Somalii waxa u harey kaliyah calanka iney party ku dhigtaan ,naaguhuna inta isa so qawiyaan xornimaa u dabaal dageynaa yiraahdaan ... calanka waa wada luxayaan albaabka markey ka baxaan qabiil iyo qurun ayaa caloosha uga buuxa ...saas dal ku soo laban maye qurbo joog si kale ha isku dhaanto..
Ilahay ha idin sharfo fanaaniintayda calan qurux badan waan haysanaa ee dad buuna haysanin anaga waanba xumanaye oo qabyaalad baranaye kuwa inaga danbeeya plse plse plse aan mustaqbalkooda hagaajino 😢😢😢😢 war wadamada dariskeena fiiriya ilahayaw adaa wayn 😢😢
Axmed Rasta Cabdiwali Sayidka iyo aadan Shimbirolays Waa Fanaaniin aan Taageero Mareexan Dad dhiig leh weye ilaahy Haydin Xiftiyo
Calankaygii Cawaale waaa jeclahy🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Fanaanintii marexan waa wadaniyiin Mr wlhi 🤣😍😍😍💋
Cawa ay tahay 26 june 2024 soo booqday 😢❤
Guri said maxamed dhalintii asweyel xawo tako iyo maxamed dhagax tur marka maqlo waa ilmeyaa iyo sida anigo nahay allow 😭😭😭😭😭 allow qalbigeena burcad isku mari
26juun hestan ya dawanay aniga cml Wadani ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
Me 26 june 2021 ayaan daawanaayaa
Maxaa idiinku tilmaama ma garan karo waxa tihiin fananiin iga ooysiiyay Waxa idiinku amaano ma garan karo lkn kaliya waxaan idiin shegayaa somaali weyn waad isku keeni kartaan waayo dadka somaliyed wa dad midnimada jecel lkn leeysku diray wlhi heesihiina waa cajiib qiira leh isla markaana runta ka hdlaya xumaanta iyo qabiilkana lagu ilaaba wllayaal haka daalina guusha waa gaareeyna insha allah wax badan ayaad badali kartaan Ee halkiina kasii wada. soomaali ha is raaacdooooooo guuuuuuull insha aallaaaaaahhh
amiin allaha isracsho wlhi sidi ummad nolasha ka qustay cml udaqmena
waaaaaaaaaaaaaaaaw waa hees mcn badan afkaaga lugu qabshey caano axmed reesta waan jeclahay hees wadani
26 juun 2021 yaa soboqday heestan
MaashaAllah!!!! haawa taako, gureey, mahamed dhagaxtuur, its rare that a somalian singer connects the dots!! Thanks Rasta...ilaah ku daa!!!
noolada meel kasto joogtan sadaxdan fanna somaliya hanoolaato
More thanks fanaaninta aan ku faano wadani haduu jiro waa ahmed rasta cabdi wali saydka iyo aaden shimbirolaas noolaada
Heetaan kama daalo runti Kal iyo laab Ayan uilmeyay noolada fanaaniin an kala.dhicin garabkeyga midig noolada rasta.sayidka Adan.shibiraleys noolada 💘💘💘💘💪💪💪🌹👏👏👏😍😍😍💕🌷🌹💕🌷👏👏👏👏🌷🌷🌹😍💘👏👏💕🌷🌹👍💘😍🌹💪💪💪
calanyohow dhiteysan dhayaha uronow dhulka kuma dhigeyne sodhowow l love you my calanka somaliyeed somliya wa 1
maasha alll wadaniyiin ayaa tihiin iyo fanin qaran ayan dhihi karaaa guleesta somalya hanoolaatoooooo guuuuul soooomaliweyn.
Beautiful song!!! Mashallah Voices...Caalaanyo waliga Ha dhiciin
heestaan wey iga oyin siise allahayoow soomali u soo celi midnimo
Mudo kadib 2021 daawaday heestan 🇸🇴
AXLA HEES ADAN SHIMBIROLEYS AHMED RASTA ABDI WALI SAYIDKA WE LOVE FANANINTA NORTH AMERICA
Wlh waxan ku tilmaamo magarankaro waa hees qiiro leh thnkz yaqeeey axmed rasta
calanyahoow ha dhicin wadaniyiiinta axmed rasta iyo asxabtiisa runtii qiiro ayaa
God bless Somalia
Anaa mideeyn doona Dalka ogaada
😢😢😭😭 Calankenow rli nqo😭🇸🇴🇸🇴😢😢😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😢
Manshaallahaa
wwwww 😨 ish Caala Heees wa Ka BaxSataY Rasta 😙Viiiva Calankeeena NuurOow
Waaaw waa hadal qiro leh
Mashallah wadaniyaasha ilaahay ha ina daayo
Wadani ax ax yaa Wadani abdiwali sayidka
wow waaa heestii igu qeero badneed wwwoooowww
Yasalam Cod iyo hees an cadi ehen HANOLATO SOMALIA
Somalii waxa u harey kaliyah calanka iney party ku dhigtaan ,naaguhuna inta isa so qawiyaan xornimaa u dabaal dageynaa yiraahdaan ... calanka waa wada luxayaan albaabka markey ka baxaan qabiil iyo qurun ayaa caloosha uga buuxa ...saas dal ku soo laban maye qurbo joog si kale ha isku dhaanto..
waaaaaaaaaw masha alaha lawa fanan an kala dhicin alow idin dhowr
good song,it's good to remind people of our history and all the struggle people went through for us and the nation of somalia.
ahmed rasta wadani somalia alle haku xafido masul sare
Dhalinyaradii syl🎉
Ahmed rasta iyo adan shibiralays Ala maxa ay wadaniyinyahin
ilaahow somalia u naxariiso
wllh soomalia khatar bay ku sugan tahay
Woow wat a song Masha'Allah
manahaallah. l love clnkayga cml is my dhiiig cml hhhhh
wwwwwwwwwww masha allah waaye heestaan
Alow somali Mide ada wayne rabiyow iskana jaclaysi
ilove you calankena ❤❤
omg its great song can som1 put it in maalmo plzzzzzzzzzzzzz thnkz
Somaliya ha raacdo
Omg I love it...
I love this song
Masha allh
w000h! w000h! l0vly HEEss BY Ahmed rAsta wiwwwwwwwwwww!!!
Wano cawa iyo 26 june 🎉
maasha allah
som 1
gd bls somalia
i love my calan cml hhhhhhh...
Wadani. ,nimadu hawaarto
Waaaw
amaam
Ya ila iyo hda dawanayo
wwww wlhi wa jiriricoodey
waa waa.wada qiiro
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
calanyahoow ha dhicin wadaniyiiinta axmed rasta iyo asxabtiisa runtii qiiro ayaa