Subxanaallah wadanka dhib badan ayaa ka dhacay somali waa inay dareeman dadka kala dhumay daaya haka iska oysinina qalbi xanuunka ka dayaa umadan musiibada ku dhacday hadad adiga ka badbaday habo waan ka xumahay allaha ku sahlo aabo aduunkan adoo saran gabdhaha way aabo jjecelyihiin wåa fahmi karaa
Allaha u sahlo aabaheed soomaali wecel ka daaya halqabsigiina wecel kii aabe qabo iyo kaan qabinba gabadhaana xanuunka aabe la’aanta hayana allaha u soo dhaweeyo aabaheed asagoo nabad qabo
😭😭😭😭 ragga soomaaliyeed alle ha ka cabsadeen oo markii ay xaaskiisa furo ileen furriinka alle ayaa baneeyeye ha raadiyaa caruur tooda kala tagaan caruurtiis
Somalida waxey isku darsadeen jahilnimo iyo cawanimo, qofka abahiis joogin ama wacal ah ma asag doortay waa qadar allah, hadii aabo iyo hooyo heeysto ma ahan ina ku jeesjeesto dee allah wuu abooda hal mar ka wada dintaan.
Abayo alle haku soo sakhiro aabo mcn dadkan dulmiga soconaya ah hakaga hiiliyo aabaha garabkaga hayeelo abayo Wllky A/Asis wan kusugaya wali garab igu sii dhawaca in aan wllky kabadbadsado wiil aan ehelkii lanolayn wakasii dhawac badan yhy gabdhaha pleas wll wali wan ku suga
Waan ooyay walaahi
Rabi ha ka farxiyo walaasheen eebe idankiis wll
Allha haku shalo abayo qali abe
Haa sxb xaqiiq alaah u sahala Aabaheed
Gabar walba ninkii ayguursanayso haka qaado sawir hana weydiiso ehelkiisa si aanayn caruurtu dhib umudan
Subxaanallaah
Wcs Hooyo macaan ilaahay subxaana watacaal ha kuu sahlo aabahaa Cabdicasiisna ilaahay jannatu fardowsa ha geeyo isaga waalidkiisba iyo haddii uu Caruur leeyahay yaa rabi raxmaan
Ya raaaaaaabi asaga awoda iska leh alaaah haku sahlo aabe mcn inshalaaaah
subxaanalaah cabdicasiis alaha kubarakeeyo sxb
Illhey ha u shalo aya rabi
Ilahay baan kaaga baryeyna sida ugu dhaqsaha badan in waalidka kuu tuso inshalaah yaarabi yaarabi yaarabii
Wanka xumahay wallhi 😭😭😭😭😭😭😭 alle ha u sahla abahed gabadhas maskiinta ah waa sheko xanuun badan wallhi
Allaha usoo dhaweeyo aabeheed si nabad ah
Ilhy ha u sahlo ani xitaa waan ilmeeyay
Gabar aabahed ka maqanyahay markan arkaba Gabar abahey dhalay o wa dhimatay Nala dhahay Moda abayo abahaa ilahay haku sahlo
waad mahad santahy hoowsha aadheeyso ajar allaha kaasiiyo
ilahyow u fudude gabadhan ABAHED inshaaalaaah😭😭😭😭😭
Asc walaal wiilka barnaamijka daadihinayaw ilaahay khayr haku siiyo waan laimeynenaa gabadha midkiinada ah
Abayo mcn waliga ha oo❤yin abo mcn wad❤heley saa insha alah haidin kulmiyo❤
