MUSTAFE DOLLAR KOLKAN WADA CAWAYNAY OFFICIAL VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Mustafe Dollar
    Kolkan Wada Cawaynay
    Erayada Abdallahi Caraale
    Laxanka Mustafe Dollar
    Music Maftuux Cadceed
    Camera Liibaan Dahir & Khadar Waqal
    Editing Khadar Waqal

ความคิดเห็น • 799

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r 2 ปีที่แล้ว +423

    Dadoow rabigiin ka cabsada oo heesahan iyo waxkasto illahay cadho galinaya iskadaaya illahayna dhamantenaba hayna soo hadeeyo allow waan usheegay😭
    rabiyoow khaatumada noo wanaji adigoo naga raaliya allow adunka naga oofso allow gafkeena iyo geridena hakulmin😭

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 2 ปีที่แล้ว +9

      Aaamiin Aamiin yaa Rabi Adi maxaa soo doontay

    • @user-dy5uo8sc1r
      @user-dy5uo8sc1r 2 ปีที่แล้ว

      @@faizaFunny780 adigoo miidhan inaan allah ka cabsiga iyo geerida xasuusiyo ma doodbaad ka qabtaa!!!!

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 2 ปีที่แล้ว +3

      @@user-dy5uo8sc1r allah waan ka baqayaa Lkn meel hees ayaa xadiiz la iman maad meelaha xadiizka ku soo qortid 🤘🏼🤘🏼

    • @user-dy5uo8sc1r
      @user-dy5uo8sc1r 2 ปีที่แล้ว +3

      @@faizaFunny780 wlalo adiga ma waxaa ku dhibaysa kalmada rabiga awooda badan ee adoomadisa nahay ka cabsada takle ma meel gaara iyo dad gaara oo rabi cabsidisa la faro ama ay ugaar tahay baa jirta laxawla walaquwata ilaabilaah adunyadas ayaynu jognaa la dhibsanayo allah kacabsada

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 2 ปีที่แล้ว +2

      @@user-dy5uo8sc1r Wll wlaahi kumaan dhibsan jizaakalah khayr ani danbi ha i galin hees baa soo gasho waxaa tiri heesaha ha layska daayo Allah ha laga cabsado allaha naga madoobeeyo heesaha qalad ha ii fahmin suaal unbaa ku waydiiyee cafis Wll 🙏

  • @ilhaanqurux9693
    @ilhaanqurux9693 2 ปีที่แล้ว +49

    Horta somali ma ihi miya mxa liketa laygu sari wayey viva dollar

    • @ahmedjamac5238
      @ahmedjamac5238 2 ปีที่แล้ว

      ho like ta ku nax

    • @ISMAILCR-ob9vl
      @ISMAILCR-ob9vl 3 หลายเดือนก่อน +1

      Laba sano aya kaso wàregtay comment tigada🎉

    • @abdallaawale2460
      @abdallaawale2460 25 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂​@@ISMAILCR-ob9vl

    • @abdallaawale2460
      @abdallaawale2460 25 วันที่ผ่านมา

      ​@@ISMAILCR-ob9vladaba laba bilood kasoo wareegtey commentgaga

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +219

    Heestan 1million hadey gaadh0 like hadaad ila dhaafto gun tahay 🙏
    Mustafe dollar cajiib brother ⛑⛑⛑⛑

    • @BedriCabdi-lb5ph
      @BedriCabdi-lb5ph 9 หลายเดือนก่อน +2

      Dawar sigu muxu aha 😅

    • @MUBAARIGBULSHAAWI
      @MUBAARIGBULSHAAWI 9 หลายเดือนก่อน +1

      Haye😂😂😂

    • @MUBAARIGBULSHAAWI
      @MUBAARIGBULSHAAWI 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@BedriCabdi-lb5phBADRA LIKE IISAR ANAH😂😂

