ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

XAQIIQADA CARURTA LAQATAY QYB KAMIDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2020

ความคิดเห็น • 205

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 4 ปีที่แล้ว +6

    Manshallah waruntiin soomalida ruunta masheegaan waa sida adigoo jiraan ood dr loosheegilaha meesha kuxanuuneeyso hadii kale dr makudaweeyn karo

  • @salmadalma8659
    @salmadalma8659 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhy waan ilmeeyay inanta yar fariid nimadeeda maasha alh tabarakalah habo

  • @samirogurey713
    @samirogurey713 4 ปีที่แล้ว +6

    Ax ala hooyo macaaana markay kujeceshahy oo wakhti kusiiso weligaa ilaawimaysid aniga hooyady waa dhimaty illlhy haku naxriisto adiga iyo hooooyinka hada markan soo xasuusto waan oyaa wllhy gaclnimo iyo waanaag iyo edeb way ibarty hada ilmahyga baanku shubi naxariisti hooyaday talo ciyaallka naxariista gashta dumaroow

  • @HABARGABEH
    @HABARGABEH 4 ปีที่แล้ว +8

    J aime bien les enfants Somalie nées a l'étranger leur langue somalien ça se voit bien une bonne femme brille et sa maman aussi

    • @Ayman12356
      @Ayman12356 4 ปีที่แล้ว

      SA fille est venu au Canada,Elle avait 3 ans.

  • @Latlfah20103
    @Latlfah20103 4 ปีที่แล้ว +3

    Walaaahi warun somalida masheeegaaaaan runta hooyo ilmahaaaa Layga qaateee sidaaan iska Jira Walaasheed faaidilahaaaaa hooyooyinka arintaa masheegaaan waalaahi waarun subhaana aaalah

  • @hanaothmanali4659
    @hanaothmanali4659 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah fadumo yariis eey allaha ku xifdiyo anaga e aloow noo xifdi amiin anaga iyo jamiical muslimiin🙏🙏🙏🙏🥰

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah gabadhaada waa gabar caqli badan fikir fcn beey leedahay masha Allah masha Allah igu salaan wlhi waala ilmeeyay xalay waaka seexday video maanta dhameestay masha Allah ilaahoow kuu xafid caruurtaada Masha Allah 💝💝💝💝💝💝💝🙏💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @nuuraa1710
    @nuuraa1710 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalla raalinoqo iyo waan kujeclay waa labo kalmadood oo waalidka iyo caruurta iso soo dhaweeya

  • @salmaabdisamed9538
    @salmaabdisamed9538 4 ปีที่แล้ว +5

    How comes jirkaga wax laga beeray udhibesaa.illahow haitusin I love kids .aniga Malaga yaabo stress kasta an qabo caruurteyda Ina dulkeeno I love them unconditionally..lagama yaabo dil dhaafe Ina hadal xun dhaho.illaahow walidiinta so hadee ilmahooda na umaceey.cunugada lagugu ilaalsho waa masuul Daro uguweyn aduunka..

  • @awalebuufiye8464
    @awalebuufiye8464 4 ปีที่แล้ว +4

    Caruur adeerkay dhaloo agoonaa canada lagu qaatay lkn gabadha uwayn caruurta 16years ayaa dacwaysay hooyadeed lkn bilaa sabab majiraan waxbaa jira bil xaqiiq

  • @poplilly367
    @poplilly367 4 ปีที่แล้ว +3

    👍well down sis you tell the truth 🙏Masha allah keep going

  • @foziahassan8816
    @foziahassan8816 4 ปีที่แล้ว +2

    She is a smart young lady MashAllah may Allah bless her

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah abaayo ilmaha in lalasheekeeysto oo xaqqooda la ilaaliyo waaye allaha ku dhowro allaha kuu daayo abaayo

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991
    @hanasalahtalawadaagsalah3991 4 ปีที่แล้ว

    Hooyo wanaagsan baa tahay Allahe ku ilaaliya adiga iyo caruurtada

  • @fatximaxamed2389
    @fatximaxamed2389 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah fadumo waa gabar aad u Caqli badan afsomaligana sifiican Utaqan👌👌

