Illaahay ka baqa, waa bil ramadaan ee cibaadaysta, dad aan maxram isku aheyn ayaa is ag fadhiya, nimanyahow taraawiix iyo tahajudka tukada oo fariista masaajidada dadkiinaan waaweyn. Subhanallah.
Macha Allah damantiin wan idin salamay gaar ahaan boqoradena akdradena chenalka u kala kacsan yahay muna wallo salan sare cafimad ku cuna muna wallo hore u soco
Munoooy miyad baqatay waaa adiga vedioiii ilahan ka saaraye in faro laga hayaaa ogatay waleee cagtiii joogsan weyda mar bey ceeeb la kulantaa dhaxad umada wareerise ilhan xaraga cagaha dhulka ku dhigtay 😂😂
@@nalkaomar9818 yaaaab ayado ceeeb leh bey dadka intey duubato soo dhigi youtupe mey id qariso marki lagu soo jeensaday bey vedio saaris bilawday iyo xaaal 😂😂
Maybe he was busy, since he’s not obliged to come, However have you noticed laki haji wacays is not there now she is obliged to come since farax kaftan is her ride and die chick or at least that’s what we thought right.... Laki and xawo kiin where besties until farax kaftan came along and broke thier friendship I think the wheel has turned,
Kkkkk alla show badanaa naagahan Somalida oo kiis iska waal badana naayada soo tii shalay aad labo labo iskugu dhaganeedeen oo ceebtiinii meelaha la wareejinaaye marna is cuna oo is xagxagta marna hoosta iska gala nacala waxaa tihiin kuyaal aqas calayk uuf naa idinka kor iyo hoostaba ka uraye wax isku fala oo ilmihiina si sharaf leh ku korsada aqas nagaha somaliyeed mala yacni 😳😳😡😡😡😡😡
Illaahay ka baqa, waa bil ramadaan ee cibaadaysta, dad aan maxram isku aheyn ayaa is ag fadhiya, nimanyahow taraawiix iyo tahajudka tukada oo fariista masaajidada dadkiinaan waaweyn. Subhanallah.
Walibo waxa lagu jira 10 ogu danbeso iyo Ramadan, iyo fitnatha aye social media so dhigayaan, hadi private in aye oo samestan aa kaficaan
Ilahey hasoohnuuniyo walhi cajiiibwaaye waxlalayaabo waaye subxaanalhu allow diindaada kudhaqankeeda nagu arzaaq yaadbbi
Muna hadiiba ilhan aad waqtigan isla joogteen sheydaanka xagee idin kaga yimi subxaana allaah
Adeer Aweys khamiis wa sheekh wu dhibsanayaa gacanta aad kasalaameysan iyo habta aad siineysaan kajoojiya
Masha Allah Boqorada Codka Fanka of the world Farah Kaftan 🥰❤ 💪we love you 😍❤ 💖
Baba aways legend 😍 faraxkaftan codkeda qatar masha allah
Sheekh Awees meeshaan in aad ka wacdiso ay aheed.gabdhana aad kheyrka ugu yeerto.
Is this before the fight kkk
Waa waqtigii sheydaanka uu xirnaa
Macha Allah damantiin wan idin salamay gaar ahaan boqoradena akdradena chenalka u kala kacsan yahay muna wallo salan sare cafimad ku cuna muna wallo hore u soco
Munaay wallo caawa waa habenkii ugu danbeysay tobankii danbi dhafka illahay waxan kaga baryayaa danbigaga iyo kii walidkaga inuu dhafo nasiib ayaad u yelatay ducadan adiguna noo soo ducee wallo qali
Www m.a wàn idin salaamay farxada allaha idin siyaadiyo team kalsoni
Mncha Allah my quen ilhan xarago iyo muna muhim wan ku farxsanahy inaad iska so ag muqataan
maxa ka danbeyay🤣🤣🤣🤣
Maasha allah alle ha idin xafido muuna irbadii no soo sawir ama lanbarka no soo qar waa codsi
Maxeytahay irbada
هههههههههههههههههههه ماندري ايش السالفه جننونا
Wooow eash calaa casuumad❤️🇸🇴#Somali weeen
laki wacays iyo farah kaftan miyay is laayeen ? sidaasanu maqalnay
dad sidaan isku jclaaa mnta ha is ceebeeyaan waa ayaan daro wllayaal alle drtiis ku hashiiya
Markaan intaan mobelka la xadin ka hor miyaa😂😂😂
🤣🤣🤣🤣 hh ana hadan arkay wlhi wa ka naxay 🥺😁
@@queenmaryama9237 walaley aaqiro waa dhargi doonta wllhi naago waa weyn oo saas u hadlaya marka arko qalbiga I xanuuna 😢
Meeshaan Laki Waceys aa ka maqan Laki laaanteed muunreeyso😂😂😂😂
boss baas aaway
Kaas hawada lagu cunay waa la furay xanta fireshka maku soo garin
Kaamirada mugdi maba shidmeysiin idinka reer xujo weligiin magaareysiin
Masha Allaah, isha baxarka ❤❤❤❤
ههههههههههههههههه ههههههههههههههههه
Masha Allah awees qamis 👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯🇩🇯💯💯💯💯💯💖💖💖💖💖💖💖🤩🤩🤩🤩🤩🤩
Masha Allah gabdhheena💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
اتصالحووو ولاايش
Away boss baasss
Munoooy miyad baqatay waaa adiga vedioiii ilahan ka saaraye in faro laga hayaaa ogatay waleee cagtiii joogsan weyda mar bey ceeeb la kulantaa dhaxad umada wareerise ilhan xaraga cagaha dhulka ku dhigtay 😂😂
Kkkk nawaal ayada maa dabaal ah naagtaan caqligeda ayku socota video la wax waxeynayo aalaga haayaa maskinta😊
@@nalkaomar9818 yaaaab ayado ceeeb leh bey dadka intey duubato soo dhigi youtupe mey id qariso marki lagu soo jeensaday bey vedio saaris bilawday iyo xaaal 😂😂
@@nalkaomar9818 in laga haayo ma ada cadeyn u haaya naag ksta wxe so maqasha laso shir tagta ka yaaby
M.a
Baba aweys masha Allah
Saan ayaaa saa loo ogtahy ayaa hadane lees caynaa kajooga xumaatada iyo xumaanta
hadii aan kulan rabi raali ka yahay layskula socon ilahayba ka caroonaya oo shaydaanka isku diraya 🥺😥
Baaba aweso burhantada ben ben maehene billaahi ben benmaehene😘❤
Hey mate what's going on where's Boss Bass
Lol 😂 good question will find out after Eid mate
Maybe he was busy, since he’s not obliged to come,
However have you noticed laki haji wacays is not there now she is obliged to come since farax kaftan is her ride and die chick or at least that’s what we thought right....
Laki and xawo kiin where besties until farax kaftan came along and broke thier friendship I think the wheel has turned,
Wooooow
Bossbass the king of the house aawi?
Dumarkasi hada sigaar ayaa la isku cayni hhhh mid walba iyado cabtooy ah naagihi qurbihii waa ku dhinten
Walee muna muhiim iyo ilhaan xarago ayagaa iska keen jecel ee waa leesku diraayaa
Where is boss baas
Mash Allah waa kabasteen
Waaw
Waaaaw❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️aabo macaan
Laki Haji wacays away yqy
Yaa noo shegayo hee 🤣🤣
M.A
Wankuhaysta farax kagtan
labixad laki uma jeedi
Boos baas away muna no so sheg mashii wuu aaday
Kkkkk alla show badanaa naagahan Somalida oo kiis iska waal badana naayada soo tii shalay aad labo labo iskugu dhaganeedeen oo ceebtiinii meelaha la wareejinaaye marna is cuna oo is xagxagta marna hoosta iska gala nacala waxaa tihiin kuyaal aqas calayk uuf naa idinka kor iyo hoostaba ka uraye wax isku fala oo ilmihiina si sharaf leh ku korsada aqas nagaha somaliyeed mala yacni 😳😳😡😡😡😡😡
ALLE HA IDIN XAFIDO
Muuna Cadey nolow
Dumar meel isugu yimid, dagaal iyo xan ayaa ka danbayn
Caadi maaha
Odaygan wayn maxa naagaha dul dhigay?!!!!!
Qaaabka bahsilka kudehen aay uwareysaneyso Ala ilhan wa miskin wlh🤣
FAMILY QUXUUN
Before the fight 😂💪