ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Garyaqaan oo Dahir Alasow kabaha la dulmaray 🙈

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024
  • Garyaqaan oo Dahir Alasow kabaha la dulmaray 🙈 #wararka #ciyaalxamar #somalitiktok

ความคิดเห็น • 27

  • @nuurcalaanuur8010
    @nuurcalaanuur8010 หลายเดือนก่อน +4

    Garyaqaan raga garaashaad ka dheertahay
    gacalkana garabkoodiibaa tahay
    Waliba geesi Habar gidirabaa tahay
    Gobonimada gurigeedibaa tahay
    Garyaqaan gobanimo udirikiiba tahay

  • @nuurcalaanuur8010
    @nuurcalaanuur8010 หลายเดือนก่อน +5

    Garyaqaan inaadeer daahir waa kaa qaldanyahay warkaaduna waa run anoo gabar sacad ah oo rer hiloowle ah waxaan ku leeyahay raali ahoow inaadeer habargidirna adaa madax u ah daahir hala mid noqon

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 หลายเดือนก่อน +2

    Dahir caawa ilka ladhigey ee maydkiisa qaata Dahir ya u xiga oo midkiisa aassaya 😅😅😅😅😂😂😂

    • @user-vl6qv9nt2c
      @user-vl6qv9nt2c หลายเดือนก่อน +1

      Aryaa aryaa mesha halaa imaanaha hal abuur la imada sida dahir calsow tuuksi haku jirinaha

    • @Gudbiye1
      @Gudbiye1 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-vl6qv9nt2c
      Aryaa wuxuu nooga sheekeeyay nacasnimada Dahir Alasaw balse Sacad waxba kamuu odhan adiga halkee wax ka dareentay?

  • @Somalitiktok12-wu8db
    @Somalitiktok12-wu8db หลายเดือนก่อน +1

    Guuleyso brother

  • @maryamkhalif8064
    @maryamkhalif8064 หลายเดือนก่อน

    Wcs Garyaqan waxatay Nin qaymobadan lakin fadalan qabiilka nagadaya dadkeeni dalkeeni mel adag bay marayan dhaliyaredeenina qabiil Iyo waxay kawarmayn waxan micnalahay anga qabilka matageero . Lakin
    Waxan Dhaman kacodsanlaha walaalaha Somaliwen wanaga Iyo midnimada kashaqeeya
    Madsanid

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r หลายเดือนก่อน +1

    Saleebaan Sidigta Maal oo. Sareeyihii 🙏

  • @MahadAxmed-y3o
    @MahadAxmed-y3o หลายเดือนก่อน +1

    Saruur waagub maxakaledahay❤😂

  • @fardowsaelmi8475
    @fardowsaelmi8475 หลายเดือนก่อน +1

    NIYAHOIW ILKA DAAA DAAHIR MAGAARTID

  • @Hure31816
    @Hure31816 หลายเดือนก่อน +1

    Garyaqan u R smart than daahir qabyaalad

  • @faysal9536
    @faysal9536 หลายเดือนก่อน +1

    Garyaqaan daahir ma gaadhid cuqdad iyovqabiil baa kula hadhay

  • @user-vl6qv9nt2c
    @user-vl6qv9nt2c หลายเดือนก่อน

    Aryaa aryaa mesha halaa imaanaha hal abuur la imada sida dahir calsow tuuksi haku jirinaha

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 หลายเดือนก่อน

    😂😂 😂😂

  • @Amaalgaming12
    @Amaalgaming12 29 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk😂😂😂

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 หลายเดือนก่อน

    Abti si xun ayaa lagaaga raayey run miyaa funaanada aad wadatana sawirkii aad jecleeyd ayaa ku sawiran misa maba taqaanid sawirka funaanada ku sawiran oo waad iska soo gadatey

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 หลายเดือนก่อน

    Sxb arinka uu daahir calasow uu dadka uu ku caawinaayo isaga iyo umada somaliyeed ee garabkiisa taagan caqli ma lihide cayda iska wado caqliga ayaad hadashay

  • @calicarab940
    @calicarab940 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 หลายเดือนก่อน

    Asc wallahi ninyahow ani waxaan ma daawado ,Lakin runtii ,Daahir waa jiran yahay ,Kuwo jiran oo dabanaagays ah baa u fadhiya .Dadkaan uuleeyahay waa caawina ,Waa dad masaakiin ah .Marka irsaaqadii baa halkaas ka gashay .Waa jealous, Wallahi Waligeed baa la cayaari jirey game .Waana lakala adkaadaa. Bisinka wadnahaad istaajisey.

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 หลายเดือนก่อน

    Waxaa rabaa inaan labadan nin ee hg inaa falaqeeyo labadab waa wiilal somaliya oo hadan hawiye ah kana ah qabiilka hg waxayn u sii kala baxaa sacad iyo saleeban waxaa rabaa inaan ku horeeyo garyaqaan magac fiican waa wadataa because gar yaqaan micnaheedu waa qof wax guda waxna gooya laakin waa qaadan la tahay inaa waxii kugugu dhacay ay aheed wax iska caadiya laakin adiga waxaa ka gubanaysaa why la iiga raayay anigoo nin hg ah why iigu cayaari way seen hadaad tihiin hawiye or hg laakin waxaa laga yaabaa inaan si fiican laguu aqoon because marka aad social media soo galaysay waxaa ku soo gashay wanaag iyo inay dadka kuu siman yihiin aadan ka soo hor jeeday dadka lagu xad gudbo iwm markii danbana caay iyo aflagaado iyo cid aad cafiso ma laheen daahir maxuu kuu cayaaraa dagaal baa idinka dhexeeyay marka samar dadku waa wada ciyaaran wwaligoodna qof bay guush raacday waxaa laga yaabaa wax badan oo dhihi la heed oo denbi ah inuu illah kaaga joojiyay inaadan raayin because Mj ayagoo kula cayaarin baa dharka ka dhigtay hadii aad raayi laheed rasaas baa la dhaci laheed oo cid aad cafin laheed ma jirin laheen marka iska daa dhibka iyo daalka kaa muuqda naftaadan ha murjinin ok. Daahir calasow somali ayaa waxay ku maahmaadaa dameer farsa gaari waa social media dhanka somalida hawiye or daarod daahir way wada yaqaanan because wax badan ayuu social media ku jiray oo ilmah caloodha hooyadood marka ay ka soo baxaan waxay jecel yihiin daahir culusow oo run ah in kastoo marba cid uu calanka iska saarto uu dhalinyada iyo dadka xoogaa waaweyn inuu isku diro or ku caayo qabiil markastan gar leh hadii uu ku caawin waayo waxaa lagaa rabay inaa tiraa war ninyahow rag waa dagaalaa laakin maanta adiga ayaa ku soo mudtay ee dadkaaga kugu xiran igu caawi si ay iigu cayaaran laakin ma aadan samen waa lagaa badiyay caay iyo aflagaado ayaa gaysanayaa waa wax laga xishoodo waxaa ku dhihi lahaa shaqeeso ee iska daa dadkan ayay dhiig kugu karin wabilaahi towfiiq peace and love 💕

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 หลายเดือนก่อน

    dhashiy caadiid daagaalka jojiy

  • @likerdebeti3613
    @likerdebeti3613 หลายเดือนก่อน

    Lacagta ladirayo dad masakin baa loodira oo ubaahan lkn 9ka million oo lagaga badiye oo micnadarada kubaxde kwrn nacala waxa tahe kuyaal cawankiiyo laangaab

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 หลายเดือนก่อน +2

    Wiil wuxu ku hadlay run dahir runta usheg duligas dadka ku ciyara magacoda hawiye iyo habargidi tona mametelo ee runta usheg

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 หลายเดือนก่อน

    War orad shakheyso

  • @tolmoonweheliye8875
    @tolmoonweheliye8875 หลายเดือนก่อน

    Runbadanaa

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 หลายเดือนก่อน

    Wali tacsi aa ku jirtaa miyaa😢😢😢😢dhafar aa kaa muuqda iyo gaajo viva MJ

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 29 วันที่ผ่านมา

      Qalbadda Jaban Qofkaan. Yuus Iyo Calaacal badnaa Bisinka.