  • @cabdiladiifahmed474
    @cabdiladiifahmed474 4 ปีที่แล้ว +4

    Mama faadlaan kaasoo hadal sidaa lolaa dhaqmoo awlaada yar yar please hooyo ayan ahye 2 cunu ayan ayan haysta ilahy hakudayo caruurtaada

  • @hawayusuf9100
    @hawayusuf9100 4 ปีที่แล้ว +1

    Mama soomaali asc ilaahay hakuu xifdido ubadkaag sharafta leh jazakallahu Khyr manshallah

  • @HindaInaAhmed
    @HindaInaAhmed 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mahadsanid mama wax badan kaa faiday 😍😘💕

  • @aminam1535
    @aminam1535 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah walal alaah xafido caruurta islamka o dhan allaah no xafido anagana caruurta allaah no amansado qurbaha galada allaah naga qabto shartoda subxanallah

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 4 ปีที่แล้ว +7

    Wey fiicneed mid walba ubadka laga qaatay sabaabta keentay iney noo sheegan sidaan iskaga taxadari lahey allow nacaawi🤲

  • @ifrahali5667
    @ifrahali5667 4 ปีที่แล้ว +5

    Maalintii aan ku arkay snapchat hooyada leh caruur baa leyga qaatay minneapolis ayan joogaa waxaan iri minneapolis caruur laguma qaato waxbaa jira allow yaa runta yaa sheega. Wakaa runtii timid

  • @HindaInaAhmed
    @HindaInaAhmed 4 ปีที่แล้ว +3

    By the way your daughters Somali is amazing 😍😍😍

  • @jasminmohammed5103
    @jasminmohammed5103 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Fatima good job👍🏾

  • @Ftun1422
    @Ftun1422 4 ปีที่แล้ว +9

    Abayo dadka caruurta qadanayo badankod waa cunsuriyin ee kafirso waxad kuhadleysid. Dadkan been mashegan aa mawaxad moday in ay ma laig yihina? Bal dib isigu noqo walashay aad bad uqaldan tahay.

    • @saeedasaeed7345
      @saeedasaeed7345 4 ปีที่แล้ว

      Abyo sax waaaye cunsuri weyjiraan lkn hooyinkeenana kuli isku mid maaaha ani qurbo baan ku ilmo dhalay waxana arkay hoyo ilmaheeda dayacda waan arkay

  • @user-xi3ht8ty3s
    @user-xi3ht8ty3s 4 ปีที่แล้ว +2

    No not all people iskumid maaha.
    Runtii waxaa jira dad xabis lagaliyay oo madluum ah...exactly waa Sidaa wax walba. So please don't judge all in the same way...dad fiican way jiraan oo qadar kudhacday...plus caruurta waykala firfircoon yihiin...ama kala Qalbi jelecsanyihiin, so haduu cunug hooyadiis been kasheego, ma hooyoda baa xun????
    Please somaliyey Allaah kabaqa.

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 4 ปีที่แล้ว

    Canabeey allaah reerkaaga hakuu xifdiyo aamiin yaa rabi

  • @ahmedl8198
    @ahmedl8198 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah Fatima hooyo gacanteena waakuu furuntahay ayey tiri IL iyo cawriba la aaw kkkkkkkkk masha alllah waa fanni rer canab hhhhh

  • @raxmomuse2738
    @raxmomuse2738 4 ปีที่แล้ว +1

    Abuseka wansomarnay in somalia lkin dadka yaqano ojogo qurbe umashaqaynayo halaogado somalimaryolay no more abuse iyo hanjabad ka ilmaha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 4 ปีที่แล้ว +1

    Faadumo la aanteed hasoogalin habo alle hakuxafido ayeey

  • @umumuradhassan3868
    @umumuradhassan3868 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @HABARGABEH
    @HABARGABEH 4 ปีที่แล้ว +1

    Vous me faites rire drôle histoire t as raison maman que dieu vous protégez apprends bien la religion tes enfants une bonne maman qui crois allah ne perds pas ses enfants y as pas un malheur qui arrive seul

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 4 ปีที่แล้ว +3

    Fadumo waan kusalaamay abaayo ❤️🙏

  • @Ftun1422
    @Ftun1422 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaley miyad maqlin tariqda Canada in ay so martay waqti caruurta aan cadanka ahayn inta walidkod laga xoogo iskulad lageyo looga tirtirayo luqada iyo dhaqankoda hooyo. Residential Schools hadadan maqal ma ahan hooyo Somaliyeed oo caruurti laga qatay in aad kahadashid. Macanto CAS wa Residential School system ki ola casriyey. Allah Kariim

