wadan keygoo kala dambeyn iyo dowlad raagta illahayow itus inta nolahay caku iyo nasiib xumo hadii aan san ku dhinto bilaa dowlad qabiil iyo isxasad ku dhalo ee ku kor qurbaha u qax ku gurso ee caruur ku dhal ee ku kori ciil ciil badnaa
Wcs wr wb akhii marka hore jazakallahukheer marka xigta umuda ALLAHAYOW so hanuunidhe uducee ha habarin wayo habarku maficna dadka unasexee ruuxi ALLAH wafajiyo hanuunka wuu hanuunsama medkan ALLAH wafajina ma hanuunsamayo marka akhii wanadada wad ducana ku dar habarkana inaga daa wlhi aniga ahan majecli hesaha hadana wan ega marmar balse qalbiyan ALLAH aya i og inan iska dayan jecelahay waxan kuduceysta inoo ALLAH inacsiiyo heesaha gabar ayan ahay lkn magac wiilba igu qoran marka akhii nooso wada ducee inuu ALLAH naga wada hanuuniyo heesaha iyo dhaman wixii dunuub an ku geli karno
Sorry aad ayeey ii qiira galisay heestaan dhabtii waxan ahay shaqsi u istaagay inuu u halgaba dalkiisa kuna difaaca naftiisa aad ayan u jeclahay fanaaninta soo curisa heesaha dhaqaajiyo qalbiyada nada Alllow Noo dalka gacanta No soo gali Naga xuree qabyalada iyo qaain wadan👏
Macaanka dhulka hooyo wxa dareemi kara kali qofka dhul shisheeye joogo.InshaAllah way iman.....
Anigna wn Iman🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❣️💯💪
Apapapap hees wadani oo macaan weeyi insha allahu waay iman ❤❤🙏 soomaliyeeye like ha ila dhaafani fadlan We love you All somalia 💗👈
Runtii waa hees qiiro leh
Wxaa dareemi karta
Inta dalka hormarkiisa jecel
16/6/2023 galab jimce aah sacadu tahay 15:19 galabnimo dhageysaja heestan isha Allha waay imaan soomali Allow nabad kadhiig🇸🇴🙏🏻❤🌍🇸🇴🥰🇸🇴🤲❤ isha Allha waay imaan
2024 ayan meshan so boqday hestan TikTok ku arkay iso jidaty wlh 😢💙
Runti wa hees qiiro leh ani waxa si aad itaabdey habo erey oo ah ano nol ma argayaa iyo insha allah wey imaan 😢😢
Wlhi ani ma ihii marexaan lkn waxa amiinsanahy marexanka inee yihiin wadanii wayo qofkaa wanagsaan waxa Ku kasee inee leyihiin cadow badan waa wadani wlhi wana jecelhy side marwalbo uu jeceliyihin wadankoda iyo somalidoda hatane wlhi walikood ma arkesiid ayako dad ishestaan
Ahmed Rasta i support your songs
Insh allah wey imaan ilaaahow dalkena noo ha gaaaaji I love soomalia
Insha Allhu way iman oo nu ku naaloon ku Raxaysan nabada iyo Barwaaqo
Allahayow adaa weyn Oo waaxid ah intaan noolahay itus dowlad somaaliyeed mid ah Oo xoog leh
😭😭😭😭INSHA,ALLAHU WEY IMAAN INSHA,ALLAHU WEY IMAN
#NoQabiil Somali waa hal Aneey From Burco Gobolka Waaqoyiga SOOMAALIYA Waan jecelahy Somaliwen Haal baan noo nahy
Inzha allah wan arkyna samra dadkaygiyow 😭😭🇸🇴❤️🙏
good
Masha Allah illahay ha inoo kaso amiin yarabi
Manshaallah. AHMED RASTA IYO ASXABTISA WALAHI WAAA HEES WADANIYED.inshaallah weyiman
اللهم آمين يارب العالمين كل المحبة و الفخر من الصومال الحبيبة 🙆♀️💖🇸🇴
🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️💕💞💞💞💯💋💋💋💘💘💘😍
Fyhrmyhjyhwyheyhsyhlyh
Imyhtryhsyhwyhkyhsyhlmyheyhmyhndyhigyhdyhn
Wyhlyu
Insha allah wey iman dal keno nabad ah one day✔️
