Ahmed Rasta and Abdiwali, Hees Cusub Wadaniga Guntaday "Wadani", by Socdaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @maxamuuddaauud5162
    @maxamuuddaauud5162 10 ปีที่แล้ว +3

    Waa hees wadani ah oo ayqaadayaan labo fanaan oo aad qaali u ah noolaada fanaaninta sharafta lahoow noolaada noolow jaale mareexan wadani dhab ah waa mareexan

    • @ayeeyosoomaaliyeed8592
      @ayeeyosoomaaliyeed8592 7 ปีที่แล้ว +1

      Maxamuud Daauud mareexaan waa tolkay lkn waa dad qabiil jecel waxa waa laga gudbay inadr somali waa somali kii aad fahanto lala jaanqaadaa no.qabiil

  • @fadumoadan9357
    @fadumoadan9357 8 ปีที่แล้ว +5

    wooow weli ma arag hees wadani saan uu macaan ama sida xaqiiq wadanka uu yahay ka hadlees caleeeeg

  • @salmanaxmed2593
    @salmanaxmed2593 9 ปีที่แล้ว +4

    allooow wilasheena xafid well done rasta iyo sayidka nolada dhamaan

  • @xafsoabdirahman9164
    @xafsoabdirahman9164 7 ปีที่แล้ว +9

    Abdiweli iyo Ahmed rasta madaxeni kor Allaha kadhigo cadowgiina Allaha hoos kadhigo

  • @abdiwalisayidka9893
    @abdiwalisayidka9893 7 ปีที่แล้ว +7

    war hooy ana heesban rabaaa for only rasya...samigayga sayidka

  • @aishaelmi4591
    @aishaelmi4591 8 ปีที่แล้ว +3

    masha allah ahmed rasta nd sayidka noolada waligin

  • @daahiribraahim2360
    @daahiribraahim2360 9 ปีที่แล้ว +1

    qalid ahmed roble waa adiga rayigaaga sida u dhigtay heesta lkn xaqiiqda wa sideey u qaadeen 2ada fanaan Ee qaaliga ah axmad rasta iyo c/wali saydka maasha allaah wadaniyaasha igu qaaliga ah afkiina caano qabow mar kasta heesaha isla qaadaan aad iyo aad ayaan u dhageysta iinoolaada cimri dheer insha allaah

  • @Bashi869
    @Bashi869 7 ปีที่แล้ว +21

    afar sano ka hor ayaan meeshan wax ku qoray. war "like" igu booba iina soo duceeya in wadanigaas Illaahay iga dhigo

  • @Muakib
    @Muakib 12 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw I love this song, runtii reer america have awsome singers!

  • @AnfacD
    @AnfacD 10 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH waa hees wadani ah oo aad u macaan Mahadsanidiin kuligiin W.L.F.S.

  • @naciimoxasanjamac9984
    @naciimoxasanjamac9984 7 ปีที่แล้ว +7

    axmed yare jubbalan wax la dhaho ma jirto ee kenyo kismaayo haka baxdo waa la isbarane mareexan waa geesiyada somaaliyed waa la isyaqaanaa

  • @amal519
    @amal519 11 ปีที่แล้ว +2

    2 bada fanaanow guulaysta waligiin, bilicda iyo rayn raynta shacabka daawanayo kamuuqato inaba caadi maahan, waa laba fanaaneen laquuri karin,
    tolow yaa inoo garnoqi doona aniga iyo 2 badan fanaan, heestoodi waan ku mashquulay mar walbo na inay igu cusubtahaad moodaa daawashada iyo dhagaysiguba,

  • @jilibey1322
    @jilibey1322 8 ปีที่แล้ว +8

    waan idwada jeclahay eeillhay uga toobad keena heesaha waxaalamari doonaa sakaraad oolahor istaagi doona eebe marka towba yaarabi haladhaho IA

  • @axmedyare4096
    @axmedyare4096 11 ปีที่แล้ว +4

    Nin beeralay ah ayaa wiilal yari kasoo xadeen Sabuulo xasiid ah, markaasuu raadkooda soo qaaday, waxuuna u yimid iyagoo amin maqrib ah dugsi quraanka jooga oo shaafii qaadaya (shaafii waa duco habeenkii dugsiga laga qaado) Odaygii inta madaxa gilgilay ayuu yiir '' Alla maxaa tuug shaafii qaadaya''

  • @hassanmahamedali5881
    @hassanmahamedali5881 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan macnaheeda markale ayaad fahmi doontaan

  • @Bashi869
    @Bashi869 11 ปีที่แล้ว +2

    Alla heestu macaanaa ma siilbaa.