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว

      Quran Duas sharcigaas hada ma jiro

  • @nuuraa1710
    @nuuraa1710 4 ปีที่แล้ว +3

    Sax weeye dadka ilmaha laga qaato inta badan masheegaan waxyaabha looga qaatay lkn haday sheegilahaayeen qaar kaloo badan ayaa badbaadi laa umalynayaa

  • @munafarah5367
    @munafarah5367 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mama Somali

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 4 ปีที่แล้ว

    Maan sha allaah faatima allaah ha ku xifdiyo habo aamiin

  • @monaabdirahman1792
    @monaabdirahman1792 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mamo ilhy haku xafiido awalaada .mama kaso hadal siida awlada Lola dhaqmo iyo cuntoyiinka lasiiyo may adayan rodada ?

  • @zuhuurzafi809
    @zuhuurzafi809 4 ปีที่แล้ว

    Muqalki ugu cajibsana intan muqalo dawanayey weye Mashala wax baden ayan ka faidey thanks both

  • @falisomar6538
    @falisomar6538 4 ปีที่แล้ว +1

    Marwalbo faadumo nosofarisi masha alaah waa codkar masha alaah

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 4 ปีที่แล้ว

    Habaryar ama eedo allaha ku dhowro adigaa bari kartid hooyooyinka somaaliyeed sida ilmaha loogu naxariisto hooyo wanaagsan baa leedahay allaha idiin daayo

  • @abdifatahali9189
    @abdifatahali9189 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa hooyada soomaliyeed aan kahey runta ayay kadashay walaahi waarunteed Somali waa dad beenbadan cadaala darada wadankii kudhisikariwaayen ayay caruuraha looga qaada nayaa

  • @fartunmomarhassan3681
    @fartunmomarhassan3681 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqanakeena wax badan baa ka qaldan hooyooyin iyo Aabo yaal qayral masuul ahna way jiraan.hooyooyinka qaarna ilmaha ay dhalayaan intay iyagu korsan lahaayeen ilmihay ku dhabar jabinayaan.aniga waxaan dhihi lahaa hooyo kasta waxay korin karto hadhasho dhalmo badan aaqirana jano kuma gaynayso.

  • @DK_Burner
    @DK_Burner 4 ปีที่แล้ว +4

    Canabeey please caloosha u fur hooyadaa mar horena waan ku iri, hooyadaa markey ku dileysay she didn't mean to abuse you walaahi markey dhimato waa late...

    • @Ayman12356
      @Ayman12356 4 ปีที่แล้ว

      Haa habo iska cafi please.

    • @saynababdullahi4764
      @saynababdullahi4764 4 ปีที่แล้ว

      Boca Najib abaayo canab waxaan ku nacay hooyadeed ayay marwalba ku dhagantahay oo ay caydaa alow soo hanuuni wallaasheen aduun kaan waalaga tagayaa lacag iyo cuno iyo dhaldhalaalka aduunyo wax muhiim ah maaha abaayo janada hooyada cagaheeday kujirtaa anaga ma ogin inay Canab ayada hooyadeed caasi ku ahayd iyo inkale aduunka hadii lagu siiyo aakhiro ayaa ka muhiimsan alow khaatumada khayr noogu khatim

    • @DK_Burner
      @DK_Burner 4 ปีที่แล้ว

      @@saynababdullahi4764 xaqiiqa waaye in wax noo sheegto iyadana qaldan tahay maxay ku taraayaan kuwaa hooyada u tahay hadaadan hooyadii ku dhashay u dhibreynin khalad iyo sax hooyo waa hooyo macaan midaas canab kow ha iska saxdo ka dib wax ha noo sheegto

  • @luckystart1366
    @luckystart1366 4 ปีที่แล้ว +3

    Habo mcn waya arag ayaatahay inata carurta lagaqatay alle ha ugasoo celio intakalana wanada alle haku xafido mahadsanid

