DEGDEG SHEEKH DIRIR TOOGASHADA SAYID CALI GO,AAN CULUS KASOO SAARAY SIR YAAB LEH BANAANKA KEENAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • DEGDEG SHEEKH DIRIR TOOGASHADA SAYID CALI GO,AAN CULUS KASOO SAARAY SIR YAAB LEH BANAANKA KEENAY

ความคิดเห็น • 93

  • @alakhbaaruDiin
    @alakhbaaruDiin 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين مليون مره 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    War ilaahy kabac shiikha haku been abuuran

  • @farahhassan1299
    @farahhassan1299 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waad soo jarjartaye warkoo dan keen

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sheeqa warkiisa waa sax

  • @mohadeeqnuurcabdi5420
    @mohadeeqnuurcabdi5420 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Benale sidcali miyey carur udhashay waa maya waxba kumalahan dhaxalkeda munafaqyahow dadka benta kadaa iyo isku dirnimada iyo namimnimadu😢😢😢

    • @YurubOdowaa
      @YurubOdowaa 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wa wasakh waxani horta ma faqashbaa😂😂😂😂😂😂

  • @famns-gv3ck3pd8m
    @famns-gv3ck3pd8m 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Subxanallah Allah akbar tasi maha diin

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Istaqfurulah dheh ilaahey u noqo

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa shay adag gavadh reerkii kusootabcay ay waayaan dhiigeeda waxyalaha qaar ayaad kudam baabaysaa waa cajiib

    • @famns-gv3ck3pd8m
      @famns-gv3ck3pd8m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@GjFy-c6d wa runta walahi wayab maha

  • @DARAWSH24
    @DARAWSH24 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah ❤

  • @AsmaWali-fi3mu
    @AsmaWali-fi3mu 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Habaar alle kugurid muxuubeentabiyay washiiqa hakubeen abuuran habaarkudafye

    • @marer100
      @marer100 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      (Arintaas mid lamid ah ayuu ka jawaabi doonaa ) ayuu yiri. Gabar habaarka iyo dagdaga jooji

  • @abdurrahmanmahamoudfaarah7837
    @abdurrahmanmahamoudfaarah7837 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekhu wuxuu kahadlay hadii diya laqaadanayo ee ma dhihin iyagaa go,aaminaya in ladilayo ama diya laqaadanayo

    • @Ahmed-wk2ct
      @Ahmed-wk2ct 51 นาทีที่ผ่านมา

      Tasa saxa magoaaminkaran sidalagayeelayo balse hadii diyolaqaadanayo ama lagaqaato cidadhaxalkeedaleh baqadanaysa

  • @aliosmanelmi6148
    @aliosmanelmi6148 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaa ilaaha illallah maxamuud rasulullah diyaaradbi

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ninkan inuu lacag qaato ayuu rabaa. Caruurta ninka hooyadood dilay in loo dilo ayey rabaan ee ma rabaan shilimaad yar.

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Luul Qabiin ma qaadin Xilkeeda ee Ninbaa qadey Ninkiina wuu Dhintey ka hor geeridii Luul Hadda waxaa masuulka ah Aabaheed

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Exactly!!!!
      Ninkeey sheegayaan waa horuu dhintey 🤷🏽‍♀️ maxeey ka’hadlayaan waa um’mad caqligooda uu fooraró 🙃🙄

  • @Busharo123
    @Busharo123 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxaanalah hadilo sayid cali

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waryaa wax adaan aqoon u lahayn ha nala soo horfariisan.

  • @alishirwa1453
    @alishirwa1453 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    *Shareecada Islaamka ayaan la baal marin*

  • @Fardowsa-ql3mr
    @Fardowsa-ql3mr 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Lul cabdicasis sanmaqlay nolosha lagu gubay ee lamadilin hadan sayd cali loqisasin gabdho badan oo Somaliyed walagubi donaa😢

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sid cai isagaaba diley ee wax uu kuleeyahay majirto ee Reerkii caruurta dhaley baa leh ,!!

  • @AsmaWali-fi3mu
    @AsmaWali-fi3mu 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahow umadaada kaqabo nikan adaa kugudacwYnaye

  • @mos1954
    @mos1954 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigaa XW ah Somalida Waxaa Marin habaabiyay (Qabiil) iyo Hunguri.
    Waa Bahal caada Qaate ah , Xukunka Islamkana Dhinac Baalmarayo!

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    markiihoreba dadka aandiinta aqoonta uleheyn ayaalayaabanaay ee kuwa diinta yaqaan wey ogaayeen inoow ilmaha awoohoodtalakuleeyahay

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Diinta raaca 👍 Allah raaca si saxa.😊

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheikh dirir waa qaldanyahay axkaamta fiqiga ayuu qalad ufahnsanyahay taasi wuu kuqaldamay sheikha

    • @mabsuudomar7334
      @mabsuudomar7334 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadalkani bari hore ayuu aha wll wax iminka aha maaha shiikh waa hore su aal lawaydiiyy weeye

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 30 นาทีที่ผ่านมา

      @@mabsuudomar7334 waa ujeedaa lkn wiilkaani ayaaba daliil ahaan umada oogadhigaya caamadu wey farabadan yihiin loomanabaahna wuxuu sameynayo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan gabadhaan maba qabin weey kala tageen aabehed dhaxalka waxbuu ku leeyahay qisaasta aabeheedaa leh magtuna waa dhaxal aabuhu waxbuu ku leeyahay weliyu damkuna waa aabaha luulna raximahumullaaah ninku maba qabin

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa sax caruurta ay luul dhashay xaq bey leeyihiin
    Abaha luul dhalay isna xaq bu leeyahay
    Marka ha isku raaceyn in ay diyada qaaatan oo qeybsadan .wbt

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sax aabaheed mar haday caruur dhasho aabaheed mesha wuu Ka baxay walaale Marka Xaqa Waxaa Iska leh waa diyadee caruurteeda

  • @qardho7720
    @qardho7720 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Filmka 20 sano ka hor ayu ahaa sh dirir
    Waxa ka hadlaya nin nagtisa qabay o Laga dilay
    Tan wa ka duwa tahy ninka dilay wa kii qabay ama wax ha u dhasho ama yey u dhkain
    Walaaalo ilaahy ka baq o beenta iyo wax an islaheen ha isku keenin

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🤭🤭 acuudu billahi weriyahan yaa qodaayo qabrigiisa sheekha beenta ka sheegaya. Gabadha aabeheed dhaxal ma qaadan hadii dhaxal uu qaadan laha waa wada dhaxlan lahayeen lkn awowgaan wuxu rabaa oo keliya inuu diyo qaato dhakiin diyo lama qaadan

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ha waa sax

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suxbaan Allah

  • @maslah345
    @maslah345 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caruur saqiir ah goaan maleh ilaa ay qaangaaraan

  • @KiinSaid-t8e
    @KiinSaid-t8e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkeedii hore waa a ka horeeyey mana dhaxlo

    • @AHMEDAHMED-v7l5c
      @AHMEDAHMED-v7l5c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa runtaa laakiin caruurtiisii baa joogta oo dhaxleysa hooyadood,marhadey agoon yihiina Awoowga Aabahood dhalay baa metelaya. Marka dadka dhaxalka leh ayaa go,aanka iska leh( hadey doonaan mag bay qaadan karaan!!!.

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa been sheydaan dirirna. Diinta waxba kama oga gacan ku dhiigle camdi ku diley qof islaam ah alaah baa dil ku xukumay aayad baana cadaysay wax muran ku jirana ma aha

  • @hodanfamillychannel
    @hodanfamillychannel 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Siid cali ayaaba dilaye see uslyeelan karaaa dhiigeeda

    • @marer100
      @marer100 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hodan hurdo weyn , hurdada dhexdeeda su’aashaan camal hanagu weydiin 😂

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaa horey iidhaaftey inuu Awow uyahay Caruurta,

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilmaha gabadha la dilay waxa dhaxalka qadanaya carurta ay dhashay..

  • @qadankoosaar2528
    @qadankoosaar2528 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    us waryaa diinta haku dheel dheelin

  • @JaamacsacidmaxamadGood33
    @JaamacsacidmaxamadGood33 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa nin uskag ah datalink aan sheekh ahayn dhiigeeda aabeheed baa leh

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odayga xawaadle waa uu saxanyahay madhabka xabaliga ayaa qaba lakiin somalida waa shaafici

  • @Nusayma-e2f
    @Nusayma-e2f 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikha su. Aasha wxa lawadyey 2o18 kii kahor benta iska daya allah kacabsada akhira war ba yal eh

  • @omarmohamedmoalim5182
    @omarmohamedmoalim5182 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekha been haka sheegin shuubadi ku dhashay was

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhig qofkisa leh ilmaha hanti hoyada dhashay ka dhimatay leyihin dhig ma leh

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laakiin qaadasho mag meesha mataalo waxataala qisaas iyo naftiinafdisha sharcigu muxuukaqabaa suaasha sidasaxda halowaydiiyo wadadka oah naftii nafkale sikasa udisha sharcigu muxukaqabaa

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc, waar sheekha ha ceebaynin waxan waa wax lasoo jar jaray, Sal iyo raad diinta kuma leh waxan

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim316 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan joogay dalka SaudiArabia 1986 magaalo ku taala waqooyiga dalkaas (Alqurayat). Waxaa maalin jimca ah la keenay goob dadka qoorta looga gooyo nin xirnaa 16sano oo lala sugayey inta ay ka qaan gaaraan 2 wiil oo uu aabahood dilay kadib markay is dagaaleen 2laba uu dhalay ninka wax dilay, go’aanka dilista & deynta waxaa leh ilmaha yar yar ee xawaadle marka uu qaan gaaro kan ugu yar.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War Allah kacabso sheekh dirir kamahalin luul 6 sano kahor ayay ahayd maxaadiradan dad reer baadiye ah ayaa su'aal weydiiyay ee diinta hakuxad gudbin adigoo shilin raadinaya wallaahi waakhatar subxaanallah ninka luul dilay dhaxal kumale odayga aad sheegaysona hada shaqobakumale waayo ninkale ayaa qabay midakale su'aalsha sheekh dirir waxa lagawadaa hadii gabadh xaas ah dhimato oo ninkeedi nool yay dhaxalkeeda ninka iyo caruurta ayaale laakiin ninku haduu isagu dilay madhaxlikaro diinta islaamka qofku qofkii uudilay madhaxlo odaygana shaqoba kumale wiilkiisa ayaa sayid kahor qabay luul diinta beenta kadaa dadka halumin subxaanallah

  • @naturere-laxationw
    @naturere-laxationw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiiqa dhaxalka ayuu kahadlay ee kamuu hadlin qisaasta

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc nin yshaw nacas baad tahaye diinta ha ku gafin gabadha nin markaa qaba oo nool dhaxal ayuu leeyahay nin dhintay oo meher ka danbeeyay aabihii wax ma laha ee adoon diinta ka been sheegin qabyaalada ku qaadatay fuul muxaadaradaana waa safar 3 sano ka hor uu jeediyay sidaad u qaadayna maaha LAGU ARAG!!!!!!!!

  • @husenMohamed-u7o
    @husenMohamed-u7o 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Diriir arkakixiso maaqadana

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiqa dinta ma taqanin kitabka furqan nalagu cadeyay surat maidah iyo surat nisa dhaxalka iyo diyada iyo dilka qasasta lagu cadeyay

  • @khadrayusuf-if3zn
    @khadrayusuf-if3zn 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War sheekha been haka sheegin waa hore ayay ahayd

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxp si qaldan ayad ufahamty ee sheequ wuxu kuyiri diyada hadi laso qaado ayey dhaxal noqoneysa ee cida soqadeysa ama diideysa iyagu ma ahan iygu wa masa kin mel ku sugaya wixi waligu uu go aamiyo

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🙄🫣 Ninkaa mar’horuu dhintey ninkaleey guursatey Hallooooow maqal’ma’jiraa that guy is over sheekadiisa period.
    Reerkiisa candhuufta dib’ha’u’leqaa dhuuni’nimadana ha’joojiyaan Cid MAG qaadaneeysaa ma’jiraaniin reerka Gabadha waxeey doonayaan An’Nafsu bin’Nafsi. وذالك جزاء الظآلمين

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAR DADKA BEEEEEEEEENTA KA DAAA CILMIGA SOOOO BARO

  • @shakrajii270
    @shakrajii270 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikh haka been sheegina ninka diley ayA qabey ninkii hore oo geeriyoodey meesha wuu ka baxayaa

