Waraysi Xiiso Badan Fartun Birimo Iyo Axmed Budul

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 มิ.ย. 2015

ความคิดเห็น • 73

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa6891 7 ปีที่แล้ว +4

    wwwwww manshalah budul iyo birimo iyo liyuu police inoolada. barashduu runtii waybananthee wiilbarbaroo kubredhiga walimabaran

  • @lilbobgangshit8366
    @lilbobgangshit8366 6 ปีที่แล้ว +3

    Fananin qli ah budul boqorki deganka iinlw aabo jagnaaaa

  • @zakariayousufhassan4496
    @zakariayousufhassan4496 6 ปีที่แล้ว +5

    waa cadaw niyuu boolis

  • @jagme2166
    @jagme2166 9 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali itoobiya aad baan ugu faraxsanahay horimarka aad gaarteen. Waxaan kaloo aad ugu faraxsanahay sidaad dhaqankiina u heysataan. Waayo sugaantu waa qeybta ugu weyn oo dadku ku ilaashado dhaqankooda iyo diintooda iyo meeshey asal ka yimaadeen.

  • @mohamedmahamud441
    @mohamedmahamud441 9 ปีที่แล้ว +7

    XIDIGTII GALMUDUG...KALAY IMOW GALMUDUG

  • @umimohammed5008
    @umimohammed5008 6 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waan ka cabsadaa ethopiya way dhagar baddan yihiin qof soomaali ku wayna inuu tago kulama taliyeen.

  • @hussenhassanabdirahim9924
    @hussenhassanabdirahim9924 7 ปีที่แล้ว +8

    dunida Waxan ugu necbahay Ethiopia Waxan kasinecbahay qofka isaga oo Somali ah daba dhilif unoqda ethiopia

    • @fatimabarre6318
      @fatimabarre6318 6 ปีที่แล้ว

      Hussen Hassan abdirahim hhhhhhhhhhhhhh at anaaa ka darn

    • @munam8334
      @munam8334 5 ปีที่แล้ว

      Waaa ruunata waallalo

    • @xaydarofficial
      @xaydarofficial 4 ปีที่แล้ว

      Nin rageed wx badan og

  • @farhiamahamed4371
    @farhiamahamed4371 9 ปีที่แล้ว +2

    Galmug iyo Ethiopia isku mid maahan walal Ethiopia wa Mel add u fcn lakn angaa maa arkin lakn abahey aya kudhashe wanjecleh

  • @kowsarhctv
    @kowsarhctv 9 ปีที่แล้ว +2

    heestaan waa wadani sido kale qiiro bay Wataa oo qofkay badaleysaa gabdha wariyaha waxan dhihi lahaa iydoon qalad I fahamin heesaha noocan ah waa inay ku badal oo qiiro ku sameysan lahan mahan inaad iska qososho waa sida ay Aniga ila tahay
    qaladna yaan la I fahamin gabdhaasna wariyahana SaaS oo kale qalad ha I fahamin.
    mahadsanidin

  • @tvgarayshotelchannel739
    @tvgarayshotelchannel739 8 ปีที่แล้ว +6

    fartuun wadaniyad dhaba iga dheh

  • @ibrahimkerow2634
    @ibrahimkerow2634 ปีที่แล้ว +1

    Mahash Allah

  • @asmaabdirahman5205
    @asmaabdirahman5205 6 ปีที่แล้ว +3

    itobiya ha babado waaa meel la isgu gumayado walib dhinta nuyubolisku

  • @phophatokocha4520
    @phophatokocha4520 9 ปีที่แล้ว +2

    They are really happy I'm feeling Progress arrival regions
    Specifically Congratulations
    Country & peoples

  • @fetaxabdi808
    @fetaxabdi808 9 ปีที่แล้ว +3

    Esh calaa hees iga dheh

  • @shadiasharaf2065
    @shadiasharaf2065 5 ปีที่แล้ว +3

    Timahana sidi xabashida lo so dabtay stylkad saxaysa

  • @mssomalia8663
    @mssomalia8663 8 ปีที่แล้ว +2

    maryan

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 8 ปีที่แล้ว +3

    Liyuu Boolis maad u heestay Inkaar baad qabtaa

    • @canabolat2840
      @canabolat2840 7 ปีที่แล้ว

      qeerka liisku amaanaa oo ladahaa ilaahey hakuu siyaadiyo birimo

    • @canabolat2840
      @canabolat2840 7 ปีที่แล้ว

      lakin qof aan qeer kashaqeynin

    • @canabolat2840
      @canabolat2840 7 ปีที่แล้ว

      hadihin ilaahey hakuu siyaadiyo

    • @canabolat2840
      @canabolat2840 7 ปีที่แล้ว

      intiinaba ilaahey hanii soo hanuuniyo

    • @mohamedmohamud4357
      @mohamedmohamud4357 7 ปีที่แล้ว

      Faaska Dahir liyuu bolice

  • @maslaxmacalin4705
    @maslaxmacalin4705 4 ปีที่แล้ว

    Wahes adumacan kibgowin

  • @nimcoilmi8571
    @nimcoilmi8571 6 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha gakada hosteda maxay ku qarsatey oo kasoo buran kkkkk

