Allaahu akbar runtaa shegtay allaahu akbar Miskiinka bilaa aabaha ah allah usameeyay Abuudujaana samafale allaah Swt uadeejiyay ajar badan alaah ka siiyo naago badan shayaadiin ah ayuu ka qabtay allaahu akbar
Ader mgabadha yar way ka ficantahay wayku dhagaysatay ayado ad dhalikartid mideda kale surado ayad dalil sanaysa wadna kuqaylinaysa xata tem uma o golid e isasax o joji ficilada qaldan e ad ku wadid gabadhayar runtana yay kudhibin
This guy is sly as a fox, ha i soo marin. bulshadaan intuu sidii gacantisa camal u bartey. ayuu iskaga fooleysanoya. Intuu is barri yeeley ayuu gabdhina u diidey chance ay hal kalmad ku dhahdo. Marwalba uu cid istira bal hadal la weydarso qofkan waa sidaas. 😁
Fadlan Like Saara Muuqaalka🙏
😂😂😂😂😂😂ķķkkkkkkkkkkkkkabuudujaana abuudujaana❤❤❤ waa kuwadanaa ❤❤ilxun kuma aragto startup kaa daboolan isha nacabku kaa dedan
Allaahu akbar runtaa shegtay allaahu akbar
Miskiinka bilaa aabaha ah allah usameeyay Abuudujaana samafale allaah Swt uadeejiyay ajar badan alaah ka siiyo naago badan shayaadiin ah ayuu ka qabtay allaahu akbar
@@SagalMohanedIlaha uso adejiyay aabo iga dhigay ila hada waxe yabanyin waxa uu udawa taganyahay iney kala reban jeclanlahayen
Waxay kaxunyihin inaad wax uqabotid daadkan cunuga yar iyo hoyadi miskinta a ee laadulmiyey waali xanusan xabad kin lomaagado abudujala inu cawiyo maraban abudujala wa abo wanagsan mashaallah Mashaallah illahay ha ku xafido somalie odhan wa kuwadata ha ujojin cayayanka lasodiray
Wlh abuu dujana qeer badan dhaman hasiiyo somali sidaan in loladhaqmo moyee sikale malahan waxana yaqan dujana halyeygena waan kuwadana aniga iyo intii samaha jecel. Waxaa kayabay somali gar naqsiga mataqano intoda badan ❤❤❤❤❤❤
Abuu dijaana viva ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maash allhaa abuudujaan ❤❤❤❤❤❤❤
Mash allah aabudijaana ❤❤❤❤❤
Abuudujaana meel wax looga sheego kama mabanaana cidwalibana wuuiskaga filanyahay cadowgaa hajabo aamiin
Wa nin feejigan oo monafaqada fahma
Ayayaaaaay way ku dhacday naagta 🤣🤣🤣🤣🤣
Subaxa allhaa
Gabadhaan hadey diidey in wax u qabato wiilkan maxey ugu daba socotaa
She caught on 🎉🎉🎉🎉🎉 say walaahi. Wee ku fahameen Abu
Illahey Qeer badan ha ku siyo Amiin
Mashaaallah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
Gabadha wey ku fashilantey wey Ceebowedey dulmi hagalin gabarey noloshadi yey ka xumaan
Ninkaan waa in wiilka ka hara wiilkaan dowlada ayuu u baahan yahsy Uma baahna qof Afrique jooga merci beaucoup
Kama harayo dowladana ine wax uqabato yadidan cidlo cid lagu cuno majirto
Geesi waleee abu dajaan
Ajir iyo 19:58 Xasanat Allaha Kasiyo Amiin
AALAAH AYAA NIILA JIRA
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Allahu Akbar
Ninkaan maxa loogu qaraaraa wiilka isagaa caawiyey
Ninkaaani waa nin waalan canugaana madaxuu ka heestaa ee yaa ka furfaura
Omg magac ad wadato fiiri iyo waxad comment kuso qoreyso. Shame ur self.. hadi anad waxba ku dareynin just amaan dadku ha ka helo.
Tugada aya ku wada to ee wana ku jedna maxamad iyo abu tujaana ilahey aya wata somalina wa garabtagan tahay marka waxba ma qaban kartin ee naga hortag
Oomaaad gabadha siisit hadalkaaba kucelisee
Odaygan runtu didanyahay
Omg
Ninkaan gabadha waxu ka duubanaayay yes yes yes lee miyaa 🫣😂😂😂 markeeda wu diiday inay hadadho 🤣
@@shamsoibrahim4431 MARABO IN MESHA QALADKA KAJIRO LAFAHANSIYO
Maagtaan wiilka waxey Uhr Harteey xaga qabyaalada iyadoo difaceyso reerkenaa ceebooyaan weyna Ku ceybowdeey weyna Ka harteey Isagoo dulmiyeey
Yaa badana
Ninkan abutijana laleyahay dadka waa caburiyaa mana dhageesto wana kibir badan yahay
Kkkkkkk
Say wlahi horta yaa dhalay oo kurir naago masiboyina dhalay badhan way ka badbaden badhna waa musibo soo maogid wllo
Walal bal is dsji
Waxaa cajiib ah Qof aan waxbana Qabaneen Hadana Dàdkii aan Amaan siineen Wiilka yaa ka xiga Mey Caawiso
Xasan walal udaji bal
Canugaan arintiisu waa mashruuc
War kor ooga baxa hada canada waa uj joogaa isaga ayey u taalaa
Ader mgabadha yar way ka ficantahay wayku dhagaysatay ayado ad dhalikartid mideda kale surado ayad dalil sanaysa wadna kuqaylinaysa xata tem uma o golid e isasax o joji ficilada qaldan e ad ku wadid gabadhayar runtana yay kudhibin
Kan ma fiyooba danbi maaha wax kale ma dheefo 24/7 dadlee ya Ceyn karo Subxanallaah deyro uma xumid 🫣😂
Noolow
Busted!!! Adeer came down, and we can smell your Qalqaal and tuugonimo....
Doqon diinta baratay aduunka ugu daran 😂😂😂😂bahalkan muxuu Isla cunayaa imika 😂😂
Shelter meel fiican miyaa Ilaah shertowdo Allaha xinjoobo ninkaan
Nin xun ayaa tahay say wallahi adaa ka xun oo diiday inaad dhageysato
Meesha waa Shelter oo sariirahu way buuxaan.Hadii uu raago sariir ma helayo.
Kan ani waa kashakiyey muxuu ladagallamayaa
Somaali luuq luuq ayee yaqaanan
Wiilka hadii la geeyay hal mar hadoo lugta saaro waa inoo waxiisa raadsado police aado ceerta dalbado intasna dowlada qadaneso oo meel geeneso mexee tahay sababta loo sii daba socdaa oo lacagta loo aruurinaya mexee tahay.
Mida kale odaygan moxoo gabadha hadalka ugu celinooyaaa wax walba woo ugu so hor jeedaa qurbaha waan joogna sharcigana waan naqaan
Abuu adi ciyaal malahid? Go look after your own stop harassment! Somali wa sheydaan walaahi
Mooryan tug
Ninyahow dabeecadii ayaa kaa sii lumeyso ee bal isdaji
This guy is sly as a fox, ha i soo marin. bulshadaan intuu sidii gacantisa camal u bartey. ayuu iskaga fooleysanoya. Intuu is barri yeeley ayuu gabdhina u diidey chance ay hal kalmad ku dhahdo. Marwalba uu cid istira bal hadal la weydarso qofkan waa sidaas. 😁
Subxanala ninkani llama qumana isaga laftisa ayaa xanuunsan
Waar waxba macaawinaysid ee waxad tahay bahal bilaa dabeecad oo ruud ah
Maseer aa ku haaya caawinta uu caawiyey
Ninkaan cunuga halaga khabto
❤❤❤❤❤❤❤❤❤