Sida Maya Loo Yidhaahdo | Maxaynu Ballanka uga Baxnaa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

ความคิดเห็น • 257

  • @guliedsuleiman7337
    @guliedsuleiman7337 4 ปีที่แล้ว +14

    كلامك موافق على قول الله تبارك وتعالى : ( وأوفوا باالعهد إن العهد كان مسئولا. )

  • @hamzeapokor7575
    @hamzeapokor7575 4 ปีที่แล้ว +14

    Thank you so much for making a difference in my life ❣️

  • @nabihajamal3877
    @nabihajamal3877 4 ปีที่แล้ว +3

    Exactly raaligalinta qof walba wad ku dagmaysa noqo qof go’aan leh oo hadal cad Thank uh walalo Adan sahan

  • @cabdirashiidmacalin6049
    @cabdirashiidmacalin6049 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaalkay aadanow mahad ballaaran baan kaaga hayaa barnaamijkaan. Mahadsanid walaalkaygiiyow.

  • @abdinasirmohamet2513
    @abdinasirmohamet2513 4 ปีที่แล้ว +10

    Waxaan faaido aheen kaama arko ❣️
    Inta ila qabto isoqabta

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤💯👍

  • @dhaqanwanaag1289
    @dhaqanwanaag1289 4 ปีที่แล้ว +10

    Mahadsanid walaal Aadan,
    Barakaw...❤

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤💯👍

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko 4 ปีที่แล้ว +54

    Maheli karnaa 10 qof oo janalkeena soo booqda hadii aad aqrinayso comentigeega like saar

  • @YahyeHussein252
    @YahyeHussein252 4 ปีที่แล้ว +8

    Waxaan ahay qof aan aqoonba Ereyga Maya, Muuqaalkanna aad buu ii taabtay waayo wuu i khuseeyaa, waxaa iigu yaabka badnaa inta aan Muuqaalkan daawanayey, Waxaad tilmaamtay in qofka Maya aan aqoon, marka uu ballan aanu kasoo bixi karin qof u qabto, hadhoow dadba taleefan kama qabto,
    Adiga oo intaa sheegaya oo dhagaysanaya ayuu isoo wacay qof ilaa maanta taleenka aan ka qaban la'aa, ballan aan u qabtay oo aan u fulin waayay Sababteed.
    Saaxiib Aadan Mahadsanid, waxan rajeenayaa Muuqaalkan in uu wax badan iga badali doono, waana ku ceshceshan doonaa insha Allah.

  • @gulaidandsacad
    @gulaidandsacad 4 ปีที่แล้ว +12

    Eid mubarak dhamaan umada islaamka
    #first

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤💯👍

  • @mohammedhussein73
    @mohammedhussein73 4 ปีที่แล้ว +19

    Waxaan ka mid aHay dadka aad shegtay Runtii inti ila midaH Liketa

  • @nabiilyare5434
    @nabiilyare5434 4 ปีที่แล้ว +8

    Realy waa mowduc aad u muhiim ah qofkii fahma macna weyn uyelaya in badan oo bulshada ah sameyn taban iyo mid toos ah kudhex leh marka wanu hergalin donaa hab fanedka dadka lola tacamulo☝☝

  • @yahyegoud2476
    @yahyegoud2476 4 ปีที่แล้ว +5

    Keep goin pro adan sahan wad mahad santy

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi fariintani wax badan bay naftayda saamayn ku yeelatay .
    Masha allah Aadan khadar

  • @maxamedcabdi5069
    @maxamedcabdi5069 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadan khadar ali waan kula socdaa ilaa 2018 aad baan kaaga faa iiday walhi respect full my pro

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤💯👍

  • @gabrieladam1361
    @gabrieladam1361 4 ปีที่แล้ว

    You are the man who can change the world

  • @cabdallecarabcabdi5139
    @cabdallecarabcabdi5139 4 ปีที่แล้ว +1

    Mowduucii ugu wynaa aan arko inta aan TH-cam ba kujiry

  • @mahamedmahudinabdulle4032
    @mahamedmahudinabdulle4032 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid waa runtaa sxb hore u soco waxbadan faa ido noo ah nosoo gudbisaa jazaa kallah

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 ปีที่แล้ว +3

    Congratulations 🎊 dadka dhaha Maya

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanit ustaaad

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 4 ปีที่แล้ว +12

    Bro isku majaal aa isla jecelnahey
    Philosophie, phisics .. marwalba waxa jeclahay in aan isbar bar dhigo dadka cadaanka habka ay u fekeraan Iyo Africa ..
    Muuqaaladada badanaa waaba noolal maalmedkeyga waxaa Arko