  • @hanifarah7280
    @hanifarah7280 4 ปีที่แล้ว

    Alla runbadanaah mamada xaqiiq ka hadashay gabadha mancha allah waxay cadayn u tahay in aad caruur fican aad korisay allh haku xifdiyo aniga macalin itahay nunahayga 7mounth jira waan udiyar garoobin thankfull mamo❣♥️♥️💞💞🌹🌹💋💋💋♥️💞💞🌹🌹🌹💋💋💋

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 4 ปีที่แล้ว +2

    Faadumo wax aaad uwanaagsan ayaan kafaa iiday in ilmahaygu haduu wax kajabo aan ladilin aan qeylo iyo cadho lagula kicin walhi merci wallo plz maamo nosoo badi waxaa tahay qofka kaliya aan video giisa dhimeysto ee kalmad waliba laga faa iido thnks ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💖 markale thnks 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💖💖💖💖💖💖💖💖💖❤️❤️❤️❤️❤️

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah Faadumo afsoomaliga sifican bay utaqaan maansha Allah

    • @abdurahmanmuhumed4846
      @abdurahmanmuhumed4846 4 ปีที่แล้ว +1

      MAAMO SOOMAALI WAAN KU SALAAMAYAA ARIMAHA AAD KA HADASHO AYAAN KUU HAYAA KHEYR ALLE HA KU SII YEE WAT IS ABKAAGA II SOO SHEEG

  • @gabadhsomaaliyeed1586
    @gabadhsomaaliyeed1586 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah mamo canab tahlil hore usoco

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 4 ปีที่แล้ว

    Absolutely habo you right 😥😥😥

  • @ayaansaid3401
    @ayaansaid3401 4 ปีที่แล้ว +2

    Eedadeey ciyaalkeeda ayay ilmo adeer yihiin waxaa kasheegaysid hada iyo wax kale baa laga sheegay ilaahay ha usoo celiyo kuwiirsanmaynee

  • @khadrasalax246
    @khadrasalax246 4 ปีที่แล้ว

    💗

  • @salaadoomar285
    @salaadoomar285 4 ปีที่แล้ว +3

    Wa runta gaalada ilmaha dambi la,aan uma qaatan.Aniga labo mar oo kala duwan ayey ilmaheyga meel ka dheceen isbitaalkana wan geeyey qofna waxba ima dhihin maxa yeley ilmahayga gurigeyga wan ka adkay iyo balamadoda mansha alah.

    • @sadiamohamoud2617
      @sadiamohamoud2617 4 ปีที่แล้ว

      Salaado Omar Abayo alx dheh ilahay kuma qorin lakin saas a ilmaha leskaga qataa sabab yar ogow

    • @salaadoomar285
      @salaadoomar285 4 ปีที่แล้ว

      @@sadiamohamoud2617 Hal mar iyo labo laguma qaato iyo hadeysan dhibaatoyin kale jirin.waxa dhacdey in ilmahayga mararka qaarkod ay yaryarayen iskoolka wax ku gaaren tusaale cunugeyga suulka gacanta aya albaab uga xirmay maqaarki xata wu ka fiiqmay marka wey og yihiin in ilmaha mararka qaar ay waxku dhici karan abaayo.

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 4 ปีที่แล้ว +3

    Habo USA anigoo yar imid kuguursaday ilmo kudhalay. MINNESOTA way adagtahay sida ilmo looqaato runta halaisku sheego somali been baadishay iyo waxnsoconeynin

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 ปีที่แล้ว +3

      Waa runtaada habo qof run ku sheegayo ma jiro

  • @khadraahmedabdi4443
    @khadraahmedabdi4443 4 ปีที่แล้ว

    Allahu akbaar subxanna ya allah awaladayada noo xiftiyo

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 4 ปีที่แล้ว +4

    Habo hooyoinga somalida kuwii hore waa kuwa qalbi andag jeceylk matusan qalbiga jab waye walahi siikasto hooyo noxumeyso ilamhaga jecylka baa latusaa

  • @yassminsalah8406
    @yassminsalah8406 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah warunta mama anaga wuna haysta dhibkas familyda kajiro

  • @Ftun1422
    @Ftun1422 4 ปีที่แล้ว

    The disparity study calculated the relative likelihood of certain groups being involved with the child protection system. It differs from the study on disproportionate representation revealed by an ongoing Star investigation, which found that on a September day in 2013, 42 per cent of kids in the care of the Children’s Aid Society of Toronto had at least one parent who is black. Only 8 per cent of the city’s under-18 population is black.
    The disparity results coincide with mounting outrage about the disproportionate number of aboriginal and black children in care. Parents and leaders in these communities have for years blamed discrimination and a lack of services for struggling families.

