DEG DEG ABU DUJANA OO LA WEERARAY CIYAAL KIISII CANADA IYO XAASKIISII

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 35

  • @zirhassanofficiall
    @zirhassanofficiall  9 วันที่ผ่านมา +5

    Like saara muuqaalka fadlan🙏

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 9 วันที่ผ่านมา +4

    ABU DUJANA, illahy haku barakayo ubadkaaga alla hakuu geliyo khayrkaa barakow

    • @husseinhassan4960
      @husseinhassan4960 9 วันที่ผ่านมา

      Meeshaan sixir iyo sun ayaa la isku duraaa qurbaha niman mafia ah

  • @SuldaanoIsmaaciil-v2d
    @SuldaanoIsmaaciil-v2d 9 วันที่ผ่านมา

    Guuleyso abuu dujaana inta wanaagsan ayaa kula garab taagan duco ajarkaaga allaha kuugu badalo jana fardowsa maxamedna allaha caafiyo arimahiisana rabi ha u fududeeyo cadawgana allaha ka qabto

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 9 วันที่ผ่านมา

    Walaal Alle adiga iyo Maxamed yare wixii idin dhibaayo Alle haidinka dhacsho aduun iyo aakhira na farxad aadan fileyn faraqa Alle haidiinkaga buuxsho Aamiin Yaarabi

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 9 วันที่ผ่านมา +3

    Inankaa yar eemaskiinkah maxay karabaan illahy harogo wixii ilmahaa dhibaatayey illahy masuubo hakurido illhay habaabiyo ubadkooda ilahy haku Salido waxaanay filanan

  • @MohammadgimingFCmobaile
    @MohammadgimingFCmobaile 9 วันที่ผ่านมา

    Subxaana allaah soomaali jaahilnimo kama baxdo jareerka yaa qalqay jileecna yaa qalqay 😢😢😢subxaana allaah ellaahow naga raali noqo😢😢🎉

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 9 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar allahu akbar subxaana laah jareer,iyo adoon kan janada laga waayo ayaah

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 9 วันที่ผ่านมา

    Kuwa afka qabtay Rabbiyoow afkoda qabo iyaga iyo waxay ka naxanba yaa Rabbi Aamiin yaa Rabbi.

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 9 วันที่ผ่านมา

    Insja allah ceybta ay kuu raadinayaan waxba kuma dhimikaraan insha allah

  • @Wholecarpet
    @Wholecarpet 9 วันที่ผ่านมา

    Abu dujana Wad ogeyd qof la dhibatenayo inad cawisay marka takecare cida kuxigta ogu daran Allah idin xafido

  • @MohammadgimingFCmobaile
    @MohammadgimingFCmobaile 9 วันที่ผ่านมา

    Qeyr allaah kusiiyo abuu dijaana❤

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 9 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin Aamiin Aamiin yaarabii

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 9 วันที่ผ่านมา

    Inshallah illahay baa kuowaa cudur xuun oo silciya kurididona amiiin

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 9 วันที่ผ่านมา

    Abu Dujana waasaxantahay weligaa dulmi cidhakayeeling ilaahey dulmi ma goala intaad qabiilkaada dulmi kuraaligelileheed ilaahey raaligeli

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 9 วันที่ผ่านมา

    Illahow kuu gargaar adiga iyo wiilka yar insha allah waa guuleysaneysaan insha allah

  • @zeinabhajiyassin9293
    @zeinabhajiyassin9293 9 วันที่ผ่านมา

    Abu dujaana ilaahey ha kugu kaalmeeyo Mohamed na wixii dhibayo allaha ka qabto insha Allah

  • @HanaAdam-rv2en
    @HanaAdam-rv2en 9 วันที่ผ่านมา

    Guuuuullayso duujaanaa ❤ ❤❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ismailmohammed2968
    @ismailmohammed2968 9 วันที่ผ่านมา

    asc wll qeer alaha kusiiyo abu dijana kanadiyan ayan u cawiyey waxa ka qeer badan ale daetii ayan u cawiyey wayo cawinta wllka ad cawisy ilahay aya kucawinayo meesha ad ka bahanthy ka cawin dono insha alaah ralina iga noqo wll qaliya

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 7 วันที่ผ่านมา

    Walaalkey Cabdi Qafaar adigga caawinayo hadana hadalada dhibaya sida wacel ayaa tahay iyo Jareer ayaa tahay, wey dhibeysaaye ka ilaali dhagahiisa.

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 9 วันที่ผ่านมา

    Inasha allah

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 9 วันที่ผ่านมา

    لا حوله ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

  • @hananali4200
    @hananali4200 9 วันที่ผ่านมา

    Illahow raxmanow dadkan willka dulminayo ilahow raxiimow awodada uga qabo

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 9 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 9 วันที่ผ่านมา

    Xasbiyalaah wanicmal wakiil wiilka rerkuu kadhashay oo muslimka ah haloosheego arimihiisa waxalaga yaabaa inuu helo aderadii abihiladhashay amaba abihii haduu noolyahay maxasoomali uun ugubandhigaysaan

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 9 วันที่ผ่านมา

    Waa layaabay wiilkaan maxaa laga rabaa

    • @husseinhassan4960
      @husseinhassan4960 9 วันที่ผ่านมา

      Wiilkaan waxii laga rabo waa in la dilaaa waxaaa la diidaa in xaqiisa oo helo ayaaa la diidaa

  • @iqbal98
    @iqbal98 9 วันที่ผ่านมา

    Laakiin hoo kaco

  • @BarlinIsmail
    @BarlinIsmail 9 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😂😂😂

  • @MarshalGeneros
    @MarshalGeneros 9 วันที่ผ่านมา

    qof carurtiisi xiita sidan u bahdilaaya miyaa qof kaale u naxaayaa wa maya ninkan abu dujaana wa tuugo wana caabtooy noiosha ka dhacsan ee iska ilaaaliya wuxu sheego wa been iyo qurafad u lacag ku arursado yaabka adunka

    • @SuldaanoIsmaaciil-v2d
      @SuldaanoIsmaaciil-v2d 9 วันที่ผ่านมา

      Alle ka baq cabtooy iyo abuu dujaana kala dheer caruurtada hadey khaldan tahey oo khaladkooda lo sheego ma aha bahdilaad intaan ka aragney abuu dujaana waa nin alle yaqaan alle dartiisana u caawinaya danbi dhaaf wey diiso waad ku xad gudubtee

    • @MarshalGeneros
      @MarshalGeneros 9 วันที่ผ่านมา

      @SuldaanoIsmaaciil-v2d yaabka adunka abu dujana wuxu yahay hadalkiisa iyo wajiigisa bay ku taala ee maxa kaale wana big tuug wana caabtooy weyn yaabka adunka

  • @Seytun3482
    @Seytun3482 9 วันที่ผ่านมา

    Wayadan qof kasta lama amino ninkan wilka dan
    Weyn bu ka leyahay asxan majiro armu ku shaqeysan raba