  • @cbaasidmaxamuud6219
    @cbaasidmaxamuud6219 4 ปีที่แล้ว

    War qof hadal cad noqa
    Qof qaali ah ayaad noqoneysaa
    شكراً جزاك الله خير وزادك الله جهدك

  • @updirzakbazhir1280
    @updirzakbazhir1280 4 ปีที่แล้ว +1

    Mn cHa allh aden kHadarr🙏❤💯

  • @Saleebaanasadka39
    @Saleebaanasadka39 4 ปีที่แล้ว +2

    جزآك ألله خير

  • @saadaqcali2237
    @saadaqcali2237 4 ปีที่แล้ว

    M.a macalin adan sahan illahey haku xafido

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 4 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqdii waa muhiim casharkaaan 100% thanks soo jeediyaha

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 4 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad aadam✊✊😍😍

  • @Xamsekobra
    @Xamsekobra 4 ปีที่แล้ว +2

    🙋‍♂️ yaa igu xigga bahdda sahanka

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wlle Aadan Sahan

  • @zayninadaahir4344
    @zayninadaahir4344 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll adan allaha ku barakeeyo
    Alaha kaa ajar siiyo waanoyinka iyo talooyinka aad nooso gudbiso
    Allaha naga yeelo ku wii ku dhaqma
    Shukran

  • @nazrazead
    @nazrazead 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going wlloh Allah keep you Jiidhkaygiii masha allah wa muqaal wx Tar iyo xiiso leh jazakallah wlloh mcn 💯💕

  • @abdikadirgarane9452
    @abdikadirgarane9452 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku xifdiyo Walaal Qaali Aduun iyo Aakhiro

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤💯👍

  • @hafsaiidle913
    @hafsaiidle913 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah horey u soco wlal

  • @abdiahmedcksheikh8398
    @abdiahmedcksheikh8398 4 ปีที่แล้ว +1

    Hdlka ah marki laga reebo dadka marqaanka Ah moyaa aad ban ugu quslay😂 waana mid sax ah xili kalaba ben ma sheego nin wax badan og waaye ninkaan horay usoco sxb

  • @abdiaziizjimcale1987
    @abdiaziizjimcale1987 4 ปีที่แล้ว

    Mnshaa allah wll illhay haakuxifdiyo

  • @mohamedhussein7307
    @mohamedhussein7307 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Bro🌟 Aadan Khadar Ali🌟
    wxn moodayay inaad aniga ila hadlaysid markaa mawduuca ka hadlaysid

  • @mataanhusein4635
    @mataanhusein4635 4 ปีที่แล้ว

    Aqonyahan aadan sahan go forward pro

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 4 ปีที่แล้ว +4

    Macalin💖👑

  • @fatumaabdinoor8187
    @fatumaabdinoor8187 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal Aadam

  • @ayuupnuur6383
    @ayuupnuur6383 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 ปีที่แล้ว

    نسأل الله العافية و السلام
    ياإخوابالإخوان إني مريض فادعو الله أن يعفينى
    جزاكم الله خيرا

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 4 ปีที่แล้ว +6

    waa walaalkaa oo muslim ah khayrna kuu sida ee ku taageer waa chanel diiniya ee khayrka aynu is muujino ilaahay ajar ha inaga siiyee nagu garab sii subscriBe

  • @hamdaahmedali6512
    @hamdaahmedali6512 4 ปีที่แล้ว

    Ilhay haa kuu xadfiyo walky adan

  • @zuldaanzubeyr9986
    @zuldaanzubeyr9986 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a allah ku xafido saxp wn ku salmy

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤💯👍

    • @zuldaanzubeyr9986
      @zuldaanzubeyr9986 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdiraxiin_asad diyar wae sxp mcn

  • @axmedalaale8555
    @axmedalaale8555 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Aadan

  • @dhigaaltv7437
    @dhigaaltv7437 4 ปีที่แล้ว

    Thanks walaalo adan sahan

  • @adool4g110
    @adool4g110 4 ปีที่แล้ว

    Wllkie allah dartis ku jeclhy cadwga ha u japin

  • @axmedmacalin4531
    @axmedmacalin4531 ปีที่แล้ว

    waxaan bartay in aan kukalsoonanin qof hadalka dadka ii soo guuriya sababtoo ah maalin ayuu sidaas ookale hadalkeyga ugu guuri doona

