MUSTAFE DOLLAR - YAA POWERKII QAATAY [OFFICIAL VIDEO 2022]

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Mustafe Dollar
    Yaa Powerkii Qaatay
    Erayada Sahra Hassan Daahir
    Laxanka & Directing Mustafe Dollar
    Music Furinle
    Camera Mustafe Saleebaan, Liibaan Dahir & Khadar Waqal
    Editing Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Production
    Suldaan Seeraar, Xariir Axmed, Najma Nashaad, Ugbaad Aragsan, Kiin Jaamac, Abdikarim Ali Shaah, Waqal Studio 2022, Heeso Cusub 2022

ความคิดเห็น • 950

  • @somalimusiclyricshd2825
    @somalimusiclyricshd2825 2 ปีที่แล้ว +130

    Lyrics :
    Hadaan beri ahaa ruuxa
    u buseela eraygaaga
    u bukooda maqalkaaga
    ka ilbaxay danayntaada
    ka bogsaday xasuustaada
    inyar kuuma boholyoobo
    uma baahdo aragaaga
    Bidhaantaada uma xiiso
    Hadii aad u baaqayso
    qalbi aad burburintiisa
    u badheedhay jebintiisa
    ka bedelay halkiisiiye
    u adkayso baradaada
    samir waa badhkaagiiye
    Wakhtigays bedelayaa le
    Ax bilan laba bog layntaase
    Birlab kuguma soo jiidan
    barbarkayga kuma keenin
    nafsi kulama aan beegsan
    waadigii is biday aare
    libaaxii burjiga haystay
    bisad buu u muuqdaaye
    Yaa baawarkii qaatay
    ( End )
    Ereyada: Sahra Hassan Daahir
    Laxanka : Mustafe Dollar
    Music : Furinle
    Editon : Khadar Waqal
    Keep going WaqalWstudio❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 ปีที่แล้ว +126

    Waqal Studio 🎙 Waad Naga waasheen🥰❤🙏

    • @mulkiabdullahi1749
      @mulkiabdullahi1749 2 ปีที่แล้ว

      Kun jeer qosol malintada waan ku salamay 🥰🙏✌️

  • @abdirahmanabdiwahid4885
    @abdirahmanabdiwahid4885 2 ปีที่แล้ว +88

    Mustafe Dollar Waa SHarukhanka Somalida........Hadad iga Danbeyzaba Like Izaar🧤🧤🧤📌♥️

    • @farhanfarah1844
      @farhanfarah1844 2 ปีที่แล้ว +1

      M,a

    • @FaaraxMaxamed-g7g
      @FaaraxMaxamed-g7g หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮😢🎉🎉🎉😢❤❤😂❤❤😊😊😅😅😅😮😂😂❤😂😮😮😢😢🎉🎉🎉😢❤❤😂🎉😮😅😅😅😮😮😢🎉😂❤😅😊 1:08😊😊😊😊bbdjjwwppmnbouhgzw 1:41 ❤❤😮😮😮😮😮😮😮😮😅 1:46 1:49

  • @malyuunmaanka5645
    @malyuunmaanka5645 2 ปีที่แล้ว +58

    HooyadaY iigu soo duceeya walalayaal duco idiinka bahanaY😪🤲🤲🤲

  • @karaamoofficial2651
    @karaamoofficial2651 2 ปีที่แล้ว +146

    inta marka ay aragtay mustafe dollar moday hestii hebla wa la gursaday part 4 kedii like saar ✌️

  • @abikhadirdaahir2864
    @abikhadirdaahir2864 2 ปีที่แล้ว +40

    waxan kaga baranay aya marwaliba kaga
    fadhina walal mustafe
    khadar waqal 🙏

  • @officialabdikariimalishaah2625
    @officialabdikariimalishaah2625 2 ปีที่แล้ว +163

    WAQALKA IFTIIMIYAHA FANKA
    Mustafe Dollar Ninka qalbiga dadka ka dhex Hadla
    FURINLE FARA DAHABLE 🎤❤

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 2 ปีที่แล้ว +34

    Waar mustafe waa director waynaaday wlhi legends ninka hargysa iska leh 💕🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Guhaad-Ali29
    @Guhaad-Ali29 2 ปีที่แล้ว +35

    "Ma rabo in aan qiro oo kuu sheego sida aan kuugu xiisey, waayo ma ogi in aad adigu ii xiistay. Ma rabo in aan dareemahayga kuu soo bandhigo, waayo wax aan ka baqayaa sidii caadadu ahayd in aan qalbi jab ka"💔

    • @monahawadle140
      @monahawadle140 2 ปีที่แล้ว +4

      Sorry😞😔

    • @xafsoahmed787
      @xafsoahmed787 6 หลายเดือนก่อน

      Gabar aad jeceshahay hadaad isku dhimriso ceeb mamahn waa hubaal dumar waaye wee jilcaysaa 😊 waxaan kuu rajaynayaa midii ku fahanta inuu alle kaaga dhigo

  • @C-risaaq-Jureej
    @C-risaaq-Jureej 2 ปีที่แล้ว +57

    Mustafe Dollar Waa amiir Khanka Somalida.........Hadad Iga Danbayzaba Like izaar👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @yahyesalad9701
      @yahyesalad9701 2 ปีที่แล้ว

      Sharukhan dheh shaarukhan aabaha jaceylku ahaa

  • @kawthermohamudhersi8890
    @kawthermohamudhersi8890 2 ปีที่แล้ว +117

    Libaaxii burjiga hayztay 😏
    Bizad buu umuuqdaaye 😔
    Yaa powerkii qaatay🧐
    Mustafe dollar🤴❤️👌🙈

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 2 ปีที่แล้ว +37

    InankaN mar Walbo hees Daren Weyn XambarsaaN buu so qadaa😫Keep going mustafee Dollar⚡Lakin Away heesti Hebla wala gursaday Part4 8bilod ban sugii Haaynaye🥺

    • @nawaalmohamed8787
      @nawaalmohamed8787 2 ปีที่แล้ว

      2022/1/18 ayan sosaraya ayuu dhahay wl

    • @aragsanmohaa6327
      @aragsanmohaa6327 2 ปีที่แล้ว

      @@nawaalmohamed8787 hayso dheh miyu naagu gumeysanayaa donfarka😕

  • @mohamedsaid3763
    @mohamedsaid3763 2 ปีที่แล้ว +13

    Sidii caadada aheydba waa Mustafa Dollar 🔥& hees holac ah 🔥🔥, Fanaan & Muluxan kaamil ah 😇

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +46

    AMAZING 😮 MUZTAFA IZ BACK 😍
    Another level editing📷⌨🖥KHADAR WAQAL 🔥
    I CAN'T WAIT 🦋🙌🏻 "Yaa powerkii QaaTaY ".

  • @azmarofficial3097
    @azmarofficial3097 2 ปีที่แล้ว +46

    THIS EDITING IS ANOTHER LEVEL KHADAR WAQAL🥰👏👏👏

  • @shaymaalishabeel8646
    @shaymaalishabeel8646 2 ปีที่แล้ว +6

    Libaaxii burjiga haystay
    Bisad buu umuuqdaaye
    Yaa baawarkii qaatay🥺
    Amazing💯😱

  • @happyahmet425
    @happyahmet425 2 ปีที่แล้ว +22

    Another level mustafe dollar iyo jilin qurux badan shacni 🥰

  • @marwoezra6166
    @marwoezra6166 2 ปีที่แล้ว +5

    Sidan u heesa ama nagadaaya fankiibwaakan thnks mustafe dollar💔😭 libaaxii burjiga haystay bisad buu u muuqdaaye yaa baawarkii qaatay🥺💔 nin raga nabsi lgama galo.......................

    • @cikariinkante4792
      @cikariinkante4792 ปีที่แล้ว

      Waxd tabayso wll mcn allaha ku siiyo ♥️

  • @Akafi_YG
    @Akafi_YG 2 ปีที่แล้ว +16

    Eraydada heesta 💯% waa emotional
    Talented mustaf dollar
    Go forward waqal studio 👍2m and more

  • @fahadcade5531
    @fahadcade5531 2 ปีที่แล้ว +5

    Heees Aaan Dawado Waaa Heestiii iigu horaysay aaan La Qirooday mustafe dollar waan kaa haynaaa wxaan kaaga baranay Khadar waqaL another level Special Furinle🔥✅💪

  • @AbdinasirITtube1D
    @AbdinasirITtube1D 2 ปีที่แล้ว

    Aaway heestii heblaa waa la guursda aa

  • @amalgarnayl8961
    @amalgarnayl8961 2 ปีที่แล้ว +10

    Amazing mustafe is back
    I caNt wait yaa powerkii Qaatay
    NinkaN Heesihiisu waa Qiiro runtii

  • @aaadanabdu
    @aaadanabdu 2 ปีที่แล้ว +125

    𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟𝐨𝐰 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐢𝐢 𝐡𝐞𝐞𝐛𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐠𝐮𝐫𝐬𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐪𝐞𝐛𝐭𝐚 4 𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐰𝐲𝐧𝐚 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐮𝐠𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐥𝐢𝐤𝐞

    • @ahlaamqueen2979
      @ahlaamqueen2979 2 ปีที่แล้ว

      Channel kalaan ku arkay iyado bila macni ah part 4

    • @aminaabdullahi6146
      @aminaabdullahi6146 2 ปีที่แล้ว

      @@ahlaamqueen2979 channel kee

    • @ahlaamqueen2979
      @ahlaamqueen2979 2 ปีที่แล้ว

      @@aminaabdullahi6146 terziya musics channel ay ku qorantahy

    • @bidhapesgaming8457
      @bidhapesgaming8457 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ahlaamqueen2979 taasi waa mid uu qaaday 2017 nio wax u fiirso

    • @heersarephotography1645
      @heersarephotography1645 2 ปีที่แล้ว

      Heesta wuxu so saaraya sanadka Cuzup

  • @Sahel.
    @Sahel. 2 ปีที่แล้ว +9

    Libaaxi burjiga HaystaY Bisadbu u muuqda 🤩
    What a beautiful words :)

  • @marcosmedia9835
    @marcosmedia9835 2 ปีที่แล้ว +12

    MusTaphe is back best editor Oday Waqal Production 👊😋❤️

  • @sadaamartsofficial3146
    @sadaamartsofficial3146 2 ปีที่แล้ว +82

    Ereyada 💯
    Laxanka 💯
    Codka 💯
    Music 💯
    Another level waqal studio🔜

  • @izooferiak80
    @izooferiak80 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waa another level. Mustafe dollar waa fannaan casri ah. Heestan way i anfacday.

  • @abdinasirjeyteofficialchan5417
    @abdinasirjeyteofficialchan5417 2 ปีที่แล้ว +3

    Haddaan barri ahaa ruuxa
    U buseela eraygaaga
    U bukooda maqalkaaga
    Ka IL baxay danayntaada
    Ka bogsaday xasuustaada
    Inyar kuuma boholyoobo
    Uma baahdo aragaaga
    Bidhaantaada uma xiiso
    Haddii aad u baaqayso
    Qalbi aad burburintiisaa
    U bareeray jabintiisa
    Ka badalay halkiiseeyee
    U adkayso baradaada
    Samir waa barkaagiiyee
    Waqtigaa is badalayaa leh ax
    Bilo laba boglayntaasee
    Birlab kuguma sii jiidan
    Bar barkayga kumaan keenin
    Nafsi kulama aan beegsan
    Waa digii is biday aaree
    Libaaxii burjiga haystay
    Bisad Buu u muuqdaaye
    Yaa power Kii qaatay.
    Sahra haldhaa.✍️

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 2 ปีที่แล้ว +14

    what a song,The video is Lit and perfectly shoot❤👑
    Waqalka

  • @shafiedaahir9296
    @shafiedaahir9296 2 ปีที่แล้ว +1

    ninkan asagoo dhan baa qiso socoto ah 💘💘💘💘💘💘 08:22 21/11/2021

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 ปีที่แล้ว +3

    Ican wait waqalka eryada💯laxanka💯music💯♥️

  • @lilchokar23
    @lilchokar23 2 ปีที่แล้ว +1

    One day 100k one weak 2m inchalaaH

  • @abrahmanabdalla324
    @abrahmanabdalla324 2 ปีที่แล้ว +15

    Mostafa dollar true story nagu socday nagu kala goysay apti gorme part four Soo galineey😟😔

    • @aragsanmohaa6327
      @aragsanmohaa6327 2 ปีที่แล้ว

      Nio Aanba 8month kuso noqnoqon haaya Waqal part4🥺Wa nagu kala jaren Qisada

  • @Khalith_dahir
    @Khalith_dahir ปีที่แล้ว +1

    mustafe Doller Inta Aan tageero Qof Kabadan Ba Tageera Isma Lihi

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 2 ปีที่แล้ว +19

    Legend is back mustafe 🦁🔥

  • @abdirahmanofficial4972
    @abdirahmanofficial4972 2 ปีที่แล้ว

    Hebala waala guursdey part four meeday director mustafe 💵

  • @dianadavido9396
    @dianadavido9396 2 ปีที่แล้ว +10

    Best music vous êtes me préfère chanteur i love you so much wllo qali mustaphe dollar 💣❣🤴🔥

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 2 ปีที่แล้ว +1

    Libaxii burjiga haystay
    Bisad Buu umuqdayee
    Ya Powerkii Qatay
    -Walee Gabdha Badan Mxeey Sidaan Wilal Kusameyeen Kadib Shaleyeen

  • @amazing1w
    @amazing1w 2 ปีที่แล้ว +59

    Can't wait this fire 🔥 another level absolutely fantastic songs Somali music to the world 🌍 my brother Mustafe dollar

  • @xamseaxmed5710
    @xamseaxmed5710 2 ปีที่แล้ว +1

    Libaaxii burjiga haysty bisad buu u muuqdaayee yaa powerkii qaatay wax kale iga gadan intasi wllhi

  • @cawaalemohametofficial
    @cawaalemohametofficial 2 ปีที่แล้ว +12

    Team mustafe doller 😍✌🎵

  • @zuldaangurxan8035
    @zuldaangurxan8035 2 ปีที่แล้ว +1

    Mustafe dooller macalinkii bogsiYeY qalbiY0 badan oo la jebiYey

  • @khadarjaylani2066
    @khadarjaylani2066 2 ปีที่แล้ว +4

    Waqalka dula janalka ana ugu jeclahay janalda somalidA keep goin mustafe dolar ❤

  • @Caaqibtube
    @Caaqibtube 2 ปีที่แล้ว

    Libaaxi burjiga heystay bisad buu u muqdaa he ya a powerkii qaatay

  • @shujaac_aadan
    @shujaac_aadan 2 ปีที่แล้ว +6

    wow khadar WaQal wax kalle 👍
    Good job Keeep Going

  • @mahmedahmed2643
    @mahmedahmed2643 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku heystaa

  • @nimcaanka286
    @nimcaanka286 2 ปีที่แล้ว +12

    This song is outstanding, waqal keep spreading positivities

  • @hanadkayse8421
    @hanadkayse8421 ปีที่แล้ว

    Tani waa qiso igu dhacday 2019 😭😭😭😭😭

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio 2 ปีที่แล้ว +5

    OWww Erayada Another level🌻🎼

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 ปีที่แล้ว +1

    Yaa powerkii qaatay ,

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 2 ปีที่แล้ว +5

    Libaac burjiga haystey🦁
    Bisad bu umuuqdaye 🐈
    Yaa powerki qatey 🌼
    😛😛😜mustafe dollar

  • @indhoxuseen6102
    @indhoxuseen6102 2 ปีที่แล้ว

    Mustafe axmed dhiif ex ciyaalki hore halkeeda ayay dhigtay

  • @Nagtagteyy
    @Nagtagteyy 2 ปีที่แล้ว +5

    Love all mustafa dollars songs❤️🤴🏾

  • @ugpathduniyo2231
    @ugpathduniyo2231 2 ปีที่แล้ว +1

    Horta hebla waa la guursaday qeybtii 4aad aaway

  • @nazaemabdirizak1892
    @nazaemabdirizak1892 2 ปีที่แล้ว +3

    Eyy another level song👌🎶mustafe dollar is back🎤🎶❤waqal hirgalay🙏❤

  • @mahdibeel-daaje2204
    @mahdibeel-daaje2204 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa inan qurux badan dantu haysaa oo aan shaqo u qalmin qabanaysa oo uu suuqa boodhka iyo cadceedu dheeheedii ka qaadeen allow u gargaar hablahayaga somaliyeed

  • @hanadaxmed9397
    @hanadaxmed9397 2 ปีที่แล้ว +3

    Uma baahdo aragaaga
    Amazing song and voice
    Mustaphe doller in the waqal studio 🎙👌♥🎶

  • @augustkaante1961
    @augustkaante1961 2 ปีที่แล้ว

    Hebla waa laguursadaa aaway qeybtii 4aad

  • @fahanawcali2813
    @fahanawcali2813 2 ปีที่แล้ว +4

    "Samir waa Markaagiiye" Innaba caadi maaha heestu dhabtiina waa udawo qalbiyo badan 😻💖💯

  • @aminabdurahman9482
    @aminabdurahman9482 2 ปีที่แล้ว

    Mustafe dollar iyo jiliin waqal studio iyo somali 1 million gadha Ahmed wali furinle iyo macalin music macalimiin ayaa isku tagey

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 2 ปีที่แล้ว +7

    😭duruufta qofna lamadhalin qof aad ujeclayd markahoreba qofna dulmi hasamayn qofka waydhacdaa inaanad kahelin ama uu kucajabin aargoosiguna mafiicna

  • @suhaybgadhle8251
    @suhaybgadhle8251 2 ปีที่แล้ว

    lipaaxii burjiga haystey bisad buu umuuqdaayeee yaa power kii daadey legent

  • @maxamedismacil2402
    @maxamedismacil2402 2 ปีที่แล้ว +6

    HESAHA DHAGAYZIGOODO WAA XARAM WLL0 HADII AAN ARGTO FARINTAYDA ISKA XIDH HESTA

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 2 ปีที่แล้ว

    Libaaxa burjiga haystay
    Bisad buu u muuqdaay-e✌😁

  • @maxamedzhaazhaale9967
    @maxamedzhaazhaale9967 2 ปีที่แล้ว +2

    Waqal studio waad nawaalaysaaa 😅🙆

  • @SULTANLAYRICS
    @SULTANLAYRICS 2 ปีที่แล้ว

    Libaxi burjiga haystay
    bisad buu u muuqdaaye
    Yaa powerkii qaaray
    Eraya eraya dhaafay axsan abwaanad

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 ปีที่แล้ว +6

    From "HEBLA WALA GUURSADA" this guy videos are hit walhi. Full of massage ❤️❤️❤️✋

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 ปีที่แล้ว

      From wadnahay dhag lee🤣 heeskan wuu kala kacsan yahy🤣🤣

  • @nuurhasanubow258
    @nuurhasanubow258 2 ปีที่แล้ว

    Mustafe waa nin door odhaahda heestana aad baan ula dhacay boqorkaa

  • @mohashiine6702
    @mohashiine6702 2 ปีที่แล้ว +5

    Mustafa legend
    Wa Ku wataa lipx hory usoco ❤️💯👍

  • @Khaleif7
    @Khaleif7 2 ปีที่แล้ว

    Libaaxi burjiga Haysatay
    bisad buu u muuqdaaye
    yaa baawarki qaatay!!

  • @sultan_guleid1489
    @sultan_guleid1489 2 ปีที่แล้ว +3

    waqalka shaqalka maqalka And Mustafe Dollar 💚🗯❤ Duriyadii

  • @yahyegamadid
    @yahyegamadid 2 ปีที่แล้ว

    Hala soo daayo heesta qeyb LabaaD pro

  • @kayse_offical3981
    @kayse_offical3981 2 ปีที่แล้ว +4

    Mustafe shaaruukhanka somalida intaa igu racsan fadlan like 💘

  • @sisiko9405
    @sisiko9405 2 ปีที่แล้ว +1

    Lipaaxi purjiga
    Haystay bisadbu muuqdaye
    Ya qatey poerki

  • @amiinshiddo1
    @amiinshiddo1 2 ปีที่แล้ว +4

    Great work Eng Fanaan Mustafe
    Well done Waqal Group🙏

  • @nadiirakalgacaal334
    @nadiirakalgacaal334 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa hees dhaf wax kale dareenkii oo qof