  • @asmaabdirahman5205
    @asmaabdirahman5205 6 ปีที่แล้ว +3

    tana waaa habar waalatay

    • @fatimabarre6318
      @fatimabarre6318 6 ปีที่แล้ว

      Asma Abdirahman hhhhhhhhhh yaaa Ku shegey hoy

  • @mahbissulup4234
    @mahbissulup4234 4 ปีที่แล้ว +1

    👿👿👿👿👿👿👿👿👿 itoobiya maha

  • @mohamedarabhadhaweiyosiigo2830
    @mohamedarabhadhaweiyosiigo2830 8 ปีที่แล้ว +3

    mantana ddsi wataa meelwada martoo maamul suuban baa ukacay alla mahadana iskaleh ? viiiiiiiiiivaaaa ddsi birimo ?

    • @sofiaomar2
      @sofiaomar2 6 ปีที่แล้ว

      mohamed arab hadhawe iyo siigoole ھڈہ

  • @AGTLgang
    @AGTLgang 6 ปีที่แล้ว +2

    Balayo bato manatana nayu bolis bay fanisay iyo gumayasate

  • @cabdilaahicali7647
    @cabdilaahicali7647 ปีที่แล้ว

    Maxiiqada heesah macamacan

  • @abdirazakmoha2729
    @abdirazakmoha2729 8 ปีที่แล้ว +1

    EEGA WAXA AY KU HADLYSA JIGJIGEE NO XAYEYSIHEE CML

    • @fatimabarre6318
      @fatimabarre6318 6 ปีที่แล้ว

      Abdirazak Moha hhhhhhhhh urjufta waaye eyda

  • @maryanruun6216
    @maryanruun6216 7 ปีที่แล้ว +1

    hussen nuuriyow

  • @khadarshifo7504
    @khadarshifo7504 5 ปีที่แล้ว +2

    *PLZ WLL SUBCRIBE IISAAR*
    *ADOO RAALIYA PLZ WLL*
    *HAY DHAAFIN EE TAABO*
    *SUBCSRIBE TAAB WAX BA*
    *KAA DHIMI MEYSE*
    *MAHAD SANI*

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 3 ปีที่แล้ว +1

    Yy

  • @hadielqafilah-
    @hadielqafilah- 7 ปีที่แล้ว +2

    View xiiso leh hadda my channel

  • @trx4780
    @trx4780 9 ปีที่แล้ว +1

    Bshit melksta wxbay ka dayi wali ma nin 2 xsle

  • @abditanaadoffficialchannel8400
    @abditanaadoffficialchannel8400 9 ปีที่แล้ว +2

    Fartun brimo wale taxlil ayaa lagugu maydhi

  • @MaxamedFarax-hu4bx
    @MaxamedFarax-hu4bx ปีที่แล้ว

    Baa

  • @abdikadirahmed2204
    @abdikadirahmed2204 3 ปีที่แล้ว

    Ahmad buudul

  • @abditanaadoffficialchannel8400
    @abditanaadoffficialchannel8400 9 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fatimabarre6318
    @fatimabarre6318 6 ปีที่แล้ว

    Beeenley ayaa Ku so dhaweyste waa iska jeclaneheyd lkn lacag aa Ku raadine mii habaryehey shiix nin ad ka weythy ad aroostey dhuuniyey

  • @rahmaqalinle678
    @rahmaqalinle678 5 ปีที่แล้ว +1

    @

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 4 ปีที่แล้ว

    In.la.yiraahdo.somalida Ethiopia
    dadka.soomaaliyeed.ma.isku.raacsanyahiin? ,

    • @cabdulahimohamud
      @cabdulahimohamud ปีที่แล้ว

      Maya waa qalad warkaas jijiga Somalia ay kamid tahay😊

  • @rahmaqalinle678
    @rahmaqalinle678 5 ปีที่แล้ว

    ..

  • @nimcoilmi8571
    @nimcoilmi8571 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkk

  • @Marwaanyare4221
    @Marwaanyare4221 7 หลายเดือนก่อน

    Abwaanku barigaas uu sixir bararka naagaha ka hadlayay ma dhawayd eegana way taagan tahay inay naagihii qaaliyobeen markaa wxa halkaa ka muuqata inuu abwaanku dadka ka indha dheeryahy

  • @mohamedmahamud441
    @mohamedmahamud441 9 ปีที่แล้ว +4

    XIDIGTII GALMUDUG...KALAY IMOW GALMUDUG