Barashada Cilmiga Naxwaha ( Darsigii koowaad ) sheekh Axmad Safaariini

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @CabdirazzaqYuusuf-gz7nl
    @CabdirazzaqYuusuf-gz7nl 8 หลายเดือนก่อน +1

    Darsigan oo dhammaystiran xagge laga helayaa sheekh

  • @HussainAbdikarim98Huzni
    @HussainAbdikarim98Huzni 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allah yarhamka ya sheick

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 4 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله الشيخ

  • @ugbaadzidiiq3575
    @ugbaadzidiiq3575 4 ปีที่แล้ว +2

    Macalin duruusta noo xidhiidhi
    Jasa ka llahu khyr macalin safariyiin

    • @ahmedmaxamuud438
      @ahmedmaxamuud438 4 ปีที่แล้ว

      Haye in shaa allah waad mahad santihiin dhamaantiin sida quruxda qaayaha iyo qadarinta mudan ee aad ula socotaan casharada.....

  • @Ibraahim2
    @Ibraahim2 4 ปีที่แล้ว +6

    Ardaydan sharafta leh waxaan ka codsanayaa in ay videoyada like wada saaraan si uu u faafo macalinkana dhiirigalin ay u noqoto

    • @Nafqeeye
      @Nafqeeye หลายเดือนก่อน

  • @gallantube4441
    @gallantube4441 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid shiikh maa noosii wadid.

  • @xafsoaways6086
    @xafsoaways6086 4 ปีที่แล้ว +2

    Mshlh sijoogta ah ma uheli karnaa👍

    • @ahmedmaxamuud438
      @ahmedmaxamuud438 4 ปีที่แล้ว

      Haa in shaa allah waxaan ugu talagalay in aanu ka dhigno cashara taxana ah.....

  • @xafsoaways6086
    @xafsoaways6086 4 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا يا استاذ

  • @hooyomcn8640
    @hooyomcn8640 4 ปีที่แล้ว +4

    Wahi Waxan Dhaho Garan Mayo Lkn Waxan Leyahy
    يا شيخنا الفاضل حفطك الله ورعاك الله يزيدك علما نافعا اللهم ينفعنا بعلمك
    وجزاك الله خيرا شيخنا الجليل حفطك الله
    اللهم اجعلك من اهل الجنه وحسن خاتمك
    اللهم غفر بدبك
    Intaa Hadii Aan Ka Imado Shikh Waxan Aad iyo Aad Kagaga Codsanayaa inaa Nola So Dhakhsatan darsiga Alle Haydinka ajar Siyee Alle dartii Ayaa wax Nogu Faideynasane Nola so Dhakhsada Shikh alle Haku Barakeyo
    Wahi Wan Farxayba Markan arkey Macalinkeygii Alle Haku Barakeyo
    Lkn Waa Codsi NOLA So Dhakhsada
    Ardeyda Ku Xidhan jalankan
    Ku Cawiya Share lake Comment Subscrip intaba Halagu Yaciyo Wayo mar Kasta oo Ay Arkan Ardeydu Sidey ugu Bahan Yihiin Waa leynoso Badine
    Halagu yaciyo Hablo iyo Inamo Ayan Lo Kala hadhin
    Shikh Waxan ka Codsan Laha inaa Nola so dhakhsato adigana jano Ayan kugu Ducayanyaaa Shikh alle Haku barakeyo
    Hadalkana wan Dhereyee Iga rali ahada
    جزاكم الله خيرا واحسن الله إليكم
    والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    • @Nafqeeye
      @Nafqeeye หลายเดือนก่อน

      Haye hooyo had so dawo

  • @Ibraahim2
    @Ibraahim2 4 ปีที่แล้ว +3

    Macalin duruustaa hanaga kala jarin

  • @riyaaqmahamed3112
    @riyaaqmahamed3112 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wajisaa kalahu khayran

  • @bintucadaani1302
    @bintucadaani1302 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah mclinkayga Ahmed safarini

  • @laylaparzan3525
    @laylaparzan3525 ปีที่แล้ว

    Mashalah

  • @nimcocali5544
    @nimcocali5544 2 ปีที่แล้ว

    Walahi shekhow wxaad iga cawisay
    Casharo igu adkaa

  • @dartakheyrkafafintisa4777
    @dartakheyrkafafintisa4777 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @shukrideeq3244
    @shukrideeq3244 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh maclin safaarini

  • @liibanabdulahi8451
    @liibanabdulahi8451 4 ปีที่แล้ว

    شكرن جزيلن واحسن الله اليك خير

  • @amuunmohamed5748
    @amuunmohamed5748 2 ปีที่แล้ว

    Maxaad nooga daysay sheekhow naxwihii

  • @Fatxixasan-q2y
    @Fatxixasan-q2y 5 หลายเดือนก่อน

    Parti. 3 kusodar

  • @CabdilaahiXaamud-q6z
    @CabdilaahiXaamud-q6z 11 หลายเดือนก่อน

    Maashaa,allaah

  • @i7nnn528
    @i7nnn528 2 ปีที่แล้ว

    Asc xagee lagala xidhii dhayaa macalinkan caruur yar yarbaan wax ugadhigilaa

  • @cuddoonjamac346
    @cuddoonjamac346 ปีที่แล้ว

    Qaybihii kale aaway tollow

  • @mustafcali6347
    @mustafcali6347 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @yussufmoxa8794
    @yussufmoxa8794 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @shukriadan1438
    @shukriadan1438 11 หลายเดือนก่อน

    Shugrin

  • @abu-xikmac_raxmanc_laahi2847
    @abu-xikmac_raxmanc_laahi2847 4 ปีที่แล้ว +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يااخوان في الله.
    Salaan ka bacdi marka hore Allah(sw) ayaa mahadle, marka labaadna ustaad Axmed safaariin, marka saddexaad bahwaynta duubaysa noo na soo gudbinaysa, mar afaraadkana ardayda ku xidhan kanaalka.
    Waxaan bahwaynta ka naalkan maamulaysa yara xasuusin lahaa aniga oo ay waliba codsi iga tahay iyo hagaajinta kanaalka, fadlan walaalayaal casharadan naxwaha noosoo galiya playlistiga kaas oo aad ku kal ururin kartaan dhamaan waxyaabaha aad soo galinaysaan kanaalka HADHKA NABADDA.
    Dadka ku xidhana wanaan ogaysiin lahaa in ay ka qayb qaataan faafinta khayrka iyo kanaalkan faafintiisa iyaga oo ku shere garayn kara face bookga whatts appka iwm.
    Waad mahadsan tihiin walaalahay iskana raali ahaada hadalka ayaan idinku dheereeyee.
    Waa walaalkiin Abu xikma

    • @ahmedmaxamuud438
      @ahmedmaxamuud438 4 ปีที่แล้ว

      Wcs wll waan kaa qaadnay salaantaa adiga iyo ardayda iyo dhamaan dad waynaha kalaba waxaan hawda usoomarinaynaa salaan kal iyo laaba talabaad maad badin hadalka làakiin وافق الاسم المسمى ..laakiin waxaad soo jeedisay waa talo iyo tusaalayn fiican...waynuna badin casharada in shaa allah....

    • @hadhkanabadda7218
      @hadhkanabadda7218  4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid Wllo
      Taladaasna waanu qaadanay.

    • @abu-xikmac_raxmanc_laahi2847
      @abu-xikmac_raxmanc_laahi2847 4 ปีที่แล้ว

      @@hadhkanabadda7218 waad mahad santihiin walaalahayga qiimaha law.
      Waxaana ii farxad ah in markii aad yeesheen ka bacdi aad soo hadasheen taasina waxay cadaynasaa ixtiraamka aad dad waynaaha u haysaan
      Guul ayaan idiin rajaynayaa wll
      Wixii talana waad nagu leedihiin wll

    • @sharmaakegureyshuuriye8018
      @sharmaakegureyshuuriye8018 5 หลายเดือนก่อน

      Dhameystirkooda halkeen ka hela

  • @warbixinxikmadeysan352
    @warbixinxikmadeysan352 2 ปีที่แล้ว

    darsiga labaad

  • @faadumofilsanchannel4155
    @faadumofilsanchannel4155 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal casharadii miyaad joijiseen

  • @shucaybsudani138
    @shucaybsudani138 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa alaah

  • @HussainAbdikarim98Huzni
    @HussainAbdikarim98Huzni 8 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah