Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Dhacdo Dil Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Hargaysa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 158

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว +20

    Horn cable tv, Fadlan, sawirka qofka dhiigga leh ee aad meesha soo dhigteen ka qaada. Waa arrin meel ka dhac ku ah xurmadda qofka dhintay iyo ehelka.

  • @ciisecabdulahi2574
    @ciisecabdulahi2574 3 ปีที่แล้ว +9

    Kan policeka is kusheegayaa muxuu ku ogaaday in jacaylka dhexeeyey midda kale guriga way ka furtay kadibna qolkeeday gashay isma qabtaan qof aan guriga degganayn baa guri inta laga furo qol layska galaa siday wax u jiraan muu qeexin ninkani wax uun buu ka tabadh tabdhsiiyey ninka wax dilay iyo guriga maxaa ka dhexeeyey isaga iyo nin ka guriga leh wax yaaba badan buu qarinayaa gacan ku dhiigluhu hadduu xitaayidhi jacayl baa naga dhexeeyey lama rumaysan karo waayo waa gacnku dhiigle

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว

      Booliisku intuu ogyahay way ka badan tahay 4ta daqiiqo ee tvga loogu talagalay. Booliisku xogta meelo badan buu ka helayaa sida jaarka, ehelka, asxaabta iwm.

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 ปีที่แล้ว +1

      Xogto dhan inu adiga ku shego maha shaqada Police ka lakn intan yar wa hor dhac o lagugu shegyo in wxksta aanad iska rumysan oo social media ha ku aragto

    • @khadracabaade4475
      @khadracabaade4475 3 ปีที่แล้ว

      Illahay xaqeda ha so iftiimiyo marxumada

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadeer Ragii Dhiiga Dumarkuu Kabayac Mushtarey !! Dhiigayaga Ufududaaday Walle 💔💔💔😢😢😢😢

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 3 ปีที่แล้ว +12

    Inna lillahi wa inaa ileyhi rajicun ilaahay ha naxariisto marxuumada waxan inna gu soo kordhay beryah dumarka ladilayo dawladu wax haka qabto arinkan yuu sii socon.

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 ปีที่แล้ว

    Nasteexo, Allaha u naxariisto, Allaha u naxariisto. Dhammaanteen Samir iyo iimaan Allaha innaga siiyo.

  • @aaminaabdirisaaq287
    @aaminaabdirisaaq287 3 ปีที่แล้ว +19

    qof lajecelyaha lama dilo 😭

    • @abdiilyas7937
      @abdiilyas7937 ปีที่แล้ว

      Haa.waa.sax.wll.waankula.qabaa
      Qof.la.jecelyahay.lamadilo.y!

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ปีที่แล้ว +6

    Deg deg ha loo TOOGTO GACAN KU DHIIGLAHA.wa billaahi tawfiiq 💚🤍❤️

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 3 ปีที่แล้ว +5

    Haday cadaalad sax ah jirto nin isku dayi lahaa inuu gabadh kufsado ama dilo maba dhacdeen (FII SHII) ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo aamiin..

  • @Nabeelluth
    @Nabeelluth 3 ปีที่แล้ว +8

    Thank you officer you did a good job 👏

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 3 ปีที่แล้ว +5

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @saamiyacumar4770
    @saamiyacumar4770 3 ปีที่แล้ว +28

    Raga zomaliyeedow maxa zanogu galysaan 😭😭😭😭😭😭😭

    • @WardaOroShow
      @WardaOroShow 3 ปีที่แล้ว +4

      Waxba wll mcn raali naga ahaada😥😢

    • @somalishorts804
      @somalishorts804 3 ปีที่แล้ว +9

      Danbiga maangaabku sameeyo lama saaro Dadka Caqliga iyo Garaadka leh.

    • @WardaOroShow
      @WardaOroShow 3 ปีที่แล้ว +1

      @@somalishorts804 been maaha taasi ilahay ayaa naga qaban doona kuwa raganimada meel kaga dhacaya iyaga oo waliba dumar ku ciqabaya raganimadooda

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 3 ปีที่แล้ว

      Gudmihina afaysta arxan meeshan geeska africa idinma yale wadankiban duminay carurtti ban xadnay kalyihi kala baxnay hooyayinkina wankifsanay wanan dilnay Allah karin Somali wax adunyada kamasaxay ku ficantahay sanqabo dad dadkoda unaxrista maha waa cawan qabilkuna udheryahay sharcigu mashaqeyo waa magac uyal

