ABU DUJANA GADALA IGA TOGANE CANADIAN BOY O YIRI XABIBO GACANTEDA GALAY MARKA IMID CANADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 56

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abuudujaane illaahay ayaa kaa abaalmarinaya Khayr illaahay Khayr haku siiyo

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    War waxani maslaxo maaaheyn ee dad intooda badan dhinac ayeey kararnaayeen waxeyse ilaabeen in Alle dulmiga uu jeclayn inshaa Allah wiilkaan yar iyo hooyadii wayguuleysanayaan ayagana Alle ayaa siinayo abaalkooda Inshaa Allah
    Abuudijaana Alle abaalkaas dad iyo duunyaba Allah kuu gesho hana ku barakeeyo aduun iyo aakhiraba Aamiin Yaarabi

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 20 นาทีที่ผ่านมา

    Mashalaah guuleso mudaney

  • @aminaabukar2638
    @aminaabukar2638 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Abu dijana imataqanid ana kuma aqaano balse aad baad wiilkaa ula dadaashey alaahbaana kaa abalmarinayo waxa rer abtigiis looga baahan yahay walaala yaal aduunkaan nina ku raagi maayee shalay hadaad qaldanteen maanta isi saxa oo rerkaan iyowiilkaan u istaaga qaladkiina qata ha ciilina asagoo hooyadii udiidaya inuu walaalaheed dhawacin garta wiilka intuu gartey arimahiisana u istaaga oomeelwanagsan oomuuqata oga soo baxa ooalaah ka baqa iyoumada fiirsata yay idin ikaarin magaciinana yuu galin buuga mugdigaa eetusaalaha loosooqaato hadaad shaley qaldanteena maanta saxa maqaldame.waa alaah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofkii qabiil dartii dulmi uga gala ayaa dhib qaba abuudujaana jizaakallaahu Khayr walaal

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mash allah❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ABU DAJAANA, WIILKA GOORTU CANADA YIMID, AYAD U HESHISEEN ADIGA IYO HABARTI DULLIGA AHEYD, JAMAAL AYAD KA ADEEJISAY, WAANA SIDEY XABIIBO INADEERTA KU AMARTAY.

  • @ggs-r4i
    @ggs-r4i 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Aj waxuu u ekaa qof dhinac u janjeero

  • @safiyaiidan3366
    @safiyaiidan3366 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mashallah you did good job 👍

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashaa Allah illaah ha ku xifdiyo abuu jujaana

  • @SaynabWehliye
    @SaynabWehliye 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Abudujaana qayr allaha kusiiyo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MAXAMAD YARE, SHAQO KUMA LAHA, CIDDADA. WAA WIIL BLACK CANADIYAN AH, TUUG WAAYE BEENLOW WAYE ABU DAJAANO.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WIILKAN, IN UU DACWOODA AYAD KA HOR TAAGAN TAHAY, LACAG AYAD XABIIBA UGA QAADATAY.

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aj family daacad ma aha dhinac buu ujan jeedhaa. Xabiibuu wataa I don't why. Muhammad yare daacad uma aha .you have to be careful buu dujaanaa and Muhammad yare. We love you keep going brothers❤❤❤❤❤... ...🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇳🇿🇳🇿🇳🇿🇳🇿🇳🇿

    • @amaljamaa8478
      @amaljamaa8478 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Abu dijana ajar iyo xasanaad badan rabi haku siiyo wiilka a rabi ha xiftiyo wuu ka gacan sareyaa haduu joogo canada 🇨🇦 wax waliba way u qabsoomi Ninkii iska hadal a ha iska hadli Wllo dadkewnii cadow bay isu noqdeen dadkii iyo qurbaha waad guulaysanaysaan wiilka iyo adiga Dadkii wada wada Hadley intii imana canada waxay noqdeen showda maqaahii waxna ha u qaban inshallaah way idiin dhamansoonaa

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ADIGA IYO JAMAAL, XABIIBA AYAD SHAQAALA U TIHIIN, WIILKANA UMA AYDAN DIRIN XAFIISKA DOWLADDA.

  • @siradasheekh2945
    @siradasheekh2945 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Miskiin abuu dujaana war umadaan waxaa ku maqan dhiigmuslim haku daalin

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ABU DAJAANO, XABIIBA AYAD U SHAQEYSA, WAA LAGU OGAADAY,.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    XABIIBO WA HABAR TUUGA AH, MOORYAN AH, WIILKAN IYO AYADA WAXBA ISUMA AHAN, MAXAMAD, XAFIISKA DOWLADDA BES AYU U BAAHAN YAHAY.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    XAMAR WAX YAAL LOMABA BAAHNA, AWODDA DOWLADDA ISLA MAR AHAAN AYEY, DOCUMENTI SIIN KARTA, KUWI HORE DOWLADDA WEY CANCEL AYEY SAAREYSA.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow xaqa u hiili oo badbaadi dadka wanaagsan ee daacada ah

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha Allaah

  • @Wholecarpet
    @Wholecarpet 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Abu dujana NAFTA uhurtay Ben Maha hasbuna Allah waicmal wakiil

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abuudujaana ❤❤❤❤❤❤❤❤adigookale ilaahay hanoo bad iyo hadaan soomaali nahay waxaankamidnahay calaamadaha qiyaamaha ismana going munkarka ayaan macruuf u armagnac macruufkana munkar iyo waxyaalokaleento oobadan siiba tolkeeyhabar gidir

  • @ShadoorCulusow
    @ShadoorCulusow 47 นาทีที่ผ่านมา

    maashaah

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashaa Allah ❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WIILKAN, DOWLADDA IN UU U TAGO, MAXAD, UGULA TALIN LA'DAHAY.

