Wiilashii wiilasha loo waayey, raggii geela min Marsabit iyo iimeyba ka soo dareershey, maahmaahdana kula baxay, geelu meel uu joogoba Ciidagale ayaa leh. The great Ciidagale warriors. Viva to the Ciidagale Empire. Big salaam from HY brother.
Reer isaaq Waxay ahaayeen addoomo aan Cadan ku iibinnay 😂 Dagaalkan ayaa u dhexeeyay Ciidgale Iyo Ogaden Markaan gaadhno wabiga Shabeelle oo la dhacay Geela maalangor Iyo Reer amaadn Reer isaaq waaafar Qof Daroor ila Awaare iyo Bulala Adaa leh oo adaa laga qaaday 😂Cawan aya tahay
Barigaa la tirinayey ayey qabyaalad aheyd lkn maanta waa taariikh iyo sooyaal loo baahan yahay in la kaydiyo, ee maaha qabyaalad waqti xaadirkan Lkn way jirtaa dadka in xun oo si kale wax u aragtaa intaana loo joojin maayo, ee sooyaalkaa qiimaha badan soo gudbintiisa noo wada
@@DDSMEDIA1825 War Ma Ogaadeen cagdheer ah aya faan kare 😂 Dhurwale Sow ma aha markii aad u carartay Abskuul Baaraman Markaas ayaa lagaa adkaaday Goormaad qaadatay dhulkayga? Ceelka Daroor ya Dagy Jiray 😂 Hawdka oo dhan Reer isaaq ayan Ku qaadnay hana ilaawin Carruurtiinii baannu addoommo ka dhigannay Oo Cadanna ku iibi maxaad ku faanaysaa markaan dhulkaaga qaatay oo aan addoon kaa dhigay? 😂
@@Masalaawi taariikh du iyadaa is qorta adeer. iidoor waxa geela ka dhameeyay waa reer isaaq . Dagaal kastoy iidoor iyo reer isaaq gaalana waxaa guulaysan jiray reer isaaq, tusaale dagaalkii lafa ruug ee ilaa Barbara la caydhsanayay iidoor
Malaa af soomaali ga kugu adag ee qawdhan ducaale guuleed cabdi ciise.....cabdi ciise iyo col reer cali ah ayaa dagaal dhex maray. Horta maxaad futada farta iskaga galisaan oo war cad u qaloocisaan
Hooyda afka dheer ka was war wa cabdi ciise &reer isaaq o dhan isaga aya isku cadeynya o wKa odhanaya intey baho cadceed iga xigaan caafimad dhimey ciidagle kale dagalka maso gelin weli naag naag dhaley
Habar foorar jeclo 30 ergo laga bireyey oo meydkoodi geedaha la sudhay Xargaga lafihi ey door ba dadsan wali. Guusha waxa lagu garta cida u dambeyse gobti dirired. Barkad isn’t not easy
Wiilashii wiilasha loo waayey, raggii geela min Marsabit iyo iimeyba ka soo dareershey, maahmaahdana kula baxay, geelu meel uu joogoba Ciidagale ayaa leh. The great Ciidagale warriors. Viva to the Ciidagale Empire. Big salaam from HY brother.
Viva haber yonis from daud ismail ❤
Ciidagale meee
Cali waydiii.
Ciidagale habaryoonis iuo awal iyagaa ka badnaan jiry
Hadana waa
Inta yar e airpotka sg dsgsn iyo 4ta tuuulo e daroor ku hareeraysan
Ar waxu lan dhersaysnayen cidagle waa cajib
Libaaxyada reer isaaq Ogaden 🔥
Reer isaaq Waxay ahaayeen addoomo aan Cadan ku iibinnay 😂 Dagaalkan ayaa u dhexeeyay Ciidgale Iyo Ogaden Markaan gaadhno wabiga Shabeelle oo la dhacay Geela maalangor Iyo Reer amaadn
Reer isaaq waaafar Qof Daroor ila Awaare iyo Bulala Adaa leh oo adaa laga qaaday 😂Cawan aya tahay
Reer isaaq geesinimo udaa from abaskuul
@@najiibyare6186 indr weligaaba hal dagaal ayaad libin keentay ,dhurwaal lknse dheriyo dadkii lagaa qabtay sow kuwii sheegtay sab (midgaan ),weligaaba ciidagale ku karbaashi jiray adeero
@@mahadyusuf7758 tarikhda ma nasikhi kartid/ oo inta dagaal iyo geel ee lagaa qaaday way xusanyihin. sababto ah reero islayn jirey xiligaa waa ciidagale + garxajis iyo ogaden wana la isku dawan jirey.