    • @noradinahmed9432
      @noradinahmed9432 3 ปีที่แล้ว

      Rag maaha ee waa rag ceebeysi si kastaba naga raali ahaada waan iska qabaneynaaye incha allah🙏🙏🙏

  • @haniali5156
    @haniali5156 3 ปีที่แล้ว +6

    illaahay ayaa xaqa og abaalkedana aallaah ayaa mariin

  • @idirisahmed3833
    @idirisahmed3833 3 ปีที่แล้ว +6

    Good job guys

  • @abdirahmansaleeban8324
    @abdirahmansaleeban8324 2 ปีที่แล้ว

    Hore soco

  • @nimcoadam4552
    @nimcoadam4552 3 ปีที่แล้ว +13

    Qof aad jeceshahay sidee ayaad uugu quudhi kartaa in aad disho.
    Jacaylka ragga soomaaliyeed xaal ayaanu siinay

    • @NarrativeTale
      @NarrativeTale 3 ปีที่แล้ว +2

      Aniga shaki ba iga jira ninkaasi mu dilin baan is leeyy messhan qorshe aya ku jira ninba ayar intu fash so qaato Iska dilaya

    • @amanyedd8432
      @amanyedd8432 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninku orom ayu ahaa kumana dhiiran karo inu iska tago guri intu faash qaato

    • @amanyedd8432
      @amanyedd8432 3 ปีที่แล้ว

      @@NarrativeTale sheki weyn ayaa jira wll gabadha wiil somalia ayay la shekeysan jirtay kiina wala so qabtey waxna walagu wayay garan maayo orom kan halku ka imi

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 3 ปีที่แล้ว +1

      @@amanyedd8432 hhhh ninku oromo maaha waa nin soomaaliya waana la sheegay inuu guriga tagay. takale markasta inanta waa ugu tagi jiray oo cidi kama shakiyin

    • @amanyedd8432
      @amanyedd8432 3 ปีที่แล้ว

      @@64yearsago59 polis aya idhi wa oromo

  • @princesssmily8442
    @princesssmily8442 3 ปีที่แล้ว +1

    Tuug tug dhasha tihin nacla lalushka laydin siyey kuyale, ina wasir aya dilay masay raban iny eeda ka lexiyan o sheko bena media sogaliyan ilahy ha ka wayn ifka lgaga jari dona

  • @rayaanaxmed1984
    @rayaanaxmed1984 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax Ax

  • @warisabdi8161
    @warisabdi8161 3 ปีที่แล้ว +11

    now dilaaagu waa wasiirka inaankiisa lkn miskiinka yar dusha ka saareeena alle waa idin arkaaa bilaaadanku waxba haka dhaadhicna🤫🤫😡😡😡😡

    • @MahadhoMedia21
      @MahadhoMedia21 3 ปีที่แล้ว

      Wll hadu mar hore kan dilaga lagu edeeyay uu shegi laha say u dhacday sheekadu bari ayu ka han laha arintan dilka ah

    • @AhmedHassan-ok1bk
      @AhmedHassan-ok1bk 3 ปีที่แล้ว

      Adigu ilaahay miyaad la hor tagaysaa in wasiirka inankisu dilaa yahay

    • @abokaradaan8232
      @abokaradaan8232 3 ปีที่แล้ว +1

      Waar kan yaree wasiirku dhalay waa miskiin ilama aha inuu wax dilayo

    • @ismailnasri9936
      @ismailnasri9936 3 ปีที่แล้ว

      ilaahay iyo ummadiisa ayaa og inuuna mustafe xasan dilin gabadhaasi, markaa haku danbaabin adigon cadayn haysan ,caadifadana iska daa.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว +1

      dilaaga sidee markiiba loo helay miyiusan carareen war wiilka wasiirku dhalay hala xidho

  • @a.jamaja4911
    @a.jamaja4911 3 ปีที่แล้ว +9

    Policka ayaa hawshaa leh waaney ku mahadsan yihiin Waa in aynu wado walba iyo meelwalba ku xidhnaa cameras si aynu u ogaano dambiilayaashaa xumaha wada

  • @jeejeey1995
    @jeejeey1995 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadalka uu taliyaha sheegayo way iska muuqataa inuu been yhy
    Waxan dhihi lahaaa ninka dilka geestay cadeeya oo cadaalada hala keeno waxbo yaan la dhihin waziiir baa dhalay