  • @SaynabWehliye
    @SaynabWehliye 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allaha badbaadiyo wiilkayar

  • @halganaden4325
    @halganaden4325 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    May Allah protect you

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Pole sana walaal dadkaa waa dadxuun aniga ethiopia ayaan ahay walibana axmaaro ayaan ahay hadan 6 bilood jirkeeygii ilaa hada ma arag dadkeyga lakiin uur kutaalo ayaay igu tahay ilmaha aabahood hadaayan arag waa nabar qalbiga qofka ka garaaya allah haku xafido wll

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    You are so right

  • @LuulMaxamuud-m5y
    @LuulMaxamuud-m5y 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MAXAMAD, FADLAN, POLICE KA U TAG, TURJIBAAN UUSAN ABU DAJAANA IYO JAMAAL AQOON WADO, SHARCINA KA DALBADO DOWLADDA.

  • @Himiilo-
    @Himiilo- 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwan reer abti mahan illahey ha ka qabto reer abti sano kale manan arkin walahi reer abtigey waa kuwa ugu qalisan adunka dambigoda ki walidkod allaha dhafo habo illahey aa kula jiro insha allah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ABU DAJAANO, RUNTI XABIIBO AYAD U SHAQEYSA, WAXBANA AFKA HA MACEYNIN, WARYA XABIIBO AYAD SHAQAALA U TAHAY, CANADA BOY, ADIGA U SHEEGI LA' IN AAD WIILKA U POLICE KA ARRINKIISA U GUDBISO.

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ash allah😂😂😂😂

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha allaha ❤

  • @fadomahassan5309
    @fadomahassan5309 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasakh ada a duliyahaw

  • @hassanmaalim5439
    @hassanmaalim5439 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Passport replacement maa loosameyo ninkaan haduu passport haasanjire?

  • @marian5607
    @marian5607 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    somalidu dulmigay isku kaalmaysaa. family yadaana ugu daran wallaahi.

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Somali caadalad xuuma maaxa loo xaasiidi wiilka iyo niinan caawiiyey

  • @maryanmaxamuud8365
    @maryanmaxamuud8365 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wiilkaan markuu dhibka ka baxo ayuu ayey dhihi doonaa abti na cafi lkn hbyarta ilama ah sida aan hadalda u ragay lkn aaway abtiyaashii 1 iyo kuwii 2aad

  • @wabaxa
    @wabaxa 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NINKAAN JANIS AYAA DHAFAY OO CANADA KU SO LABAN LAHAA

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa dad guna ayaa helay wiilka yar Darbi jiif bay ka dhigeen hadana wali sii daba Socdaan maxaa ku dhacay Qalbi adagaa oo dulisana waa Narsist

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inshaallah illahay ha ku fudaydiyo hawshada habaryar allaha ku xafido adiga iyo abuudujaala

  • @AminaAhmed-p6t
    @AminaAhmed-p6t 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Koleey aduunkan waxaan ilaahey qadarin ma dhacaan

  • @shamsafarah2174
    @shamsafarah2174 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walo somali ha iska hadasho walhi waxba kama qadi karan alle wax kaa qadi karo dhagta ka fureyso canadia boy waa nin canadian waxa ay ka qadi karan makirto kuli xarag bey galayaan ee bootada iyo hanjabadooda ha dhageysan

  • @Sahramohamed-f3u
    @Sahramohamed-f3u 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    JAMALKII MAA CUNAGAN SIREY OO BEN U SHEGEY

  • @amalquule84
    @amalquule84 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sidaaweeye sulamiywena

  • @hawo1198
    @hawo1198 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qoys xun inay yihiin cadayn xge lagu arkay 6 abti iyo intaan habaryar iyo naago 50 jiraa ay dhaleen dulmi ku dhacay yaab

  • @qaranmediainc5513
    @qaranmediainc5513 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gun baa heshay wiilka yar ala wuxu xuma

  • @MaryamJaamac-y8e
    @MaryamJaamac-y8e 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkk

  • @HalimaHajiHussein
    @HalimaHajiHussein 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaaraf..ayaadledahay

  • @HassanAli-gs2ls
    @HassanAli-gs2ls 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasaqa oo dab jir aa tahay cunuga ha dhumin Cidana wax aa ka qaadeesid aa iska yar