    • @Ridwaan__CaTiiTi1
      @Ridwaan__CaTiiTi1 27 วันที่ผ่านมา

      ⁹p90009​@@BedriCabdi-lb5ph

  • @Farayare451
    @Farayare451 7 หลายเดือนก่อน +31

    Legend mustafe dollar boqorka laxanka heestan hddad 2024 iyo ka danbeysa soo booqty like iireeb goat 😂❤

    • @AnisoMohomed-l3e
      @AnisoMohomed-l3e หลายเดือนก่อน +1

      Ku reepney😂❤😭🫶

    • @Farayare451
      @Farayare451 หลายเดือนก่อน

      @@AnisoMohomed-l3e toos ban utuugsaday 😭😂

    • @AnisoMohomed-l3e
      @AnisoMohomed-l3e หลายเดือนก่อน

      Wan ujeeda ina tuugsaneyso😭😂💔

    • @Farayare451
      @Farayare451 หลายเดือนก่อน

      @@AnisoMohomed-l3e ha igu camiran marka s.w wase 😭😂

    • @AnisoMohomed-l3e
      @AnisoMohomed-l3e หลายเดือนก่อน +1

      @@Farayare451 Lee hada sinjiyadeyda xaa ka rapta😭🙂🥺

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 2 ปีที่แล้ว +201

    Waaw Fananka Caan Baxay Mustafe Dolar Tagerayshisa Is Mujiya👌♥️🙏

    • @seexshe
      @seexshe 5 หลายเดือนก่อน

      0:49 0:50 0:53

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 ปีที่แล้ว +137

    Walalaha muslimaadka waxaan idinku baraarujinaya inaan taagerno barnaamjiyada diiniga insha Allah illhy ha idin sahlo muraadwalba aad leedihin o khayr idin ah 🤲🤲.
    FADLAN SOO BOOQO DARUL AKHIRAH WUXU IDIN SOGUDBINAYA MUXADAROYIN DIINI AH KUSO DHOWOW MAHADSANIDIN 🤲🤝🗻🌍

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida923 2 ปีที่แล้ว +63

    Mustafe dollar ❤favourite fanan
    Muuqalka lagama sheegen karo
    Ereyada heesta ka daran 😘
    From muqdisho 🇸🇴

  • @AbdiweliHussein-dy4qy
    @AbdiweliHussein-dy4qy หลายเดือนก่อน +9

    Who is still listening 🎧 in 2024😢

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 2 ปีที่แล้ว +19

    Xasuus ayey igu leedahay heestani jacaylkayga markii u horaysay ee aan labo sano ka bacdi is aragno ayuu heestan i dhagaysiiyey waxan is baranay 2017waxan kala maqnayn labo sano hadana dib ayaanu u midoownay ilahay haykaa daayo 🥰 2022 insha allah coming soon waa arooskayga Jacaylka dhabta ahi waligii ma dhamaado 😘😘😘😘

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 ปีที่แล้ว +3

    mustafe dollar nin fanka wax badan kuso kordhiyay laxan waaliya heeso an caadi ahayn waxan ku tilmaami karaa shaarukhanka somalida

  • @DJFaanto2023
    @DJFaanto2023 8 หลายเดือนก่อน +2

    Marxuum Liban Dahir ALLE HA u naxariisto U duceeya walalayaal......

  • @ibrozthiago4512
    @ibrozthiago4512 2 ปีที่แล้ว +14

    🥺💔Jcyl😭😭

  • @ahmethzerka3849
    @ahmethzerka3849 2 ปีที่แล้ว +51

    Way Igu Raagtay Heestani😍
    ABDILAHI CARAALE
    MUSTAFE DOLAR
    MAFTUUX CADCEED
    LIIBAAN DAAHIR
    KHADAR WAQAL
    ANOTHER LEVEL💯💯💯

  • @zaki5128
    @zaki5128 2 ปีที่แล้ว +24

    Team mustafe dollar 💵😎🙌 Is muujiya

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 ปีที่แล้ว +7

    Ninkaan Waa Fanaan buuxa hebla Waa La guursaday aa kii qaadi jiray moo

  • @aminasuuley845
    @aminasuuley845 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlh Mustafa dolar iyo khaalid kamil markan dhageysto jaceylkaba igu sii weynada marna wala ooya horey usocda another level wlh 💋❤️💉🩸fanka idin baahan macalimiinta jaceylka

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 ปีที่แล้ว +67

    Amarka ilaahay saakan Niyada heestan igaga jirtay aad baanu u raagsanay, mahadsanid mustafe mahadsanidiin team waqal❤️✨

    • @axmedcabdi5322
      @axmedcabdi5322 2 ปีที่แล้ว

      Legend somalida copy to past ku nacay

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 2 ปีที่แล้ว +200

    Way yara ragty hestn legend dolr thnks 🥰

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 2 ปีที่แล้ว +16

    The one and only waqal 🔥
    Mustafa dollar fanki o qof ah ❤️

  • @ahmedqoor5571
    @ahmedqoor5571 2 ปีที่แล้ว +11

    Mustafe dollor waa shaaruukhanka soomaalida legend of legend's keep going

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet 2 ปีที่แล้ว +16

    Hobalkaan mustaf dolar ladhaho waxuu isku darsaday fanaanin kale dheeryahay heesahiisa idil wa wada xul waana mid lawada dhararsanayo waxuuna leeyahau hibo ugaar ah qaabka jiliinka waxa isleedahay inankaan yar fanku wuka sodaahay waxaa arkaa inu ruuxdiisa usamesantahay heesaha dareenka ..... heestaan waxa jeclaa ina faahfahin dheero kabixiyo waxe kahadleeyso qisadee xambaarsantahay inkasto aan safar ahay kama gaari karo lakinsa i.Alaah wa kaso bixin doona qoromo idin cajib geliso hadu alle s.w.t. isama geeyo mustaf doolar hobal yar muzjiso batahay bro keep goin

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 2 ปีที่แล้ว +8

    Qalbi u tahy ciidan maanka u tahy caaqil frxda u tahy ciirsi araga u tahy caalam mapa Arag Cid goonkenan apid cashaq kugu dhanta Cajiib cajiib💔😥😭❤

  • @khadarcabdi3095
    @khadarcabdi3095 2 ปีที่แล้ว +2

    Mustafe Dollar, fanaankaasi cumar binu cafuuf ayaa waxba ka qaban kari waayey. Waa legend Mustafe, Ninka Burco fanaan ka ah.

  • @sakiofficiall4673
    @sakiofficiall4673 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend one of legend you are one of honor
    Muuqaalka ayaa isoo jiitey, xataa wuxuu sababy inaan second wlpa dip u dawado
    Dollarka dollarada baacsaday

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 2 ปีที่แล้ว +2

    KOLKAAN
    WADA CAWYNAYNAY
    EEN WADA CIYARAYNAY
    CAASHAQAD I SIINAYSAY
    SIDUU II CAJABINAAYAY
    YA SALAM
    ANOTHER LEVEL DOLAR
    KEEP GOING WAQAL ❤️🧡❤️❤️❤️

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 2 ปีที่แล้ว +10

    Woow woow it's so amazing wlhy m,a mustafe dollar axsan fanaan batahay iga wlee dhunac walba top score baad wadataa inshalah bartaa kaga hay❤🥳✌✌
    Codka 100%
    Laxan 100%
    Heesta iyo miraheeda 🙈🥰100 %
    Music is the best musician inthe year ustaad maftuuh cadceed 100%
    Style 100%
    Waqal stadio oon waxaba lahadhin isna ❤🥳🥳🥰100%
    HEEESTAN WAA LAYSUGU TAGAY RAG CULUS ISUGU YIMI
    M,A keep going all guys go forward ✋🥳🥳🥳✌