  • @farhan9564
    @farhan9564 3 ปีที่แล้ว +1

    Sawirkaasi waa qalad ka qaada xaga farsamada media waa la idinkaga horeeyo

  • @mafahow67
    @mafahow67 3 ปีที่แล้ว +4

    CADAALADU MEESHA AY KU DHIMATAY EE ILAHAY LOOGA FOGAADAY WAXA LA DHAHA SOMALILAND

    • @laylahodan3948
      @laylahodan3948 3 ปีที่แล้ว

      Ilmo qaraxland ma idinka cadalad hasta caruraha ayaad cijisaane

    • @maxameddaabadsomalilanderd3640
      @maxameddaabadsomalilanderd3640 3 ปีที่แล้ว

      Uskud yaa dameer ma adaa hadla la hayste ayaad tahay magicii somaliyeed baad dishey markaad adoon africaan ah keentay meel aan garanaayo

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 ปีที่แล้ว +3

    NAARTA ALLE HA KAA WARAABIYO GACAN DHIIGLE.
    ILAHAY HA U NAXARIISTO GABADHA DHIMATAY.

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadalkas adshegaysid haday bentada tahay Allaha kasosaro xaqa gabadhas miskinta ah ee lakufsaday hadana ladilay Aamin Aamin Aamin

    • @yusufali2900
      @yusufali2900 3 ปีที่แล้ว

      Lama kufsan waa la dilay sida uu sheegay

  • @ahmedshafii5888
    @ahmedshafii5888 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin rux dumara gacan u qaaday misna kaw kaga siiyay magaca raganimo waa ka xaaraan inu sii noolaadana xaq uma leh maxkamada sharafta leh waxan ka codsanaya sida ugu dhaqsaha badan xukunkisa lo fuliyo gacan ku dhiiglaha😔

    • @abdikamalsilver9350
      @abdikamalsilver9350 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan kugu raacsanay bro

    • @ahmedshafii5888
      @ahmedshafii5888 3 ปีที่แล้ว

      @@abdikamalsilver9350 nin rageeed😉👊🏾

    • @ahmedshafii5888
      @ahmedshafii5888 3 ปีที่แล้ว

      @@abdikamalsilver9350 inaynu dhabarka ku qaadno ama lugaheeda dhunkano moyane inagama geyaan inaynu gacan kor ugu qaadno

    • @abdikamalsilver9350
      @abdikamalsilver9350 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedshafii5888 haa ninka ragii waa Ka garta qiimaha dumarka,dareema,daryeela,una naxariitsa nacas iyo nin xun toona Uma baahna dumarku oo aan qiimahooda garanay

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 3 ปีที่แล้ว +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Corn Cable Tv aad baad u mahadsan tihiin likiin sawirkaa Argagaxa leh fadlan ka saara oo wax kale ku badela.

  • @fatuushafufuu759
    @fatuushafufuu759 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilhy ka baqa beenta iskdaya. wasiirka.wiilkiisawejn cida dilka geystatey maskiinka dusha hka saarinina😢

    • @princesssmily8442
      @princesssmily8442 3 ปีที่แล้ว

      Qof dhan ayay dilen mrksy raban iny shekda isklexiyan Lacagt iyo magaca shaqynaya lkn ilaahy ba ka wayn😪

  • @abdihakimhusen9784
    @abdihakimhusen9784 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxaristo amiin qabriga allh ha uwasiciyo amiin ehelka iyo qaraabo alle samir iyo imaan haka siiyo amiin

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 3 ปีที่แล้ว +4

    Adeer waxaa hanoo sheegin guri wasiir oo qaardiye leh sidee qof miskiin ahi intuu galo qof ugu dhex dili karaa

  • @maxamedjeesto3156
    @maxamedjeesto3156 3 ปีที่แล้ว

    Mar walba ciidamada Soomaalida waxay utaaga yihiin sidii ay nabad ugi laheyd

  • @dowzahmetofficiall3620
    @dowzahmetofficiall3620 3 ปีที่แล้ว

    Xasbunallaah alle haunaxariisto

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

    Inaalilaahi waa ina Ilayhi raajicuun

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 3 ปีที่แล้ว +2

    Jabhaddii tigreega oo kale baa tihiin tuug baa tihiin waa in dhawaan shacabka laydinka qabtaa

  • @ubaxabdi2623
    @ubaxabdi2623 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah been iska cad alow xaqa feeraha kadilaaci talow maskiinkaa lasoo qabtay waa rerkee ileen ninkii wasiirku dhalay laga tiryee alaha soo qato

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 3 ปีที่แล้ว +1

    Guri wasiir qof miskiin ahi maba geli karo waayo waardiyaa jooga runta sheeg qofka gabadha dilay waa in la helaa

    • @abdisallan
      @abdisallan 3 ปีที่แล้ว

      Maaha guriga wasiirka Ee Waa guriga ininkiisa Oo gabadhiisee Ka duday sidaaan Ku maqlay mana shigi karo falka qofkii galay

  • @queendarajo4399
    @queendarajo4399 3 ปีที่แล้ว +2

    Waayaab, OO maa xoog igula hadalba iminka nimanki wllhy waay kibren now

    • @hadhkamusa740
      @hadhkamusa740 3 ปีที่แล้ว

      Allah ha naxariisto miskiinadaa. Xagdaro ayaa lagu dilay

  • @ayaanmohmed6933
    @ayaanmohmed6933 ปีที่แล้ว

    Ax

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 ปีที่แล้ว +2

    Sii hayaha af hayeenka Bilayska. Bilayskayagu ma yaqaano in ay khalad tahay In ay dadweynaha u qirtaan in aanay amniga netka waxba ka qaban karin. They need expertize.

  • @umarabdi5814
    @umarabdi5814 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay wa arka bentay soo dhoob dhoobeen

  • @book2316
    @book2316 3 ปีที่แล้ว +2

    Good job! Well done!

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 3 ปีที่แล้ว +1

    War illaahay ka baqa wax ka dhexeeyay ma jiraane illaahay cuqubo yuu idin ku ridine cadaalad ku dhaqma adinkay dan idiin tahay Borabagaanda ma ahee Runtaad diidaysaan Subxanallaah illaahay ha soo muujiyo xaqeeda marxuumadaas laga xaqdarnaa illaahay ha u naxariisto it’s so sad 😞 painful 😢😢😢💔

  • @aqonyahanabdizalamhereri7443
    @aqonyahanabdizalamhereri7443 3 ปีที่แล้ว +4

    arinkaa ha soo dhex galaan intelligence ku

  • @fadxiyajama2589
    @fadxiyajama2589 3 ปีที่แล้ว +1

    Salamad minkuli aafaad

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 3 ปีที่แล้ว

    allah unaxariisto

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 3 ปีที่แล้ว

    Waa si wanaagsan war bixintani

  • @asiyaismailhassan1981
    @asiyaismailhassan1981 3 ปีที่แล้ว +6

    Taaso miidhan marka aay jirto oo dumarki ama hablihii soomaliyeed xasuuq caadiya loo geysanayo maxa nagu waxa ragga soomaaliyeed iyo guurkooda alayle waa wax la guursado Ragga ajaanibta ah haba hadoo chinesene

  • @kingkooshin7716
    @kingkooshin7716 3 ปีที่แล้ว

    😧😭😭😭 nastexo ila

  • @apdirazhiidkidhiizh
    @apdirazhiidkidhiizh 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u nacasiirto

  • @mohamedqtr4176
    @mohamedqtr4176 3 ปีที่แล้ว +1

    Uma boogin walhi hadlkan wax Bu qarinaya taliyuhu

  • @safiaabdi8080
    @safiaabdi8080 3 ปีที่แล้ว +2

    siday ku ogaden inuu isagu yahay ma dheeg baris bay ku samayen mesa kamaro ayay ku arkeen anagay noola imanaya sidan

    • @1001-q4l
      @1001-q4l 3 ปีที่แล้ว

      mayee isagaa qirtay ka dib baadhitaan lagu sameeyey tellphnnadoda

  • @qalbihanad9711
    @qalbihanad9711 3 ปีที่แล้ว

    Macquul manoqon karto in uu xili habeena inani gurikali jogto mida kale guriga manfamil jogin xitaa cunug yar ha ahaade

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 ปีที่แล้ว

    Dila dadka geysta dambiyada dilka ah

  • @asmacabdi944
    @asmacabdi944 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa inantii 3 ee lagu dilay somaliland yadoo wliba la kufsaday dawlada somaliland wxn leeyhy dadka dadka ha loo qisaaso

    • @qalbidhaya3083
      @qalbidhaya3083 3 ปีที่แล้ว

      Wllo ianta lama fusan ee wala dilay uun

  • @calicirroofficial9466
    @calicirroofficial9466 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi sidani ma fiicna inkasto uu noqon karo sidi nin xiskisu maqan yhy balse wa in la dilo sida ugu dhaqsiyaha badan