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiikhani sow kii lahaa gabadhu ninkeeda xaq uma laha inuu daweeyo

  • @farahhassan1299
    @farahhassan1299 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hada nin keeda ma noolee sidee odayga u qaadanayaa

  • @farahhassan1299
    @farahhassan1299 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Diinta soo barta marka hore isu dir looma baahnee

  • @sahradahir6959
    @sahradahir6959 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa been gabadha abaheed ayaa dhiigeeda leh

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 55 นาทีที่ผ่านมา

    Walayaab ninkaan wuxuu udoodayaa caruur uuawoowe uyahay wiilkiisudhalay nin ilmihiisii udoodaya isagu uudhalay buleyahay waqaldanyahay!!! kalay dadkaan mainay caamada somaliyed diintoda shakikagaliyan bayrabaan shiikh dirir qudhiisa suaashas hadanay ahayn waxlasodhisay okasmoah ficilaysan kolaywafahmaynaye sida saxdah haloowaydiiyo

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninkaan dadku way naceen wuuka hor imaaday cidi madhageesato

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war waxan aad sheegaaysaa waa qalade iska sax

  • @Hanadyare132
    @Hanadyare132 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Arinka waxba kama fahmina Iya arkay ninkan uba dilay e su dhigega u qadanya

  • @ciidenuwaahodan
    @ciidenuwaahodan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar. Dadka. Beenta. Ka. Daa. Dadkale. Markay. Dilaan. Iyo. Marka. Ninkii. Qabey. Dilley. Waa. Kala. Sharciye.

  • @SaynabWehliye
    @SaynabWehliye 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halkaad kumaqnayd adiga waa laogyahay in caruurtu leedahay magta maraka

  • @maxamedsaid1576
    @maxamedsaid1576 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    shiiqa iyo diintaba been haka sheegin dhaxalka iyo magtaba waxa leh waa nikeeda iyo caruurteeda ee ninka aabihii meel kama soogalo midakale ninku ma dhaxlikaro ee iyada ayaa dhaxashay oo waa uu ka geeri horeeyey kii kale ee dhaxalkeeda iyo magteeda wax ku yeelanlahaana waa kan diley marka go,aanka waxa loo celinayaa gabadha aabeheed sodogeed hada wiilkiisii waa ka geeri horeeyey balse hadii uu noolyahay ayaanu hadal ku lahayn

  • @yaasmiincadeey3626
    @yaasmiincadeey3626 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Diyo muu qaado ma soo noqoneeso gabadhiisa ee maxuuu uku farax San yahay Maa dama uu kiiskaan uu dheeraaday caruur deedana u guys duceeyo in mitaan oo kale mar danbe soo marin duco waxan ee ma ahaan in maxkamada dhax Deepa in uu didii ciyaal yooyookii LA sheekaayay oo kale u Dhola cadeeeyo war yaa ka kuursanjiray hablo muu dhaho asigaa dhib qabo ee ma ahaan in uu siyaasad ku dabaqo sori

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninka say ayadab ubdhaxleeao ayuu u dhaxlaa ninka xawaadle meeshaa waxbo Uma yaalaan ma asagaa qabay

    • @asaldhaladsland
      @asaldhaladsland 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Awlaadbaa joogta taasan ka amar wayen hooyada awlaadeda dhaxala

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta ninkii gabadha gubay, mala qisaasay...magtu ha inoo danbaysee

  • @hodanfamillychannel
    @hodanfamillychannel 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reeruhu maqabine maxay karabaan haday qabi lahaayeen
    Haa

  • @hodanfamillychannel
    @hodanfamillychannel 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dilaagu dhaxal male

  • @djamabouh7470
    @djamabouh7470 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hadal badaniida

  • @Maxamuudxasan-yt4qn
    @Maxamuudxasan-yt4qn 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye aan ku saco

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waawareey al wahaabiya

  • @axmedcabdilahicumar216
    @axmedcabdilahicumar216 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale shaaciyay kulahaa

  • @Umi-v7c
    @Umi-v7c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤬🤬🤬🤬🤬🤬sheikh🤮🤮

  • @calicumar9374
    @calicumar9374 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lul ninkii qabijiray oo dhintay waxba kuma laha oo adoon alle
    Weye hadii ladhaxlayo ninka gobay
    aya qabay hada