Malaa Dhulbahante ciil uma qabo Ina Weledbaas waayo abti bay u ahaayeen, wuu ku adyadooday, gabayadii waa ku karbaasheen, markii dambana xabbad bay ku jiideen. Ma ninka sidaas loo galay baa libin ku geeraaray?? Gabaygan uu tirinayo waa nooca loo yaqaan "naftii hafarka". Haddaad rabto inaad fahanto dagaalkii Hsye iyo sidii uu u dhacay waxaad dhegaysataa gabayga Aadan Carab ee la magac baxay "Guul iyo Goobjoog" oo jawaab u ah gabaygan. Gabaygiisan ayaadba ka fahmi kartaa in meeshaas lagu karbaashay, gabaygana waa cabasho iyo faan isku jira.
Waaa dagaalkii dhulbahante ay ku iabeen iyaga oo dawladi iyo hubkii afwayne wata jifo kaliya oo hj ka mida ayaa cashar lama ilaawan ah u dhigey casharki 40 sano ka hor madaxa ma soo qaadin Maanta ka horow ilaa magalooyinki buuhoodle qararo dulooyinkii u dhawaa oo dhan hal qof laguma tagin wa laga wada yaacey…..
Waa dagaalki ku yidhi tolki caaqilki habarjeclo yuusuf horasha ( futada ina kaahin ina galiya) ka dib marki ay taladi u gula taliyey e ahayd rer buhodle Ha werarina ay qaadan wayen so na jaben yaga iyo snm uu maxamed kaahin hogaminayey✅
waar abaartii dabadheer siyaasad baa daba socotay ahayd in dalkayaga nalaga raro oo dadkale lagu beero waanu ogayn oo waanu ka hortagnay dhulkayaga haku waalanina
@@xamdaanahmedxamdaanaxmed4151 1991 dagaal maba socon waxaa ka horaysay heshiiskii qaydarjeex coladana lagu soo gabagabeyey wixii inta kadan beyey isaaq iyo dawlada dagaalamayey been waad sheegi karta lakin runta waa dhigaal cida la baryayey tariikhday ku jirta waana aniga 😂
Haye-Bari Degaan Reer Daahir
Ilahy ha unaxaristo ina weled bass nin meel saaray dhulbahante gabay wax mooday
Malaa Dhulbahante ciil uma qabo Ina Weledbaas waayo abti bay u ahaayeen, wuu ku adyadooday, gabayadii waa ku karbaasheen, markii dambana xabbad bay ku jiideen. Ma ninka sidaas loo galay baa libin ku geeraaray??
Gabaygan uu tirinayo waa nooca loo yaqaan "naftii hafarka".
Haddaad rabto inaad fahanto dagaalkii Hsye iyo sidii uu u dhacay waxaad dhegaysataa gabayga Aadan Carab ee la magac baxay "Guul iyo Goobjoog" oo jawaab u ah gabaygan.
Gabaygiisan ayaadba ka fahmi kartaa in meeshaas lagu karbaashay, gabaygana waa cabasho iyo faan isku jira.
Daarood waa ku jabay Haye, Laandherayaasha Hj dhankooda lagama soo dhaco
Waaa dagaalkii dhulbahante ay ku iabeen iyaga oo dawladi iyo hubkii afwayne wata jifo kaliya oo hj ka mida ayaa cashar lama ilaawan ah u dhigey casharki 40 sano ka hor madaxa ma soo qaadin Maanta ka horow ilaa magalooyinki buuhoodle qararo dulooyinkii u dhawaa oo dhan hal qof laguma tagin wa laga wada yaacey…..
Ina walad bas halyey buu ahaa
Hjeclo ah solo madow
Walee hjeclo waa rag
Garba haari iyo caynbaanad garan mid ķu dhowe🎉
Darood iyo reer daaahir bay ahayeen
daroos soka kuxasuqay maaha dhila kudashe
Ciyqartu was socotaa was inoo finalka
Waa dagaalki ku yidhi tolki caaqilki habarjeclo yuusuf horasha ( futada ina kaahin ina galiya) ka dib marki ay taladi u gula taliyey e ahayd rer buhodle Ha werarina ay qaadan wayen so na jaben yaga iyo snm uu maxamed kaahin hogaminayey✅
6 Taariikh baa daarood iyo isaaq dhex martay 6 Daba waxa dhul iyo geel laga qaaday Daarood
Dood aas Waxay ku xidhnayd
Gabaygii cali dhuuux
Gun baan ahay oo gambo cad baa xidhanahay
Gashaantida sideeda guur u sugayaa
Aniga iyo naagaha loo Gallmoon waa gudboonahay
Ogaadeeenka no soo gabyow waa gar xaajadu
Geeliii ugu badnaa taarikhda isaaqbaalagaqaaday
Was geelii lqgugu dhameeyey eeh xargaga xitaa mareegtii la furtay anaga taariikhda dhabaanka sheegnaaah
Maxmuud saleebaan xirsi amaan weled
Dagaalki Haye jabkii ka racaaya
AADAN CARAB ALLE HA UNAXARIISTEE WAXa uu yidh Caydiga maleynee ninraga caymasha ma u diday
Daarood ku xataa gabaygiisa Faaan
Waalay
Iidoor ku faaan badanaaa Dagaalkiii HayeBari Waa meeshiii Iidoorka Lagu xasuuqay
Dhulbahante keliyaa dhuuso Kaga riday Garanuugle markay tageen ayaa lagasooo haray
Haye bari adaa lahaaye maxaa kaa eryaday
Walle darood ban fan dayn war wuxu damiir xuma dhulkan an haysto ma afsomali ban kaga qaaday mise hadyad bad isiisay😂😂
Aduunyadan ninkii ciil guntadey libin ku geraarey
Powerful
Ninkan gabyaya waxaa lagu diley dagaalkaas Haya. Waxaana maydkiisii cunay Dhurwaa. Isaaqow beenta iyo faanka iska daaya, Haye iyo meelkasta oo lagu diriray waa la idinku gumaadaye.
Ifiso waa ninka Snm ugu beenta badan,anigu ma joogin goobahaa uu kawaramayo ,laakiin warkooda waan hayaa,laakiin waxaan ka yaabay ninkaasi wuxu sheegtay dagaalo kabadan 100 dagaal mid walbana wuxuu ku leeyahay waanku guulaystey waa keligii guulayse.
AFQALOOC DAWLADII KACAANKA AYAA KU BADBAADISAY ADIGA IYO REERKIINII ABAARTII DABO DHEER WAAD KUSOO DUUSHAY MAANTAY GIDAAR BAAD FADHIDAA ALLE KUUMA NAXARIISTO
waar abaartii dabadheer siyaasad baa daba socotay ahayd in dalkayaga nalaga raro oo dadkale lagu beero waanu ogayn oo waanu ka hortagnay dhulkayaga haku waalanina
Xiniiyo cade
Hooyadiin wasa iidoor been badanaa walaahi dhulbahante baa si xun u jabiyay qudhmistii iidoor ka
3 Jiho bay dhulbahante iyo iidoor isku dileen
1) Hawdka
2) Oog oo G.SOOL ah
3) Sanaag
Intaba anagaa ku adkaanay Guul my tolkay Dhulbahante ❤️♥️ Daraawiish
ilaahayaw Rabiyaw maanta Noo soo celi Colaadii anaga iyo iidoor futodhogor maxaan iidoor badan dhiigooda dhulka ka Waraabin lahayn 😆🙏💪
Kkk Faanku Waa Dhaqan Dhedig Nin Rageed Hadaad Tahay immka ayaan Gumeysi Dhulkaaga ku Joogaaye iska Kay Xoree😂
Daarood meel walba maydkiisa daadsan. Weli taariikhda laguuma hayo. Daarood isaaq ka adkaaday
Daarood meel walba maydkiisa daadsan. Weli taariikhda laguuma hayo. Daarood isaaq ka adkaaday
Daarood meel walba maydkiisa daadsan. Weli taariikhda laguuma hayo. Daarood isaaq ka adkaaday
Ar wuxu faan badanaa
Dhulka uduga
faanmaahee waa laydin baacsaday yaa jaale daarood
Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk ciyaalka snmta ayaa waxaas logusheekeeyaa
Gudiyo cabdilaahi golos cama yare waxay akaahyeen reer hagar iyo khaalid iyo cigaalnaaleeye
🤣🤣 Maxay been isugu sheekeyen nimankii intay dileen wiilkii ismaaciil ee gabadha ka qabay ee waliba abtigi ku hor dilay haye gudaheeda ee sadexda nin ee ergada ah loo soo diray ergadiina layey ma markii axmed garad Khalid soo dulay ee ilaa balidhaye and oradkii ku tagteen ee magaladii lagubay and dulcad iyo daroor ucararteen markii Dan bana and idinko gadhka nahaya nabada soo doona teen qararo ee layidhi yey ina cawriyine iska daya maxay quraafad isugu sheekeyen ninkii joogay wuu ogyahay wixii idinka racay haye
Gudguduudka waabari markii galowgu yeedhayo
Gadoodkii dhulbahante ee mar kaliya idinku geesaasay
Guutooyinkii hore markan galiyey reer kiina
Markii aan galbeediyo ilaa godan xalaaleyey
Sidii geel caraba markan kugu god laynayey
Hadaad mooday ingiriis iyo inuu geeshku idin laayey
Anaga gantaalaha lahayn guuxa kululaaye
Gawaan cararka uun baad durduro garawga jiidheene
Hadii aad gadaal eegii lahayd waad nagaran lahaydeene
Geestiisa ciidagale haduu gaasas soodiray
Habaryoonis gabigeed iyo marku sugule soo duulay
Arab oo gimaamadan iyo gaanka sacad muuse
Gafuura xuntii xabuusheed iyo gabanadu ayuub dhalay
Gidi goodba idoor marki laysu wada geeyey
u gumaadnay gaaliyo sidii gocofle amxaare
Ku garaacnay goobtii mardhiyo giriig sidoodi
Ugucleeye maandhow sidi goodir iyo cawle
Ugu gabaynay godob reeb ninkii go.ayba yeel kiise
Hhh qaran media 1991 xadhadhan iyo horufadhi ninkii aad ka baryaysay miyaad maanta dafiraysaa
@@xamdaanahmedxamdaanaxmed4151 1991 dagaal maba socon waxaa ka horaysay heshiiskii qaydarjeex coladana lagu soo gabagabeyey wixii inta kadan beyey isaaq iyo dawlada dagaalamayey been waad sheegi karta lakin runta waa dhigaal cida la baryayey tariikhday ku jirta waana aniga 😂
@@qaranmediainc5513
War indr Libaax Baaa Tahay Darwiish 🙏
Anigu Jaamac Siyaad baan ahay anagu OOG iyo Caynaba inta u dhaxaysa Baan baan Sacad Yoonis iyo Habarjeclo ku xasuuqnay Geelaan ka dhici Jirnay oo Ceelashaan u gali jirnay oo Goobta dagaalka baan ku Jabin jirnay oo naftaan nacsiiyay IIDOOR futodhogor 😆🙏
Car maanta dagaal Caadi ah ha inoosoo badheedhaan iidoor 👊
VIVA DHULBAHANTE 💪 Daraawiish ta
Haye bari adaa lahaaye maxaa kaa ke xeeyey sow kaaman qabsan maantana kaama haystaa
Ogow xeerba xeerkii horaa lagu xidhiidhshaaye
Gefkii Xaashi lagu toogteybuu xigey Ismaaciile
Idinka ku Horeeyay mxd la cabaadin😂
Iidoor waa ku jabeen haye
Maxishoodan nin go.ay oo iska faanaya kkk
@qaran media inc reer ka faanka waa lagu yaqaanaa
Abwan suusle
Gudguduudka waabari markii galowgu yeedhayo
Gadoodkii dhulbahante ee mar kaliya idinku geesaasay
Guutooyinkii hore markan galiyey reer kiina
Markii aan galbeediyo ilaa guban xalaaleyey
Sidii geel caraba markan kugu god laynayey
Hadaad mooday ingiriis iyo inuu geeshku idin laayey
Anaga gantaalaha lahayn guuxa kululaaye
Gawaan cararka uun baad durduro garawga jiidheene
Hadii aad gadaal eegii lahayd waad nagaran lahaydeene
Geestiisa ciidagale haduu gaasas soodiray
Habaryoonis gabigeed iyo marku sugule soo duulay
Arab oo gimaamadan iyo gaanka sacad muuse
Gafuura xuntii xabuusheed iyo gabanadu ayuub dhalay
Gidi goodba idoor marki laysu wada geeyey
u gumaadnay gaaliyo sidii gocofle amxaare
Ku garaacnay goobtii mardhiyo giriig sidoodi
Ugucleeye maandhow sidi goodir iyo cawle
Ugu gabaynay godob reeb ninkii go.ayba yeel kiise
@@qaranmediainc5513
ina walad baas alla yarxama
Nimanyohow gabaabsiga adduun, gelinba waa cayne
Gabbal-daye sidiisay wejiga, kuu gudgudubtaaye
Oo waa xidid gun dheeriyo, bad aan laga geyoonayne
Waa geli habaasliyo, dugsiga aad ku gama'daaye
Oo waa godan abaariyo, nimcada guriga kuu taalle
Iga gura geddaan ku arkay waan, idin garwaaqsiine
Adduunyadan gariirtaye jidkii, laga gawaan raacshey
Adduunyadan ninkii gocasho qabay, gole ka faanaayo
Adduunyadan ninkii ciil guntaday, libin ku geeraaray
Adduunyadan ninkeedii gardaran, lagu gargaaraayo
Adduunyadan ninkii godobta qabay, garab la siinaayo
Ee laga gabbaanaday kuwii, gudan lahaa aarka
Gu' ma jirin ninkii taa waqtigan, godol ka eegaaye
Gaaraabidhaanliyo Xalxalis, godammadii Eegi
Garanuugle, geedkii Yamays, Qararro geesteeda
Gadhsanduuqle, aydii Gabree, Goodir miranaysey
Goosaale iyo Tuurwareen, gudubka Heegaale
Gammuunnaale, Gaxadhkii Marqaan, gurigi reer Jaamac
Garloogubey, Gallaaddi iyo Bookh, taniyo Gaaroodi
Iyadoon degmadu kala go'nayn, guguna hooraayo
Oo xeerka lagu giijiyey, oo aqalku gawdiido
Oo guunyadii wada dhashoo, gorofka loo qaaday
Garaad ma leh illeen Tawraddaad, gacalka mooddeene
Gurboodkii Siyaad maalintuu, gulufka soo saaray
Ee Gaasku nagu soo baxaye, weerar nagu gaadhay
Galaayuuska qaylada markii, la isku gooraamay
Gef ma yeelno ceebtana illeen, waa ka gubannaaye
U gadoodnay sidii Aar Garduur, loogu soo galaye
U galgalannay geeshkii Burma, iyo gedihi Baarliine
U gumaadnay weligey sidaan, kuu gumayn jiraye
Ugu gabaynay hawl yari, dhib waa galabsanaayeene
Sidii geel dibjirey oo Libaax, guudka kaga boodey
Markii aannu kala goosannaye, gobolba meel aaday
Gaashaanlayaashii markii, gawda laga saaray
Gaadiid markii laga furtaye, guuldarradu raacday
Gardarrada qayaxan reer tolkaa, kama gaboobaane
Iyagoo Giriinoff sitiyo, qoriga gaagaaban
Waatuu gadaal nagaga yimi, duulki reer Gobore
Annana meel haddii laysku galo, guusha nala siiye
Oo goolkaannu kaga laadanaa, gulucda koonaaye
Ku garaacnay maadhiin gigliyo, gumuc rasaaseede
Gacan sooma taagine baqay, gabax ka siiyeene
Gahaydhliyo waxaa loo eryadey, Goda dushoodiiye
Habqankiinnu waatuu ku galay, orodka Goofweyne
Gawarkii badhaa laba Hayuu, gudurki yaallaaye
Oo waa gabannadiinnii kuwuu, gigay waraabuuye
Guurti iyo waxay kaa dileen, gabadh-cas wiilkiiye
Cabdillaahi Golos baan halkaa, kaaga gawracaye
Gacmayare dhashiisii iyana, haadku gabasleeye
Goonyaha waxaa kaga qallalay, geesh kaloo badane
Nimankii gantada dheer lahaa, laga gol roonaaye
Afartaa daruur gaaxattiyo galalacdeedii dheh
Onkod galaba, Jibin goohday iyo garasho waayeel dheh
Gurxankii Salaan iyo naxwii Guniyo-Baareeg dheh
Gundhiddin(1) iyo Cali Jaamac(2) iyo giinki reer Fadal(3) dheh
Gahayr(4) iyo sidii Yawle(5), iyo gabaygi Laanjeer(6) dheh
Googgaartankii Daallin(7), iyo gedihi Baabuur(8) dheh
Gammuutiyo(9), Buraaliyo(10) Xalleef(11), amase Gaagaale(12)
Gantaalaha kuwii Baashe Weled(13), oon la gaasirin dheh
Sidii geesigii Faarax Nuur(14) waw gelbinayaaye
Markuu gaalku naga dhoofayee, Yurub u guuraayey
Ee aan gumeysiga ku nidhi duubo gogoshaada
Kolki calankan guudkeenna sudhan golaha loo xaadhay
Gundhigeeda Garab-saar-dabtii hanad(15) ku geeraaray
Ee buugga saani u galaan gaar u leeyahaye
An gorfeeyo wiilyohow hidduhu guuri kari waaye
Markii laydin gooyaye dibnaha gawska lagu ruugay
Guntashadi labaad waxad is tidhi waad abaal gudanne
Galaydh iyo gurkii ciidamada guluf daraawiisha
Giddigiiba Daarood markii laysu wada geeyey
Gudmo iyo tumaalaha markii gamaska loo dhiibay
Ee ay gaadhka tiradiisa guud gololo kuu sheegtay
Gudguduudka waaberi markaad guratay baaruudda
Lixdii guuto eed nagu gasheen gaadmo iyo weerar
Ma gabbado halkuu reer isaaq gaban ka joogaaye
Ma siddeetan wiil baa guboo gaardi ku ciyaaray
Ma marki wisiisigu galaad godadki hayn weydey
Warankaa ku guulaye si kale ugama guurteene
Imikaa siyaad gucanayaa geeshu soo diraye
Gedo bahal ka soo haajiriyo Gaanni kuu taliye
Garbahaarrey iyo caynabaadan garan mid kuu dhow'e
Wax ka guro dhibkaad galabsataa gaadhay reeraha'e
Gobki Qararro goobtii ahayd, Galawgi fooryaayey
Galley iyo Bariis, maal wixii gurada kuu yiilley
Gidhligaan, Garnayl iyo Madfaca gaadhi lagu jiido
Berkedii biyaha laga guraye Gaasta lagu kaydshey
Ku guddooney maantaa halkaa gumaradiinniiye
Gam ka siinnay guulwade kibriyo gucufle Daaroode
Wax ka guro dilkaad galabsataa gaadhay reeraha'e
Waataa dhulmahantoow gasheen gaadda ka cayaare
Haddii deriski garabkiinna yiil taniyo goor dheerba
Guubaabadii ina Dafliyo kibir idiin geeyey
Geeridu inay iman miyaan cidi ka gaashaaman
Waa maxay galiilyada jidhkiyo gibil madoobaadku
Oo waa maxay col baad soo gurtee dibu garmaamayntu
Waa maxay ilmada gobo'le iyo go'ayda noo yeedhaye
Garaad daranidee sow wax badan dirir ma gobaynin
@@qaranmediainc5513 maanta cida haye bari dagtana waa la yaqaan abti
beenaale
Isaaq iyo ahmed garaad taarikhda hal dagaal isaaq kuma adkaan.
Hadanan ka adkan dhulkan aad daganayd ma hadyad ahn bad iisisay😂😂