insha allah wey imaan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤝🙏
Axmad Rasta wan kutakaar wll jira inowlaw
💯💯💯💯💯💔❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍said Ayan kutageraa I've u
😭😭🇸🇴 Insha allah wey iman wa hees wadani o qira leh Masha Allah
Anoo nool ma arkayaa isaga allaahu wey imaan
2021 hada ayaan soo boqde😱
Ahmed rasta heestan athiga kaliga ayaa kuficned wlh.cod macana
Wllhi beenta ma ahan
mansha allah mansha allah waxasa dhalin qurqurxbadan ah wiilasha iyo gabdhaba waa kala daran yihin cafimad iyo ciridhr ku waara cadowgina alaha jebiyo amiiiiiiiiiiiiiiiin ya rabi coodka coodka coodka quruxdisa ayaba sixun ituurtay waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw nolada waa hes cusub oo wedeni wadnaha ku dhacaysa ah insha allahu weyiman adinkaba yiri weyba iman yes yes yes yes guuuleystavamin horay u socad
wadan keygoo kala dambeyn iyo dowlad raagta illahayow itus inta nolahay caku iyo nasiib xumo hadii aan san ku dhinto bilaa dowlad qabiil iyo isxasad ku dhalo ee ku kor qurbaha u qax ku gurso ee caruur ku dhal ee ku kori ciil ciil badnaa
SOMALI GREAT AGAIN INSHA AALLH
❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤👈
haddy somalinamodu Dhab kathy ❤🇸🇴👈
Nabad io nolol waa Dad Wadaniyaaal ah😍😍😍
Dooqo soona kismayo ayaa codkeeda ku maqli jiray rer kismayo ayaa ahay Like isiiya
Asc wr wbrt ilaahaan kuugu dhaariyee dhegeysiga heesaha iyo maalaa yacniga iska dhaaf wlhi qoraalka inaan qoro ayaan halkaan usoo galay.
Allahayow qofkii waanada qaata waxuu jecelyahayoo wanaag ah sii qofkii waanada diidana calaamad degdeg tusi
Wcs wr wb akhii marka hore jazakallahukheer marka xigta umuda ALLAHAYOW so hanuunidhe uducee ha habarin wayo habarku maficna dadka unasexee ruuxi ALLAH wafajiyo hanuunka wuu hanuunsama medkan ALLAH wafajina ma hanuunsamayo marka akhii wanadada wad ducana ku dar habarkana inaga daa wlhi aniga ahan majecli hesaha hadana wan ega marmar balse qalbiyan ALLAH aya i og inan iska dayan jecelahay waxan kuduceysta inoo ALLAH inacsiiyo heesaha gabar ayan ahay lkn magac wiilba igu qoran marka akhii nooso wada ducee inuu ALLAH naga wada hanuuniyo heesaha iyo dhaman wixii dunuub an ku geli karno
Mar kii hore aad baan jcladay wanadada lkn gadaal baad ka xumaty nasteexo iyo canaan mell mawada gallane iska eeg hada kadib
@@rihacaadey8894 allah hakaa madiibeeyo,adigana ducada badi iyo inaad iska deysid isku day,qofka wanaaga diida waala habaaraa waatii qabiilkii cusay uu nabiga scw habaaray,waan kuuducaynayaa oo qalbigaaga heesaha allah haka madoobeeyo,pls adigana haba daawanin hasoo galin meelahaan ookale
@@rihacaadey8894 hees hadaad dhegeysato waxaan danbi ahayn kama faa idaysid quraan aqriso aad ajir heshid
Adi maxa kuso geliyay sheko Adiga uhoreyo heesta iskuma jeedo aduunka laayay wtf😏😏
Waxaan halkan usoogalay inaan idiin duceeyo oo heesaha idinka joojiyo in sha allah bi idnillahi kariim waad ilaawi doontan heesaha
Ahmed Rasta way wadaani daaab ah❤... We love you....
Waaaaw hees wadani inaba aan caadi ahayn inshalaah way iman
Sayidka iyo rasta wadani dah salan sare
Nabat iyo nolal
Insha Allah wey iman😂😂
Insha Allahu way imaan
Insha Allahu way imaan
Dalku jeclaa in uu hormaro ,dadkuna dugaagsanaa oo is dil mooyee Dan kale aan aanba aqoon 😢😢😢
rasta
Waakuwataa
Sxb mcn❤❤❤❤
Keep going
Inshallh
waxaan layaabnahay naagta madaha soo hiratay hadana goona gaaban soo xiratey xalkee usocota,Alalah yahdiika.
Nabad iyo nolol❤❤🔥🔥❤❤
Wllhi wadaniyiin iga dheh alooow somaaliyo nabad noga dhig
Hadaan nahay soomaali rajadeynu ma xuma
Insha allah wey imaan
Allah Jecliyaa soomaali
Hee insha allah way iman
ilaahoow noo rumee riyadeena marlee dawlad noshaqaysa ilahey hanatuso
Waaaaaaaaaaw waw Manshaallh inshallah 😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤
Shiit illahow haidilin anigon dalkeyga wax uqaban
Aamiin aamiin abayo alle kuma qaado adoon dlkga wax u qaban abayo mcn inanta jcel wadankeda anabiza
Thank you wlkey qali
Igu si garab o subscribe iisaar wlkey qali ana wn kusaraayaa
Mohamed Hayaan thank you wll mcn subscribe iisaar ado mahdsan
Adgaa mudan abayo mcn inanta
Anoo Nool ma'arkayaa? Insha allahu wey iman🇸🇴🇸🇴💕💯
Insha allhu way iman ee somaliyeey samirka badiya 😢
Inshaa alaahu wey iman sax amin yaa alaah
Qofki uku horeya ahy like iku qabta
SALMAN IBRAHIM ALI iinsha ilaah waa Iman ilaah idinku bro and sister
Nabad iyo Nolol gaarigeeda shacabka oo dhan way saaranyihiin siyaasiyiinta diidan ayana way kusoo dabadhagi doonaan
insha alaaahu nabadu weey imaaan
😢😢😢😢😢 qabyaalad laga il baxay ano nool ma arkayaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@@diinidheere6585 hada maxaad igu cayday wllo
+fartuun abdalla sorry huuno qoraalkaagan ku qoslay xaal golojoogah iga hoo
+fartuun abdalla walal isaamax kaftan bay iga ahayd
@@diinidheere6585 ok dhibmalehan wll
+fartuun abdalla thnks walal aragaaga ha raago
Heesaha Soo Wadna Insha Allaah Waa Imaanaysa Ayay Maraysa Allow Tubta Toosan Nagu Hanuuni Aamen Dhaha..