  • @cabdijawase5889
    @cabdijawase5889 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid.cabdi

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wllo adam

  • @apdirasakmahamud7801
    @apdirasakmahamud7801 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشالله تبارك الله سيدنا آدم احفظك الله

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @hankanafta7201
    @hankanafta7201 4 ปีที่แล้ว

    Gulyso zhp aden
    Msh aaalh

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 4 ปีที่แล้ว

    Allha ku sharfo ustaad

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤💯👍

  • @mustafefaysaljaamac2140
    @mustafefaysaljaamac2140 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walaal aan taageero

  • @wonderShare1
    @wonderShare1 4 ปีที่แล้ว

    masha allah adan sahan nin ku dayasho mudan baa tahay

  • @mohaamiin311
    @mohaamiin311 4 ปีที่แล้ว

    M.allh thnkz wll

  • @hothanhothman910
    @hothanhothman910 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah

  • @saidaabdirashid5939
    @saidaabdirashid5939 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll aadan run ahaantii waa talooyin aad uwanaagsan ilahy hakubarakeeyo

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤

  • @suldaan6712
    @suldaan6712 4 ปีที่แล้ว

    Maya zhp aadan wixii aad karaysid waa inaad qabataa,rasuulkaayagu qof wax weydiistey waligii kuma odhan "maya "

  • @abdirahmanabshir2448
    @abdirahmanabshir2448 4 ปีที่แล้ว

    Waa wax inta badan dhaca, way na fcntahy inaa taqaano maya

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 ปีที่แล้ว

    Dar alle kuu jecelahay sxp adan alle ha ku dhawro sxp

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว

    Wcs mahadsanid sxb

  • @muxudinnur1000
    @muxudinnur1000 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah walaal waxaad inoo sheegtay cashar nolosheena adduunyo iyo ta aakhiraba wax tar u leh. Alle. hakaa abaalmariyo

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 4 ปีที่แล้ว

    Mawduuca waad nagu yaraysay we qayb 2aad nooga samee wll
    Mahadsanid

  • @fadxicali3660
    @fadxicali3660 4 ปีที่แล้ว +2

    Imisaa diidmada cad taqaana.. liketa iskumuuji

  • @Kaamil_pro_studio
    @Kaamil_pro_studio 4 ปีที่แล้ว

    mnsh allah

  • @dayipiozvamouzcabdirahiim9081
    @dayipiozvamouzcabdirahiim9081 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku xifdiyo apti MaHaDZaNiD

  • @abdikadir1813
    @abdikadir1813 4 ปีที่แล้ว +2

    نسأل الله السلامة

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤💯👍

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 ปีที่แล้ว

    Axyaa axyaa aadan barnaamijyada loo bahanyahay waa kuwan
    Somalidu horay ugu maahmaahday (Hadalka Cad Qarash kama Dhaco)

  • @abdiqaniqumane
    @abdiqaniqumane 4 ปีที่แล้ว +6

    First

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤💯👍

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ 4 ปีที่แล้ว

    The Best Topic Wlhi Intaan Channel Kan ku Xidhnaa an Kala Kulmay Mahadzanid Wll Been iyo Cudur Daar Danbe Layguma Oga Alle Hakaa Jasaa.i Siiyo Wll

  • @fartuunmaxamed281
    @fartuunmaxamed281 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnshallh 😍😍😍

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤💯👍

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks adam, lkin adanow 70% in ku dhow dadkii ayaad dusha kaga tuurtey dhaleeceyn kooxdayan jilbaha-laabata, abuurta ALLE noocyadeedana waanu isugu jirnaa,dadka ku xidhan boganna iyagaa u badan, lkin comments-ka iskuma hawlaan badankood, sifada aad nasiiseyna wey culustahay, DEE waanu badanahaye ma majliskaad noogu iman,

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 4 ปีที่แล้ว

    Good

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 4 ปีที่แล้ว

    Allah yaxfaduka my dear pro

  • @otmanmoha8746
    @otmanmoha8746 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan rapaa in sad Soo baadho taariikhda ciyaartaa chessta Aadan ad qli wxaan u arkey baarnaamij aad u xiiso badan💥

