Wow Somali hadey Taajireysaa waliba sida ugu dhaqsiyaha badan! Ok iska Rajey O iska fadhi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Wow Somali hadey Taajireysaa waliba sida ugu dhaqsiyaha badan! Ok iska Rajey O iska fadhi
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 72

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maasha Allaah ,waad nala hadashay dhaga wax maqlase manoo furan yihiin Shiiqow .Soomaali waxbaa ku dhacay sida aduunka loogu noolyahay maba rabaan oo ah in ay tooda ayagu sanoikaan SI sharftooda iyo dalkooda iyo dadkooda u noolaadan.

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Insha Allah wax badan iyan samirne Raxmanku ha noo furo albab yada dawladnimada,kala dambeyta iyo horow marka.
    Amiin amiin amiin ya Allah

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Shimbirka risqiga raadinaya waa xasan waana la raadinayaa shidaalka marka lama jiifanayo isha alah

  • @popular7493
    @popular7493 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Viva great Somalia 🇸🇴

  • @Abubakar-w3j2h
    @Abubakar-w3j2h 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shekh jazaka allahu kheyr wa run in madaxdu ay dhergan marka hore maxa yelay waxa ay nosojideen magac xumo iyagoo raadinaaya lacag un marka iyaga in ay dhergan ba ino wanagsan allaah ha dharjiyo

  • @maxamedcabdi5459
    @maxamedcabdi5459 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    M.a Sida Khayrkale Raxmanoow 🤲🤲🤲

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Canadan kaso salmaya sheekh waad naga qoslisey wlahey anigu waxaan kufekerayey shaqadan in aan iskaso lalabo oo kawarsugo markabkaas waayo hungurigiibey nagaos rideen lakin clipkam markan dawadey waxan kulabtey shaqadeydii imankeygina waa liqey 😅😅😅

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    My Mashallah Somalia w eyn keep going Inshaallah will be nice

  • @ahmedcabdirashiidcabdilaah7560
    @ahmedcabdirashiidcabdilaah7560 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadan taajira haddana fiqiira
    Waa kalmad xaqiiqa
    Waxa ka horeya in ammanka dadweynaha la sugo
    Oo ummada la isku keenno

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    IF IT'S ZERO AT LEAST WE TRY😂

  • @mataan10hasan77
    @mataan10hasan77 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    maansha allaah shiikh❤alle hanag dhigo kuwii waxku qaata talada isha allaah

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahey qabiilka na hanaga dulqado marki horabo dhul waan heysanay lkin dad ma heysano

  • @CabdimaPer
    @CabdimaPer 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sh/ shekadaan iy iskuqan cinayaan wa gela awowgeey markowdhalo canihisa lisandonaa an kudhargidonaa sidascamal iskadheh

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali isma aaminsana horumarka see lagu gaadhi

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikhow adi maxaa uma ugu diidaysa rajada o mar kasto wax niyad jaba lee uga sheekeysa waayo raxmada rabi lagama quusto shidaal kana ugu yaraan waxbu badalaaya ugu yaraan

  • @VicTrikounakis
    @VicTrikounakis 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Great analysis, thank you! Just a quick off-topic question: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (behave today finger ski upon boy assault summer exhaust beauty stereo over). Could you explain how to move them to Binance?

  • @zakariegeneralcontractingc3988
    @zakariegeneralcontractingc3988 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Atahay Ee ALLE haku Anuniyo

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Weli ma arag soomaali oo qeyr sheegeysa raxmada ilaah laga quusto waxaan tamanineynaa qeyr sheeqow arsaaqada in la raadiyo maxaa ku jaban

    • @sahraabubaker1579
      @sahraabubaker1579 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ayaantan waan ka yabanahay yaabila arka

  • @mataan10hasan77
    @mataan10hasan77 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wcs❤scw scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤waxmaqan moodbaa ka dow wixii calfan dona alle ayaa og ee maanta wax qabso

  • @f.o847
    @f.o847 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    yaa Rabbi dharag xalaal ah oo nabad ah

  • @AbdulrahimSufi-q3s
    @AbdulrahimSufi-q3s 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amiin

  • @abdullahiabdihussen5054
    @abdullahiabdihussen5054 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia taajirnimo ka dheer wll ee waxaad dhahdaa siyaasiyiinta somalia taajiray. najeria yaa ka shidaal badan shidaal iyo lacagtu wax ma tarto hadu musuq jiro

  • @engilyas44
    @engilyas44 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalidu hadda shidal uma bahna ee waxay somalidu uu bahantahay dawllad somalinimo kudhiisan oo xogleh
    Manta inlaga haddlo Waa dawo niin an dhaqtar ahayiini kuqoray

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Quud aan jirin qoryo u guro

  • @BirlabBirlab
    @BirlabBirlab 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiikh 252 furihii dalkani lahaa ayuu hormoud kala wareegi kari waayay markaasuu rabaa inuu dhaho shidaal baan guryo reereed ka soo saarayaa

