"Sadex nin oo ilmaadeer ah ayaa tartamaaya doorashada danbe ee. Yaan... Cabdiraxmaan Ciro.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025
  • "Sadex nin oo ilmaadeer ah ayaa tartamaaya doorashada danbe ee. Yaan... Cabdiraxmaan Ciro..
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 15

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaaheey xaabadan jaahiilinta ah noogu soo saaro.
    Sadexdooduba waa dad aan aqoon laheeyn. Somaliland ma jaahil un baa Katalin? Maya, dhalinyaroow diida, in Somaliland markasta Jaahil.ka taliyo.

  • @ZaynabMuxumud
    @ZaynabMuxumud 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Meel aar ka kacay atoor fadhfadhiisay

  • @ZaynabMuxumud
    @ZaynabMuxumud 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Warqad eege

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SADES. WALAALO AH HADEY. UMADU. DOORTAAN. MADAXWEYNE ❤ WAAN. SOODHOWEYNEYNAA ❤❤❤ INSHALAAH ❤ WAA. DEMOCRACY FROM. SOMALI LAND REPUBLIC ❤❤❤. ALAA. MAHADKEH❤❤ KELIDII. GACMAHA. ISQABSADA. SHACABKA. SLND. DHAANTIINBA ❤❤❤ PLEASE ❤❤❤❤

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤ MAANSHALAAH MADAXWEYNE CIRO ALE HAGU GUULEYO XILKA AAD UMADA UQAADEY ADIGA IYO XUKUMADAABUBA INSHALAAH ALAAHU ACLAM WTOWFIIQ GUUL SLND ALAAHU MA AAMIIN ALAAHU MA AAMIIN ALAAHU ❤❤❤

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qaranka ! Qaranka 😂😂 SSB , G36 . Super power 😂😂
    Dhulbahante is not easy 💪💪

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🐕🐕🐕🐕🐕waxan waa mar hore😮😮😮

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jilicsan jilicsan dhashay oo yusra harti inanguumeed inanguumeed dhalay oo ciilqabe ah

  • @ibraahinaxmed9930
    @ibraahinaxmed9930 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madaxwaynuhu doorashadii waydhamaatee haha Hadlow dalkan qasan

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    saddex nin oo ilma adeera ciidagale yeelimaayo cirow xusbigii wadani ee aadtiri markaan madaxweyne noqdaan idin ku wareejinayaa ayaanu kaa dooneynaa ciidagale maaha keegii quraacda lagu sugayey.

  • @maxamedxasan4851
    @maxamedxasan4851 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sadex nin oo snm ah oo xasuuq dad iyo dal ba geestay baa tartami doona wax ba ma jiraan mee sha adna qoribaa lagu gu hayaa adoon yahaw

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MARKUU LEEYAY RAYIGA KU KALA DUWANAAN KARNA MAR WALBA WUU YIDHAAHDAA MANA SHEEGO AMA QAYAXO MEELAHA LAGU KALA DUWANAAN KARAA WAXAY YIHIIN
    .MID LAGUMA KALA DUWANAAN KARO GOONI ISU TAAGA SOOMALILAND LAGUMA KALA DUWANAAN KARO

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sadex nin oo isaaqa waa xaafad isku codeysey