"Waxaanu ka xunahay eedaynta aan salka lahayn ee ka timid Somaliland"Wasiirka Maaliyadda Jabuuti

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 45

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 3 หลายเดือนก่อน +6

    Oo markay Red Carpet ka u dhigaysay Jabhado ka soo hor jeeda Somaliland ma nu idho la ayn! Mida waxba nagama qarsoona dhaq dhaqaaqa Djib wa u la soconaa waana cadow ugu daran ee Somaliland

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 หลายเดือนก่อน

      Djabouti waa cadowga Somalia iyo Somaliland. Nasiib darro seh, Somalia ma ogaa in Djabouti ay ka shaqqeyso in labada dal ee Somalia iyo Somaliland wanaaga aanu ka dhicin.
      Sistamka Federalka er Somalia Djabouti ayaa ku lugooysey Somalia oo ilaa iyo hada ay Somaliya weli la rafaneeyso.

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 หลายเดือนก่อน +8

    Jabuti warkaaga waa lahayaa STOP

    • @mohammedhassanademadem
      @mohammedhassanademadem 3 หลายเดือนก่อน

      Jabooty 🍑🍑🍑🍑

    • @DiiniDiini-q1u
      @DiiniDiini-q1u 3 หลายเดือนก่อน

      Caac 😂

    • @mohammedhassanademadem
      @mohammedhassanademadem 3 หลายเดือนก่อน

      @@DiiniDiini-q1u Reality Is .... Ethiopia is gonna recognize Somaliland. Question are you gonna do about it? Nothing 😁🤘

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t 3 หลายเดือนก่อน +3

    Jabuti stop this dirty game otherwise you will had it

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 3 หลายเดือนก่อน +4

    Cadawga kowaad ee somali leedahay waa Ismail Omr Geele.

  • @CabdiwakiildahirCabdiwak-qk7mz
    @CabdiwakiildahirCabdiwak-qk7mz 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland hanolato❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 หลายเดือนก่อน

    Uu muxu yhy ninkan fiqi mamul gobaledka u aqonsdy aad ku so dhawysan jibuti ma anagad na waalysan reer jibutiyow

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪

  • @Ahmed-yf9xi
    @Ahmed-yf9xi 3 หลายเดือนก่อน

    Israel wants a Seaport and a Naval base Saylac. Thanks to AIPAC 🇮🇱🇪🇹

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wasiir maaliyada ma quseyso arinkaas in uu ka hadlo .Wasiirka arimada dibada uun baa ka hadlikara iyovmafaxwynaha arinkaas.muxuu mafaxweynaha Jabouti ugu jawaabi wayey Muuse biixi

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 3 หลายเดือนก่อน +1

      Isku tetal maaha ma badha saab iyo madaxweyne u jawaabi kara

    • @IbrahimAhmed-kf3lv
      @IbrahimAhmed-kf3lv 3 หลายเดือนก่อน

      @@farduusmohmud975, keebee dal iyo dad xukuma???

    • @Moustaphaegueh5121Moustapha
      @Moustaphaegueh5121Moustapha 3 หลายเดือนก่อน

      Ismacil cumar miya ledahay ha u jawabo mussa handarab😂😂😂 ma badhasaba ismaciil

    • @LMI-cs5qw
      @LMI-cs5qw 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Moustaphaegueh5121Moustaphadaaacad bn U QoslY Atatatataaaa Ha Yeeeeeelin😂😂😂😂😂😂😂

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa la hayaa cadeeymo cad oo muujineysaa in ay Djabouti maleeygeyso colaad ay ka dhex dhaliso Somaliland iyo Somalia.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน

    waataa siyassadu waa labawajilayn iyo in aan sirtaada la fahmin waligaa yaan cadayn lagugu qaban lakiin hoosta kasii !!!!!!! from saylac

  • @johnyou4036
    @johnyou4036 3 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi Cidii uu naco, Ma inaynu la macno baa ? Taasi Caqli maaha, Reer somaliland is badal ayey u baahan yihiin degdega,

  • @KalidKabash
    @KalidKabash 3 หลายเดือนก่อน

    TV xaqiiqda so gudbiya dadkan ku dhagan ma heegadibaa now now

  • @moustaphaHackerman
    @moustaphaHackerman 3 หลายเดือนก่อน +1

    Japuti waa walalihiin reer somaliland

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 หลายเดือนก่อน

    Warbaahinta cadowga u adeegta .MMTV

  • @NimcoIbraahim-c5k
    @NimcoIbraahim-c5k 3 หลายเดือนก่อน

    Mmtv hala xidho farmaajo ayay uadeegaane

  • @abumohameddualeh2219
    @abumohameddualeh2219 3 หลายเดือนก่อน +1

    MMTV idinku maxaad beentooda Facebook ugu baadheysaan, soo tan iska cad EE muuq iyo muuqaal loo arkayo?
    Was la idiin arkaa

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 หลายเดือนก่อน

    CBB cayayaanka warbaahinta MMTV

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beenta cadawga mm tv ugu kaalaya ileyn waa cadaw kalkaale waxa dhacaya iska indho tirayaan waxay doonaan u dhaha waa waxaa ka heshaane

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂
    😂😂😂
    😂😂😂
    😂😂😂

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 3 หลายเดือนก่อน

    Muxuu muuse kawadaa markaas waxaasoo been ah waa yaaabe

    • @JamalNoor-yb6sh
      @JamalNoor-yb6sh 3 หลายเดือนก่อน

      Doorasho diid ileen dadkana bila caqliyee sanadkan doorashadu labo gobol bes inay kadhacdaan kabiqi. Walahay

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry Djibouti waa cadow somaliland true story Sorry

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 3 หลายเดือนก่อน

      DJIBOUTI DONT ANSWER OROMO , SORRY

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 3 หลายเดือนก่อน +2

    Munaafiqii tan mm tv. Xukuumadu maxey ka eeganeysa warkoodu waa huwan xamar ushaqqeeya ee waa in albbaabada loo xidhaaa ama lagu gubaa xafiskooda

  • @eng.burco272
    @eng.burco272 3 หลายเดือนก่อน

    Xiligii dagaalka laascanood socoday dadkii itoobiya ka soo hanjabaaye maamulka Somaliland kama uu jawaabin oo indhaha ayuu ka qarsaday, markii jabuuti hal qof ka hadlayn way qaaliyeen, Soomali iyada isu xoog wayn.

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 3 หลายเดือนก่อน

    Imika waxa u cusub somalida aan xadaarada lahayn oo ah kuwan au dadka jsld xoreeyeen markii awowyadood la gumaysan Jiray in ay SIYAASADA munaafaqada oo halis Ku ah nabada gobolka waayo waxa aanay garanayn in xaqiiqadu aanay aqoon doqonimada duuflaalka ee ay iyadoo xiimaysa wajiga Kaga habsan doonto waxaasna waxa ugu waxan Dee waa xadaarada la aanta ileen awoowyaashood may talin jirin e. Sida reer sh isxaaq oo iyagu ah dad xaqiiqo Ku nool ah oo xadaarada iyo ragganimoba leh awoowyaashoodna talin jireen dadkana iyaguba xoreeyay

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 3 หลายเดือนก่อน

    Yaan la is dalin ma suura galeyso in reer reereysa dowlad niqdaan hadi ay ogolaneyso somali mareexan aya laga ogolan laha sacad muuse aya isu koobay somaliland harti wataa ka dagalantay samaroon iyo ciisana qaylinaya garxajis garxajis samikii aya lagu wada jooga Somaliland inta haratay ogada umad cadalad ayay ku wada joogi kartaa iska ilooba wa nala xasuuqay siyaad bare cid uu dayay majirto ila ay tabarta u dayrisay

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 3 หลายเดือนก่อน

    Shisheeyaha saxaafad u shaqaysa ayaatihiin oo laga yaabo qaar badan oo idinka mid ahi inaydaan fahansanaynba xagga warankiinu u dhacayo badhkiina waa badheedh hunguri qaatay ! Yaab iyo amakaag dalkan haysta dheh !

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 3 หลายเดือนก่อน

    Xoolayohow iska aamus

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ma cashuur baa la isku khilaafay? Maxaa keenay wasiirka maaliyadd? Yacnii waa nin Isaaq ah. Ina Guuleed ha ka jawaabo ragga uu hoosta soo gashaday ee meel walba ka sheegay inay Somaliland duullaan ku yihiin

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 3 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti xabashaaan ka raacne xageen Ku soconaa

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 3 หลายเดือนก่อน +1

      Oo ma adoomo iyaga u Xidhan Baynu ahayn awal Mise oori 😳 Hadalku Maskaxdaada Ha Soo Mare

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 3 หลายเดือนก่อน

      Oo ma adoomo iyaga u Xidhan Baynu ahayn awal Mise oori 😳 Hadalku Maskaxdaada Ha Soo Mare

    • @JamalNoor-yb6sh
      @JamalNoor-yb6sh 3 หลายเดือนก่อน

      @@hasansudi9404oori baad u ahaydeen miyaad ilawdeen