Subxaana Allah Illaahay subxaana watacaalaa ha dhowro miskiinta,Illaahay halaga cabsado soomaaliyey goormaan dhibka baxaynaa Illaahay naxariistiisa ma helayno intaan dadka dhibayno
Subxanaallah wadanka dhib badan ayaa ka dhacay somali waa inay dareeman dadka kala dhumay daaya haka iska oysinina qalbi xanuunka ka dayaa umadan musiibada ku dhacday hadad adiga ka badbaday habo waan ka xumahay allaha ku sahlo aabo aduunkan adoo saran gabdhaha way aabo jjecelyihiin wåa fahmi karaa
Somaliyey an gacamaha isqabsano oo an si dagdag ah ugu radino gabadhan aabaheyd I.a
اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا اللهم يسر لها انك على كل شيء قدير 😭😭
اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وانت تجعل الحزن إذا شئت سهلا
Habo mcn alalh kuu sahlo
Waa xanuun iyo qalbijab
it is very emotional God bless you sister😭😭😭😭
Allow sahal amuraha ilahow usahal walidkeed A really good 👍 job my brother ugaas
Insha allh walaelaa dadka wrkooda ha udabcin noloshada hore uwdo somali oodhan wa dadkagii
Ilaahay ha usoo sahlo aabe heeda
Ilaahw inta kalamaqan dhamaantood kukmi
Ale ha u soodhawo aabeheed inshallaahu waada heladoota abdicaziz khayr guuluu guuluu baan ku rajeeye Ale ha ku xafido huuno qaali
Wixii Soomaaliya heerkaas gaarsiiyey Alle Haka abaal mariyo
Alaaw u sahal abaheeda yaarabiyo
Ax waa aay ika oohisay ileeheey ha usahlo waalidkeed
Somali Lee wacal sheegta Aduunka yaab badanaa
illahaya ha ku sahalo mamma abaabo asiga nabda qabo inshallaha iska samira rabi wuu ku soo fudeya abaabo
ilahay ha kuu sahlo abayo aabahaa asgoo waliba caafimad qabo
Wiilka gabdhaa qabo walaalow waligaa haku dhihin hadad is dagashan kalmad ku saabsan aabahed
Allow usoo sahal inanta yari
AbyO macaaaaan wad Heleysaaaaaa InshaAllah Abooooo mcn Kaliyaaaaa Samir wlshy qali
ALLE HAKAA FARXIYO
Ilaahay aabe hakuu soo sahlo abaayo
Subxanalaah Ilahayow🤲🏼😢
u fududeey gabadha
Illaahow usahal amiin ya rabi
Allah allaha ku soo sahlo aabahaa bi,idnillah abaayo niyada kheyr usheeg
dadwaad leedahay sababtoo ah hooyaa kujogta nasiibkada ilahey kushugri
Allah hkosodhaweyo amiiìn yarabi
Illhey hakuusahlo aabe
Ilahay hadu nool yahay aabbehed indhaha ha usaaro wlhi indhaha uguduutay saan u ilmaynayey
Allaha u sahlo aabaheed soomaali wecel ka daaya halqabsigiina wecel kii aabe qabo iyo kaan qabinba gabadhaana xanuunka aabe la’aanta hayana allaha u soo dhaweeyo aabaheed asagoo nabad qabo
Allah ha kuu sahlo.