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiiq walaahi

  • @AbdirahmaanAli-r9u
    @AbdirahmaanAli-r9u 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waayahay waayahay waayahay

  • @zakariegeneralcontractingc3988
    @zakariegeneralcontractingc3988 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer badiyo

  • @cabdisamadaadan-hf1no
    @cabdisamadaadan-hf1no 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War haday hubkaliya kusoo gadato iyo cidan dhisto cid kle wax siinee😂😂😊

  • @AbdinasirEbrahims
    @AbdinasirEbrahims 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laab lakac yaysan noqonin waa lakheyraya hadii si dhab ah loo wajaho saliida turkey gu qodayo lkn somali ha ogaato ninkan waxuu kudaalayo 70% inuu asaga leyhy.

  • @wadaniofficialpage
    @wadaniofficialpage 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    LACAGTA YOURUBE KAA SO GASHA MA XALAALBAA MISE XAARAAN?

  • @maymoonmshadhah4882
    @maymoonmshadhah4882 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runtaa

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sherkhow inta somalidu tolaay yaa reer hebelaay ku jiraan waly ka thy horumar

  • @Cabdimaalikshariif
    @Cabdimaalikshariif 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiiqoo madaxdaan madher gaayaan weligood

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiikhow adiga mahan wax wax sugaayo lkn hadii la qodo uun umada somaliyed aya wax ka heli doono marka rajadu wa sidaas

  • @abdullahibarre8717
    @abdullahibarre8717 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaxumow hadad donto ma waxad ka xun thy horumarka umada maxad yurub kadontay maxad dalka uga shaqeysan weydey

  • @nuurtaash2804
    @nuurtaash2804 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taageere

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👍

  • @Bishar-ej3jo
    @Bishar-ej3jo ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyasadada kuwajahan mucaradnimada dawlada xasan wali wa3lagafahmayaa

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runtada

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tawakal Allalaah

  • @SomaliPatriote
    @SomaliPatriote 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    illaheyow wax igaso garsi 😂

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka dowlada isku shega ilmahoda yurub jogan dhiga shacabka somaliyed Ku bishan tugada. Shidal hada la qoday see yelayan

  • @sahraabubaker1579
    @sahraabubaker1579 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikh Hadalkaga mafahmi
    Mafahmin
    Ayaa la dhahaa ayaantan waa laga yaban yahay Sheikh views

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Noloshu dadaalbay rabtaq

  • @faatixaxmed8105
    @faatixaxmed8105 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    shaqsi inuu go,aan iska qaato Waxa kahoreeya wax Somali ka heshiiday in lafuliyo Hadi qeyraad Somali tahay maxa loo qariyay lkn xasan sheekh inu kii qandaraaska galayay kii wax saxiixay asagu yahay ..nooma sheegin inta heshiis uu galay sida uu u galay Waxa lakala qaatay . hhh aljazira waxay tiradaa tanookale . ما خفي أعظم

  • @itzManha125
    @itzManha125 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maskiin xaq kuma leh tuuga ama qabiila qeebsanah

  • @Hawaelmi-m7w
    @Hawaelmi-m7w 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marina bawaaqo Baad usheegaysaa marna Iyada baadjabinaysaa Waa sidee

  • @AmiinFaysal-q2k
    @AmiinFaysal-q2k 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa ha hadalin rajoda dadka

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 nimada ku dhisaneyna in aan taajireyno sida dadka imaratka iyo qater

  • @abdulkadirnur8106
    @abdulkadirnur8106 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Harapja dhiginadigo intaan ka xun ayad jogtey

  • @CabdulahiRaaage
    @CabdulahiRaaage 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkk

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Uma malenayo hade hawiye=HAITI MORYAN leyahin dhulkena ha laga baro waliged somali ma heshiineyso

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oromo itobiya waa bur burtay ee halkeed ka tuugsan

  • @MaxamedCabdi-w5t
    @MaxamedCabdi-w5t 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiiqow dadka soomali eed,😅qiyaali,inee,kunoolaadan,ayee,jacel,yihiin,badan,kooda,,kkkKKKK,

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KAN CAQLI KUMA JIRO!!!!.UMAD IS OGOL, WAX ISU OGOL, MEEL U WADA JEEDA AYAA HORUMAR GAADHA!!!!!.SHIDAAL MUXUU U SOO DAD KALA SHAKISAN?????

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BARWAAQO HAWIYE IYO DAROOD LEE TUBADAAN DHUUQAYSO ANAGA WAXBO MA HELEENO
    MEESHAAS SHIDALKA IYO SALIDA LAGA BARAAYO WXA RAJENAYAA IN SAXARO AMA XAAAR SIDA U TAQAANID LOOGU TAGO😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk waxaa balanqadka subinayo kuwiii hantidii umadii baladkas deganey dhacey kkkkkkkk oo hadana hantidii guud gad gadanayo

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    This so called sheikh needs to go to somalia and see the fail state.