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 4 ปีที่แล้ว

    Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka

  • @falisomar6538
    @falisomar6538 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah gabadhada somalificanbeykuhadashaa alahakuxafido dhamaan

  • @faizaahmed4268
    @faizaahmed4268 4 ปีที่แล้ว +1

    A goon weeye ciyaalku waana lix afar gabdhood iyo laba wiil oo mid 10 months jiro labada gabdhod baa dacweeyey ee waaweyn Minneapolis madegana tuulo yar oo ay Section 8 udoonteen ilaahayse baa og wixii jira

  • @gabadhsomaaliyeed1586
    @gabadhsomaaliyeed1586 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah fadumo yar she very is smart alle hakakudaayo

  • @salmadalma8659
    @salmadalma8659 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alh habo aqliga ale haydiin daayo

  • @halimaqaali1040
    @halimaqaali1040 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilmaha layskama qato wax uunba jira dhibkana wa walidka

  • @uhadalchannel7418
    @uhadalchannel7418 4 ปีที่แล้ว +2

    Kaar bang aanusoofuray gabadheeyda si eey waxeey rabto ugagadato saa waxeey igu dhaheen ilmahaa naga arkay gabadhaada eehanahaleeyn ilmaha anigane waxaankuiri ayuuto africa udira intaakujirtin ilmaha xaqooda siiya

    • @simanxaaji228
      @simanxaaji228 4 ปีที่แล้ว

      Wa kugu gibree joog

    • @uhadalchannel7418
      @uhadalchannel7418 4 ปีที่แล้ว

      Hadeeykibirtane nafteeda aniga malihi adoone ilaah beey utaha aniga iima aha

    • @simanxaaji228
      @simanxaaji228 4 ปีที่แล้ว

      @@uhadalchannel7418 ilamha wax kasta lo sameyo qooq iyo casima kaqadan no marmar in la bara roon

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey islaanka ha idinka qabto waxaa tihiin hooyo iyo gabadheda oo xumaan isku raacay lkn mid ogoow sikastoo ilmahaga ujeclatit wlhi sidaa hooyadaa ula soo dhaqantay ee kuula dhaqmayan kuteh gabar dayacan aa aragnay oo aan rabay inaa uwacno kuwa ilmaha allaah naxariisti intee ka aaday

  • @munaomarali466
    @munaomarali466 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc saaxiib kale iyo naagba saaxiib lama ehi saaxiib ayaga len Lahey xataa waa la dheelaa

  • @tayo804
    @tayo804 4 ปีที่แล้ว

    Habo Canab markasta nooso casuun Fadumo

  • @aliyaaden4497
    @aliyaaden4497 4 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo ha qaldamin ilmuuhu waa isku abo weeye hooyadan waa hooyo fican qofki ku waaramay mayaqaanan

  • @mahadtoosane6559
    @mahadtoosane6559 4 ปีที่แล้ว

    Alla iga sareyo family aan daris la ahaa nairobi hooyo wiil yar dhashay sida ey udili jirtay intey gura hoos kaso xirato maqiyaasi karo gurigana managa fureyso

  • @royaltv9227
    @royaltv9227 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk thanks ❤💯🙏✔

  • @Ebiyanita
    @Ebiyanita 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah habo adiga saara kiin maxa uskutihin waad iskuegtihin 😍

  • @hiidayoladan3703
    @hiidayoladan3703 4 ปีที่แล้ว

    Mamo wax fican bad noshegtay wananu kaqadanana qer alle haku siyo

  • @shukrisharaf9779
    @shukrisharaf9779 4 ปีที่แล้ว

    Mama lkn hoyaa hadey ku dilijirtay wey ku jacleed lkn kuma necbeen ogoow

  • @khadrahussein493
    @khadrahussein493 4 ปีที่แล้ว +2

    Mamo Somali waxa aad sheegay so wa been Allaha kabaq oo fakay fuuran ha uhadlin anaga daris lahaa gabadha aad kasheekenasi subxanalih

    • @jihanmm7569
      @jihanmm7569 4 ปีที่แล้ว +1

      Abayo dariskaga wax kanaugankartid hadad gurigoda dhaxdisa kulanoled unbad ogankarta aniga dadka dariskayga waxaba kama ugankarin dhibka ay hoyadey uguhaysay dil,caay iyo habaar nolol qalbigaygadhawacday ayan kujiry lakin labis qurxon iyo dhaqale igufilan banhaysty waxan ahay qof weyn manta lakiin qalbijabki waligay wan wata ilahyban marwalba cafimad waydista.

    • @khadrahussein493
      @khadrahussein493 4 ปีที่แล้ว

      Mamadani malin Walba waxay kasheekay sa ninbaa nag furay waxa baladilay iyo dad is qana qoysaska arimahoda iyado ma maxkamad baa so Allaha madhihin dadka cirdigoda iyo sharaf doda haladhoro Maxay Oo gahadli waxay sanhubin waxalayidhii ma fiicda waxad aragta iyo waxad maqashay basa lasheega

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว +1

      Priness Som hadaad daris latahay marwalba miyaad ka warhaaysaa ma diidasaa In somalidu qaaylo iyo dil badanyihiin

  • @Happy204q
    @Happy204q 4 ปีที่แล้ว +10

    Hooyo rafaadsan Haku digan wax looga qaatay rabi aa oG waa la yiri ma fiicno hadad caawi Karin iska aamus uun dumarku meeshey is garab istaagi lahayeen ayagaa balaayada isla rabo

    • @juweriahenna3755
      @juweriahenna3755 4 ปีที่แล้ว +2

      Aragsan 24 waa runta abaayo waa in looduceyo o niyada lodhiso ilahay ha uga soceliyo

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว +2

      Aragsan 24 lkn. Sabbata lama sheego wili ma aragtay waalid khaladkiisa sheegayaa

    • @bilanadan4276
      @bilanadan4276 4 ปีที่แล้ว

      Mamada runta ayeey ka hadashay maryooleey runta idin dhibta waa idin ogahay

    • @bilanadan4276
      @bilanadan4276 4 ปีที่แล้ว

      @@seibjilly7603 you right sis

  • @umukhalidwaayub99
    @umukhalidwaayub99 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah mamo wax badan ayad qurbaha ka ogtahay

  • @shukriyero8676
    @shukriyero8676 4 ปีที่แล้ว

    mashaallh Mams msomali

  • @adarabdi2371
    @adarabdi2371 4 ปีที่แล้ว +1

    waa runteed walaahi

  • @zuhuurzafi809
    @zuhuurzafi809 4 ปีที่แล้ว

    Wlhy wax runey ka hadashey Mamadan ilmaha sida ula dhaqantey noqonayan mid ilaahey Ku hagajiyo moye

  • @royaltv9227
    @royaltv9227 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @user-xw2st7ye9o
    @user-xw2st7ye9o 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah habo how did your daughter know somali....did you take her back home.

  • @fadumoahmed503
    @fadumoahmed503 4 ปีที่แล้ว

    Ilahow oga soo qaad inta hooyo dhan ilma laga haysto

  • @haawohussain9068
    @haawohussain9068 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa in aa runta aa sheektaa

  • @buraaletaajirweyd486
    @buraaletaajirweyd486 4 ปีที่แล้ว

    The child protection system in the West is not as perfect as many of us think. Some Somali Children were snatched from their loving parents for futile reasons & entrusted to a foster family where the father is a pedophole. A 15 year Old girl was devergined by her foster father. The other children were younger than her. These are the children of Warda in the Hague. You can find this in the youtube.

  • @kwar3606
    @kwar3606 4 ปีที่แล้ว +1

    ilmahaga waxkasta ka hormari dhagayso warayso cunttufican sii guriwanagsan cunugu haka so kaco u labis baro cunugaga sida logasobaxo waxa caloshooda kujira hadilin hacayin habarin habahdilin niyada kadhis dinnta bar dhaqanka bar marka inta samayso waka mirodhalaysa ilmaha haka wareegin siba hooyada o ilaalinay hada ha utusin in ad ilalinayso marka kadib cunugaga saxiib aya noqonaysan ishaallah

  • @fadumohussein1276
    @fadumohussein1276 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaha canaab naag nool

