XASUUSTII AUN CABDO XAMAR QOODH IYO AAMINA FARAX WABER HEESTII " I BOGSII WALAALEEY TOP SONG LIVE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • XASUUSTII AUN CABDO XAMAR QOODH IYO AAMINA FARAX WABER & HEESTII " I BOGSII WALAALEEY TOP SONG LIVE
    HEESTAN I BOGSII WALAALEY WAXA AY KU JIRTEY RUWAAYADII " QAAHIRA" OO UU TALIIFTEEDA LAHAA
    AUN ADAN DIIRIYE DACAR OO LAGA DHIGEY WADANKA DJIBOUTI EE WADANKA DJIBOUTI
    DAAWASHO WACAN

ความคิดเห็น • 20

  • @mohamedbachir1839
    @mohamedbachir1839 8 หลายเดือนก่อน +3

    🇩🇯❤❤ happy to be djiboutian

  • @RachidOmar-lg6hl
    @RachidOmar-lg6hl 8 หลายเดือนก่อน +5

    Les étoiles du grand patrie , une belle chanson , abdo allah yarhama et narixito

  • @user-qq2vr5bl7w
    @user-qq2vr5bl7w 20 วันที่ผ่านมา +1

    Wow

  • @Wllsamafale
    @Wllsamafale 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asxaapey fananad rer jabuti ah dadki hore ka mid ah magace iga maqan hesay qaday sifican uma xasusto qabkeda hadan wax ka tilmaamo hesta waxay dhaheysa
    (Maxaan qaldo galay adiga unba ku jeclaaday ) qofki fahmow iso sheg

    • @hawaali1599
      @hawaali1599 8 หลายเดือนก่อน

      Fananada magacegu amina farax wabar

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 9 หลายเดือนก่อน +2

    AUN u naxariisto fanaanka weyn

  • @zakuyoussouf9160
    @zakuyoussouf9160 ปีที่แล้ว +2

    Good Job

  • @abdallahwadani1157
    @abdallahwadani1157 3 หลายเดือนก่อน +1

    Reer jabuutow ii sheega waxa la dhaho biito

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 หลายเดือนก่อน

      Maad noqoto Biito iyo dhagaxa buuraha
      Biito xayawaan in laga wado ayaan u maleeynayaa
      Waliba xayawaan sida daba cadeeyaha oo kale ah allahu aclam

    • @user-iy4cw4ov9w
      @user-iy4cw4ov9w 2 หลายเดือนก่อน

      Biito aaf french waa "poteau" d'éclairage public où matériel de connexion de fil d'électricité. Translate ku same af somali

  • @leilaamar8056
    @leilaamar8056 9 หลายเดือนก่อน +2

    Qu'est ce qu'elle est belle Amina farah..beautiful woman

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 2 ปีที่แล้ว +2

    Tolow wakhtigan waa goorma
    San maqlay cabdo xamar qoodh 2002 ayuu dhintay

    • @user-ne7jk3lh1s
      @user-ne7jk3lh1s ปีที่แล้ว +1

      Maya sxb 1991 ayuu dhintey

    • @mohamedaskar9443
      @mohamedaskar9443 ปีที่แล้ว +3

      Waqtiga wa 80 adki lakin wuxu dhintay 90 ki ilahay ha unaxaristo isaga iyo into dhimatayba

    • @medsaidzamzam4667
      @medsaidzamzam4667 9 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedaskar9443 5

    • @luqmansuleiman7870
      @luqmansuleiman7870 9 หลายเดือนก่อน +1

      waa 1987 waqtiga heestan ay qaadayaan Amina iyo Cabdoo (AUN)

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 หลายเดือนก่อน

      Waxaan i maleeynayaa in Riwaayadan la dhigey 1983/1984 Amina Farax weey yareeyd aun Cabdo Fanaan weeyn oo ka khibrad badan ayuu ahaa wuu dhali karaayey
      Aamina Farax waber Fanka waxeey la soo biloowdey rag culus wakhti adag ayeey ka soo dhex baxdey hablihii wakhtigaa she is really star

  • @mohamedaskar9443
    @mohamedaskar9443 ปีที่แล้ว +1

    Wayo wayo ❤

  • @user-fc7ql1if2v
    @user-fc7ql1if2v ปีที่แล้ว +1

    احمدشخلو