ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Xogta Saciid Deni & Jemis Swan oo isku fara-saaray Garowe, Abiye Axmed oo Quus jooga, Ciidanka oo ca

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 26

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 หลายเดือนก่อน +7

    War turkiya denteeda ayeey ka shaxeeysaa ethiopia ineey la dagaalanto ma rabno. Cabsi aya gadaal ka jirta uk.iyo france aya abyi daaha gadaashiisa ka taagan.

  • @engbulaaleamqoolif909
    @engbulaaleamqoolif909 หลายเดือนก่อน +2

    Wariyaha waxaa dila ama dhulka kujiida beenta iyo qoraal aan run ahayn haduu soo qoro maalinkaas kadib lama raaco warkiisa ee lasoco warkaagu iyo qoraalkaaga run u raadi adigoo mahadsan.

  • @user-kx4us5cb4k
    @user-kx4us5cb4k หลายเดือนก่อน

    James Swan waa Madaxweynaha Somalia

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n หลายเดือนก่อน

    MOORYAAN MOORYAAN DHALAY SI QALDAN LOO DHALAY

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 หลายเดือนก่อน

    War muxuu dharbaxaa,US$ 120,000,000!!!

  • @engbulaaleamqoolif909
    @engbulaaleamqoolif909 หลายเดือนก่อน

    Af somaliga iska sax wariye isku farasaaray waa qalad wayn inaa dhahdo isfarasaar waa dad isfeeray ama xabad is huwiyay dad shiray looma adeegsado .

  • @horeeye10
    @horeeye10 หลายเดือนก่อน

    South Sudan 6 wadan

  • @baredahir5347
    @baredahir5347 หลายเดือนก่อน

    Siciid dani wuu sax sanyahay ha feedho dhargayga garacyada midoobay ee isku dirkeena ka shaQeeya

  • @baredahir5347
    @baredahir5347 หลายเดือนก่อน

    Dani rageedii

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n หลายเดือนก่อน

    DUF KU BAX DOQONOW

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 หลายเดือนก่อน +1

    🤣🤣🤣Afsomaliga dhib Nagu ah Miyaa?
    isku Fara Saaray???? 👇

  • @abdallajama6066
    @abdallajama6066 หลายเดือนก่อน

    Isku fara saaray maxay tahay? Waxaad ku hadalysaan is wayiin u lafa gura.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน

    Warya suldaanka tv nacal tii kudhashay iyo tii ka dharaday was kala tag umada beenta waradka was

  • @_22260
    @_22260 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia dowlado waaweeyn baagarabtaagan o gaala ah jabuuti Ethiopia lamahadlikarto jabuuti cida wax kararata waa Ethiopia 🇪🇹 yaan been leeysku sheegin turki dagaal galimayo

  • @abdirashiddalmar3093
    @abdirashiddalmar3093 หลายเดือนก่อน

    Beena was kanu rumba ma sheego

  • @user-rx8mi7hl5n
    @user-rx8mi7hl5n หลายเดือนก่อน

    KANI WARIYE MAHAN WAA CARUURTII MOORYANTU DHASHAY OO CAMERO SOO QAATAY WAXAAN LAYAABAA DADKA WAKHTIGOODA QAALIGA AH KU BEERDAREEYA KAN IYO WAXA LA MID KA AH . USELESS

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm หลายเดือนก่อน

    Miyay is feeren mise muran lee waaye

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 หลายเดือนก่อน

      Wa been warkisa

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 หลายเดือนก่อน

    Beenlow

  • @jeeryabdi3323
    @jeeryabdi3323 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj หลายเดือนก่อน

    Beenaale😂😂

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj หลายเดือนก่อน

    Beenaale

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 หลายเดือนก่อน

    Dani wa duleysane ayuu noqday marku hoos orday jajuusna uu noqday Ethiopia iyo shisheeyah lana shaqeeysto argaxiisada iyo burcad badeda reer punttlanderka ah oo magaca Somaliyed isticimalayah

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 หลายเดือนก่อน

      Jaahiladyahay wax aadan aqoon ha ka hadlin orod jikada ka shaqayso

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa