ADKAATAY🤣 WAR ILEEN SOMALI WA DAD SO WADA JABAY🤣 QOFKI UGU HOREEYAY EE AAD SHUKAANSATAY HISTORY TIME

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +218

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🙏🕋❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +74

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @muscab8581
    @muscab8581 ปีที่แล้ว +102

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw ❤️💖🕋💔

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 ปีที่แล้ว +116

    Qofkii ugu wacnaa ee abid ugu aqoonta badnaa, uguna quruxda badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed (scw).😍🥰

    • @kingfarjini6223
      @kingfarjini6223 ปีที่แล้ว +1

      Shaqsiga ugu qutuxda bdn ee dunida soo maray waanabi yuusuf caleyhi salaam🥰🥰

  • @maymuunsulaymaan4666
    @maymuunsulaymaan4666 ปีที่แล้ว +103

    Aniga 2016 Wiil Aan isku School ahay Anoon Taleefan Wadan Wuxuu isoo qoray Warqad Warqadii intii dhulka io cirka iga yaraden baan musqusha ku aqriyay kadibna anoo hoyo ka baqaya baan gubay kadib gabar Aan zhp Lanbarkedu Soo wacay Markasu dhahay Qoftasa Rabaa Way ii keentay Anoo ka Cabsana Baan La hadlay Markaas Wixii ka danbeeyay Naag Wayn baan Noqday hoyoy Talefan ii gad Baan iri Wayna ii gaday kadib 11/5/2019 Meherkeeni baa dhacay Alx hdana Labo Caruura baa ii joogta Xaaji Waan ku Salamay hdaad bostigan Aragto 😍

    • @awalehassan3350
      @awalehassan3350 ปีที่แล้ว

      Wuu ku baray kawaran

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 ปีที่แล้ว +4

      Allah isku kiin barakeeyo yarab xasid oodhan allah idinka xafido🤲❣

    • @munaabdi126
      @munaabdi126 ปีที่แล้ว +4

      Mashallah shukansigagi uhoreyay hadaba ku gursatay

    • @mubarikfarxan688
      @mubarikfarxan688 ปีที่แล้ว

      M.Allh Alle haydin barakeeyo🤲

    • @Saidibrahim44
      @Saidibrahim44 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤
      Noolaada inshlh

  • @alcapitano3096
    @alcapitano3096 ปีที่แล้ว +118

    1M coming soon captain Zaki 📌

  • @mohandahir5
    @mohandahir5 ปีที่แล้ว +17

    ano fasalka 10 ah 2015 ban gabar fasalka ku cusbeed oo mugdisho kasoo badalatay is baranay gabadha aad bay u qurux badneed wiilasha fasalka kuligood isha bay ku wada haayeen mopil maysan lhyn lkn mrkii schoolka laga caraabo baan xafdayda usii dhaweyn jiray kadib ban xafadyda aadi jiray hdana waa hooyo 2 caruur haysato wana wada xariinaa ilah ha u barakeeyo caruurteda ❤️

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 ปีที่แล้ว +28

    28/1/2014 Xasuuus igu weyn
    From Ethiopia Wiilkii igu Horeeya Shu....
    Wlhi ma ilaawo Fanaxlowgaas
    Ani iyo gabara isku Xaafad Ahen baa wada soconay Asgane 4wiil buu ku dhex jiray markaase na foodeeyeen
    SUBIXII xige kaligiis baa Wadadeena soo maray Anne waaka Aarsaday Maalintii xigtaa sifcn isu Baranay Ma ilaawo Fanaxlowgaas Shukaansi Asagaa ku bilawde jahhh legend 👑🌍💯😇
    7sano kadib ayuu isoo raadiye wlhi
    November 2020 Waan Aamini waaye
    Noolaaaw in bdn sxb mcn😅👑😁💯

  • @muslimchaneel7593
    @muslimchaneel7593 ปีที่แล้ว +44

    HOOYADA IYO FAMILKGABA ALLE HAKA BADBADIYO MASIBOYINKA DUNIDA KA DHACAYA 🤲😭 WLL 1K SUBSCRIBE I GAADHSIYA 😭😭😭

  • @ibnumohamud6626
    @ibnumohamud6626 ปีที่แล้ว +25

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 ปีที่แล้ว +1

      AMIIN YARE❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay ปีที่แล้ว +11

    2004-2005 😢😢 ilaa Hada waan raadinayaa gabadhaas, guur kama Rabo haddee inaan u mahad celyo ayaan rabaa oo aan ka raali galiyo hab dhaqankeygii badownimada iyo Caruurnimada iskugu jiray .
    Haliimo Ciyaal iskuul ayaan isla ahayn 😢😢

  • @fartunhajji6339
    @fartunhajji6339 ปีที่แล้ว +29

    Wali asxaab ayaanu nahay Sharmaake ayaa la dhahaa noolow alpo 💙🙌
    Xaafada Xamdaan Bosaso 2011kii 😂 anigu single an ahay isagana xaasleh rabbi haw barakeeyo qoysa

  • @shacnisharaf5542
    @shacnisharaf5542 ปีที่แล้ว +47

    Wilki igu horeyay aan is shukansano waa sowjkeyga hada alxmdullilah magalada sowaregnay waan isku solabanay marka uu ibaaranayay cunug yaar ayaan ahaa waa 2010 tell iskadaye markasa uu ekanayay naag nag oo yacni hilib iyo abtiyow iso baxay 🤣🤣🤣 waxa is guursanay 2015 dhamadkisa alxmdullilah lawa caruur ayan heesan marka wax kaqurux badan malahan crushkaga yaranta inu noqdo carurtada abaahod🥰🙏🌹 kuwa isku weysaqado oo is duuga Allaaha naaga dhiigo 🤲🤲😍

    • @abubakarumu8798
      @abubakarumu8798 ปีที่แล้ว +2

      Mansha allah 😍😍

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 ปีที่แล้ว +3

      Alle haku barakeyo aniga waba kala lunay meelna kuma sheego lkn jacayl xun aya igu dhacay gadaashi mana helin

    • @ishwaaqmaxamed5480
      @ishwaaqmaxamed5480 ปีที่แล้ว +2

      Maasha Allaah abaayo Illaahey hakuu Isku kiin dhowro Adduunka Farxad iyo Caafimad kuwada Noolada Aakhirana kuwii Janada Ku kulma Allaah idinka dhigo❤️🥀🥰

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 ปีที่แล้ว +1

      Mashaa Allah Allahumma barik. Keygii iigu horeeyay school ka glasska afaraad isku barany caruur baanu aheyn ilaa 9th grade ilma wada sheekesta aheyn hooyadiis iyo walaaladii dhan buu i bararay balse ani maya waayo guur diyaar maanan u aheyn reerkeygana shekaansi bilaa guur ah maba aaminsana cml 😀. Anigoo wadanka ka tagy oo reerkeyga guuray. MSN iskala hdli jirnay ugu danbeyn waan is weynay.
      Anoo guursan rabo qofkle dib Facebook iska aragnay ila soo xidhiidhay asi UK anne USA. Balse calafka qofkle ii galy cml asiga sidookle markii danbe.

    • @shacnisharaf5542
      @shacnisharaf5542 ปีที่แล้ว

      @@ishwaaqmaxamed5480 allaahuma Amiin xabibti 🥰🌹

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +19

    Wa barnaamij cajiib ah Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji ♥ ❤ 👌

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว +31

    Keep going my pro zaki 🤟

  • @hananbeauty1
    @hananbeauty1 ปีที่แล้ว +13

    للهم صلي على محمد وال محمد كما صليت على ابراهيم وال ابراهيم أنك حميدُ مجيد ❤️

    • @nimcoossman4097
      @nimcoossman4097 ปีที่แล้ว

      Ani 18 kii wiil dumashidaY hore iskula sheekysan jireen is paranU oo iga wayN
      Waxana iska paranaY talefanka dumashi madama uu lasoo hadli jiray wana ka capsan oo hppi markuu i dhahO waan ku damin jiraY hadana walai waa isla hadalnaaa lkn jacaylkii iyo cabsidii i hysaypa way is raaceeen 😆😀 ahmed dhamaasowwww hada inoo pilow

  • @munabilan6391
    @munabilan6391 ปีที่แล้ว +11

    Wazir plz part2.u made my night caw manoli😂😂😂😂😂

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 ปีที่แล้ว +5

    ‎..﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱..

  • @abuhazaar8671
    @abuhazaar8671 ปีที่แล้ว +30

    Qofkii ugu horeeysay aan shukaansaday 2013 kii ilaa hda Ayan Isla soconaa Wana is guursan rabnaa ee ducada nagu kaaba 🌹

    • @akramkariim611
      @akramkariim611 ปีที่แล้ว +1

      meher ka igu casum from garawe alle idiin waydiinayaa inaad noqotaan qoyskii dhismoo dhaqma

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 ปีที่แล้ว +1

      اللهم يرزقكم بالذريه الصالحه عاجلاً غير آجلٱ
      اللهم أمين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله و صحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💝💝

    • @maarizhecabdi8773
      @maarizhecabdi8773 ปีที่แล้ว

      Bisnka

  • @inaawaadan1218
    @inaawaadan1218 ปีที่แล้ว +24

    Waxaraha ayaan wada raaci jirnay first ❤, qoftaas hadda gabadheeda ayaan gaad-gaadhaa sodoh waa ku salaamy 😅😅😅

  • @zaciim_official
    @zaciim_official ปีที่แล้ว +41

    Malin waxa imaan doonta.
    Aadan qori Karin scw
    😭😭😭

    • @azwanitaaarty4795
      @azwanitaaarty4795 ปีที่แล้ว

      Salalahu caleyhi wasalam ❤

    • @khadijaaxmed5475
      @khadijaaxmed5475 ปีที่แล้ว

      Scw scw

    • @xafsaadem8796
      @xafsaadem8796 ปีที่แล้ว

      Scw hana habain bro

    • @akramkariim611
      @akramkariim611 ปีที่แล้ว

      scw

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 ปีที่แล้ว

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝

  • @ruweydmoha772
    @ruweydmoha772 ปีที่แล้ว +1

    Waa kaysadaa muuqaldn mar caajis dareemo shaqo badn ii talo ayn udhigta si aan ugu qabsado shaqda 🥰🥰

  • @aweizjorginho8697
    @aweizjorginho8697 ปีที่แล้ว +7

    Wasiir Allaha kusharfo aad baan taageero kugu ahey, qofkii iigu horeyey aa shakansado make up iigad baa kukala tagney🥰

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 ปีที่แล้ว

      Saqajamin ba shayden hhhhh cafwan xbbti

  • @dhaqandhoorchannel374
    @dhaqandhoorchannel374 ปีที่แล้ว

    Xaliimadi aan shukaasaday ee igu horeesay hada wa marwo iyada iyo badkeeda iyo xajigeedaba allaha barakeeyo

  • @profalcadaala
    @profalcadaala ปีที่แล้ว +5

    Dhalinyaro
    Nasooo Booqo
    Naguna soo biiir
    Insha Allah wadiii 10k baan saaranahay

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 ปีที่แล้ว

    Legend Zaki bin Haji & team Sarakisha soon 500k I.A

  • @hassankafi9674
    @hassankafi9674 ปีที่แล้ว +28

    The legend waziirka 🙏❤

  • @QisasShow
    @QisasShow ปีที่แล้ว +2

    Rasuulku (ﷺ) waxa uu yiri:
    "Qofka waxaa dambi ugu filan in uu sheego wax kasta oo uu maqlo."
    #Muslim

  • @qadramaxamed367
    @qadramaxamed367 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah waa barnamij fiican wll hormar wacan i.a

  • @abdikadir3933
    @abdikadir3933 ปีที่แล้ว +23

    We met at the University of Nairobi 2015, Fatush was beautiful girl, her father was businessman at that time and now politician.After 4 years of relationship, she went to Turkey 🇹🇷 and met Arabian boy from rich family. Now she is married with 2kids living 🇺🇸in American. But she left the kids with their fathe(husband). We are now at Qatar watching the world Cup together. Despite she is married we love each other.
    Now watching Germany 🇩🇪 vs Spain 🇪🇸 together ❤

    • @drabdurahman_mohamoud_ali
      @drabdurahman_mohamoud_ali ปีที่แล้ว +3

      Naagta adaa dayacay sxbow 4 sanno dhan ayay ku sugaysay

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 ปีที่แล้ว

      Sinadu waa xaaraan sacyow naasaa dheeri,Waliba qof laqabo ayaad sidaas kusamaynaysaa.

    • @dahrandegen9789
      @dahrandegen9789 ปีที่แล้ว

      😲😲😲sheeko oo saqajamad ah noo soo qortee😁😁😁

    • @mohamett_01
      @mohamett_01 ปีที่แล้ว

      @@dahrandegen9789 ʜʜʜ ᴘᴀʟᴏ

    • @dahrandegen9789
      @dahrandegen9789 ปีที่แล้ว

      @@mohamett_01 Adkaatey

  • @deggandahir629
    @deggandahir629 ปีที่แล้ว +7

    2013 ano markaas Gabar yar oo so kacaday ah baa xariif aan daris nahay gaad gaad igu Bilaabay shukaansi ma aqoon lkn waan xiisayn jiray belada😁 ninkii waxa uu iga dhaa dhacshay wiilkii isalaama in aan u sheego si uu talaabo uga qaado yaraan waa dhib badan tahay e mid kale baan khaati ka is taagay abaayo waa qurux badan tahay dumarna aman baa cidla dhigaysa xariifkii inta aan meel ku balanshay ayaan ninkii hore oo kuray ah isna u balashay Waxan rag wax ka aqoon baan ahay ragii farahay is la galeen ana Ciyaarta daawadan ka noqday
    Ilaa dhowan waxan isu qabay Gabar ragu darteed isu dilaan oo belo ka dhacday Carruurnimo waa Cudur laga koro😁 shukaansi maahayn hooyo see tahy iyo maanta qado baastan karsanay baa rag is ku dilay😄

  • @khamsaayyare1027
    @khamsaayyare1027 ปีที่แล้ว +7

    Legend Always Legend 👋 Zaki ____Bin___ Xaaji 🤛

  • @farxiyolama-filaan4904
    @farxiyolama-filaan4904 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wasiir, Allaha ku sharfo waad i maamuustaye.

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +4

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @faizahabdi298
    @faizahabdi298 ปีที่แล้ว

    Qof labar to oh wangsan fatih Ali
    Waqtigu iyo waayu kuma ciilan abid aduunka farxad ku nooliw aakhiran fil nicmati waan ku jacelahy fatih ❤❤💞💞💯

  • @Mariahassqn7030
    @Mariahassqn7030 ปีที่แล้ว +7

    ani maa ugu horeeyo maanta😂😂
    🤷‍♀️🤸‍♀️😂

  • @zamzamabdi7018
    @zamzamabdi7018 ปีที่แล้ว +1

    Mohamed ayaa la odhan jiray allah u naxariistee bada liibiya ayuu igaga dhintay kadib isagoo 6 days mootan ayaan ogaaday, 🙏🙏🙏🙏🙏🙏, waxan Isku baranay Isku xafado ayan ahayn

  • @fatmaosman1212
    @fatmaosman1212 ปีที่แล้ว +4

    Wasiir loveka igu cimaamad karama kuhaya🥰🤩

  • @fatahhanad5679
    @fatahhanad5679 ปีที่แล้ว +1

    Road to 500k c'mon bro Zaki

  • @rryansead308
    @rryansead308 ปีที่แล้ว +5

    2016 ayee aheed shukansikii iku horeeyay mana aqoon qofka ishukaan sanaayo lkn asi waa iyaqanay mudo markaa wada wadnay ayaa ogaaday inuu ahaay maamul ku xikeenka school keena oo xaasle ahaay intaa naxay ayaa laftii macala mobile kii meel ku tuuray wlh naxdin cml 😄😄

  • @daawadkanaal
    @daawadkanaal ปีที่แล้ว +1

    Walaahay waa fani kuwo kale kasoo diyaari

  • @MrCabdalla2000
    @MrCabdalla2000 ปีที่แล้ว +5

    Ku salli Xabiibkeena Mohamed SCW ❤❤

  • @zimannuurabdulahi2081
    @zimannuurabdulahi2081 ปีที่แล้ว +12

    Hal leee shukasady wuna joga kheyr ilahey hdasiye
    2019...... ilahda 2022 ❤️😂

  • @abdiaziiz4033
    @abdiaziiz4033 ปีที่แล้ว +1

    Mar an xafdeni hore kaso gure ban dugsi cusub u aade naqtiim 2016 gbr dugsiga dhigto aan ka hely
    Ano waligey Fardambe adin dugsi ba asbuc darted uso adaye ugu
    Damben qofta wrq bey igu so qrtay wku raba wena iso turte inta aqriya aa adunka ila waregte😄 hdne week ba ka dhiman aqalgalkena🤲🥰

  • @najibnajib487
    @najibnajib487 ปีที่แล้ว +10

    Qoftii igu horeysay ayada iso qabatey 2019 kii waba mrkan telephon qaatey un
    Isku class ban ahan jirney lkn sanadkas aniga waanka tagey schoolki
    Gabadhas waxey wax isarbeebtaba ana ku noqday neef ( allow yaa usheegan is dhaha hada wagaas ineyba gabadhii igu horeysay ay tahey ) marki dambo intey igu caajistay bey iga gaabsatey yacni qoraladi ay iso dri jirtey bey joojisey
    Mar dambe baa ku an walalo nahey arinta ogadey inta malin telkayga u dhibey wxu i weydeyey arinteda ana usheegy iney wayahan iga gaabsatey markaas bu i yri nio nin raga iska dhig qofta adi si bareer ah wax ugu sheeg inlen waan ojeeda qoraladeeda nagtan way ku rabtaye
    Inta habeenki dambi xaniya iska barey ban wacey waa call kii igu horeyey amba gabar ku waco igama qaban lkn wey iso jawabtey
    War badan yaan kugu daalin'e gabadhi mrkan usheegy waxa damacsana ( yacni xariir ina si tos ah u bilowna ) jawaab cad indhaha la iga galiyey ah ina waqti qaldan socdo
    Niyad jabkan ka qadey anumba xasuusta ilaa hadana gabar lama sheekeysto
    Lkn qoftas wali fb frnd iyo xta whatssp ka haya

  • @appazhassan8503
    @appazhassan8503 ปีที่แล้ว +1

    Wazir Waa sarkal 3 xidigle oo idin adiga iyo sarakisha wa idin salamy

  • @rakia143
    @rakia143 ปีที่แล้ว +26

    War anigu sakiyow waxaan shukaansi kubilaabey macalinkeygii iskuulka oo iidhigi jiray physicska 😂 waliba anaa jeclaa marki aan dugsiga dhexe dhiganaayey ayuu science 🧫 iyo social iidhigi jiray lkn wan kabaqay markii aan classka 10aad ahaa ayaan usheegty oo aan Facebook friend kanoqonay 2018 Wuu iga aqbalay lkn markii danbe oo 2020 lagaary oo aan aniba form four ahaa ayaan kala harnay lkn dhibka aan qabay anagoo kala xanaaqsan ayuu xiisad isoo gali jiray hada waan wada hadalnaa lkn xirirr Waa naga dhamaaday 😂

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 ปีที่แล้ว

      @Wabika Golden brand group macalinki ay shukansanjirtay ma tahy😁😁😁

    • @naztanuur6385
      @naztanuur6385 ปีที่แล้ว +2

      Macalin physcis dhigo hadaaba xiriir idinka dhaxeeye😂wlhi waaa iga dulqaaad bdnthy😂kan anaga noo dhiggo qeelo kasoo horeeso😂asaga loogu necebyhy iskuulka😂.....kaas waligiis gabar ma shukansanin filaaa🤔😂😂😂

