DEG DEG Ganacsato Xabsiga la dhigay, Shirkadaha Hormuud& Dahab-shiil oo diiday Lacagtii,Ju/land oo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 45

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 24 วันที่ผ่านมา +7

    Kuwii u hogaasamiwaayah wa argagixiso horay dhiiga dadweynaha u jaqijirtay xaqqii ay qabeen ayaa soo daahiray. Waa mahadallah in xaqqoodii maanta ay dadka Samaliyeed ay ka qabeen shirkaduhu Allah kasiinaayo. Allah ku mahdinnay. Wabillahi Tawfiiq

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 24 วันที่ผ่านมา +2

    Tobanka oo macalimiita aad sheekh lacagta siiyo waxaa ka badan hal mar oo aad wadan tagto baa ka badan taaso aad u gashay 87 safar si aad lacag u urusato

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 24 วันที่ผ่านมา +5

    xasan orod aan kiisa ahayn ayuu ordayaa

  • @Amiin-k9j
    @Amiin-k9j 23 วันที่ผ่านมา

    Warka horey uwad halmeem hal saac ha kuweegine

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw 24 วันที่ผ่านมา +1

    What shirkada ayaa laga rabaa lacata

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 24 วันที่ผ่านมา +1

    Cashuurta danleey gaara ayey jeebkeeda ku dhacdaa

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 24 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 very Important Services for all Somalialy peoples
    And peoples Somalialy living out side of Somalia 🇸🇴 they know
    About tax systems how working
    Anyone Somalialy peoples must pay tax

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 23 วันที่ผ่านมา

    Waa runtooda

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 24 วันที่ผ่านมา +1

    MADAXWEYNE, INOO SHEEG, MAXAY TAHAY FAA'DATATUL FAA'DADA, AY MAALIYADDA IYO DEGMOYINKA AY KU SOO ROGEEN DADKA DUKAAMAHA LEH, OO SANNADKI BIXIYA CANSHUURTA DHISMAHA, LACAGTAAN OO SANNADKA 2024 LAGU SOO ROGAY MILKILAHA DUKANKA.

  • @FadumaAbdisamed
    @FadumaAbdisamed 24 วันที่ผ่านมา

    Madaxaweenilahkackha

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 24 วันที่ผ่านมา +1

    Waa ay ku saxsan yihiin waayo .aduunka kama jiraan in laba qof oo lacag isku diraayaan lacag labaad laga jaro. Maxa yeeley lacagta dibadaha laga soo diro ayaaba laga jaraa lacag . Lacagtan kale ee laga jaraayo maxay tahay???

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 24 วันที่ผ่านมา

    Xasn tuuga umad Allaah qaabato dal iyo xaraashatay

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 23 วันที่ผ่านมา

    Ganacsatada hadii cashur lagu kurdhiyo ayaaga nee waxay sii sarayaan daad weeynha lakiin doola lacag laahen siide. Uu shqenesa waa miida uug dhib baadan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 23 วันที่ผ่านมา

    War iska celiye horokaan

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 24 วันที่ผ่านมา +1

    Mafahmaysiin ulajeedada canshuurta kadambaysa waa jeedin bada saxiixeeda somalida laga jeedinayo saxiixii badaa loo balan sanyahay somali dhagwayn

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 24 วันที่ผ่านมา +1

    Ma iyagaa kudhaca lesankaa lagala laaban😊

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 24 วันที่ผ่านมา

    Xassan tuugsigii Ninkii HG sheegaayey ee tuugsiga ayuu u bedeley wax aan suurtagal aheyn. Waaba waali kale.

  • @HassanAli-vu3ko
    @HassanAli-vu3ko 24 วันที่ผ่านมา

    Tolow wasiirkii maaliyada meeyay ma madaxwanaha Ayaan isku haystack lambada jago

  • @abdig2533
    @abdig2533 24 วันที่ผ่านมา

    Waa baxa lacag hooyo lagà baxay cash withdrawal limit charge Witch

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 24 วันที่ผ่านมา

    Cashuurta ayaa wax Ugu qabatiin jididka moqdishu wasaq ayaa lala Mari layahay io dhiiqo xasanow

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw 24 วันที่ผ่านมา

    Canshuurta

  • @mohamedali-pl9ux
    @mohamedali-pl9ux 24 วันที่ผ่านมา

    Ka baq rabigaa diinta baro inta aad ku mashquuli laheed beenta aad faafineeyso

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 24 วันที่ผ่านมา

    maamul daarood kama shaqaaynaayso lacagtaa mooryaantu doonaayso

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 24 วันที่ผ่านมา

    Xasan lataliyayaashiis hog bey ku ridaayaan waayo xataa dawladihii waaweynaa ayaaba sameyneynin . Ganacsato ayuu ku leeyahay dadka shaqa la aan iyo gaajo ayaa heyso . Dadka masaakiinta ee baradhada ku gato iyo sanbuuska iyo biyaha xataa ma dhhafin yaab aduun

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 24 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhh xataa dadka shaaha cabaayo ayey ku dhamaaneysaa kulahaa .

  • @cabdifataaxmaxamedcali3978
    @cabdifataaxmaxamedcali3978 24 วันที่ผ่านมา

    Somaali dawlad nimo mayaqaanaan ethoipia hagumaysato

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 24 วันที่ผ่านมา

    Waykibirtay hormuud ee halaga xanimo shaqada dawladlaaantay kafaaidee

  • @siimbambaare5844
    @siimbambaare5844 24 วันที่ผ่านมา +1

    War jamacada waa lacag iskuladana waa lacag maxad sheege

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 23 วันที่ผ่านมา

    100 dolar oo la diro..waalidkeena .damac ka galo dhunta ha idin godo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 23 วันที่ผ่านมา

    War hasan illaaheey ka baq. Hadii barwaaqo.adiga heystid dadkaan waa masakiin

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 24 วันที่ผ่านมา

    Beenaale

  • @Terza56
    @Terza56 24 วันที่ผ่านมา +1

    Hassan beenlow runta sheeg duf ku baxe 😡😡😡

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc 24 วันที่ผ่านมา +1

      Maxaa kaagalay itoobiyaan baatahaye duf kubax munaafaq itoobiyaanah kadhamoow soomaali

    • @Terza56
      @Terza56 24 วันที่ผ่านมา

      @@TmmmChcc Hassan beenlow intaad difaaceysid orod meel kale irsaaqda u raadso haku akhiro segin Hassan Qoslaaye

    • @hasandiriyeabdifarah6379
      @hasandiriyeabdifarah6379 24 วันที่ผ่านมา

      Tag adigaa beenlow ah xaaraan cune ah.

    • @lionman6813
      @lionman6813 24 วันที่ผ่านมา

      @@Terza56hooyadaa siilkeed itoobiyaan maxaa luuqadeena kubaray basaasyahaw 😂

    • @lionman6813
      @lionman6813 24 วันที่ผ่านมา

      Basaas itoobiyaan ah waan kuqaarajineynaa inshallah 😂

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 23 วันที่ผ่านมา

    Ganacsatada hadii cashur lagu kurdhiyo ayaaga nee waxay sii sarayaan daad weeynha lakiin doola lacag laahen siide. Uu shqenesa waa miida uug dhib baadan