HODAN ONLINE KU WAALO FARXIYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 104

  • @roblehajira4163
    @roblehajira4163 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣bas weeyih Muna hday loyer utahy
    Hodan online 💕💕💕waan seexday fiirsho Moyih wxa kale iguma ogdiin 😂😂😂😂😂😂Aaar munaa waa ku wataa queen always queen 👸🏻❤️❤️❤️👏👏👏👏TikTok xilima maxkamad noqotay ma kulahooo 🤣🤣🤣🤣wlhi runtaa kululaa aar ka buufi miskiinta wlhi hodan online waa tagtay waa tashatay 😅😅Talaabstay dheh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😘😘😘 Naa ku bashaal Huno qali Naagahan Daalan

  • @ladiyeibrahim2028
    @ladiyeibrahim2028 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤run sheeg ayaan kugu jeclahay ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂 naa muna kaceli gabadha dadka rer masar isku ehen hodan online ❤❤❤

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allh walshey Muna cadey Ramadan Mubarak Allxmdulilh 💖👍💖

  • @bilanabdi8976
    @bilanabdi8976 ปีที่แล้ว +1

    Machallah muna horey usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimamedia1637
    @fatimamedia1637 ปีที่แล้ว +3

    Muna wa geesiyad whi guuleeyso abayo ❤❤❤

  • @aminamahamed2707
    @aminamahamed2707 ปีที่แล้ว +4

    Muno naag nool shantay baad kaqaylisiisay😂😂😂❤❤

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah munaa runtaan kugu jaclahay karbaash wixii xun guul iyo gobanimo hodan iyo muno waa geenyaal libaaxad❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 ปีที่แล้ว +1

    ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️Masha’alaah Muna Muhiim💎🍓💎🍓💎🍓Jecliyaa ❤️❤️❤️❤️❤️💎💎💎💎💎🍓🍓🍓

  • @sadiaabdullahi6427
    @sadiaabdullahi6427 ปีที่แล้ว

    Wllhi wey ka maseera sana yehenah hodan waya ka rahasaya

  • @kadraxajicali8624
    @kadraxajicali8624 ปีที่แล้ว +2

    Asc wallo muna mihimeey qaliyeey ramadan kareem ❤

  • @adeymohamed7044
    @adeymohamed7044 ปีที่แล้ว +2

    I love you 😘 you always told them truth 🥰🥰🥰

  • @sucdiabdullahi1514
    @sucdiabdullahi1514 ปีที่แล้ว +5

    Waa Saxsantahay Habo Muno Marhoro Xee uso Shegi Weyaan Hadee Run Shegayan Nagahan Walan😏❤

  • @samia8189
    @samia8189 ปีที่แล้ว +2

    Very well said ❤

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 ปีที่แล้ว

    Masha allah geesiyad muna waxaad tahay hadal cade iyaad tahay waa masseyreen labada naagood waa gun Marka uu nolaa maxay uceshan weyday.waxay u cadaatay marxuunku inuu jeclaa Hodan online.isna iyadu kama qabin wax raja ah inuu kusonoqdo mahaday bilowday dacaayad.wa heesti ileyn doqoni deer kama kacde dhabankay meere meris merisa

  • @sadoabdi2256
    @sadoabdi2256 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ Ramadan mubariki

  • @akailul1281
    @akailul1281 ปีที่แล้ว

    Somalidan qof nolol fican malaraban,muna wakufaraxsanahay mashaAllah

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 ปีที่แล้ว +4

    Gabadhan waa geesiyad Muna Viva Hodan online kkkkkkk Roomiyoow Extiisii ma Cadaan baa qabah damn

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 ปีที่แล้ว

    Manshallah ❤❤❤❤

  • @HiboOgaas-ou3dc
    @HiboOgaas-ou3dc 11 หลายเดือนก่อน

    Wlhi abayo mcn nagihii hodan onlay aye kuwashatenaa alowa ishoda kaqawo hodan waa gawara anaa jecelanahayaa

  • @sadoabdi2256
    @sadoabdi2256 ปีที่แล้ว

    Muna mihiim ❤❤❤❤❤❤ allha ku xifdiyo waa runta

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 ปีที่แล้ว +2

    Meediyaha inaad nacdo ayaan kugu duceyna qofkas hadey danbaawdo ayadey utaal muno qofka aad caayso ma hargalo muno ramadaan waaye afkaga xir walaashey

  • @umuelias
    @umuelias ปีที่แล้ว +2

    Hodane online Abshir wuxu idhahy Malinku imehersabayay Gabarey naag mafiree Ma iguursanee sidu hadusa naag furin Farxiyo 2018ki ku furay Ani washakiyay hodan wa beenaley marxumkana Allah u naxariisto Ramadan karim wllyal Muno sheydaan please iskadaaa nagahan kala maseersan

    • @AminaCuisine692
      @AminaCuisine692 ปีที่แล้ว +1

      Kuma fahmin walalo. Hodan ma ruun sheegeyso mise ya quman

  • @Koolaidisforbidden
    @Koolaidisforbidden ปีที่แล้ว +2

    Hada run sheegeyso ayaan qaasin u soo jawaab

  • @MohammedNur-w5i
    @MohammedNur-w5i ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH XIJAABKA QURUX

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 ปีที่แล้ว

    Muna muhiim welcome back we missed you my beautiful sis❤

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 ปีที่แล้ว

    Munooy magaca ii daa farxiya ee magac kale u sameyso please

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah Muna Smart Woman and Beautiful 👑👑👑👑👑👑👑

  • @malyunmohamed9229
    @malyunmohamed9229 ปีที่แล้ว +1

    HasbunaAllahu wa nicmal wakeel🤐🤐🤐

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 ปีที่แล้ว

    ASC MUNO CADEY MAASHA ALLAAH NAAGAHA EDEBTA DARAN WEYBA NA WAREERIYENE MEEL NAGA SAAR SHAYAADIINU INSIGA

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    Caydah jojih waa Rabadan?

  • @aishamohamed8282
    @aishamohamed8282 ปีที่แล้ว

    Adiga xataa keen horta cadeymaha dhan noosoo fasaxa balaan aragnee anagaa wax fahmaynee insha Allh

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 ปีที่แล้ว

    Thanks abaayo karbaash

  • @fardowsoaadan5252
    @fardowsoaadan5252 ปีที่แล้ว

    Ar hodanàa waba kawaasho kawrn mana mseerto 😂❤❤ ar kujcliyaa hdanteyda❤❤❤

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah allahu akbar

  • @faadumomahamedmahamud4813
    @faadumomahamedmahamud4813 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka waal waashay munooy ❤❤😂😂

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว

    Niman naagood iyo ruutyaanta hodan dabajoogto waa is leyihiin muna ninka ay guursatay baa laga maseersan yahay maashaah alaah munay u kaca gabadha waa walaashiine garab idinkaa uahee

  • @kikiahmed6765
    @kikiahmed6765 ปีที่แล้ว

    Muna you beautiful sis 🥰❤🤍💙🥰

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 ปีที่แล้ว +1

    Ninkii Waa a dhintaybe maxay rabaan

  • @farahrobertooo4734
    @farahrobertooo4734 ปีที่แล้ว

    Machallah munaaa runtaaa kuguuu jaceylahayeeee

  • @unitedtube1595
    @unitedtube1595 ปีที่แล้ว

    ask yourself 😢😢😢😢

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 ปีที่แล้ว +3

    hadaa runsheegeso hodan u hilinesid maa ayaan hassan qaasin ka celisid maalinkasto ku dhagan walin qol adiga leedah ka hadsho adiga waaweeyn ka baqdaa miyaa🤣🤣🤣🤣

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 ปีที่แล้ว +2

    WAABA XOOLO KUWAAN MA YURUB AYAA LA AASAA QOF DHINTAY OO AAN LA BAARIN WAA JUHALO

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 ปีที่แล้ว

    Ilaahaya ka b

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 ปีที่แล้ว

    Waxaa odhanalah hodan dhula sharaci leha baada joogta waa dulmi cada dacawada ka gudbi haka hadhina waayo waa madaxa goosash

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 ปีที่แล้ว

    Walaala dadka miyaana illaahay ka baqayan ninku ma tuula Somali ku dhintaya misa dhakhatar london ku dhintaya ala dadka xaasida sanaana

  • @kadijababs2538
    @kadijababs2538 ปีที่แล้ว

    Farid nagnol ❤

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 ปีที่แล้ว

    HODAN MA LOOMA OOYAAN BAA? BOQORTOOYADA DIREED MA AHAN MIYAA? YAAB!!!!

  • @mms7038
    @mms7038 ปีที่แล้ว

    Romio sidican baan u garanayna

  • @saadiyaibrahim1832
    @saadiyaibrahim1832 ปีที่แล้ว +3

    Adi Ramadan kii lee masoo noolaataa walaleey😂🤣

  • @mms7038
    @mms7038 ปีที่แล้ว

    muna wxnku jeclahay wa inan ficil badan

  • @awsomekids1800
    @awsomekids1800 ปีที่แล้ว +1

    وانت كمان والله يا مجنونه

    • @Dhigow
      @Dhigow ปีที่แล้ว

      Kkkkk kkkkk

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 ปีที่แล้ว +1

    Gadabuursay ciilan waaye

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 ปีที่แล้ว

    Naaa adiga ilmaha dhan xaa rain baa ku sheegtaa ilmaha daa adiga ilmaaleedahee caayda daa

  • @kikiahmed6765
    @kikiahmed6765 ปีที่แล้ว

    All of them the jealous about her because hodan online she's a beautiful woman and she's a queen👸👸👰💃 I love you hodan online all I can say keep going hodan online 🥰❤🤍💙❤💙💙💙💙❤❤❤💋💋💋💋🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aweismokhtar4536
    @aweismokhtar4536 ปีที่แล้ว

    Naayaa waad af dheertahay ee farxiyo afkaga kala baxaa farxiyo waa naag abgaal ahaa oo wiliba abgaal daud ahaa farxiyo ceeb malahaa hodan iyaada bashir ka qaadaay ee iska daay beenta badan farxiyo lacagteeda ayaa hodan laku aroosay waana saaxiirtay bashir iyo farxiyo wexee ahayeen daad isku gursadaay jacel hodan iyaadaba lacagta farxiyo iyo ciyaalkeeda afka udhiigtaay dhaan ayaa laku aroosay

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456 ปีที่แล้ว +1

    Ama adna boto uun kaa tahay oodan wax cadayn ah hayninba 😮

  • @awsomekids1800
    @awsomekids1800 ปีที่แล้ว +1

    حسبي الله ونعم الوكيل يا شياطين الإنس

  • @Atarisho
    @Atarisho ปีที่แล้ว

    🩲🩲🩲🩲🩲🩲😅

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 ปีที่แล้ว

    Farxiya fakata oday aroosa haloo raadiyo xal kale ma jirto😂😂

  • @diyeey
    @diyeey ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatimamedia1637
    @fatimamedia1637 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan ka soo hadal

  • @dekoomar3076
    @dekoomar3076 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa kagalay munoy fudedka kabatay

    • @saciidothabit3482
      @saciidothabit3482 ปีที่แล้ว +2

      Adiga maxa ka galay isweydi waxa adiga ka galay baa muna ka galay nooh

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 ปีที่แล้ว

    Edabta bar habrahan walwalan

  • @SEEWEEYE1998
    @SEEWEEYE1998 ปีที่แล้ว +1

    🍓💎🍓💎🍓💎WOW MASHA’ALAAH ALLA💞JECLIYAA MUNA MIHIIM💞NALA JOOG 24/7 WELCOME BACK🍓MUNA MIHIIM🍓RAMADAN MUBARAK💎🍓💎🍓💎🍓💎🍓

  • @saamiaden5375
    @saamiaden5375 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @Degaliah
    @Degaliah ปีที่แล้ว

    Munaay adaan kugu ognahay Hodan cayayaanka so weraray ka fuji please😂 maan garan inay min waaynti kujirto sheekada

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @ghhh8377
    @ghhh8377 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂

  • @Maxamad-sg8hv
    @Maxamad-sg8hv ปีที่แล้ว

    nagtan lacagbalasiyey hodon socay baladhehay

  • @najmokushkush7365
    @najmokushkush7365 ปีที่แล้ว

    Hodon online waa maskin walhi Iska daay ninkas waa dhintey alh unaxristo kaan alh ubarkeyo

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ปีที่แล้ว

    Nindhintay waaye

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 ปีที่แล้ว

    muhim away shantay horta🤣🤣

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว

    Hodan wadaan sharciilee bukudhintaay ninkedaa dadkaa maxa kaqaaldaan jahiiliin kafuqaa gabadhaa

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 ปีที่แล้ว

    Naa adiga abgaal uun naa laguu haayaa caay dooda naayaa abgaal caay dooda maa laguu adeegsadaa

  • @ayanqurux7998
    @ayanqurux7998 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @ifrahjama6642
    @ifrahjama6642 ปีที่แล้ว

    Adiga yaa ku soo diray walaalay

  • @sadiasaid5565
    @sadiasaid5565 ปีที่แล้ว

    Munoy waxad uhadlesa sidi qof laso dirsaday

    • @saciidothabit3482
      @saciidothabit3482 ปีที่แล้ว +4

      Adigana sidokale wa lagu so dirsaday nooh maxa ka galay

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 ปีที่แล้ว

      Imisa naag oo laso dirsaday ayaa hodan caynayay bila sabaab markiina u adkaysta cayda hodan iyo kooxdeeda😂

    • @sadiasaid5565
      @sadiasaid5565 ปีที่แล้ว

      Walhi wa sone Inan aqonin kuli llaqbilna ma ihi

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 ปีที่แล้ว

      @@sadiasaid5565 anba ma kala aqaan lakiin gabadha hodan waa laga qaldanyahay illahay ayaa runta inagu jecel waayo wax danbi ah may galin diiniyan xaaran maaha in niin naag kale leh la guursado adiga oo niin kaa dhintay in aad niin kale guursatana xaaran iyo ceeb midna maaha lakiin dumarka social media ku jira gabadha way dulmayan marka Muuna ha jafto😂

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 ปีที่แล้ว +1

    NACABKU WELIGII HA DAALO DIBINTA HA QANIINO XAASID HA DOORSOOMO CIIL DARTII DHEXDOODA CID KALE MA DEEQDO

  • @awsomekids1800
    @awsomekids1800 ปีที่แล้ว

    يا مجنونه قاف ربكم

  • @janninaomar4853
    @janninaomar4853 ปีที่แล้ว

    Abyo adiga xataa waxa ka dhex hadlaysaa hodan online

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 ปีที่แล้ว

    Muno muhiim waad deg degtaa adigoon wax ufiirsan habeenkii arooska ruuf yaan waaye eeiskailaali hodan waxtiri waxaasoodirtey ayaan xasan sawir xitaa halagelin aalagula balamey yaa uyeertey iyada imaadey kolee ruufyaan ayey kuuyaqaanaane is aruuri

  • @naimosheikh1683
    @naimosheikh1683 ปีที่แล้ว

    She’s jealous Hodan

  • @sumayonuura5753
    @sumayonuura5753 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh

  • @adnamohamed1948
    @adnamohamed1948 ปีที่แล้ว

    Ma umaleynysaa shaqo San taadii ahyd ayaad hysaa

  • @istahilabdi2722
    @istahilabdi2722 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