WAXA I NIYAD JABIYAY. IYO DAGALKA AAN MALIN KASTA KU JIRO .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 54

  • @MssHayaat
    @MssHayaat หลายเดือนก่อน +12

    Hamday hda rabtid inaad daqalo sameso istiqfarta badso wa balan qadka illahy suratu nux marka guriga hagajinesid si aqriso ilmahana bar inte yar yihin se ugu noladan ila ayago wen hda dunida hormar kasamena dahdo adna alihi Iska laha rali galinin so dib ma ahan apayoy I,a ada cod nagu hesato naga garsi walalaha ine istiqfarta badsadan mahsanid 🌹❤❤❤

    • @NajmaAbdi-d4w
      @NajmaAbdi-d4w หลายเดือนก่อน +1

      Xaqiiq wlh wa runtaada ku xirnaashaha alah iyo istiqfaarta guul ayaalagu gaara aduun iyo aqiraba xasiloni iyo daganaan ne walagu hela❤

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm หลายเดือนก่อน

      waa run abaayo jazaakallah qeyr ​@@NajmaAbdi-d4w

  • @Dreamgirl-o7m
    @Dreamgirl-o7m หลายเดือนก่อน +1

    You motivate me like my mom if I feel disappoint I watch you thanks million times ❤❤❤

  • @laila8091
    @laila8091 9 วันที่ผ่านมา

    So true sis subhanallah may Allah make it easy for us to overcome our nafs, amiin

  • @LayloAbukar-hx2ii
    @LayloAbukar-hx2ii หลายเดือนก่อน +2

    Abyo mcnto wlhi aniga iga hadleysa dhanka waqtiga adbaan ugu xumahay sidan waqtigeyga ugu cayarayo abyo oohin aa iga kentay abyo ilaah dartiis anku jeclahay❤ muqaladan nosobadi codsi waye dhaqalaha wax badan aa kafaiday ilaah haku barakeyo❤

  • @saadiajelle
    @saadiajelle หลายเดือนก่อน +2

    Thanks for this video sister I really needed it

  • @Abyanlady
    @Abyanlady หลายเดือนก่อน +1

    12:26 وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤❤ جزاك الله خير 🫡🫶

  • @hodanbarre4176
    @hodanbarre4176 หลายเดือนก่อน +2

    Waaa geesiyad marwaxoy waxad tahay farid faraxalan waxad tahay boqortoyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ cadawgaa u nolow dawashadaada kama daalo guul Hada waxan bilabay iin aan waxa layidha dayn iska dhamayo kadib aan horey u socdo I love you my queen love ❤️

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa หลายเดือนก่อน

    Xamdi illahey haku barakeyo Nosoo badi dhiragalina iyo sida Nafta looga adkaado adiga umbaa Nafteyda warkaa maqshaa❤❤❤❤❤.
    Waxaan kuu duceyaa habeenkii waan ku faraxsanahay Hurmarkaaga. Mesha aad jeceshahay illahey haku gaarsiiyo❤❤❤❤❤

  • @yaasmiincabdi
    @yaasmiincabdi หลายเดือนก่อน +2

    Amazing video thank you hamadi ❤❤

  • @deqalula9707
    @deqalula9707 หลายเดือนก่อน +1

    Anoo lay qabay iyo hadda oo aan single ahay bn kudaawadaa ❤
    Shukran qli

  • @KawsarQali-p8u
    @KawsarQali-p8u หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh allahuma barik hamdi ❤

  • @haalinasri7085
    @haalinasri7085 หลายเดือนก่อน +9

    Salam caleykum walashay waxan ka codnaya inad vidéo yada minute ka aad no kordhiso ado mahadsan intan 2min camal ila tahay wallahi 😂 allah ku jeclado

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน +4

      Haye abyo ❤❤❤

  • @NaciimoMaxamad-s5w
    @NaciimoMaxamad-s5w หลายเดือนก่อน +2

    Thanks qxry ❤❤❤❤

  • @IkranSalax-yg6ys
    @IkranSalax-yg6ys หลายเดือนก่อน +4

    Mashaa allh

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah xamdiyey maanta waad nuureysa allaha ku siyaadiyo rinjiga cidiyaha la marsado labiska wuu so saraa 😍

  • @Anuush89
    @Anuush89 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran Habo Hamdi❤🧠💪

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah 🙌😍

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 หลายเดือนก่อน +2

    Haa wlle wy jirtaa waxaan rabaa inaa nan ku mashqul dadka shaqsiyadooda aan ku mashqulo nftyda I.a waa sidaan rabo 2025 hadduu alle idmo . 😊

  • @amaldualleali5368
    @amaldualleali5368 29 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid abaayo

  • @aminogarad2974
    @aminogarad2974 หลายเดือนก่อน +3

    Hamdiyey salamullah ina ader ❤

  • @MiskiThahirMohamett
    @MiskiThahirMohamett หลายเดือนก่อน +2

    Fast one ❤alxm

  • @raaxojanaale8325
    @raaxojanaale8325 หลายเดือนก่อน +3

    Naftaydaa iga adkaaty lkn sanadkan 2025 kabo yar ba xidhay sidaa uga adkaan laha

  • @FaraxmaxamedCismaan-vn2tc
    @FaraxmaxamedCismaan-vn2tc หลายเดือนก่อน +1

    Thanks xbbti

  • @اقبالعبدالرحمن-ص9د
    @اقبالعبدالرحمن-ص9د หลายเดือนก่อน

    Xamdi mahadsanid qlpi wllhi anigo jamacada ka caajisaysn arkay vedio gan ❤

  • @FatumoAli1
    @FatumoAli1 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 🎉

  • @ابواحمداحمد-ن5ف5ذ
    @ابواحمداحمد-ن5ف5ذ หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله

  • @Sittie-u9q
    @Sittie-u9q หลายเดือนก่อน +2

    Rabow wan dadale maxay dunidu ididay 😢 doqona ugu dananisay isagon waliba doneyn ana igu dadisay ano wali dadalaya😢

  • @HodanMahamoud-y6l
    @HodanMahamoud-y6l หลายเดือนก่อน

    I liked wlhi waxn ahay qof wax ka dhex guxaya tasi run waye hami ban leyahy

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 หลายเดือนก่อน +1

    Xamdi horey usoco oo yeeysan ku niyadjebinin kuwa niyd jabsan ee naftaada kow kadhig caruurtaadu labo hadii aadan naftaada kow kadigin sida aniga oo dada dhexe ah ama midl age ah ayaad laba boring ku hitineeysaa

  • @aishakeef
    @aishakeef หลายเดือนก่อน +2

    Naftaada run u sheeg💯

  • @ileyasohan8153
    @ileyasohan8153 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wan ku salamay hamday wllo aad ban kugu bahanay mar un ijawab xalad confuse aa an ku jira mahadsanid

  • @ابواحمداحمد-ن5ف5ذ
    @ابواحمداحمد-ن5ف5ذ หลายเดือนก่อน +1

    ،Guulayso Walshay

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family thank you so much for good advice and the white nail polish 💅 is cute 🥰 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷

  • @muunaqaali1085
    @muunaqaali1085 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq wlhi waa inaa runta isku sheegi karto allow qiyaali hanagu noleeyn iyo inaa dadka nolasheyda been uga sheego

  • @ridwaanahmad1217
    @ridwaanahmad1217 หลายเดือนก่อน

    Waxaan jecelhy ina is badalo dhankasta lkn dibudhgasho I ebty ila tali

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 หลายเดือนก่อน +2

    Mhdsnd abyo wax badn kaa faaidey alxm waxyaabo qaar aan ahaa ayaad ka hadashy wlle

  • @ابواحمداحمد-ن5ف5ذ
    @ابواحمداحمد-ن5ف5ذ หลายเดือนก่อน +1

    Inan dhirigalinbad taheee

  • @umumustaqiimbintuibrahim9484
    @umumustaqiimbintuibrahim9484 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtaa xamdiyey runtu waa qaraar naftuna ma ogola hadana waa lagamamaarmaan inan runta isku sheegno naftuna lajihaadno

  • @QueencasiisaMARIYA
    @QueencasiisaMARIYA หลายเดือนก่อน

    Salatul layl ka ila 2023 baan rabay inaan bilaabo dhex Daan uga tagaa marba waa joogteen a alhy

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm หลายเดือนก่อน

      cishaha la duko abaayo

  • @ZahriinaClaahi
    @ZahriinaClaahi หลายเดือนก่อน

    Abyo hamdi waxaa noso badisaa waxbarasha ku sabsan Oo her loga garo ani talefan I dhameyey tasna kaso hadal

  • @salmaAbdikadirDahir
    @salmaAbdikadirDahir หลายเดือนก่อน +1

    Snapka igasoo jwb wllo

  • @IkranMuse-t2c
    @IkranMuse-t2c หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 หลายเดือนก่อน

    Ala maxa jiro dad qiyali ku nol Ani waxa iga madow Ina wax mel dhigto weel Daba dulelo ma maqli jirtsy wàa Ani tan kale waxa Laga Yaba qofki wax iwadisto Ina siyo fatal ma maqashay

  • @MohamedNasro-zt2lp
    @MohamedNasro-zt2lp หลายเดือนก่อน

    Abaayo snap ka maxa kugu qoran wan arki I iso sheeg abayo ,

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน

      @@MohamedNasro-zt2lp Hamda home decor

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 หลายเดือนก่อน +1

    Waxn isku kari wayat inan goor hore seexdo wx iimuhiima kuma so jeedo hamdiyay 😢

    • @H-b7m
      @H-b7m หลายเดือนก่อน

      Telefonka hurda la aan bee keenta

  • @RoodaCali-rt5nx
    @RoodaCali-rt5nx หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