Turkiga oo doonaya inuu Soomaaliya ka sameeysto goob uu ku tijaabiyo gantaallada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 หลายเดือนก่อน +11

    Waan Soo Dhawaynaynaa Anigoo Ka Mid Ah Reer Somaliland, Cadawga Soomaalida Iyo Muslimiintuba Ha Jabo,TURKIYE Ha Guulaysto.

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 หลายเดือนก่อน +2

      Cadowga soomalida Waa Soomaali.....cadowga muslinka waa iimaan Laan....ninkii muslinka caawinayo Palestine hatago....in Somalia we r ok and we need Ethiopia, they are our neighbors.

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v หลายเดือนก่อน +2

      Turkigu waa qayb ka mid ah Nato . yaa baabi'iyay wadamo badan oo muslim ah tusaale ahaan Ciraaq afganistan iyo somalia turkiga aad taageerto dan kaama galin adiga iyo islaamka toona.

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool หลายเดือนก่อน

      Sxb aduunkaba waxba kalama socotid. Ma tuekiga ayaad wadan muslim aha kusheegtay 😂😂😂😂.

    • @ahmedroobl9060
      @ahmedroobl9060 หลายเดือนก่อน

      ​@@nusumkate123hhhhhhh
      Ethiopia inay ku jecelyihin miyaa moodasa cawaanow😂

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedroobl9060 axmaqoow wadan wadan jecel malaha!!! Ma filim hindiyaa?? Every country has its own interest....do u think Egypt is coming to Somalia because they love you or they care about Somalia?? Go watch indian movies.😂😂😂

  • @WadoCad
    @WadoCad หลายเดือนก่อน +1

    Turkiye waa cadow waxay rabaan in ay dhulkeena sun ku buufiyaan

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน +3

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool หลายเดือนก่อน +1

      1960 kahor dal soamlia layidhaah muujirin. Markaa hadii aad difaacanayso iyo hadii kaleba anaga zoomalia waxba nagama galin dalkaayaga Somaliland turki ma imankaro.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t หลายเดือนก่อน

      Dalka into ku yala oromo ku dasha was dalka somaliya aya jiro dalka kale adunka ka jiro ma jiro oromo afka somali bartay waley waa tahay

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 หลายเดือนก่อน +5

    Soomaliya faa,ido ba ugu jirta ...waxey badalkeeda heleysaa...Drones Bayraktar TB2 iyo Akinici oo ah kuwa ugu casrisan dunida...waxey kaloo helidoontaaa....anti aircrafts, redaaro casri ah....soomaaliya wey hormareysaaa

  • @SaynabYare-zz9li
    @SaynabYare-zz9li หลายเดือนก่อน +3

    Oo muxu dhulkiisa ugu tijaabsan waayey

    • @xaalixashi5385
      @xaalixashi5385 หลายเดือนก่อน

      Bad badan Ma lahan haduu ka tuuro wadankisa Greece iyo dalka dariska la ah ayuu ku dhacaayaa khasaaro ayu keenayaa.wadankeena xeeb dheer oo aan dalal badan naga xigin ayuu leeyhy.

  • @halhaystopfilms6174
    @halhaystopfilms6174 หลายเดือนก่อน +2

    Waa meel dhimatay meshani😂😮

  • @abdirahmanshamsu6977
    @abdirahmanshamsu6977 หลายเดือนก่อน +1

    Qadaadwaynta madaxdoodu waa Maafiyo aan damiir lahayn 😂😂😂 wlhi Nuclear ha lagu xasuuqo dadkiiina iyo dalkiina hadii layidhaa ee Qabaxda qaatay keeenoo sameeya ayay odhanayaan
    Waxaaad sugtaanba waa Dhulgariir iyo xanuuno Reer Somalia halakeeya markuu Turkeygu ku tijaabiyo hubkiisa halista ah

  • @omarmohammed-ft3mk
    @omarmohammed-ft3mk หลายเดือนก่อน +4

    Turkey wa walal jiro

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 หลายเดือนก่อน

      Wa beenta turkey wa dadka ugo cursuriyada badan aduunka shacabka turkey magaca uun bay Muslim ka yihiin urduqan iyo xisbigiisa inta sare uun ba Muslim ah

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v หลายเดือนก่อน

      Turkigu waa qayb ka mid ah Nato . yaa baabi'iyay wadamo badan oo muslim ah tusaale ahaan Ciraaq afganistan iyo somalia turkiga aad taageerto dan kaama galin adiga iyo islaamka toona.

