Eedaadka Soomaalida | Xaggee Ayaynu Ka Ciqaabannahay...?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 319

  • @mohamedhorseed7690
    @mohamedhorseed7690 4 ปีที่แล้ว +129

    waar soomqliyeey wiil dhalin yaro ah inagu dhex jira illaah caqli cilmi siiyay ina fahmaya xaqaa,iq inoosoo gudbinaya sidee muuqaalkiisa inta daawatay laba laab aanay like saarayn heesahaba waan saarnaa ee wanaaga aynu dhiiri galino

    • @ahmedhussein1760
      @ahmedhussein1760 4 ปีที่แล้ว

      qiiro yare

    • @aliabdullahi1753
      @aliabdullahi1753 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedhussein1760 mxa kaa qaldan

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 4 ปีที่แล้ว

      Wa sax walal

    • @amranmaxamed5834
      @amranmaxamed5834 3 ปีที่แล้ว

      Damiir LA,aan iyo inta aqoon raadiskoo yar uunba sidaa inoo bahdishey waxad arkeysa heesaha sida loo xafido iyo aayad qur,aan hadaad weydiso suuradey kujirtaa tirahdo lagugu jwbey war suufinimada naga daa ee casriga lajanqaad! 😏

  • @upthirahmanantonio5109
    @upthirahmanantonio5109 4 ปีที่แล้ว +35

    Intii nabiga jecel like saara

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 4 ปีที่แล้ว +37

    ظهر فساد في البر والبحر بِمَا كَسَبَتْ أَيْدِي النَّاسِ لِيُذِيقَهُم بَعْضَ الَّذِي عَمِلُوا لَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ

  • @ilovemuhammedscw4275
    @ilovemuhammedscw4275 4 ปีที่แล้ว +46

    _GACMAHA ILAAHAY HAKUU_ DHOWRO
    _EE CIDII ISOO BOOQATA ILAAHAY JANADA HAGEEYO_ ✔AMIIN✔

  • @sultandahirbaibars1214
    @sultandahirbaibars1214 4 ปีที่แล้ว +11

    waa aad mahadsan tahay aqoon-yahan iyo cilmi-yahan aadan-sahan iyo xaruuntaada sahanka-xogaha bur'o,somaliland, from khadar xasan berbera,somaliland
    جزااك اللهُ خيراً وبارك الله عليك آمين

  • @maxamedcade8294
    @maxamedcade8294 4 ปีที่แล้ว +7

    Wallakey ilaahay qeer hakusiiye wll jazaakal Allah qeer horhorusoco wll.

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi waxaan LA yaabanahay caruurta soo koraysa waxay LA kulmi doonaan illahaw nooga dhig wadankeena wadam horumar leh horaa loo yiri wixii raaga khayr baa ku jira

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko 4 ปีที่แล้ว +11

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato xaasinimada mafiicno

  • @engabdiali8654
    @engabdiali8654 4 ปีที่แล้ว +27

    MAANSHA ALLAH WALAL ALLE HA KU SHARFO

  • @hamzeburhaani5024
    @hamzeburhaani5024 4 ปีที่แล้ว +2

    Macalin alle caqliga iyo garashadaba hakuu barakeyo waa in lagu dadala sidii dadku utosilahayen

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahu AKBAR. .. caqliga ha waayin shp

  • @mohamedabdillahiahmed9467
    @mohamedabdillahiahmed9467 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mahadsanid walaalkay Adan ilaahay asahlo umuuraha

  • @axmedfaarax1128
    @axmedfaarax1128 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah fikirkaaga saliimkaa ku mahadsanid

  • @mahammedibrahim5653
    @mahammedibrahim5653 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah my lovely brother sxb walahi iilahay daartii banku jeclahay aqoontada uu rabiigu kugu maneeystey aad ban uuga fa.iideystey ee sxb iilahay hanoka xafiido runtii iiftiin iilahay nagu maaneystey bad tahay

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا wll adan khadar ali
    Alle ayaan dambi dhaaf waydiisanayaa allhayow dabigayga iyo waalidkay iyo ka muslimiintaba dhaaf يارب العالمين

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah waa mahad santahay wallal sida fiican aad muqalad waxtarka Leh nogu sogud bisid horay usoco wallal Aadan

  • @fathialimahamed7502
    @fathialimahamed7502 4 ปีที่แล้ว +3

    أخي لا تقل(يائها الذين آمنوا وعملوا الصالحات )لأنها لم توجد في القرآن ولكن قل(إن الذين آمنوا وعملوا الصالحات )

  • @abdizamad4470
    @abdizamad4470 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle haku barakeeyo

  • @kevserkevser4520
    @kevserkevser4520 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah Alle maskaxda iyoh cilmigaba hakuu siyaadiyo. Wxey dadkan dislike saaraya waar ma wxeydunu kala garan ladihin wxa xun iyo waxa wangsan waar hadeyduna dooneyn haba dawanin oo dislike ha sarina hada heesahaba dislike baad jeeda ee kun jeer baydun likta ku celcelisan Waar Alle halaga baqo

  • @zhbarre641
    @zhbarre641 4 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله عليك يا سيدي واطلب منك كيفية التى يزيد إيماننا وارجو ان تجيب طلبي يا مولاي

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku xifdiyo amiin

  • @cabdikariimkhayrfaafiye239
    @cabdikariimkhayrfaafiye239 4 ปีที่แล้ว +4

    جزآك الله خير الجزآء
    Alle hakaa abaal mariyo wll aadan sahan
    Sida aad runta noogu shegto nona dhiiri galiso
    Alle haku xifdiyo alle aqoontaada hakuusiyaadiyo

  • @bandhigehistory979
    @bandhigehistory979 4 ปีที่แล้ว +8

    كلما تقدم الزمن كلما أصبح الحرام أسهل

  • @zakihajii8677
    @zakihajii8677 4 ปีที่แล้ว +12

    Somaliad dhibka hystaa wa dintodii oo aay ilabeen Allow midee somali 🇸🇴🇸🇴

  • @ruunwarsame6572
    @ruunwarsame6572 4 ปีที่แล้ว +2

    mashallaah walaalkeey ilahay ajar hakusiiy

  • @nastehoadam7925
    @nastehoadam7925 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha kuu barakeeyo
    caqliga caafimaadka cisiga
    si aad u weyn ayaan kaaga faaiday
    Labada daaroodba guuleyso idam alle

  • @Daaci.M.deeq5047
    @Daaci.M.deeq5047 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah wll adan

  • @AbdirahmanDestivano1011
    @AbdirahmanDestivano1011 4 ปีที่แล้ว +6

    الحمد لله على كل حال

  • @sadiiqcabdixakiin1664
    @sadiiqcabdixakiin1664 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah wallal ilahay nagamakaaqaado waxaatahay barbaariyaha jiilka soo kacaya

  • @sahanchaneal2017
    @sahanchaneal2017 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilaahay hakuxifdiyo wll

  • @mukhtarahmed1776
    @mukhtarahmed1776 4 ปีที่แล้ว +2

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم من قال هلك الناس فهو اهلكهم (اي اشدهم اهلاكا)

  • @waxsanside527
    @waxsanside527 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah adan sahan allah haku siYaadiYo caqliga iYo cilmiga wanaagsan

  • @wonderShare1
    @wonderShare1 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah nin caaqil ah oo ay soomali asagoo kale ubaahantahay ayaa tahay hadday soomaali kumanaan adoo kale ah hesho way baraarugi lahayd sidaad hadda noo baraarujiso

  • @zakariaahmed8534
    @zakariaahmed8534 4 ปีที่แล้ว +2

    استغفرالله العظيم الدي لا اله الا هو الحي القيوم و اتوب ب إليه.

  • @5soomaaliwaadadkaygi635
    @5soomaaliwaadadkaygi635 4 ปีที่แล้ว +8

    Zalaamu allykum walaalhyga soomaaliyed meel walba oo aad joogtaan waa sax wllken aadan oraahda uu ka dhawaajiyay waxaan aaminsanhay soomaali ahaan xal ma aynaan waayin dhibtu waxa ay tahay in aan la isku calool xaarnayn inta aynu fiirinayno wixii horee dhacay xal ha suginina (Allah wuxuu quraan kiisa ku leeyahay koox markay gasho naarta waxay nacladaa kuwii ka horeeyay )) hada waxaan marynaa halkaas oo har iyo habeen waxaa la isku haystaa Allaha unaxariisto iyo rabi uma naxariisto SubxanAllah war hadaynaan isdaba qaban qariirada waa inagala waynayaa ((WLLKAA OO AADAN GARABSAN WAA KUU HADIMO OO MEEL GAADHI MAYSID))))

  • @mahamudtimacade8894
    @mahamudtimacade8894 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa xaqiiqo in'ay inahaysato dhibaatooyin aynu gacmaheena kugaysanay soomaalida iyo islaamka oo,dhan meel,kasta oo aynu joogno. Mahadsanid aadanaw walal qalbigaaga wanaagsan illaahayna hayna garabgalo dhammaanteen

  • @zakariaahmed8534
    @zakariaahmed8534 4 ปีที่แล้ว +1

    You are a very valuable and very intelligent journalist, I would like to say go ahead.

  • @hanadmohamed5968
    @hanadmohamed5968 4 ปีที่แล้ว +8

    Ilahow wadada saxda nagu hadaji

  • @jacksonpro484
    @jacksonpro484 4 ปีที่แล้ว +17

    wllkyow guulaysomrkstana kep going insha allah waad gadhaysa ogaansho waadna dhafi doonta ee hadi aad guul ilajeceshay ilanajeclanleahyd subscribe isaar wlloh adon iskaya weynenen

    • @iftiinkageeska
      @iftiinkageeska 4 ปีที่แล้ว +1

      Isoo booqo subscribe
      Ana waa soo booqdaye

    • @denizgeedi8017
      @denizgeedi8017 4 ปีที่แล้ว +1

      Ogaansho iyo sahanka xogaha ba waa laba kanaal oo aad iyo aad u wanaagsan dadka soomaaliyeedna wax badan ka faaideen.

    • @jacksonpro484
      @jacksonpro484 4 ปีที่แล้ว

      @@iftiinkageeska kuso poqdey wllky

    • @jacksonpro484
      @jacksonpro484 4 ปีที่แล้ว

      @@denizgeedi8017 beenta maaha wllky

  • @zerzayid9836
    @zerzayid9836 4 ปีที่แล้ว +2

    insha Allah waynu ka baxya wll

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle hayna mideeyo oo hal madax-wayne oo daacad ah ha ina siiyo aamiin dhaha inta somalinimada Jecel ee Ku faanta somalinimada inta kaloowna iska dhaafa

  • @shariifmukhtar
    @shariifmukhtar 4 ปีที่แล้ว +5

    Wan kuu salamay wall Adanow

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 4 ปีที่แล้ว +6

    Wall waxaan kaa codsan lahaa haday macquul tahay inaad video nooga soo samayso sida dadka looga dhaadhiciyay
    inay xoola hooda kuba dashaan bir ama warqad qof sameeyay oo looyeelay magac taasoo ah lacag
    Seynu wada og soonnahay waayadii hore majirin wax lacaga ee waxaa jirtay booska lacagta wax kala badalasho
    Waxaan rajaynayaa inaad comentigayga akhrin doontoo insha allaah aadna ka fil cilin doonto xittaa coment😍🥰

  • @dekayoussoufdeka5967
    @dekayoussoufdeka5967 4 ปีที่แล้ว +5

    Allah haku dhawro Akhi 💘💌

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 4 ปีที่แล้ว +4

    Thanks bro

  • @cabdiqanisalebaan223
    @cabdiqanisalebaan223 4 ปีที่แล้ว

    Rabi haku sharfo ader ruux hadh iyo habeen kufoogan sidii uu umadiisa ugu faaiidayn jiray

  • @drosman2915
    @drosman2915 4 ปีที่แล้ว

    Msh allah wlhi waxaa tahay qof aan aad wax badan uga faa iday jazaakallah kheyr

  • @sohdoonchannell738
    @sohdoonchannell738 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad allaha Ku zharfo aduun iyo aakhiraba inta aad na bartay cilmi ah in ka badan allaha Ku baro inta inoo faa'iideysay in ka badan allaha Ku Faa'iideeyo ustaad mahadsanid

  • @cabdijawase5889
    @cabdijawase5889 4 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid aadan

  • @alaale4622
    @alaale4622 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb

  • @hooyofarxiya1520
    @hooyofarxiya1520 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan rajayn inaan helno maamul na mideeya oo aan harsano insha Allah👍mahadsanid Adam dadaaloow

  • @Kinsi630
    @Kinsi630 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallh khayr prother 🥰

  • @bilaalxasan9773
    @bilaalxasan9773 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alllh alllaha kuu xiftiyo

  • @maxamedsiraaji4916
    @maxamedsiraaji4916 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haku barakeeyo wllkey Rabbigeeen ayaan weydiisanaynaa dambi dhaaf rabbi ha inoo dhaafo dunuunteeena😩😩

  • @haboonsiciid6826
    @haboonsiciid6826 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha ku bareekiyo wllo

  • @amiinisman3706
    @amiinisman3706 4 ปีที่แล้ว

    M.a man of understanding

  • @apdirasakmahamud7801
    @apdirasakmahamud7801 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha Allah bless you

  • @leebasbas
    @leebasbas 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤JIZAKA ALLAH KHEER❤

  • @olowabdirahman1095
    @olowabdirahman1095 4 ปีที่แล้ว

    Waa run walal illaaah ha ino naxariisto

  • @roodaaadan7441
    @roodaaadan7441 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaahey caqliga hakuu siyaadiyo ilaahey hainoo danbi dhaafo dadkana xaqa hatuso

  • @Sharmakemuhamet
    @Sharmakemuhamet 4 ปีที่แล้ว

    Mhadsanid Ustaad Aadan Sahan

  • @khaalidabdilahi9989
    @khaalidabdilahi9989 4 ปีที่แล้ว +1

    إن الله لا يغير بقوم حتي يغيرو ما بأنفسهم

  • @AhmedMohamed-zs3bz
    @AhmedMohamed-zs3bz 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxp aadan niow wax fiican ayaad noosooo gudbisaa alaha kaa jasaai siiyo

  • @mohamedapdi7542
    @mohamedapdi7542 4 ปีที่แล้ว +1

    Adna AllaH cImriGaH ha ku dheereyoH
    Wll dhipaTadah wiilasha SomaliYed e wax akhris la aantu ku dhacay o AniH ka mid ahay e maxad nagula talinayzah

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 4 ปีที่แล้ว +6

    Allaahu akbar

  • @ugaashufane6048
    @ugaashufane6048 4 ปีที่แล้ว +1

    Adan sahan marka hore Wanku salamay allaha Hakaa jazaaisiyo cilmiga aad noo soo kordhiso,aniga ahaaan waxan ahay Tageerayaashada qurba joogta ah garaahaan wadanka Austria ‚waxn ku odhan lahaa hlkaa ka siiwad

  • @marwaanlyrics2050
    @marwaanlyrics2050 4 ปีที่แล้ว +12

    AADAN ZXP SUAAL AYAAN QABA.
    HADII AAD NOQON LAHEYD MADAXWAYNAHA SOMALIA MAXD QABAN LAHYD?

    • @sahanka97
      @sahanka97  4 ปีที่แล้ว +12

      Dadkaan waxbari lahaa

    • @marwaanlyrics2050
      @marwaanlyrics2050 4 ปีที่แล้ว +3

      @@sahanka97 SomaLida Dhibka KaLiya ee HaysTa Waa Qab WayNida Qof WaLpa Wuxu DooNaya Isaga In La Hoos Imaado Oo Uu Wax MaaMuLo .
      "Waxa wangzanaN Lahyd Inay Dadku Kala MeeraysTaan Oo Qofba Hamigiisa Ka Dhabeeyo Lkn Imika Mid Kasta Kursiga ayuu Indhaha Ku Hayaa
      DaLkeeNa Allaha XasiLiYo🤲🤯

    • @mohamoudabdi2824
      @mohamoudabdi2824 4 ปีที่แล้ว +1

      @@marwaanlyrics2050 qab wayni maahe wa hami wayni hadu hankiisu yahay hogaamiye miyaad maskaxdiisa la leedahay

    • @marwaanlyrics2050
      @marwaanlyrics2050 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamoudabdi2824 Bro Mid aan Ku FahansiiYo OdoYaasha XiLaLka Noo Haya 80% Waxa Ay Kasoo QaLin JaBiyeeN QaByaaLada Wana Ta XuMaysaY Nidaamka DowLadNimo Een KuLa Tartami Lahyd AsaaGeeN Kuwani XiLalKa Haya XiTaa IskuMa KalsooNa WaaYo waxey Ogyihiin InaY Khiyaamo Udhaqmayaan
      allaha WadanKeena Inoo XasiLiyo🤲

  • @maxamedmuuse3975
    @maxamedmuuse3975 4 ปีที่แล้ว

    Somali xaqiiqdiibaa ugu daran Alle ha ku xiftiyo mclin

  • @khadraguuleed3058
    @khadraguuleed3058 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allah alle haku barakeeyo

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 4 ปีที่แล้ว +2

    Mzha alH waa xaqiiq%

  • @shamsoudinsamafaleh1956
    @shamsoudinsamafaleh1956 4 ปีที่แล้ว +2

    M.allah mahadsanid

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wllo adam

  • @bahjoxuseenbahjo5807
    @bahjoxuseenbahjo5807 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @zakiiprahim3786
    @zakiiprahim3786 4 ปีที่แล้ว +1

    Nabarkaaga ii soo qori kartaa

  • @aadangaraadgeele6013
    @aadangaraadgeele6013 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakuu siyaadiyo caqliga walaal

  • @cabdiqanimaxamud9314
    @cabdiqanimaxamud9314 4 ปีที่แล้ว

    جزاك لله خير

  • @zakikayse5697
    @zakikayse5697 4 ปีที่แล้ว +2

    Hore usoco keep going

  • @Ubahapdilahi
    @Ubahapdilahi 4 ปีที่แล้ว

    Cimriga iyo caqligba ilaahay haku barakeeyo wll intaad i faaideysy weligy cid kama faaidin runtii aad bad ugu mahdsnthy wllky dhmntiina waxn idinkula talin lahaa inad ku dadshn diinta iyo cmlda wngsn si xumanta u naaqusto🖐

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +1

    Yes wu So dhacay Ustad Adan🥰
    Mahadsanid Teacher Wax Badan Ayan
    Ka Faidnaye Jazakum allahu kheyran Walal🙏

  • @gabarsomali3188
    @gabarsomali3188 4 ปีที่แล้ว +2

    Kheyr alaah kusiiyo

  • @abdirahmanmohamed5100
    @abdirahmanmohamed5100 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah thnks wll

  • @nuuraxmed8349
    @nuuraxmed8349 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh aqii hore usocod wngsan ku rajeynayaaa wllo

  • @kingmx7429
    @kingmx7429 4 ปีที่แล้ว

    M.a wll Adam barakalaah

  • @azinpazinrazinofficial2556
    @azinpazinrazinofficial2556 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah alle hakugu anfaco

  • @abdulaziz-wj7dj
    @abdulaziz-wj7dj 4 ปีที่แล้ว +3

    masuul sare walhi ilahey dartiis ayaan kuu jeclahey sxpow dantenna ayaa ina tuseysaa meshey ku jirto sxp ilahey haku sharfo

