariim
Ramadan mubarak team wasiirka😊❤
Ramadan kariim somali wayn 🫡🇸🇴❤️
Anga joognaa hadaa aan diyarino wàn ka dagayna insha alaha oo an okadakno ubadkena insha alaha 😂❤
from Djibouti 🇩🇯 waziirka
Welcome wlkey❤
Wlh waa sax nagaha somaliyed uma ficna Raga somaliyed wan aragnay wayo Nagaha somaliyed oo dagan USA tan ugu qurux badan aya waxa gursanayo kan ugu wasaqda badan ee Madowga ah iyo kan cadanka ah hadana ayada bilka bixineysa wlh waasax
Keep going my brother from marko Cadey❤
❤❤❤❤❤
Education and innovation is key 🔐, education (both Islamic and secular) is the only solution that can have a peasant and rich in the same level, without it leads to different in ideas 💡 and reasoning and this leads to low morals and disunity in the society
allha is one ☝️ 😢❤
Wlhy waa legend😂😂
waxa qudha ee aanan aaminsanay ee ay soo malidu wada aamisanyihiin badan koodu waa kalmada ladheho CALAFKA calafku waa kalmad aynu aad u adeegsano oo khaldan
Keep going wazir
You don’t need their awoowo to move on with life and build your future
Waziir wanku salame saxiib sare
Umaddu caanaha ku nool iyo hilibka waa ku dulnoolayaa noole kale(paradise) gafanaha waxba
Kama duwana( soo'maal) hhhhhhh.
Masha Allah
I support you for hargeisa ❤❤❤🎉🎉🎉Guys let's rich 1M please 🙏
Waziir waku salame from yamen
Big bro i'm support you to HIRAN "bule-burde" Djibouti solder salane sareh wasire
Wasiir saki bin xaaji wadanka waxaa ka jira dhalin yar sida ani oo😂kale ah laba shahado oo jaamacad ah ayaan wadanaaa waxbana kuma hayno
zxp wadanka shaqo waytaalaa ee shaqeyso mooto A ama B mid qabso
Fikrad la imow waxba shaqo aad shaqale ka noqoto haradine mid aad adigu ledahay la imow allena haku garab galo wll
Laba shahada wadata waxna Malaysid adiga mawaxad wax ubaratay shaqo oo kaliya io wax inad heeso mise inad jahil ahanin dadka hormarka garay wxay barteen wa wax riyadoda si.ay uga mira dhaliyana waxay usomaran wada dheer io shaqo io hawl adag ilahow may ahaato inuu kushqayo xogisa yacni shaqo camala oo farsama anaga dhibka nawada hesta ah marabno halista ina abaarno inan waligen raaxo kujirna rabnaa raxana wax laguma gaaro shahadana qofkay kadhadhcsanthy waxba kuheli qofkas I'm feeling his/her self sorry
Waa maalintii ugu haraysay uu zaki nasoofiiriyo dhanka dumarland kusoco wasiir mahad sanid🎉
He’s 💯❤️
Wzziirka. 200k like I.a 😂
So true %100
Haa