    • @muniich1944
      @muniich1944 ปีที่แล้ว

      Sidokle macalinka primary 😂😂😂😂lkn asaga bilaabay isgadgadka Ani mabilaabin😜💯

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 ปีที่แล้ว

      @Wabika Golden brand group 😂🤣🤣🤣xariif reer magaal ah aya tahy Alle haku xafido

  • @abukarnor7622
    @abukarnor7622 ปีที่แล้ว +1

    wiziir zaki half million is coming🔥🔥🤘

  • @apdikanimohamed7498
    @apdikanimohamed7498 ปีที่แล้ว +3

    Aniga waxay ahayd 2014 burco waxan isku baranay gidaar yadoo alaab sida aan kaso hor baxnay aniga iyo mid aan zxp nahay oon wada soconay isuna so raacnay si aan naago uga so qabsano maadaamo hbn khamiisa ahayd oo fasax lagu jiray dugsiga 🙌 waan Ku salaamaya quruxey hadaad nooshahay🤟✊🙀

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 ปีที่แล้ว +2

    Asc waziir halmalyan ina gaarno waaye hafmalyanka naga dhafhee insha alah

  • @aweysxidig6696
    @aweysxidig6696 ปีที่แล้ว +40

    2019 Shukaansigii iigu horeeyay Malin anigoo suuq bacaad marayaa baa gabar waxa ay igu dhahday abow mobile kaga igu caawi qof Baan ka wacanayaa waan siiyay hbn kii markaa aan xafada tagay baa waxaa ii soo dhacay maseed ah
    Abow qof ka kula hadlaya waaa gabadhii maanta mobile ka aad ku caawinaysay
    Hadal dheer ka bacdi meeshaas ayuu xariir kayna ka bilaawday
    Qofti yeey
    Anaaa ku qayaanay iska Kay cafi 🤪😜😂🤣

    • @sucadcabdi9592
      @sucadcabdi9592 ปีที่แล้ว

      2016 Kenya group whtup aaiskabarane so jecel been aakuwaday 1year and 8 month baby cush ooiahay 🤣🤣 edo yinkey aaibary sida money loogadaco🤣🤣🤣

    • @Sheeko-Sheek0
      @Sheeko-Sheek0 ปีที่แล้ว

      @@sucadcabdi9592 adigana mid kle ku dacaayo💔🤣🤣🤣

    • @sucadcabdi9592
      @sucadcabdi9592 ปีที่แล้ว

      @@Sheeko-Sheek0 waaa aroosay 2019 🤣🤣🤣 midka rabe wanhelay 😅😅 maxa laiqiyana🤣🤣

  • @nesma5648
    @nesma5648 ปีที่แล้ว +2

    Magaciisu waa Maxamed waxaanan ahayn jaar.
    Waxa gabadh walaashay ah la iigu soo dhiibay warqad anoo cabsi la gariiraaya ayaan suuliga ku dhex akhriyay ka dibna suuliga ayaan ku riday maalmo yar ka dib wuxuu ku idhi gabadhii iima soo jawaabine soo kexee oo I bar 15.12.2009 habeen salaasa ah ayaan is baranay. 11.07.2013 waxa dhacay meherkayagi anagoo yaryar oo aan labaatanka buuxinana waxaan noqonay waalid. Maantana waxaan nahay qoys barakaysan oo 4 caruur ah leh Alxamdulillaah.
    Qofka ugu horeeya ee aad shukaansi ku bilowdo+jacaylkaaga koowaad hadii uu noqdo seygaaga weliba caruurtaada aabahood hadana jaarkaagi caruurnimo oo xasuusihii caruurnimo oo dhan aad wadaagtaan waa jano ❤

  • @zahraabdiabdulle5014
    @zahraabdiabdulle5014 ปีที่แล้ว +11

    😁😁 2010 ki isku class eheen asana lambarkisa ka qatay lkn markas kaba class no aha Ani ma aqanin jacel mana garanayo xili is jeclanay iskuna gursanay hadana 2 gabar u haya asxabna Wan nahay hadan kala tagnay xita 🙏🙏
    Nolasha wa buug qoran

  • @moha_mideeye
    @moha_mideeye ปีที่แล้ว +2

    Magaceedu waa fadumo waxa wada raaci jirnay ari sanadki 2017 hada canada ay joogta ana muqdisho lacag xita ma iso dirayso bala kuqaaday🙏🤣🤣

  • @zakariaabdallamohamed8451
    @zakariaabdallamohamed8451 ปีที่แล้ว +9

    Waziir talephone cusub ayaa soo gadatay 😂😂😂

  • @believeallah2614
    @believeallah2614 ปีที่แล้ว

    Zaki salamullah from muqdisho

  • @USAME664
    @USAME664 ปีที่แล้ว +16

    Haa waan xasuusataa magaceeda waxaa ladhahayay Hodan
    Waxaana iskubaranay Dugsi Qur'an sidookle Daris baan aheeyn markii danbe waxaan u marinjiray Qur'an
    Imika Hodan waa xaas waliba leh uur Anigana wali single baan ahay waana kufaraxsanay Reerkeeda 🥰♥️

  • @yuukeycraxmaancali
    @yuukeycraxmaancali ปีที่แล้ว

    Keep going my pro gar iyo gardaraba waan ku wataa waziir keenow

  • @muxiyodiin1091
    @muxiyodiin1091 ปีที่แล้ว +3

    World cup waxan soo Saraaya Morocco Saudi Senegal 🇸🇳🇸🇦🇲🇦

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว

    Var xalal ah zaki bin xaaji waa lagu soo qabtay war ninka maxaa ugu dhagan tihiin 500k sanadka intusan dhan insh allh keep going