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 3 ปีที่แล้ว

    Marka koowad Marxuumada Alle hau naxariisto😭🙏🏽 waxa kasii xanuun badan qofka danbiga beenta lagu ciqaabi doono laga yaabo inuu naftiisa kuwaayo arin uu geeysan😌 qaabku janaralka u hadlay waxan ka dareemaya xitaa inuu dooneyn in arinkaasi xitaa si cad loo daba galo Facebook iyo liibaxeyn buu iska sii galay

  • @batistayonis1789
    @batistayonis1789 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallah.

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris7308 3 ปีที่แล้ว +7

    CADOWGII SOMALILAND OO MEEL WALBA KU SOO GABANAYA OO CAY INOOLA SOO FADHIYA WAXAANA LOO BAAHAN YAHAY IN WAX LAGA QABTO

    • @ifrahofficial2536
      @ifrahofficial2536 3 ปีที่แล้ว

      Ninku oromo ayuu ahaa nagtuna oromo

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 ปีที่แล้ว

      @@ifrahofficial2536 walee

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว

      @@ifrahofficial2536 magac Soomaali ah ayay leedahay. Booliiskaa sheegi lahaa. Gacan ku dhiigluhu inuu yahay Oromo suuragal, maadaama uu guri ilaaliye ka ahaa.

    • @ifrahofficial2536
      @ifrahofficial2536 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Aw88-c1r gabadhu labado duba oromo ayay ahaayen wayo habenki inanta ladilay malin nimadedi dad oromo ah ayaa mudaharadaysy

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว

      @@ifrahofficial2536 Ma hubtaa wll mudaharaad inuu dhacay? Xaafaddee? Bal faahfaahi, Adigaa xogtaba hayee, haddaad run sheegayso. Laakiin Gabadha magaceedu waa Soomaali asal ah.

  • @sawdacabdilaahikhayre117
    @sawdacabdilaahikhayre117 3 ปีที่แล้ว

    Inaalilaahi wainaailayhi raajicuun. Ilaahay hawnaxariizto marxuumadaa zida xun loodiley. Lkn. Dawladu. Wax hakaqapato. Arinkan. Paryahan danpe cuzpoonaadey

  • @salmamaxamed7712
    @salmamaxamed7712 3 ปีที่แล้ว

    😢😥😥😰😭😭😭

  • @imsoomali938
    @imsoomali938 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk alla been badanaa

  • @marwakayse3801
    @marwakayse3801 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallh 😭😭

  • @مرحباياطالبالعلم-ج8ق
    @مرحباياطالبالعلم-ج8ق 3 ปีที่แล้ว

    Xaalada soomaalidu waa ay ka soo daraysaa
    Allow noo sahal

  • @ahmedabdi3661
    @ahmedabdi3661 3 ปีที่แล้ว

    Hadii qofka la waydiiyo sapapta hablaha lo kubsado wxa la ogaan donaaa
    Zpapaha la Danbeeya iyo cida maal galisa
    Anu isma lihi qof somali ah oo Muslim ah ayaa gabadh sidaa idili

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 3 ปีที่แล้ว

    Dadka waa dad waalan beenta ay wareejiyaan waa ceeb waxaas

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 3 ปีที่แล้ว

    Kan iyo kii dilay gabadhii reer Burco labadaba qisaas ku fuliya.

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk bal nosheeh maxaa lagu dilay heeee

  • @maxamuudrashiid6007
    @maxamuudrashiid6007 3 ปีที่แล้ว

    Way mahad San yihiin cidanka booliska soomaalind sida ay inoogu shaqynayaan

  • @Masjid1
    @Masjid1 3 ปีที่แล้ว

    Cadaaladda ha shaqeyso meel walbo oo ey soomaali joogto soomaalida ha noolaato

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 ปีที่แล้ว

    Waa in isagana ladilo

  • @hamseabdinasir5837
    @hamseabdinasir5837 3 ปีที่แล้ว

    Mushaki wayn ayuu ahaa 😰

  • @safirusalammaalin4054
    @safirusalammaalin4054 3 ปีที่แล้ว

    الله اعلم

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaqo wcan masha Allah

  • @dahirwarsame9603
    @dahirwarsame9603 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan soo xasuustay qisadaan mid u eg wiill yar oo madheera ku xidhnaa 15 sano bilaa danbi nin aanu dilin dusha laga saaray wasiirka wiilkiisii ay gurigiisa ku noolayd wax madilin ee waxaa dilay nin ay lasheekaysan jirtay ala xeelad raqiisay bay gadayaan miskiinka siidaaya oo cadaalada cadeeya yaan ilaahay idiin cadhoon oo magadu ila gariirin alla meeshaan been iyo xaqdro ayaa ku ilkaysatay allow ale adigaa qaadira

