Eich qiyaasak Hees iyo badh. Siday u kala roganayaan ban la dhacay wlh. Amina Farah wa légende vivante. Cod xareed ah o lagu ladhay ereyo mug iyo mizan-le. Abwan Hassan Elmi Dirieh luxudka Allaha ku qabojiyo (le premier compositeur de la république de Djibouti)
Eich qiyaasak Hees iyo badh.
Siday u kala roganayaan ban la dhacay wlh.
Amina Farah wa légende vivante. Cod xareed ah o lagu ladhay ereyo mug iyo mizan-le.
Abwan Hassan Elmi Dirieh luxudka Allaha ku qabojiyo (le premier compositeur de la république de Djibouti)
Aamiin Aamiin yaa rab
Allah ha unaxristo habiba Abdillahi janatul fardusa allah ha ku simo
Aamiin aamiin yaa rab
Erayada Xasan Cilmi Diriye AUN
Xabiiba Cabdilahi balbalaf AUN
Aamin Farax Wabar allaha xafido
Labo hablood oo matano ah bay ahayeen fanka waqti dheer kuso wada jirey.
@@Ciidle1
Aamiin aamiin yaa rab intii dhimatey illaahey ha u naxariisto
Aamina Farax cimri dheer iyo Caafimaad ayaan u rajeeynayaa
Allaha unaxariisto xabiibo cabdillahi
Allh ku naxaristo maamo xalimo balaaf
Aamiin aamiin yaa rab
2 gabdhood oo matana ah ayay ahayeen oo aad isku jecel ilahay xabiba ha unaxaristo
Waleee waaa yar yaraayeen
Xabiiba ilaah ha unaxariisto
Aad bay fanka unurinaysay cod dahabana way lahayd
Xata coodkooga lama kala garanaho heestan