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 ปีที่แล้ว +3

    2023 yaa daawanaaYa

  • @musharafdhoof4816
    @musharafdhoof4816 2 ปีที่แล้ว +19

    Mustafe baryahan fanka xoog buu kuhaysaa
    Keep going bro 🙏🏼🎧🎵

  • @shuaypsaedmohamed2307
    @shuaypsaedmohamed2307 2 ปีที่แล้ว +14

    heesaha waxaa kamacan quraaanka

  • @yassercrs1178
    @yassercrs1178 2 ปีที่แล้ว +26

    Legend ba tahey mustafow 🤩♥️ Cadceed on the beat 👏🔥😍

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 2 ปีที่แล้ว +3

    Mustafe doller
    Waxi hees maaha wey dhaaftey
    Qaab jiliinka cajiib ah walahy cod kaad igu heeseysey aanu wada ciyaareyey iga gaden 🤟🏻👐🏻

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 ปีที่แล้ว +43

    Always Hit This Guy🔥😱,
    MustaFe Dollar Well Done Zxp👏😍.

  • @xamsecabdi8323
    @xamsecabdi8323 2 ปีที่แล้ว +61

    Another level voice
    Keep going Legend of legend
    The best singer somali
    I can.t wait the song

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 ปีที่แล้ว +33

    Another level the best singer somali another level muuqal quruxon💯💯♥️📸 the only one legend maftuux cadced the best🎶💯💯🎹🎻🎼🔥

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 2 ปีที่แล้ว +15

    Best music maftuux cadceeD Legend and Mustafe dollar Legend 🙌🏽♥️

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 7 หลายเดือนก่อน +2

    Naagtii dhabanada ka godan uunbaa leh💋🥺❤
    Ja mahadsanid adeero maalin arbaca ah oo exam isoo dhamaday alxm 2024/1/17❤

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 ปีที่แล้ว +8

    Waaw mustafe dolar anotger level keep going and waqalka dula shaqo wacan allaha idin dhawro

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 2 ปีที่แล้ว +1

    Wali ruux kula cayna
    quruxdana cad kula nuuca
    caqligana qof kula taama
    maba arag cid kownkeena
    abid caashaq kgu dhaanta ❤️🥺

  • @abdullahiarabazaami3242
    @abdullahiarabazaami3242 2 ปีที่แล้ว +2

    Woow mustafa dollar Fanaanka kliya ee Heesihiisu ay wada yhiin kuwa dareen wata 🥰💯 Cajaaib waqal Video qrux bdn 😘👌

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +110

    WOW The one and only lagend Mustafe Doolar❤🥰
    Voice=💯
    Music=💯
    Lyrics=💯
    Melody=💯
    Vedio=💯
    Edinting=💯
    Welcme Back Brother❤❤❤❤❤🔥🔥🔥

  • @ashaabukar5782
    @ashaabukar5782 2 ปีที่แล้ว +8

    Kolkan wada caweyney
    E wada cayreyne
    Cashaqa isisneysay
    Codka igu heysese
    Cindigeyga kama.sulin
    7 sana xirirka dhiseynay
    Gul dararisa ma ilawin
    Still am love u

    • @kafiyahussein2593
      @kafiyahussein2593 2 ปีที่แล้ว

      7sano xataa jamacad ma dhigteen qaaali mxaa ku rafadiyay 🤔

    • @ashaabukar5782
      @ashaabukar5782 2 ปีที่แล้ว

      Waqti weyn maha abyo marba hadi qalbiyada mideysanyihin

  • @caqil_mattan1238
    @caqil_mattan1238 2 ปีที่แล้ว +1

    War heestan waxan daawanaya anigo safar ah waliba habeen waxan ka imaday paris 🇫🇷 marka cidii ila wadanaysay habeenkas like inagaga dhufta nio 👍💯🤩

  • @AYsar.official
    @AYsar.official 2 ปีที่แล้ว +29

    Codka 💯
    Ztylka 💯
    Erayada 💯
    Laxanka .💯
    Muuqaalka💯
    Jilitaanka💯
    Keep. going one the only MustaFe Doll

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. 2 ปีที่แล้ว +37

    Wax kale mustafe legendary✅
    Waqal studio the one and only💯
    Cadceed ninka keli we music
    inooga waaley👏

  • @mubarakxasan9136
    @mubarakxasan9136 2 ปีที่แล้ว +3

    Kolkaad yara cadhoonaysay
    Kashaan ku gu casuumayay
    Jawiyadan ku ciidaynay
    Xasuustooda kama caagin.
    Intaasa iga gadan💯💥💯💯

  • @msssuuro9771
    @msssuuro9771 2 ปีที่แล้ว +8

    inta ila sugaysi heesto dhameystiran is muujiya❤😇🙏

  • @hanamuna8748
    @hanamuna8748 2 ปีที่แล้ว +3

    MUSTAFE DOLLAR Legend wlhi wn ku taageera ❤🔥KEEP GOING

  • @Dholayare_
    @Dholayare_ 2 ปีที่แล้ว +1

    Wuu cajabay nafluhu Legend mustafe dollar
    And waqal Studio keep going

  • @officail9389
    @officail9389 2 ปีที่แล้ว +3

    Mustafe dollar legend waxan hees xagaasay u dhaaftay go go bro👏👑

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 ปีที่แล้ว +6

    mustafe dollar another level 💯 👌 😎 🔥 🙌

  • @yasackaraama4466
    @yasackaraama4466 ปีที่แล้ว +4

    Heeztan QaYp ayey Ka Tahay nolozHaYDa long TimE caawa aYy xazuuz igeLizaY TaarikHDu Waa 16/12/2022 wxan ku DhageYzaYaa lipia Waxaa zii dHEer Qofka Aan ku xazuuzto iLama Joogo meeL dHEerna Waa igA Jiraa wxan rajeynayaa inaan kuLanO waLipa anagOo izku faraxzan✊🙃

  • @mohamedkhaliif220
    @mohamedkhaliif220 2 ปีที่แล้ว +10

    Waan daalay sidaan u sugaayay heestan yaa ila mid ah🥰

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 2 ปีที่แล้ว +16

    The best song I've ever listened 🎶 ❤

  • @facecrack2k864
    @facecrack2k864 2 ปีที่แล้ว +12

    A Classic Masterpiece 💯💯

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 2 ปีที่แล้ว +9

    WOW ANOTHER LEVEL BEST SONG MUSTAFE DOLAR LAYAAB LAYAAB 🙏🙏🙏🤩🙏🙏

  • @samiamarwan2312
    @samiamarwan2312 2 ปีที่แล้ว +11

    The one and only 💙 waqal studio 🎙 ❤
    Keep going 💪 ✨

  • @somalispeakerpowerssp581
    @somalispeakerpowerssp581 2 ปีที่แล้ว +7

    This guy is original singer keep going 👏brother 👏

  • @caliaxmed2076
    @caliaxmed2076 2 ปีที่แล้ว

    Woow another level mustafe dollar dadka fanku ubaahan yahay waYe cod laxan waxkastah♥️🤴👊💯

  • @ahmedguure5275
    @ahmedguure5275 2 ปีที่แล้ว +47

    Erayada: Cabdillaahi Carraale
    Laxanka iyo Codka: Mustafe Dollar
    Music: Cadceed
    Kolkan wada cawaynaynay
    Ee an wada ciyaaraynay
    Caashaqad i siinaysay
    Codkaad iigu heesaysay
    Sidu ii cajebinaayay
    Cindigayga kama suulin
    Kolkad yara cadhoonaysay
    Kashan kugu casuumayay
    Jawiyadaan ku ciidaynay
    Xasuustoodi kama caagin
    Kooras
    Weli ruux in kula cayna
    Quruxdana cad kula nooca
    Caqligana qof kula taama
    Maba arag cid kownkeenan
    Abid caashaq kugu dhaanta

