Maamulada Puntland Iyo SSC Khaatumo Waxay leeyihiin Hal cadow, Dhulbahante waa ku filan yahay SNM..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 48

  • @axmedjanagale6845
    @axmedjanagale6845 9 หลายเดือนก่อน +5

    Walaal balwaan run sheeg baad tahay

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 9 หลายเดือนก่อน +5

    ❤❤❤❤Masha Allah guul ssck alhamdullilallah

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 9 หลายเดือนก่อน

    Guulayso balwan journalist the top ten ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👋

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 9 หลายเดือนก่อน +1

    Harti waa midi nagaaha iyo nimanka caacale dhulubahante iyagoo tikiniko iyo ciidan hayasan baya keligoodo bil banaaka uga saarane muuse juudan iyo mooroyantiisa sool waaba isagoo maanta hubu iyo ciidan hayeseta iyo tikinoko waan mideyesan yihiin maxaa ka bedeli kartaa cadowoga derebiyada hajiidho 😳

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 9 หลายเดือนก่อน

    Maanshallah. Waa runtaa aboowe ❤❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan dhiiqo keligii taliyaha jabuuti muuse juudan waxay qaadi karan majiroto walee iyaga dhuluka lagu jiidi doona markana waa markii muuse juudan guriga moorogan laga soo saari lahaa inshaa Allaah😳

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 9 หลายเดือนก่อน

    Dhuuni qaate horogala oo miidhiyaha ka caaca leeya waxabo u madhici karaan wada ay u socotaana kama leexeni karaan puntland iyo SSC khaatumo guul guul inshaa Allaah❤️🌺💪🏇🏿

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip หลายเดือนก่อน

    Doqonti majeerteen nabada ayaa dhibeysee so soco siraadey badhyo culus ta from ssc

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 9 หลายเดือนก่อน +7

    Balwaan Walaal Puntland Iyo Ssc Wa Qoeys Family Ah Waxbana Ismabadalin Puntland Ssc Wa Walaalkod Kaweyn Marba Reerki LASo Weraro Isuhiilinayan

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 9 หลายเดือนก่อน

    Balwaan illaahay ha ku xafido Amiin yarabi.

  • @karaamGeneralStore
    @karaamGeneralStore หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😊😊

  • @maslax1119
    @maslax1119 9 หลายเดือนก่อน

    Mashalhaa 👌👍

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k 9 หลายเดือนก่อน

    Haa c,laahi hanoo biqin dadaal.baan samaynaynaa

  • @RahmaNuh-v3w
    @RahmaNuh-v3w 9 หลายเดือนก่อน +2

    DHANKAAN SSC ISKUMID ISKU MABDA AYAAN KA NAHAY SSC ILAAHEEY AYAA GANIIMO XALAAL AH LASOO DOONTAY SSC NASIIBKA AYAA KA BATAY OO GUDOOMIYAHA DEGMADA HARGEEYSA AYAA ILAAHEEY UJIBIYAY

  • @mohamudhabib4791
    @mohamudhabib4791 9 หลายเดือนก่อน

    Viva soomaaliya, soomaaliya Hanoolaato

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maaha dhulubahante ee iidoor waaye iska dhigaya dhulubahante oo nefisi siyaasade karaadinaya intaa dhulubahante ilaaha kadhigaya raga iska celiya cidii soo raadsata 😳

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 9 หลายเดือนก่อน +1

    ssc guul puntland guuul insha allah❤❤❤❤❤

  • @bby6
    @bby6 9 หลายเดือนก่อน +2

    Balwan dhulbahante ama ssc khatumo qabiil way ka gudbeen wa dowlad buuxda hada

  • @axmedjanagale6845
    @axmedjanagale6845 9 หลายเดือนก่อน +2

    Lacag baa la siiyey dadka qaylinaya waa.sidaad sheegtay

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wacyi gelintu waa furha guusha wll Abdullahi balwan guulayso guulayso wllqaliyad tahay cadowgagu ha jabo alle ha jebiyo marka lagama yaabo in ay taasi dhacdo haday xita yidhahdan maanta heer cidamadi ssc o noc kasto cidna leh o ay ogyihin in ay ku filanyihin dee way ka tegi karan lakin malinti dagalka cusla iyado u socdo subaxa dhawr saacad bay ku so galen marka ragu way ka dhashen dhulka Wana in ayso deganba deganada dalriixa lagu degamaysto dhulbahante waa kuwii layiqin o manta tababa bar iyo huba way ku filan yihin

  • @samiraabdiali617
    @samiraabdiali617 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa inta oga baqaya rer cabudwaq iney dhabar jibiyaan dadka rabo iney pundland gardaro kuweraraan

  • @Foos-jw7yu
    @Foos-jw7yu 9 หลายเดือนก่อน

    20 maalmood marki uu dagaalku socday ayaa gurmadkii ugu horeeyay gaaray laaska oo ahaa Cumar maxamuud sxb

  • @faadumocali-yt9zp
    @faadumocali-yt9zp 9 หลายเดือนก่อน

    B❤LWAAN. ANIGA OO GABAR MJ AH MA OGOLI IN DHULBAHANTE KELIYA DINTO NAMANA QABATO .DABA CAYUUNTA WAA IN LA SOO AFJARO .DAD KA NASABSAN OO KA MAGAC DHEER AYAY RABAAN INAY HAYSTAAN. WA IN GOOBIHII LAGU NOQDAA. AMA DAWLAD HA AHAADEEN AM QOWMIYAD HA AHAADEEN. WAA IN HADII KALE CIIDAMADA LAYSKU DHAFA LABADA MAAMUL. DHULBAHANTE KELIYA IN LAYSAGA DHEX BAXO NAMA QABATO. CIISA DHUUX 2SAAC BAY UGU TEGI KARAAN. CALI JIBRAAHIIL,DISHISHE IYO CALI SALEEBAAN SIWAAQ ROON KULI QAR BAA HARAY EE

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 9 หลายเดือนก่อน

    Ninkii ssc neceb anagana waa neceb nahay hadaa harti nahay ❤

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 9 หลายเดือนก่อน +2

    Haku kalsomina qof an Waxba ahayn o hadu rabo darawish idinku sheganay o is xiijinayo ad argtan waa kuwa nolosha ka dhacay tolkin yan laydinku jirin wll Abdullahi balwan madaxaga kor alle ha yeelo wll qaliya tarikh da ku xusi doonta mahadsanid

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 หลายเดือนก่อน

    C.balwaaaaaaan halgamaa sare

  • @abdirizakhussein9125
    @abdirizakhussein9125 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xisaabda waxaad ku darda cidamada liyu boliska OO tiradooda laku qiyaaso kontonkun waa diyaar waqtiki loo baahdo

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 9 หลายเดือนก่อน +1

    Yes geesi saas weeye ee guulayso

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 9 หลายเดือนก่อน

    Balwan ninkan quusan isagaa quus ah

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854 9 หลายเดือนก่อน +1

    Man sha alah

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip หลายเดือนก่อน

    Dan Daansiga waxaa wada badhyo culus ta micnaha majeerteen ka laakin way ogaan donan key caano uga quban doonto

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 9 หลายเดือนก่อน

    Dowlada dhexe uma aqonsana ssc mamaul hadi ay aqonsantahay shirka lagama rebi lehen e mawelada caruurta kada

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip หลายเดือนก่อน

      Abaarsho land yaa aqoonsan 34 kkkkk aqoonsi uma baahna ssc muhimadu waa dhulbahante mideesan darawishti so kacday

  • @abdirizakhussein9125
    @abdirizakhussein9125 9 หลายเดือนก่อน

    Sida aad sheegayso hadlay dhacdo waxaa dib looki noqon
    1991

  • @Neima1000
    @Neima1000 9 หลายเดือนก่อน

    Asc balwanow, xumatodhan wa ismacil comar iyo masibada uu qabo qadra maxamud xaïd weyin xassan dhico wa ladiira isgu aqliga ku yaar wa jabuti kılı fidna

  • @choukrisaid5525
    @choukrisaid5525 2 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @choukrisaid5525
    @choukrisaid5525 2 หลายเดือนก่อน

    Jaloux

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 9 หลายเดือนก่อน

    Waxan isweydiya labadan mamul waxa laga rabo!danahoda ayey watan cidna dulan kuma aha! balse wala deyn wayey!waxey ilatahay dhulkoda ayala raba iyo inla gumeysto!Balse dadkasi wa dagal yahanka somali,war aman siiya!#

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 9 หลายเดือนก่อน +1

    maansha allaah guul

  • @AliAbdirisag
    @AliAbdirisag 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kalay darodka ma qalman miya hal Malin waxba kama shegtid nacas abgal maxamed muuse ku dilo mala waye cape town

  • @AliAbdirisag
    @AliAbdirisag 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abgal xabad kugu dhufto s/africa malaga waye beenaale Aya thy nagyahow

  • @AliAbdirisag
    @AliAbdirisag 9 หลายเดือนก่อน +1

    Beenloow shegato thy ama handicap Aya thy

  • @AliAbdirisag
    @AliAbdirisag 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dislike