Amin amin
Xamar nabteda malmooo uun Aya ka hersan I.allah nabateda way so lapanysaa 😣😣😣😣😭😭😭😭
I-a wey Iman🥰
Wadaniyiin dhab ah ayaa tihiin halkaas kasii wada
Heees wdni ah dhabtii oon cadi ahayn ilmo aya iga imatay fananint dhamntod
#Mareexaan wlh waa wadaniyiin inta igu raacsan #like 👍
nasab kamila wle wan kula qaba
Kii diidaa waaba in lagu jihaadaa 😂😂
Walahi wa dab marexan jir o jog 😍😍
Kkkkkk sxb mareexan kaliya miyaa wadaniyiin ah
@@mohamedhayaan4265 captain cid walbaa ayaa eh balse cidaan waa ku horeeyaan xaqiiqdii 🇸🇴
Dalkeygu inuu qaliyahey ma ogeyn markan joogey lkn markan imadey wadan kale waxaan dareemey qiimaha dalkeygu uu lahaa meel kasta waxaan ku mari jirey xoriyad cidina ilama hadli jirin hadana maalin walba sharci baa ley weydiin dhulkaaga hooyo macana waan u xiisey wllhi😭😭😭😭😭😭
inshaa alaaah
Macanida dalkeygow anigon kuarag xaaaaax allow itusi anigo wax uqabanaayo dalkeyga
Dadkaygoo qabyaalad geed hoostii uga tagtay anoo nool ma arkayaa? 😭😭😭😭😭
fanaaniintii qarniga nolaada
Inshallahu Somalia inshallah gobonimo gordhow inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍😘😘🤩💪🤜🌟🚀🌍🌍
First viewer sonna production
Yac qalbigaa iguxanunay hestaaaan
Nabad&nolol🔥❤👏
Ohio has the best Somali community after Minnesota. Good job for the sonna production for put the on live. Viva Ohio I got to visit one day
InshaAllah wey imaan
Sonna production ruwaayadii jaahwareer qaybteedii 11-aad ayaan u baahanahay 😘😘😘😘😘
run hadii laga hadlo dhul waynu leenahay lkn dad malihin
insha allaah waasudeynaa
I.a wey iman 🇸🇴
puntland allow xoree;puntland guuuul
Masha allah 😭😭🇸🇴🇸🇴🥰🙏
Rouman xubi Really amazing
Insha allah wey imaan
inshallah waay imaan 😢
waw ish cala hees wadani ah qabyaladii lga bxy ano nol ma arkyaa
Mash allah fananin igu weyn soo kordhiya wadani nimada
somaalideenu afka uun bay kahadashaa ficil lamayimaadaan
Soomaalian power viva soomaalian
SOMALIA GUUUL INSHA ALLAAH
Qofkii Labaad Like Igu Kasbeeya💔💔
I.allah wad Arki dontaa adhoo nool😭😭😭😭😭
Gabartaan dresska gaban qabto wax lataliyo meywrysay.atleast skink tight ayeey uxiran laheed dress ka.
FAIZA ABDI 😂
Amazing song.
Sorry aad ayeey ii qiira galisay heestaan dhabtii waxan ahay shaqsi u istaagay inuu u halgaba dalkiisa kuna difaaca naftiisa aad ayan u jeclahay fanaaninta soo curisa heesaha dhaqaajiyo qalbiyada nada Alllow Noo dalka gacanta No soo gali Naga xuree qabyalada iyo qaain wadan👏
Itobiya ayan balan sanahay halisdiyariyo
Arsaqada miyaa ka ogayso hadi ukatago qof shalay rafiiq ku ahaa mise majoojin karta waxa xaga alle kaqoron qunyar socode qodaxi mamudo🚶🏿♀️👌😑😏😕😊
Wwwww nolada guul iyo gobanimo
Soomaliya❤❤❤guul❤❤❤🎉🎉🎉🎉 insha ❤❤❤allaah❤❤❤❤❤❤❤❤ 2:21 🎉🎉🎉
Asc dhalinyaro waxad jeceshihiin inaad aragtaan wadankoo baraaro iyo barwaaqo Ku jira aan iskuduub naano anagu Omaha allaah waan Arkin guruub ban samaynin an wadanka kubadalno please numbarkaaga iisooqor
7:27 7:28
Thank you Abdirahman Alla Amin
Waxan la yaabaaa dadka dhahayo heesta aad dhageysaneysaan iska dhaafa walalayaal aad na waanisid ma xumee adi maxa udhageesanee
اتامرون الناس با البر وتنسون أنفسكم
Kuwi la yiri weeyo kuwaas
🤣😆😅
Farhiyo H kkkkkkkkkkkkkkkk
in sh Allah wey imaan
19.10.2024 habeen Axad ah😅
Hadertaanba arkayaaa illahow no rumee
Amin Ya Allah
Jac heestan qalbiga ayey iga taabatay wllh.
Insha Allahu wey iman. Inta 4.5 la aminsnyhy la arki maayo lkn
Rag culus & hees shidan
ilahow awodenii noso celi
Insha lagu ey imaan