  • @Mohametapthi
    @Mohametapthi 2 ปีที่แล้ว +12

    BEST SINGER MUSTAFE DOLLAR SONG PERFECT 🎧✨

  • @abdirashka9468
    @abdirashka9468 2 ปีที่แล้ว

    Ninka kaliya ee fanka ku xaragooda
    Waa lamaqnaana hal hees oo tiqarniga ayuu soo saara

  • @libaancadewaaberi8908
    @libaancadewaaberi8908 2 ปีที่แล้ว +182

    I can't wait

  • @SuubanMaxamed-r1g
    @SuubanMaxamed-r1g ปีที่แล้ว

    Nafsii waa adiga isbiday aari❤❤

  • @maxameddeekh4623
    @maxameddeekh4623 2 ปีที่แล้ว +4

    Jacaylka waa farxad la ogayn taso tawanayso qalbiyada ayadoo jirto murugo ayaad waxaad ku ilawaysa hal erey macan😪😍jacaylka mcn bdna🥰❣

  • @ibraahimcabdi6938
    @ibraahimcabdi6938 2 ปีที่แล้ว

    Axla fanaan waa ku wataa

  • @zidiikabdirahmaan1199
    @zidiikabdirahmaan1199 2 ปีที่แล้ว +2

    Khadar waqal in the buildinG❤️

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 2 ปีที่แล้ว

    Mustafe ahmed muxumed apti keep going

  • @fuadtatabte909
    @fuadtatabte909 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi ninkan heesihiisa oo dhan wa dareen gooni ah oo uu dareemi karo qof malin un wax si dhaba u jecladay 😭😭

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 ปีที่แล้ว

    Libaaxii Burkina haystey bisad buu umuuqdaay yaa power kii qaatey

  • @abdirahmanchanel4291
    @abdirahmanchanel4291 2 ปีที่แล้ว +14

    WAQAL IN THE BUILDING FANS WE CAN'T WAIT FOR THIS SONG

  • @ubahomar2546
    @ubahomar2546 2 ปีที่แล้ว

    sahara hassan daahir iyo mustafe dollar lab qof oo waawayn baa heesta isagu tagy

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 ปีที่แล้ว +11

    Mustafe doller big legend waqal studio 🔥🔥🙌

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 ปีที่แล้ว +1

    Mustafe dollar the one and only legend best singer heeso dareen hadal ah buu qaada
    Ereyada 100/
    Laxanka 100/
    Music 100/
    Libaaxii burjiga heestay bisad buu u muuqdaaye

  • @ahmedzon4677
    @ahmedzon4677 2 ปีที่แล้ว +2

    Hees iyo badh🥺👌🙏

  • @cumarbaybalot5802
    @cumarbaybalot5802 2 ปีที่แล้ว

    Mustafa dolar wax nool maxaa u wadaa ^^^^^BAYBALOT

  • @kamilaalinor7329
    @kamilaalinor7329 2 ปีที่แล้ว +12

    Libaaxii burjiga heeystay
    Bisad buu umuuqadaaye
    Yaa powerkii qaatay 💪💪💪
    Kaboogsaday xasuusataade
    Inyar kuuma bahal yowba
    Kuma baahdo ara gaage
    Bidhaantaan taade uma xiiso
    20/11/2021, 23:05pm,
    Ankara turkey

  • @gamasle5837
    @gamasle5837 2 ปีที่แล้ว

    Another world 🌍 weeye

  • @abwaanqurux8823
    @abwaanqurux8823 2 ปีที่แล้ว +2

    Mustafa dollar the leggend good jop❤💯

  • @mahedbaaba6326
    @mahedbaaba6326 2 ปีที่แล้ว

    Libaaxdii Burjiga haystay bisad buu umuuqdaaye yaa power kii qty

  • @yaasiinaxmedyaasiinaxmed7455
    @yaasiinaxmedyaasiinaxmed7455 2 ปีที่แล้ว +2

    WaqaL horu Mar wacaN wllkay

  • @burcobrank340
    @burcobrank340 2 ปีที่แล้ว

    Pawerkii nafsibaa qaaday🌍 ilayn waa aduune

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestani wxy ka turjumaysa qof adoo u baahan kaa tagay hadana markuusoo baahday kusoo haybiyey😓