  • @CaptainDucaysane
    @CaptainDucaysane 5 หลายเดือนก่อน

    2024 Yaa dawanaYa muqalkn GuYs ❤

  • @Mysteryunlocker1
    @Mysteryunlocker1 4 ปีที่แล้ว

    Alla run badnaa #ALLAHA ino kadayo wlal #Aadan sahan

  • @mowliidmaxamed3814
    @mowliidmaxamed3814 4 ปีที่แล้ว

    WALAAL MAHADSANID ABAALKAAGA MAGUDI HARNO ALLE AHAKU GARABGALEE

  • @MohamedHuseinAlahi
    @MohamedHuseinAlahi 9 หลายเดือนก่อน

    Sxb mahadsanid

  • @aidarousa.abdilahi8454
    @aidarousa.abdilahi8454 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed inaa ani ila hadlaysaan walaahi moodayey zxb thnks

  • @abdulbasitsamad1319
    @abdulbasitsamad1319 4 ปีที่แล้ว

    Manshaallah, sahanka xogaha waxaa Looga bartay iney xalliyan baahi kasto oo la xirirto aqoonta iyo xogaha dahsoon ayagoo kaga suntan ilaha ay cilmi baristu kaso burqato ee dhanka TH-cam tusaalen iyo ruugid Lagu jilcinayo mawducyada la gorfeynayo hadba waqtigas waliba waxaa uu sii dheer xusida xigashada xaqsinteeda iyo afkaar hufan oo dhaxdhaxaad dirqin iyo muquunin ay ka marantahay, isdhuldhiga iyo manfurnanta ka muuqato adan waa istaamihii culumida iyo cabaaqirada dee Somalidu waxbo isu maoogalo yeynan dhaliilin Bila Macno iyo qalad laan

  • @caydiidlaari3907
    @caydiidlaari3907 4 ปีที่แล้ว

    Mcha allah zhp adban ugu bahnayn runtii

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤💯👍

  • @queenhayat5684
    @queenhayat5684 4 ปีที่แล้ว

    Really Topic 😊😊

  • @mohamedcabdicali1354
    @mohamedcabdicali1354 4 ปีที่แล้ว

    Dhamman dhalinYarada aqooN hilaadinaysa waxan idin leyahay dhamaaN eid mubaraK wlalaldaYda 🥰

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase 2 ปีที่แล้ว

    8:33 Taasi wa fikrad qaldan
    Kaliya waxa anad awoden maya dheh
    Hadad awoodayso ku barasho kaliya
    Qof ha u xumeyn

  • @Kaamil_pro_studio
    @Kaamil_pro_studio 4 ปีที่แล้ว

    karama ayaan ku hayaaaa wllkey

  • @muslixaliahmad1077
    @muslixaliahmad1077 4 ปีที่แล้ว +2

    اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ wllAadan

  • @sadrilovesokorka6309
    @sadrilovesokorka6309 4 ปีที่แล้ว

    Waa IGA gadantahay macalinka nolosha waliba macalinka dabeylaha niyad dhis igama aha
    Waa IGA kal iyo laab

  • @zultanadke4154
    @zultanadke4154 4 ปีที่แล้ว

    Sahanka XogaHa you are the one

  • @samiirnasri876
    @samiirnasri876 4 ปีที่แล้ว

    WALALKA SOMALIYED #AADAN SAHAN

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 4 ปีที่แล้ว

    Shukran bro

  • @simbaofficial4052
    @simbaofficial4052 4 ปีที่แล้ว +1

    asc wll waxaan marar badan ku waydiiyey buugaagta aad turjunteen halkaan kahelaa wll pls ii jawaan aden

  • @samiircizhqi7805
    @samiircizhqi7805 4 ปีที่แล้ว

    Ka takhalusta khajilada barnaamij Ka soo samee walalo

  • @cabdifataaxcabdifataax956
    @cabdifataaxcabdifataax956 4 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wll 🙏🙏🙏

  • @cabdaleciise9742
    @cabdaleciise9742 4 ปีที่แล้ว

    Nin aan tageero

  • @farhaanahmed5637
    @farhaanahmed5637 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh ilahy hku xfido zxp

  • @deikhassan8518
    @deikhassan8518 4 ปีที่แล้ว

    Waad igu ogtahay inaan mayo barto

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 4 ปีที่แล้ว

    Ciid bubaarak

  • @phardawsosheikhdahir3451
    @phardawsosheikhdahir3451 4 ปีที่แล้ว

    M.allh macalin adan qof waxyalo badan naga dhisay wlhi ani ahantyda kalmada Maya Wa dabecadyda inabadan bana isku arkay wana Ku socon dona wll

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/42vIhtACV3U/w-d-xo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0❤💯👍