  • @hebaali1361
    @hebaali1361 4 ปีที่แล้ว

    Runtaan kugu jecelahay Alleh ha No kadeeyo mamo❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @khadraahmed6097
    @khadraahmed6097 4 ปีที่แล้ว +3

    Haa Wa Ruun Somalidu Ilmaha Waydisha Aniga 6sano Ila iti An Ka gaadhayay 18jir Hadi An heli Laha
    Cid walikay iiga qada walhi waan Raci Laha Dibna Uma So firiyeen wayo waa la idili Jiray wa la ihabri Jiray wa la Cayi Jiray walhi dhiban Ku Jira 😭

    • @simanxaaji228
      @simanxaaji228 4 ปีที่แล้ว

      Qoooq ku haaya hoyadaa bari u noqo waxi lagugu dila iska dhaaf nayaa

  • @theand3973
    @theand3973 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo waankusalaamayaa anigawaxaan imid1989kiijarmalka imanakudhalay kanashapaystay waa waDan aadu wanaagsan laakiin ilmaha waxaan kukorsadaa maroc oo iijirta2saac oo dayaaradah waxaana aadnaa jarmalka fasaxkasta waa muhiim inilmahalagukoriyo waDan Muslim ah intaayyaryar yihiin pofkii awooda

    • @leylasheekh6368
      @leylasheekh6368 4 ปีที่แล้ว

      The And
      Walal aabo miya tahey mise hooyo
      Magaca lagama garan karo fem/male
      Raali noqo
      Marroco iga waran adiga oo raali iga ah in badan Uk aya daganey qalbiga wa ku haya Morocco lakin wax figrad kama heysto

    • @theand3973
      @theand3973 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo layla waxaan ahay hooyo soomaaliyeed

    • @theand3973
      @theand3973 4 ปีที่แล้ว

      Maroc waa waDan aadu wanaagsan waxbarashada aad iyo aad bayufiicantahay waa adoo soomaaliya oonaba jooga

    • @leylasheekh6368
      @leylasheekh6368 4 ปีที่แล้ว

      The And
      Luqada carabiga aya ka wada

    • @theand3973
      @theand3973 4 ปีที่แล้ว

      Layla afcarabi iyo faransiis ayaalagubaraa waxbarashada

  • @muhuboabdi3614
    @muhuboabdi3614 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah keep going abaayo

  • @uhadalchannel7418
    @uhadalchannel7418 4 ปีที่แล้ว

    Somali hadaanaha qalad badan baaleenaha anagoodadaaleeyno waacaaynaa ilmaha qaarkeen

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 4 ปีที่แล้ว

    MashAllah jiroojooga ebid

  • @halimaqaali1040
    @halimaqaali1040 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha kolba waa sidii lola dhaqmo waa masakiin hadad dhibto adna wa lagu dhibi

  • @bisharotube6955
    @bisharotube6955 4 ปีที่แล้ว +1

    ‏ no with a reason walahi wan ka naxay wiilkas kagooracay

  • @foziahassan8816
    @foziahassan8816 4 ปีที่แล้ว

    MashAllah ur daughter

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlhi waaiga qoslisay hebal qofkii kutaabto qaniin 🤣🤣🤣👌

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว

      Shamis Official boodhawkdown ma dawateen kkkkkkkkkkkk

  • @kaltunahmed1506
    @kaltunahmed1506 4 ปีที่แล้ว +1

    jasaku mulahukhayr habo wankafaidnay waxbadan ciyaalyrayr Ayan haysana

  • @khadrasalax246
    @khadrasalax246 4 ปีที่แล้ว

    HBO mcn wn ku bahna Halke tel kaga ha hela somaliland jooga

  • @bahjosheikh1330
    @bahjosheikh1330 4 ปีที่แล้ว +1

    Taas been ma ahan ilmaha ayagoo wawen lakeno waye waxa ilbaxnimo freedom maqlo
    Wa kudhashtan qurbaha ama kukoro walahi iney police uma wacan

  • @Ftun1422
    @Ftun1422 4 ปีที่แล้ว +1

    Caruurta walidkoda laga qato badankod dibjir ayey noqdan. Faiida kujirta maxay tahay? Dadka loogeyo aad bay urafadiyan caruurtas walidkoda laga qato. Cunsurina intas buu raba.