@@mahadyusuf7758 inta ogaden geel kaa qaday tiro maleh
Ciidagale waa reer taariikh fac weyn leh
DAGAAL 1AAD WUXUU KA DHACAY (DHURWAALE)
Ogaadeen Cali iyo haaruun iyo ciidagale galbeed waxaana guushu raacday Cali iyo haaruun oo geelna qaaday erayda abwaan qawdhan ducaale gabaygiisa danbe arariisa sida ku cad:-
Qaalmaha ragaadka qarsaday ee raanta kala jeexay rucla orodkii markay radi ku laafyootay
Ruboo foola raaxoo dhashay iyo rogoblihii goolka sidii raashinkii dawladii raray ogaadeene
Halka Abwaankii ogaadeen lagu tiri hadaba guulaysanaye gabay faan ah lkn wuxuu tiriyey gabay uu kaga afeeftay oo uu leeyahay ciidagalihii bari baa hadhay oo wali maynu guulaysan ee ii kaadiya waxaana kamid ahaa erayada abwaanka:
Iyagu soo ceshaa iyo inagu kula carrawnaaba jeeroo wax kala caad baxaan sida cirkoo hoorey intay baho cadceed iga xigaan caafimaad dhimaye af aan ciidagale ugu gabyaa iima caad bixine.
2) DAGAALKA 2AAAD WUXUU KA DHACAY( DHARYAHA)
Nimankii ogaadeen waxay is yidhaahdeen qoladan uu abwaanku sheegayo iyagana weerara ee ciidagale bari.
Waana dagaalka ogaadeenka lagaga guulaystay dhimatay 84 nin mid la qabtayna wuxuu sheegtay gabooye sida gabayga danbe ee faanka ah ee Abwaan qawdhan ku cad.
FIIRO GAAR AH: Abwaan qawdhan ducaale isaaqIii uu u calaacalaayey cidi ugamay iman waana lagu canaantay ee nimankii Ali iyo haruun ahaa iyo qayb kale oo maxamed suneerkankale waxaa jabiyey ciidagalihii bari.
Isla qoladii uu abwaan Xarbi ka afeeftay!!! ee uu lahaa:-
Inay baho cadceed iga xigaanncaafimaad dhimay!!!!!
Abwaan qawdhan ducaale gabaggiisan danbe ee faanka ah waxaa kamida
Ragbaa yidhi ridada ciidagale ruuxna dilimayso
Ragbaa yidhi sidii loo riqriqay raacdo kuma laabna
Ragbaa yidhi ramaadkii afmeer reer lafurimaayo
Ina raabigii raysan jiray raxan miyuu laayey?
Rabasso ayaa ubalana guutadii reedhiga ahayde cabdaa kala jidbaxay baarqabkii cunaha waynaaye
Lafta rararan reer samataroow
ruuga madaxeeda reer samater (sacad muuse)
Ciidagalena koomu galoo keeba qaban waa guul Tolkay Reer Isaaq
From dhulbhante
Ciidagale raga ragooda
Ciidagaliyo iyo reer isaaq.
Waa laba team oo hatd ah.
Elclassico ayay dheeli jireen😂😂😂
😂
Ciidagale cid ma dhafin allah u dambi dhafo Muslim iyo gal sheekh iyo shaydan
Taariikh iyo sooyaal cajiiba lahaa reerka ciidagale
Barigaa la tirinayey ayey qabyaalad aheyd lkn maanta waa taariikh iyo sooyaal loo baahan yahay in la kaydiyo, ee maaha qabyaalad waqti xaadirkan
Lkn way jirtaa dadka in xun oo si kale wax u aragtaa intaana loo joojin maayo, ee sooyaalkaa qiimaha badan soo gudbintiisa noo wada
Cidagale Empire 👑👑
Ahu naxariisto dhamaantood aameen yaa Rabbi
Marki cali iyo haarun uu ku dhicin waayy ayy
Sheekhaas iyo rer cabdile weerareen.
Cadaabki tagaay cali iyo haruun.
Cugdadi waxay kulaamnataa cabasha LAANGAAB👋👋
Reer cali ( reer isaaq) iyo garxajis & arab ayuu ahaa dagaalku bal muxuu asiib baa wadaye arabna doonaayay. M omar dage
Soo Kan qodhan reer haaruun gabayg Ku Sheegay dhurwaale xagee Ku Taal soo caro abskuul mahaa Halkaa ayuu ciidagale galbeed gaadhay
Iidoor VS cali iyo haaruun tariikhdu weeyaan
Ree isaaq waa balaayo walahi iidoor oo dhan meel saaray
Ceelka Daroor Iyo Raboso yaa ku noolaan jiray 😂 reer isaaq Waa calfka ciidagale
Sowka idoorku dhaho ciidagale yaa cunay reer cali baa cunay masakiinta ciidagale dhurwale iyo goobaale hala xasuusiyo 🤣
@@DDSMEDIA1825
War Ma Ogaadeen cagdheer ah aya faan kare 😂 Dhurwale Sow ma aha markii aad u carartay Abskuul
Baaraman Markaas ayaa lagaa adkaaday
Goormaad qaadatay dhulkayga? Ceelka Daroor ya Dagy Jiray 😂
Hawdka oo dhan Reer isaaq ayan Ku qaadnay hana ilaawin Carruurtiinii baannu addoommo ka dhigannay Oo Cadanna ku iibi maxaad ku faanaysaa markaan dhulkaaga qaatay oo aan addoon kaa dhigay? 😂
@@Masalaawi taariikh du iyadaa is qorta adeer.
iidoor waxa geela ka dhameeyay waa reer isaaq .
Dagaal kastoy iidoor iyo reer isaaq gaalana waxaa guulaysan jiray reer isaaq, tusaale dagaalkii lafa ruug ee ilaa Barbara la caydhsanayay iidoor
@@Kader.Arab4336
Hhhhh lafaruug Absama dhamaantood way yimaadeen😂
Oo Ugaas nuur cabdhya Aya Hogaamiye ahaa
Waana laga adkaaday, waana sababta meesha loogu yeedhay Lafa ruug Lafahaagu meel walba way yaaleen 😆
Taariikhda baro Dabadeed Isaaq wuxuu u doortay Cabdi Ciise inuu suldaan uu noqdo, waayo isagaa ahaa kii dagaalka guusha u horseeday 😁
Geelana Waa tay reer Amanda laga soo Dhacay geela kama aan tagin, markaasay beeraley noqdeen😂
Kadibna waanu qaadanay Dhulka gaaroodii ilaa Ceelka Daroor Iyo raboso Iyo Bulale 😂
*Daaroodka qaar ayaa Midgaha lagu masalaa*
gabayadan waa wada calaacal ay Reer isahaaq ka calaacalayan dhamaan iidoor 🤣
Reer isahaaq vs garxajis +Arab+habar jeclo+habar awal
DAGAAL 1AAD WUXUU KA DHACAY (DHURWAALE)
Ogaadeen Cali iyo haaruun iyo ciidagale galbeed waxaana guushu raacday Cali iyo haaruun oo geelna qaaday erayda abwaan qawdhan ducaale gabaygiisa danbe aratiisa sids ku cad:-
Qaalmaha ragaadka qarsaday ee raanta kala jeexay rucla orodkii markay radi ku laafyootay
Ruboo foola raaxoo dhashay iyo rogoblihii goolka maalnitaa raray ogaadeen.