  • @abdifatahabdirashid7806
    @abdifatahabdirashid7806 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxanoo kale gaaladu waxay dhahdaa another level 😂😂❤❤

  • @mubarakabdi7068
    @mubarakabdi7068 2 ปีที่แล้ว +1

    Heeska laxanka uun paa kayar khaldan iyo ereyda
    Video iyo music & editing waa ok

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlal abdilahi caraale another level
    Weeye erayadu

  • @kanadiproduction846
    @kanadiproduction846 2 ปีที่แล้ว +5

    Mustafe dollar ✌the one only waqal👏

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 ปีที่แล้ว +1

    Wee wee Yaa Mustafe Dolar fanan fanan dhaafay ☺❤
    Hestan inta mudo sugaysay comin soonkeda ismuujiya ✋😮

  • @Lander02
    @Lander02 2 ปีที่แล้ว +79

    Somaliland, enough said . Bilicda horn of Africa.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah mustafe doolar. Nooolow heees macaaan❤

  • @maxamedfaarax7623
    @maxamedfaarax7623 2 ปีที่แล้ว

    my favourite singer my pro ina ahmed

  • @abdallaahmed5947
    @abdallaahmed5947 2 ปีที่แล้ว +10

    Cadceed on the beat 💙

  • @amiinsiciid0
    @amiinsiciid0 2 ปีที่แล้ว +6

    Another level 💯👌mustafe Dollar ♥️🖇🍂💥🍁

  • @salmahirsi5088
    @salmahirsi5088 2 ปีที่แล้ว +1

    Hebela waaa laguurasadaaa weli part 4 waaan ka sugayaaaa mustafe

  • @haniilkacas8323
    @haniilkacas8323 2 ปีที่แล้ว +2

    Mustafe dollar wax kale 🤵🥰💞🍀

  • @guuleednaaji
    @guuleednaaji 2 ปีที่แล้ว +5

    Heesta:kolkaan Kula caweynaayey
    Ereyada:cabdilaahi caraale
    Music:Maftuux Cadceed
    Codka:Mustafe Dollar
    Produced by: Khadar waqal
    WWWwaqal Studio 🎙 the one and the only Afro waqal Production 🔥🔥🔥

  • @MaidoSheikh-v3u
    @MaidoSheikh-v3u 26 วันที่ผ่านมา +1

    Heesta kaliga aan jecelahy❤😭😩

  • @n-dhamac2123
    @n-dhamac2123 2 ปีที่แล้ว

    ninkan codkiisa mashaa Allaah wow iyo jilinkiisa #mustafe doller #khadar waqal keep it broz

  • @mubarigabdirahmangulled6590
    @mubarigabdirahmangulled6590 2 ปีที่แล้ว +7

    Another level 💯 👌 👏 🙌 😌 💪
    Mustafe dollar.

    • @HamzeBodhari
      @HamzeBodhari 2 ปีที่แล้ว +1

      Mubarig Dp world fanaan reply fcn 😅😅😅

  • @iamakzeeel734
    @iamakzeeel734 2 ปีที่แล้ว +6

    Another banger from the king👏❤🔥

  • @apdallaosman6438
    @apdallaosman6438 2 ปีที่แล้ว +2

    War waxani waa wax kale nio legendary

  • @samdaeid3317
    @samdaeid3317 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw heeeta iyo tuubitaankuma waaa waxakale waqal Aaabaha fanka 💯🥰❤️🤗🤗 keep going

  • @abdallabilow6389
    @abdallabilow6389 2 ปีที่แล้ว +4

    Maba arag cid kownkeena
    Abid Caashaq kugu dhaanta🥰👌

  • @janoshaw5670
    @janoshaw5670 2 ปีที่แล้ว +1

    Laxanka Saxiibkay M Doller Niyaw
    Caano Maraaci Ahaan baad u Cabaysaa
    Eeshqiyaasak 👏👏👏👏