    • @ahmedroobl9060
      @ahmedroobl9060 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-ji3jy5wg4vNato lafteeda ayaa ah cafowga turkiga miyadan ogeen waxey ku sameeyen mise waad huruda

  • @hctvs0mali327
    @hctvs0mali327 หลายเดือนก่อน +1

    Imika Nuclearkiiana Eaa Lagu Tijaabinayaa

  • @SerkanC-c8l
    @SerkanC-c8l หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya waa walaalka muslimka ah ee Turkiga. Turkiye waxba ka yeeli maayo walaalkeed. Waxaan noqon doonaa wada xoog badan.

  • @AbduladifAhmedaskar
    @AbduladifAhmedaskar หลายเดือนก่อน +1

    War waxaan arkayaa in soomaliya Soo Sara kacden yaayeynaa ka hadhin

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf หลายเดือนก่อน +3

    Turkey waa awooda muslimiinta lkn haddi uu Somaliland kusoo xadgudbo waa iska jir sxp

  • @MohamedSalah-wb7ie
    @MohamedSalah-wb7ie หลายเดือนก่อน

    War Umada Soomaaliyeed Amay Khatar Ku Tahay arin Kaa Aad Halooga Fiirsado Sun Ayaa ka Dhalan kartaan Qabta Arin Kaa Yaan La Aaminin Turkigu Ayamahan Waa Ka Soo Diraya Maxaa Diidaya Dhul kisa

  • @Ahlamabdiraxmaaan
    @Ahlamabdiraxmaaan หลายเดือนก่อน +2

    Oo dhulkiisa maxaa ku dhece

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 หลายเดือนก่อน

      Dhilbadhaha ayaa mara Somaliya.
      Meesha uu maro dhulbadha ayaa ku dhibyar in dayac gacmeedka laga diro.
      Fransiisku wuxu ka diraa France Guyana oo ah wadan ku yaala Laayiin America

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 หลายเดือนก่อน

    Wadanka soomaliya la yidhaa miyuu jiraa dee, bari hore soomaliya dhimatay, waxkasta halagu tijaabiyo !!
    Sow soomali ilaa hada isma cunayso ?

  • @aboubakermahamoudomar1022
    @aboubakermahamoudomar1022 หลายเดือนก่อน

    dawalada Al-shababta donasa inay umada Somalied daliso

  • @MashaAllah-k2u
    @MashaAllah-k2u หลายเดือนก่อน

    Alshabab lagu tijabiyo 😅😂

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL หลายเดือนก่อน

    xageed kasop xigateen warkan?

    • @Hodan438
      @Hodan438 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/irC6PcMYv04/w-d-xo.htmlsi=3fPISQPn3ieUpD4E

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 หลายเดือนก่อน

    Somalia waxay noqotay kudaafad xashiish kasta lagu tijaabiyo . Xataa Turki oo dal muslima sheeganayaa kama xishoonayo hubkiisa in ku tijaabsado!!!!!

    • @ZamiirCade-s2l
      @ZamiirCade-s2l หลายเดือนก่อน

      Ma somaliya aya lagu tijabinya mise bad waynt hindiya 😂

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p หลายเดือนก่อน

      Gantaalada waxa lagu tigaabiyaa wadamada madaha wa weyn leh si aanu dalkale ugu dhicin gantalka mareykanka florida ayuu ka diraa