Halka Abwaankii ogaadeen lagu tiri hadaba guulaysanaye gabay faan ah tiri lkn wuxuu tiriyey gabay uu afeef ah oo uu leeyahay ciidagalihii bari baa hadhay oo wali maynu guulaysan ee ii kaadiya waxaana kamid ahaa erayada abwaanka:
Iyagu soo ceshaa iyo inagu kula carrawnaaba jeeroo wax kala caad baxaan sida cirkoo hoorey intay baho cadceed iga xigaan caafimaad dhimaye af aan ciidagale ugu gabyaa iima caad bixine.
2) DAGAALKA 2AAAD WUXUU KA DHACAY( DHARYAHA)
Nimankii ogaadeen waxay is yidhaahdeen qoladan uu abwaanku sheegayo iyagana weerara ee ciidagale bari.
Waana dagaalka ogaadeenka lagaga guulaystay dhimatay 84 nin mid la qabtayna wuxuu sheegtay gabooye sida gabayga danbe ee faanka ah ee Abwaan qawdhan ku cad.
FIIRO GAAR AH: Abwaan qawdhan ducaale isaaqIii uu u calaacalaayey cidi ugamay iman waana lagu canaantay ee nimankii Ali iyo haruun ahaa iyo qayb kale oo maxamed suneerkankale waxaa jabiyey ciidagalihii bari.
Isla qoladii uu abwaan Xarbi ka afeeftay!!! ee uu lahaa:-
Inay baho cadceed iga xigaanncaafimaad dhimay!!!!!
Abwaan qawdhan ducaale gabaggiisan danbe ee faanka ah waxaa kamida
Ragbaa yidhi ridada ciidagale ruuxna dilimayso
Ragbaa yidhi sidii loo riqriqay raacdo kuma laabna
Ragbaa yidhi ramaadkii afmeer reer lafurimaayo
Ina raabigii raysan jiray raxan miyuu laayey?
Rabasso ayaa ubalana guutadii reedhiga ahayde cabdaa kala jidbaxay baarqabkii cunaha waynaaye
Lafta rararan reer samataroow
ruuga madaxeeda reer samater (sacad muuse)
@@dr.basheahmed7069waxan oo geel ah rer isaaq baa ka qaday isaaq oo dhan
goobaale
roob da'ay luqma dheere
luqma liidle
daboolane
sayma badane
bah lidoor
Gorayaful Laanjabiye
Xera qaadi wa
Kamarooyaan
Gafuura xume
Dhogor case
Horor wayne
Indhabadan
Abti badan
Maal gooye
Xaglo liicshe
Dagaalku cagdheer iyo reer mataan buu ahaa
Intaan isaaqa suugaantooda baadhayay inta qarsoon iyo inta muuqataba walhi inan ciidangalle iyo habarjeclo cid ka suugan badan arag.
Taasi waa run labada reer ugu suugaan yahansan
Ma bilowday wixii xilka lahaa ee dood dhilo
Cali iyo harun curada iidoor ciilay ciidagale bes maha
Ogaadeen Badaw ciida gala ciilay
Ciise dhamal keliya weligiiibaa ku karbaashi jiray reer isaaq ilaa berbera kaa soo eryaday ,doqonkii ogaadeen doolaw laga qaad maxay ahayd adeer
@@mahadyusuf7758reer isaaq doolo xagay ka dagaan ciyaal bad tahaye😂
Ciidagale baawaris
❤❤❤❤❤
Xasan tarabi
Cali iyo haaruun miya gabi isaaq ciilay maqli jiray wlhi ragii isaaq kaga oohiyay weye
Malaa af soomaali ga kugu adag ee qawdhan ducaale guuleed cabdi ciise.....cabdi ciise iyo col reer cali ah ayaa dagaal dhex maray. Horta maxaad futada farta iskaga galisaan oo war cad u qaloocisaan
@@xirsiamaan boqor xirsi amaan miyaa ninkaan king of clubhouse
waxa ku libin adkaaday huwantii reer isaaq
Abaanduulihii ciidanka ciidagale waxaa dilay galol oo abaskuul reebraahin ahaa
Galool isna Waa la dilay
ciidagale iyo reer isaaq kulahaa 😂😂😂 reer cali VS ciidagale iyo arab ayay ahayd gabayada ayay ku cadayhay bal ufiirso😅
Ciyaaalow ragii goob jooga ahaa wyeh dogayna hadlaaya
Ragii loolami jiray reeer isaaq iyo ciidagale
Arab marna ciidagle la safan iyaga col ahaawagaas
Hooyda afka dheer ka was war wa cabdi ciise &reer isaaq o dhan isaga aya isku cadeynya o wKa odhanaya intey baho cadceed iga xigaan caafimad dhimey ciidagle kale dagalka maso gelin weli naag naag dhaley
Gaalkii ingriis baa dadka simey..gaalka ka hor Ogadeen baa east africa atoore ka ahaa🤣
Ogaadeen halkay gaal isku arkeen?