  • @maahirag4701
    @maahirag4701 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh wllkey Sahan aad ayd u mahdsntahy fikirkaaga wngsn iyo aqontdaba aad nagu tusineyso wax wliba
    Waa muhiim muqlkan hdi aan awoodane 1k likes wan saari lahaa

  • @aminosman253
    @aminosman253 4 ปีที่แล้ว

    Allow sahal umuuraha marwalba waynu leenahaye.inaga oo wado toosan socona ayaa ka khayr badan in aan nidhaahno allow sahal umuuraha. balse inaga oo ku dhexjirna balaayo aan inagu galabsanay hadana in aan nidhaa allow sahal umuuraha waa inoo dadnimo seeg☝️
    Bal qof wallow waxa aad wanaag u taqaan samee waa kaas xalka aan u baahanahay aduunkan dhexdiisa iyo aakhiradaba☝️

  • @seydcumar5829
    @seydcumar5829 4 ปีที่แล้ว

    Sxp xaqiiq dhab ah ayaad kahadashay qeyr badan allaha kusiiyo ee hore usoco

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 4 ปีที่แล้ว

    Mzha allh wllky Aadan khadar
    Alleh ha kuu dheereeyo garashada iyo cilmigaba
    Toosnaantaa lagu helaaa Laguna taaaba qaadaaaye
    Kol hadaad noo noqotay ifiyaha mugdiga intii cuqaasha weeleeyaha lahaydna way kula Fahmin waajica

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Adam, ( ALLE ma bedelo qoomna ilaa ay bedelaan waxa ku sugan nafahooda, ) hadba waxaynu la nimaadno kheyr iyo shar ayuun baa dariiqooda laynoo fududeyn.

  • @nuur-crisaaqabshir2841
    @nuur-crisaaqabshir2841 4 ปีที่แล้ว

    Allh ku xif diyo gard sahnka xogaha wllo

  • @fardowsa221
    @fardowsa221 4 ปีที่แล้ว +1

    Gaalada dhan walba ayay inagala dirirayan anagana kuma bararugsanin arin kaas. Lkn in aan Allaha ina abuuray raali galino ayay liiban aduun iyo Aakhiraba inoogu jirtaaa

  • @ahmadkaysaani9544
    @ahmadkaysaani9544 4 ปีที่แล้ว

    Insha allaah ilahay ayaa nasri waydisan cadowga guumaystA ha nagu hugaminaya allaah hanaga dulqaado

  • @themamo8249
    @themamo8249 4 ปีที่แล้ว +24

    Like ta iyo dislike ta ayaaan so fiiriyay
    Wxa dislike saartay 6 qof , 😡 6 qof ineysaarto micnaheedu wa ineysan dooneyn in ay rabin wax wax tara talo ama tacab e , war aniga walhida halkan waxban ka faaiiday eee imadda ha xoodsnina

    • @M.khaliif
      @M.khaliif 4 ปีที่แล้ว

      Wey walan yihiin

  • @cabiraxmaanyare4402
    @cabiraxmaanyare4402 4 ปีที่แล้ว +2

    Haa wan ogaa midaa dalkeena inuuu kujiro insha aalah wala heli doona hogaa miyo dinto laguna daqo inshaa allah

  • @iiddalmar4319
    @iiddalmar4319 4 ปีที่แล้ว

    Ilahy hakaa abaal mariyo Aadan

  • @mohammedali7686
    @mohammedali7686 4 ปีที่แล้ว

    Mncha ALLAAAH keep going pro

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว

    Wcs mahadsanid sxb

  • @mmniyusha9203
    @mmniyusha9203 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahad sanid wllo, lkn gudniinka hablaha lagu sameeyo wax diinta khuseeya maaha waa dhaqan xun oo qofka dumarka ah dhibaato aad u badan dhaxal siiya ka fiirso halkaa.

  • @ayaanleasmar4577
    @ayaanleasmar4577 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alaah

    • @ayaanleasmar4577
      @ayaanleasmar4577 4 ปีที่แล้ว

      Walaa waxdka sheekaysaa qoonta phsigis cilmiga sayniska