  • @baxnaanrawe9525
    @baxnaanrawe9525 2 ปีที่แล้ว

    C/laahi Carrale abwaan qaaliya run ahaantii sxb horey u soco
    HADRAWI dabadii CARRALE

  • @mohamed.dawaco4072
    @mohamed.dawaco4072 2 ปีที่แล้ว +1

    Lagend mustaf dolar fananka kaliya eeka hadla nolosha manta jirta nolow zxp❣️

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow! Another level Another Beat!🔥🙋‍♂️

  • @wariyekhaliilbarre8658
    @wariyekhaliilbarre8658 2 ปีที่แล้ว

    legend , mustafe dolar qaab cusub ayuu ku soo kordhiyey fanka soomaalida

  • @salmaanahmed1316
    @salmaanahmed1316 2 ปีที่แล้ว +1

    Maftuux cadceed inanka musicga macan tumaya legend 💯

  • @hoodoayaan4620
    @hoodoayaan4620 2 ปีที่แล้ว +1

    Mustafe dollar nd ceebla cisi keep going ❤🦋✌

  • @ahmed.mohamed390
    @ahmed.mohamed390 2 ปีที่แล้ว +2

    Muztafe Dollar io Wllzhy Ceebla Carab Waan Idin Salamayaa 🤚

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi8964 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan. Waa wada qiso qiiro ✊

  • @kingsallman7960
    @kingsallman7960 2 ปีที่แล้ว +2

    Best song keep going mustafe dollor hallayso boqdo

  • @hodanmustafe387
    @hodanmustafe387 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxni waaa anther level 🥵💔💯
    Dollarka hirgaly 🙌💯✊

  • @Abdiqaadir-kaahin4820
    @Abdiqaadir-kaahin4820 2 ปีที่แล้ว +15

    Waxan ahay Ruux uu ayaanku
    Ka reebay Qofkuu jeclaadeY!
    Heart broken 😪💔

  • @caydaruuscalimuuse4984
    @caydaruuscalimuuse4984 2 ปีที่แล้ว +9

    nice lyrics ✔
    ereyada 100%🎯

    • @haneetopoi7530
      @haneetopoi7530 ปีที่แล้ว

      Haah hees I.o badh legend dollar

  • @user-ct7kc3vl7p
    @user-ct7kc3vl7p 4 หลายเดือนก่อน

    Waaw mustafe dollar tageero buuxda ayaankuu ahay❤❤😊😮

  • @miinbou1365
    @miinbou1365 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw fanaankii part lagu so gaaray wllhi waa legend

  • @Mahmoud_Hassan10
    @Mahmoud_Hassan10 2 ปีที่แล้ว

    Codka tolmoon ee fananka marka laga yimado jiliinka gabadha quruxda badan iyo fanankuba waa 100/100 #CaadiMaaha👑🙋🏽

  • @FadumoMaxamedcraxmaan
    @FadumoMaxamedcraxmaan 3 วันที่ผ่านมา

    Eysh calaa ma hees❤🎉

  • @Calaaidiinofficial
    @Calaaidiinofficial 2 ปีที่แล้ว +2

    Muztafe dollar one of the lion .waqal keeg giong wllallyl🥰🥰🥰

  • @user-to3qn8no3w
    @user-to3qn8no3w 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mustafa dollar❤

  • @izmailmuhumed2819
    @izmailmuhumed2819 2 ปีที่แล้ว +2

    Mustafe Dollar Keep Going pro Besta Song ❤🙏💯

  • @queennajal6747
    @queennajal6747 2 ปีที่แล้ว +1

    Quruxdana intii cayna🥰
    Muuq iyo casaan dheeh leh🙊
    Dhabankana cad baa saaran😋
    Canka godan u sii raaco☺
    Udugana sidii cuudka🙉
    Caraf baad u tahay bookha😋
    intii canku godanyahay wan salaamay
    Heestu waa teeni❤❤

    • @inacizman7265
      @inacizman7265 2 ปีที่แล้ว

      Haaaa aad iyo aad inaga leh🥺😂❤