Xaguu ingiriis ogaaden dadka kula simay ogaden laba futole wan naqana aww dharkaba anaga barnay ingirs ka hor
Run baa fiicane geela uu ogaden kaso dhaco isaaq ingriska ayaa uso dhicin jiray badanaa
@theruler411taarikhda baro dhallaan baad tahaye itoobiyanku 1940 baa qabsatay dhulka somali galbeed ka hor ogaden baa katalin jiray. Ingiriiskuna waqoyiga 1880 ilaa 1960kii buu heystay oo isaaqa ilaalinayey
@@xirsiamaanmarkuu ogaden geela kaa dhaco soo ingiriska kuuma soo celin jirin?
markasta reer isaaq waliba reer cali siiba qayb reer cali ah mar.kasta ayakaa ku soo duuli jiray garxajiska libaaxyo ingirisku intuu joogay ayaaba yara muuqateen iidoorow ka hor ogaden ayaa Carada iska lahaa lafa ruug da,dii uu ku rimay inuu kudhalay waa ogtihiin kkkkkkk
inta laba jeer la garaacay ayaa mar 3 sedexaad lagu soo duulay cali iyo haaruun caadi ma ahan ileen waxa anagaaba iska lahayn islaan eedaday ah oo adeer Kay qabay oo ciidagale ahayd ayaa nooga sheekayn jirtay anoo ciyaal ah ciddagle meee reer calaa cunay sheeko noocaas ah
waar cajalada maxaad sidan ugu gashay eed qabyaalad ugu qortay? kuwa kale ba waa la mide. dadkiiba waad ka eryaysaa cajaladan.
Habar foorar jeclo 30 ergo laga bireyey oo meydkoodi geedaha la sudhay Xargaga lafihi ey door ba dadsan wali. Guusha waxa lagu garta cida u dambeyse gobti dirired. Barkad isn’t not easy
Caynabo hadhuub kama dartaan
Hogo kalileed
Goortaan dhulkaba ka eryaad hawd u cararteene
Ka huleele Hagar Aadanki hoobalayn jirey
xaga kalana laf yar oo abrahim ah ayaa reer caynaashe ka dhaansan jirtay markii lalaha alaylahay dambaab lama hadlee dirir abraahin iidoor duliga gaaray waan ku diirsaday
Daarood ku xaar ayay lafahi daadsan yihiin wali
Rrr
Abaanduulihii ciidanka ciidagale waxaa dilay galol oo abaskuul reebraahin ahaa
Abaanduulihii ciidanka ciidagale waxaa dilay galol oo abaskuul reebraahin ahaa
Abaanduulihii ciidanka ciidagale waxaa dilay galol oo abaskuul reebraahin ahaa
Abaanduulihii ciidanka ciidagale waxaa dilay galol oo abaskuul reebraahin ahaa
Ku qarabo waligay abskul iskadaye maxamd suber ima soo goorman maskinay waxan oo geel ah na ana kaa xalufiyy
goobaale
roob da'ay luqma dheere
luqma liidle
daboolane sayma badane bah lidoor dhurwaale
Gorayaful Laanjabiye
Xera qaadi wa
Kamarooyaan
Gafuura xume
Dhogor case
Horor wayne
Indhabadan
Abti badan
Maal gooye
Xaglo liicshe