  • @FaaraxSiciidxaynoosh
    @FaaraxSiciidxaynoosh หลายเดือนก่อน

    Wax dhiba kumajiro

  • @bonfire7803
    @bonfire7803 หลายเดือนก่อน

    kawara ma idoorow hadad cuqdada iska dhaaf tan

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h หลายเดือนก่อน

    Somaliya waxay noqotey qashin qubkii aduunka

    • @FaaraxSiciidxaynoosh
      @FaaraxSiciidxaynoosh หลายเดือนก่อน

      Wax dhiba kuma jiro taasi somalia iyo xeebeheeda toona washing juma shubayo laakiin wuxuu rabaa goob lagagano gantaalada hawada sare wuxuuna u array inay soomaaliya meeshaasi ku haboontahay maadaama uu maro xariiqda dunida kala barta ee loo yaqaan dhulbaraha sidaa darted wax dhibaato ama saamayn deegaanka ah oo ka imaanaysa majirto bal xitaa arintaan waxay faaido utahay labada dal waa xukuumada muqdisho si sax ah uga faa idaysato

    • @FaaraxSiciidxaynoosh
      @FaaraxSiciidxaynoosh หลายเดือนก่อน

      Warbixintaan waxaa qoray wargayska turkiye to day

  • @hamzamuse6393
    @hamzamuse6393 หลายเดือนก่อน

    No chance madicikarto aff duub ba idin werari

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q หลายเดือนก่อน +2

    Somalia baxar bay ku jirtaa hadii gantaalo laga tuurayo 😂😂😂😂😂😂Turkigu muxuu dalkiisa uga tuuro waayey wallee qadaad weyn wey u dhamaatay

    • @FaaraxSiciidxaynoosh
      @FaaraxSiciidxaynoosh หลายเดือนก่อน +1

      Majirto meel kuhaboon oo laga gano gaantaalada ridada dheer oo ku taal Turkiga sidaa awgeed wuxuu goaan sadly inuu wadaxaajood lafuro wadamada xulafada dhow la ah sida soomaaliya wuxuuna u arkay meesha ku baboon inay tahay badweynta Hindiya wax dhibina kuma jiro waayo gantaalka hadii lagagano ama lasoo tuuro xeebta wuxuu safrayaa kumanaan kiiloo miter KM wuxuuna kudhacayaa biyaha caalamiga ah

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p หลายเดือนก่อน +1

      Turkiga wadamo aya ku xeetan hadii uu gantaalka guulaysan wayo wadamada diriska ayuu ku dhacayaa balse Somali 🇸🇴 bad wayn aya saran dhanka bariga haduu soo dhaco baduu ku dhici

    • @FaaraxSiciidxaynoosh
      @FaaraxSiciidxaynoosh หลายเดือนก่อน

      @@MohamedOsman-z2p Aad iyo aad waad ila fahantay

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 หลายเดือนก่อน +1

    Waxba u tarimaayo sobobtuna waa Somalia waa failed state Waxaana si dadban u maamusha UN

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 หลายเดือนก่อน +1

    Warbaahinta Somaliland waa la haysteyaal sida mm mana sheegaan wararka Somaliland u wanaagsan taa badelkeeda waxay buunbuuniyaan warar aan jirin

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t หลายเดือนก่อน

      Amuus oromo shiib amxarow

    • @shan-maalsomali8533
      @shan-maalsomali8533 หลายเดือนก่อน

      @@AbuukarMohamed-v4tdhilaa ku dhashee aamus doofaaryahaw amisom haysataa

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t หลายเดือนก่อน

      Siilka hooyada was sagal dilo ku dashay oromo ku dasha amxaro ku dasha wacel wacel dalay yuhuud dalay

  • @saeedbuni8104
    @saeedbuni8104 หลายเดือนก่อน

    Fake news qudhunnnn

    • @Hodan438
      @Hodan438 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/irC6PcMYv04/w-d-xo.htmlsi=3fPISQPn3ieUpD4E

  • @Qooyskena
    @Qooyskena หลายเดือนก่อน

    Fake news

    • @Hodan438
      @Hodan438 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/irC6PcMYv04/w-d-xo.htmlsi=3fPISQPn3ieUpD4E

  • @saeedbuni8104
    @saeedbuni8104 หลายเดือนก่อน

    Siilkaagaa uuu sheeeg mmtv

    • @Hodan438
      @Hodan438 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/irC6PcMYv04/w-d-xo.htmlsi=3fPISQPn3ieUpD4E