    • @muniiramohamoud8302
      @muniiramohamoud8302 3 ปีที่แล้ว

      Wll adigu miyaad wax ogtahay

    • @umunimco2208
      @umunimco2208 3 ปีที่แล้ว

      Subxan alla allaow xaqa uu hili oo guriga miyanaya cid jogin intu sida gabadha loo dilayeye

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว

      Dahir Warsame, beenlow, ka fariiso dadka. Balaayo ku haysee.

  • @fahmigoljano4479
    @fahmigoljano4479 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqso halo hor keeno waxashta biri-Ma Gaydada dishay
    Samir iyo imaan dhamaan familiga marxuumada

  • @ahmedadamhero3697
    @ahmedadamhero3697 3 ปีที่แล้ว

    HINAASE HAKA SAARO TIRKA HALA GEEYO AYGA AYGU DHALAY JEELKA YAAN LANUGU HAYN NOOCAAS OO KALE MUSE bixi ..USEXEEX MRKA LAGU SOO GUDBEYO

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanbaa iman doonta quite qof waliba Allaah weyneis hortaagayo oo wixii dulmi galay laga gudanayo maalintaa maxaa lagu andacoon doonaa, dulmi ayaa derays loo xidhay oo ummadda lagu qaldayaa

  • @barkhadvlogfilms588
    @barkhadvlogfilms588 3 ปีที่แล้ว

    Giri wasiir ayuu soo galay kulahaa taliye hada beentadu caday hayba ee maxaad noo digi

  • @calicirroofficial9466
    @calicirroofficial9466 3 ปีที่แล้ว

    Ciidanku yanay ka gaabsan waxan dhacaaya ee wa inay wajibkooda Gutan
    Tani way naguso badanaysaa

  • @sucaadibraahin771
    @sucaadibraahin771 3 ปีที่แล้ว +1

    mee ma lasoo ban dhigo nin ka wax dilay

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 3 ปีที่แล้ว

    Jaahil weeye ninkani

  • @dekahashi8803
    @dekahashi8803 3 ปีที่แล้ว

    Alle ayaa og waxwalba

  • @barkhadvlogfilms588
    @barkhadvlogfilms588 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh

  • @abdullahimaidid3410
    @abdullahimaidid3410 3 ปีที่แล้ว +2

    ،wax macquul ah maahan marka loo eego sida lo dilay gabdha . Gabdha haday guriga ka furtay macnaheedu wa kalsooni bay ku qabtay oo gurigana Wu iman jiray lkn hadu ku dili laha meel xafada ka baxsan wa la rumeysan Kari laha kolba waxba isku qasan

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว

      Jacayl baa ka dhexeyey, ayuu yidhi kornaylku

  • @nadifgeneral8739
    @nadifgeneral8739 3 ปีที่แล้ว +1

    Ada sheegaya wax aan jirin niicle

  • @cademclin8695
    @cademclin8695 3 ปีที่แล้ว

    Qadaad yarta mxa helay mnta 😭😥

  • @MahadhoMedia21
    @MahadhoMedia21 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan dhulbahante isaga isku wacan in lagu eedeyo dilka sababta oo ah waa ninkii u doodayay inanka wasiirka, marka labadooduba way kuwada jireen danbiga sabbta oo ah kana ( kan dilka sameeyay) waxa u aha mid u doodaya kanna dhicinaya danbiga sahipki balse isagy la godey

    • @sayid6649
      @sayid6649 3 ปีที่แล้ว

      Sxb ka dhulbahantee waa kee ...maka layidhi faash buu gabadha ku dilaybaa.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

      Gacan kudhiig laha waa in ladilo

  • @bashirsadiq8945
    @bashirsadiq8945 3 ปีที่แล้ว

    Qosolkujab waye oromo slnd dad ku xasuqi 😂

  • @safiaabdi8080
    @safiaabdi8080 3 ปีที่แล้ว

    ya ogado oromo waa looma oyan