  • @MohamedOmar-rv6jx
    @MohamedOmar-rv6jx 12 ปีที่แล้ว +2

    Heestan Waxaa losameyey Wadaniga Guntaday Caleeeeeeeeeeek

  • @abdixasan6660
    @abdixasan6660 12 ปีที่แล้ว +5

    YAA SALAAM WAA HEES IYO BADH NOOLAADA SAYIDKA IYO AXMED RASTA WAA FANAANIINTA QARNIGA WALEE KHAATUMO STATE IYO SNM TALOW YAA UGARNAQI DOONA

  • @mohamednor6383
    @mohamednor6383 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah sxb sare mid lamida ah

  • @MohamedOmar-rv6jx
    @MohamedOmar-rv6jx 12 ปีที่แล้ว +2

    Geesiga Dadkiso Dhulka Garka kahayow Shacabkad utahay Garab Guule kulajiro Guuleyso Waligaa Waaaaaaaaaaw

  • @samatarjafaa8712
    @samatarjafaa8712 11 ปีที่แล้ว +4

    A||♥♥✔ viva gedo i'm proud 0f it'

  • @nasramohamed103
    @nasramohamed103 8 ปีที่แล้ว

    mash alla xadisku ha dhaco

  • @amal519
    @amal519 11 ปีที่แล้ว

    tolow yoo ugarnaqi haa tolw yow ugarnoqidoona, waaw waxaasaa cod iyo murti kaa ah,
    codka iyo murtidu ba waa hibo ee maahan waxa sanadahan danbe yaacayee waxay rabaan ku qalaadayo. thumbs up hadaad 30 koor dhageesatay walina aad la dhacsan tahay.

  • @habonmacan9008
    @habonmacan9008 11 ปีที่แล้ว +1

    geesiga dadkiisiyo dhulka gaarka kahayo shacabka utahay garab gurya samo usahanshoo guula kula jiryoo guulesiga waligaa soomaliya hanoolato

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 7 ปีที่แล้ว +1

    waaw qatarsana kuwaan waa fanmanin ad u coodmacan oo weedeniyin ah mansha alah somaliyey ya ugarnaqidona daarood dhaarsan oo doowlad raba iyo hawiye aan maarna doowlad dooneyn oo raban inay meelihi la dhiisaaba fuuqfuuqsadana waa yab tolow ya uugarnaqidona afrikan yuuniyanka aaya uugarnaqidoona

  • @khalidahmedroble2079
    @khalidahmedroble2079 10 ปีที่แล้ว +2

    wadi aan jaale mareexan ahayn ma jiro sxb second waa gaaljecel kkkkkk

  • @safhs
    @safhs 5 ปีที่แล้ว

    Ala run badana siyadki dhisay dalkiisa iyo mooryaanki fiiqde burburiyey dhulkiisa tolow ya u garnaqidoona alow kuu naxariiso sitad

  • @simanabdi6237
    @simanabdi6237 11 ปีที่แล้ว +1

    awsome they have sweet voice

  • @raahaabdullahi1979
    @raahaabdullahi1979 6 ปีที่แล้ว

    Waoky wadani

  • @jamaomar2039
    @jamaomar2039 11 ปีที่แล้ว

    wadani dhab ah ilaah haa dhudhowro

  • @mahadabdullahi9520
    @mahadabdullahi9520 4 ปีที่แล้ว

    Axmad rasta w

  • @runtamaantalivertd5858
    @runtamaantalivertd5858 11 ปีที่แล้ว

    Ya salaam

  • @05Mizz
    @05Mizz 12 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan qufki hestan wadaniga lyrickeda yaqano haiso qore

  • @isniinoamiir5952
    @isniinoamiir5952 11 ปีที่แล้ว +2

    wiil barakaysa ma tigin mareexaan waa dadka ugu gobsan daarood majeerteena waxba kama qaadayo taas waa la og yahay horta ku hishiiya putladn kadib hadla

  • @amal519
    @amal519 11 ปีที่แล้ว

    Kikiki wiil barakeysanoow barakadii xageebay kaa aaday waa su aal da wayn?

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 11 ปีที่แล้ว +1

    war xumaaaa war xaraaraaa midkaaan ookiyaalka wato kkkkkkkkkkkk

  • @Bashi869
    @Bashi869 11 ปีที่แล้ว +1

    Heestu way shidantahay, aad baana ugahelay. Laakiin Gabyaa ina Suldaan baa ii gooyay oo aanan garan, fahmina. Ma Abwaan reer Baardheere ah baa?

  • @user-ef9sg8sm3c
    @user-ef9sg8sm3c 7 ปีที่แล้ว

    toloow yaaugrnaqidoona

  • @axmedyare4096
    @axmedyare4096 11 ปีที่แล้ว

    Mareexaan wadanibaa tahay inta lagu siray ayaa Jubbaland laga hor keenay. Ka xaab xaabiya waatan aad shanta meelood u qaybsanteene.