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 ปีที่แล้ว +3

    2007 Line-Line baana Kuwada Xiriiri Jirnay Waxaanu Ahayn Arday Wax Wada Barta ❤

  • @xamdaismailcilmi1835
    @xamdaismailcilmi1835 ปีที่แล้ว +1

    Hh wax aan isku baran xeeb magaciisuna maxamed waan geeriyooday ale hawxariisto

  • @calimaxamed8405
    @calimaxamed8405 ปีที่แล้ว +3

    Sxp zaki nosobadi waan uxisnay qosolka 😂😂

  • @yahyeapdirzak4279
    @yahyeapdirzak4279 ปีที่แล้ว +1

    Taliye walahi waa ku wataaa 🙏👌

  • @nalkanolasha4436
    @nalkanolasha4436 ปีที่แล้ว +8

    Aniga qof walba walahadlay waxna mahaayo hada😂😂🤩

  • @Foska-wr4zt
    @Foska-wr4zt ปีที่แล้ว

    Saki xaji laguma waayo walalkey iga yar barnamijkaga waxu ii yahay qosol an daruufta iskaga dabalsho guuleso abowe

  • @1zallii
    @1zallii ปีที่แล้ว +22

    Maraan xafada eedadey soo booqday ayaa waxaa timid gabadhoo kaalay iska arag ah markaasaa warqad waxaan ugu qoray qofyhy waan kaa helay waan ku jeclacahy waxyaabo badanaa u qoray marka xariifkoo la dhashay ayan isku magac nahay waxan maqlay isla markii heblaayo walakedee dhawacday markasoo isoo raadiyey gooraan xafada edadey kabaxan wayey 😂😂
    Fg: shilalka talefanada maaha lkn waa shilalka warqadaha 😂

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 ปีที่แล้ว +3

    Wasiirku waa funny wlhie😂😂👋

  • @cabdiraxmanmanka3029
    @cabdiraxmanmanka3029 ปีที่แล้ว +1

    Laylooy ani maa maqaayada waziirka i keenee baraf saaku dooneehee

  • @dekahussein3315
    @dekahussein3315 ปีที่แล้ว +4

    Xiliigi secondryga xariifa isku school ahyn ayaa igu horeyay waan ku adgen jiray ugu danbeyn wan dhameyna schoolka anigo rabo hada wilki kadib jmcda kala bilawnay wadanki ayuu kabaxay 2019 ayuu mar isoo wacay oo ugu yiri waan kuraba ma aaminine kaftan iga dhaaf dhahay anigoo rabo is adgeyn meshay iga gashay darteed maxay kugu taalahe illaa hada waan jeclka waan dareemay jcylka dhabta ah asna mahaayo jah illaa hada wan sugooyo cml still am single🤣🤣🤣

  • @abdifatahbaabaa6863
    @abdifatahbaabaa6863 ปีที่แล้ว

    Aniga oo yar yar ayaa kuunkuun dheelnay deedna xariifad Nala ciyaaraysa aan is baranay sariirta hoostada aan kuwada dhuuman jirnay😍😍😍207

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +5

    Challenge qosol badan weye
    Hore u soco wll😂😂😂

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal please isoo booqo

  • @mundiraqaa3759
    @mundiraqaa3759 ปีที่แล้ว

    Zaki bini haaji 1M keep going 💪 👏 👍 🙌 ♥ 👌 💪 👏 👍 iaha Allah........

  • @cbj3056
    @cbj3056 ปีที่แล้ว +4

    Waxay ahayd fiid roob da’ayo ⛈ Roob saaida ba da’ayay Ayada dalad☂️ wadatey ma labalabayne waa la dugsade . Wajigeedi waan xasuusta lkn nasiib daro waxay ahayd riyadii ugu quruxda badnayd oo ku riyoodo 😂😂🤣

  • @pubgmobile-de9df
    @pubgmobile-de9df ปีที่แล้ว +1

    Aniga quftii iigu horeysay waxaan isku barany ifo meel biyo laga dhansado hadana waxeey iga so riday mogdisho mana rawo inaan mar kale soo xasuusto quftaaas

  • @abdifatah_dp657
    @abdifatah_dp657 ปีที่แล้ว +13

    Gabadh aan isku fasal ahaan jirnay Ayaan Facebook kala hadli jiray markii dambe way igu fahan tahay
    Waxay tidhi heblow wa inoo school ka
    Waxaan ugu sheekayn jiray Nin America jooga baan ahay
    2 todobaad school ma tagin
    Facebook ilaa iyo hada login out ayuu ku jiraa
    Qiso labaad
    Gabdhii iigu Horaysay Magacedu waa Heblaayo😂
    Waxaan ahayn isku fasal
    Gabdhu way I jecalyd Mar walba way isoo fiirin jirtay Ana waa Ka Cabsoon jiray ilaa waaan yaraaye
    Maalin ayey War isoo qortay oo jacayl ah Anna Xaafadii ayaan latagay
    Aroorta hore Jigjiga waa dhaxan
    Anoo Buste ku hoos jira oo dhaxamaysan🥶
    Intaan Akhriyey waxaa ku qornaa [wn ku jeclahay, ragaad wax dheer tahay, xbbii IWM] ayaa intaa kulu laaday oy dhaxan tii iga baxaday garantaan gashnaana iska saaray markii horena qabaw ayaaa jiray🤣

  • @maryancabdulahi5321
    @maryancabdulahi5321 ปีที่แล้ว

    25/ 11/ 2022 ayaan waxa isku soo baranay safar oo waan isla soo jabnay kadib waan wada shakeysny waan isfahny kadib habenkii waan wada casheny adi howsha waan xaliny kadib waan ku kala bxy canow

  • @abdullatifabdi9033
    @abdullatifabdi9033 ปีที่แล้ว +10

    Magaceeda amaran cali aa la dhaha suuqa xoolaha 2006-2007 inay aheed an jclahay sxbkey aye la dhalatay ogow qufta wan is kuur kuuri jirnay lkn dadka magaalada ayaa suuqa noo geliyeen wey is jcl yihiin ka dib ana asxbteyda igu dhiiri gelisay is adkey sida lii laha ayan qufta shab dhahay 😂lkn ila hada waxan isku shegnay ma ogu hdlka igu dhagay ma fcntahay se tahay aan dhafin wayay lkn wan ku tawa bartay wuuna shaqeyay tawa barkii ayada nh wa quf mana ah ana baba ayn ahay wan kala qarabanay 😂

  • @Sicidnasir
    @Sicidnasir ปีที่แล้ว

    Mido reer puntland ah aa iigu horeeyay wlahi gabadh ka wacneyd may jirin 2017 ayay ahyd ila hada waa jeclahy lkin somaliland ayaa jooga magaceedana xaawa ayaa la odhan jirey love you alpi❤

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 ปีที่แล้ว +5

    On fire brother ♨️💯❤️

  • @mohamettdeeqciripeey8755
    @mohamettdeeqciripeey8755 ปีที่แล้ว +1

    Waziir wan Ku salamay lpx barnaamijkii araGida Dadweynaha
    MalaGa maarmay sxb👊

  • @ciisemuuse5481
    @ciisemuuse5481 ปีที่แล้ว +3

    mgaceedu waa umalkhyr
    goobta =hrgeisa
    sanadka =2016
    xfadaha =gobolka
    schoolka =daraslam primary school
    waxa iigu horaysy anigoo classka sideedad ah 2016
    weliba wxn galay kalinta 3 oo wxa ly soo siiyey jaaisd
    weli facebookga freinds ka nhy
    stustska u daadawa uun🌍

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 ปีที่แล้ว

    I love this barnamij macnaha intasne play store kalasodagay

  • @abdikhanishoobka4843
    @abdikhanishoobka4843 ปีที่แล้ว +3

    2015 hbn ani oo cisho kaso baxay baa qof shidan arkay marka baa ku camirtay ileyn qofta waba qof iyada yaa kula hadlo aheed hore igala jaan qaaday 😁🤣 qoftiyey wan ku salama jaw jaw 👋👋😜

  • @Colhayechannel46
    @Colhayechannel46 ปีที่แล้ว

    Gabadhii ugu Horeysay Ee aaan shukaasaday Waxay ahayd 2012 anigoo jooga meeel Miyi ah
    Markaa subaxdii ayaaan Aniguna adhi soo raaci jiray iyaduna adhigooda ayey Soo raaci jirtay
    Kadib Adhyaha Ayaaanu isku Dari jirnay Halkaaas baanu markaaa Hawada caashaqa ka gali jirnay ..
    Maqane Jooge

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 ปีที่แล้ว +5

    Lugta ku raftay wlh😄
    2017 ayan isbaranay isku iskuulna wan aheyn , wnn is jecleyn lkn hda America ayey jgta hbn wlbana wexe idhahdaa sanadka danbaan ku wadi 💔 iga so garbax qfyahy qafiif igu ridee😂😂 jcyl an uqabo America le wye intaas iyada maahn😄😂

  • @queendahabo
    @queendahabo ปีที่แล้ว +1

    wlh waan qoslay markey ziki ma qashay adigey kuu maleysay war zikigaaga maahan wlley isdaji

  • @asadahmedahmed4415
    @asadahmedahmed4415 ปีที่แล้ว +5

    Waan xasusta waxey eheed qaxotiga ifo isku fasal ayan eheen 2011 aniga waxan ahaa kaaba galaas iyada wey ijecleed markaa lkn meysan iisheegan marka waxey damacday iney idareen siiso jaceylka ii qabto oo wey idhiwi jirtay marwalbo dhagas ayee iguso tuuri jirtay iyo waraaqad eysoo qortay aniga waxa madrensanen oo waxan ahaa xeroow waligiis lajeclaan oo iney iskakey dhiweeso baan uqaatay lkn ayada waxbey idarensiin rabtaa lkn aniga alaheybaa ka alla ah oo malin walbo wan qori jiray oo macalinka ayan kudirijiray waana lagaraaci jiray🤣 marki dambe gabdho iladhashen bey ushegtay oo ifahansiiyen intaa wixi kadambeysay maqorin hada wala qawa oo arooskeda ban ka qebgalay intey iiwacday wilki eykucuratay ayee igusamisay oo hada wan isxiriirinaa 😎

  • @TheMuslimBr0ther
    @TheMuslimBr0ther ปีที่แล้ว

    2:50 wallahi codkaas waa ka naxay Beynallah

  • @naasir7565
    @naasir7565 ปีที่แล้ว +5

    Markii iigu horeysay aan gabar shukaan sado waxay ahayd 2016 Markaas oo gaadi jirey marka cajiinka loo soodiro lkin mid wallkeeda meel kamari waayey maalintii danbe ayaan kuwo ciyaalka xaafada ubalamiyay sidey wiilka iiga qariyan markaan gabadha shukaan sanayo lkin wuu na arkey Ladin familkoo yaacayaa guruiga yimid malaha waxaan is iri qof miyaa dishey 😂😂😂

  • @abdiaziizkhaasimmaxamed1939
    @abdiaziizkhaasimmaxamed1939 ปีที่แล้ว

    Shukaansigii iigu horeeyay gabaraan dugsi kabiir ugu ahaa ayaan jeclaaday ayadana way ii soo dhawaatay kadibna dugsigii way kabaxday labo sano kadib gabadhii waa laguursaday maalin maalmaha kamida ayaan wado iskaaga soo har imaanay wllhi mafiirine hoos ayaa dayay xanaaq dartiii

  • @ajmaancooper7569
    @ajmaancooper7569 ปีที่แล้ว +4

    Ani 😂💔 ano gred 5 ah schoolka shukansi bartay 2019😂

  • @YoutupeAbdihakin
    @YoutupeAbdihakin ปีที่แล้ว

    Haa wa xasuusta Xaawo Luul aa la dhihi jiry 2016 is barany Fb isku barany 3 sano io bilooyin isla socony Reer Wadajir ee aheyd wku salama tiiyey❤️✌️

  • @amiincabdi8233
    @amiincabdi8233 ปีที่แล้ว +6

    2016 ayaan gabadh is baranay anago jogna dugsi
    Marka telefoon aan kuwada hadalno ma haysan labadayaduba
    Markan dugsiga isku aragno ayaan waraqo isku qori jirnay
    Malin anigo warqadii aan qoray u tuuray
    ayuu macalin soo galay uuna arkay warqadii aan u diray gabadha
    Intuu qaday ayuu aqriyay warqadii
    Waxana ku qornaa
    Habeenkii ma sexdo markasta adi ayaan niyada kugu haya
    Hadii dadku sida laba Deena noqon lahayeen nin iyo naagba isma fureen
    Cawa intee ku kulanaa I.w.m
    Marku dhameyay aqrintii
    Ayuu yidhi yaa qoray warqadan
    Waan wada aamusnay markii danbe ayuu buugti firiyay qof kasta iyo fartiisa
    Widii iga raacay ilaa hada ma ilaawo😁

  • @sarhocali2945
    @sarhocali2945 ปีที่แล้ว

    Wiilkii ugu horeeye an is shukaansana isku xafad baynu ahyn 2015tii ilaa 2019kii kadib wan guursady anigu lawa carura ijoogta asagana wali singal wye illhy mid wangsn oo iga dhibin hausahlo wajeclhy exkygee

  • @yusufupta3869
    @yusufupta3869 ปีที่แล้ว +6

    2015 ayaa jeclaaday anoo ah fasalka 2aad ilaa hada waan jeclahay waxaana ahay form three mana usheegan halmar bisaa lahadlay halakii marna bookaa waydii 😁😁😁😁

    • @kingdarmaan5092
      @kingdarmaan5092 ปีที่แล้ว

      War awoow is-boodh Qaad oo Qofta gaL😁

  • @hassanshariif6708
    @hassanshariif6708 ปีที่แล้ว

    Qofta aan shukansan jiray marka telephone ay so gadaty way iga weynayey waxay igu dhahday warqad waan ka weynaadey cml C1 iyo C2 iyo x2 nacalad haku dhacdee

  • @abdullahicade7091
    @abdullahicade7091 ปีที่แล้ว +7

    20 years xariiftimoosa cml double bachelor kulahaa 😂🤣😅

  • @shaamyusuf732
    @shaamyusuf732 ปีที่แล้ว +1

    Habnki Ayan naxwo Isla dhigan jirnay marku anu waxan u weyna rerkena madama aan shaqada ugu badan qaban jiray madarasadn ku dheex hurdi jiray ano Cashar dhaan aqrin hurdadana wu iga kicin jiray marka kaa baxana waa ii merin jiray mahadsanid cabdulahi macalinow

  • @khaalidahmedhusseine5216
    @khaalidahmedhusseine5216 ปีที่แล้ว +4

    Waxay aheyd 2017 magaceeda waa kowsar maalinkasta waxay indhihi jirtay xbbi 0.25 isoo dir aan qadka ku shubto si aan qadka kaga soo qabto daanyeer ugu horeeyay ayaa noqday lkn sadaqo uniyooday ,😁😁😁😁😁