Illahow usaqir ehelkeeda walasheena
illahay hau sahlo abaheed
Walahi xanun waye alow u sahal abe adinaha ajar alaha haka siyo walkey
Asc Allha Awooda Badan Ha U Soo Sahlo Aabehed Inshaa Allaah Amiin
Alow usoo saqir abeheed i .a😭
سبحان الله
Ala ha u sahlo abehed
🥺🥺🥺😢😢😢 I am sorry Walashey wacel maa tihiid anigad Wallashay tahay🙏 Waxan Allah kaga rajeyna inad Noolol Faraxd leeh hesho daadkana aay ku xaaq dhoowran Insha Allah🥺💛🙏
Abaaha oo nabad qabo Allah haku sahlo🙏
ALLAHA USAHLO ABAHEED OO NABADQABO
Ilahey ha u sahlo
Ax ax 😭😭😭 xanuun Wye wlhi
Alle ha u so sahlo abyo abahed
walal lanbarka aan kaalaxariiro ayaan ubaahnaalahaa ama damada ilintir meeshee kutaalo nalawadaag
Abaayo ilaahey hakusosahlo
Xasbiya allah wa nicma alwakil
Aamin
Alaha ha usahlo aabaheed insha allaah abaayo waad heleysaa
Laakiin qabiilka hooyadeed waad ilawday inaad waydiiso
Xawadle wye hoyoded
abowe gabadha hoyaded xawadle waye
ALLE HAKU SAHLO
😭😭😭😭 ragga soomaaliyeed alle ha ka cabsadeen oo markii ay xaaskiisa furo ileen furriinka alle ayaa baneeyeye ha raadiyaa caruur tooda kala tagaan caruurtiis
Allaha kuusahlo
Ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah
Allaha raxmaankaa ha usahlo
Allaha usahlo gabadhaa dhibka heystana kadul qaado inshallah aan wada share gareyna asxaabeey
ilahyoow ku sahal
Allah ha usahlo aabe insha allah
Allaha u sahlo ehelkeeda iinsha allah
Allah ii kuu sahlo arimahaaga walaalo
Afar biloodkii 31sanaa lga joogaa ee illahay hkuu sahlo
Wcs walaal rabi ha ku sahlo aabe mcn eebe idankiis
Allaah u sahalo aabeheeda
insh allaah
Ilahayow kusosahal abyo 😭
Allah uu zahlo aabo
Aamiin 😭😭🤲🤲
Wlhi waan ooyey waan share meelo badan fcbkga
Allaha usahlo insha allaah
Idil walashey wa aan kula talinlahaa meshada jogto ka haajir ceeydan waa LA hilmamaa
Alle ha kuu sahlo abahada
Somalida waxey isku darsadeen jahilnimo iyo cawanimo, qofka abahiis joogin ama wacal ah ma asag doortay waa qadar allah, hadii aabo iyo hooyo heeysto ma ahan ina ku jeesjeesto dee allah wuu abooda hal mar ka wada dintaan.
Walahi waa xanuun war gabartan dhaafa abahed weba sheegtay wacel ma ihin lakin dhibka somalia ku dhacay baa iyada sameyay war illahey ka baqa
Ax xanuun badanaa
Ma ahayn inay sidaas dhan kuu calqadayreeyaan
Allaha usahlo
Allaha u sahlo
Sorry wllhi waa ka xumahay hadala ku dhawaceen Aabe waa heleysaa insha allah rabbi meel dhow haku soo dhigo Aaamiin yaa rabbi 😭🤲🤲
Ilhey haku sahlo abaayo aabe
Ilaahay ha u sahlo
Ilhey awood badn haka farxiyo abyo mcn ilhey waxn kaga rajeyn inaad kabxdo xaldan abahan ilhey nolsha idinku kulmiyo hdu dhintana walaĺiyo adetda allh kusahlo xabibti sabr inshaalh wa guleysane war dadk dadki qalbik ka oyna haugu si darin eryda bogta damqinayo ilhey wa awoda inu dhibks intu tuse
DADKA SOMALIYEED DHIB BADANA
OO ARXAN DARA.😭😭😭.
Sorry wlshey allha ku soo fududeeyo
Abayo alle haku soo sakhiro aabo mcn dadkan dulmiga soconaya ah hakaga hiiliyo aabaha garabkaga hayeelo abayo
Wllky A/Asis wan kusugaya wali garab igu sii dhawaca in aan wllky kabadbadsado wiil aan ehelkii lanolayn wakasii dhawac badan yhy gabdhaha pleas wll wali wan ku suga
Cabdicasiis Sharaf badane
War Umada nbd galiya Cayda waa danbi.
Qofna muu dooran Xaaladuu ku dhashay.
Allaha kuu sahlo Abaayo Aabahaa.
Duceysane