Silsiladii Gayaan Qaybtii 136aad iyo Abwaanad Fadumo Abdinur oo Gayaan Xaalmarisay Macasalaamaysayna

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 6

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 3 ปีที่แล้ว +1

    MnshAllah inantaa Faadumo aad baan ugu bogay Alle ha sharfo

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allaahuye faadumo Cabdi nuur, allaylehe geesiyad geesi dhalay dheh, allaylehe gob xalaalabaad tahay oo xumaani kaa dheere reer somaliland meel ay joogaanba way kuu soo duceeyeene Nooloow insh tacaalaa intay nololi jirto,,

  • @caaqilyaremedia7835
    @caaqilyaremedia7835 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashala mashala mashala faadumo

  • @xaajijama9603
    @xaajijama9603 3 ปีที่แล้ว +2

    Faaduma iyo hablaha kale ee SILSILADA ka gabyay dhamaan sharaf bay leeyahiin, Allah ha sharfo dhamaantood

  • @luulabdi2448
    @luulabdi2448 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Fatuma huno Rabii haku xifido💞

  • @halimabulhan4424
    @halimabulhan4424 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc mansha allaha hn fadumooy sharaf ayaad leedahay sida aad uga qabqaadatey eed soogaba gagebeysay murtida adigoo sharaf kusoo afjaray waad madsantahay waxaad tahay