DEG-DEG:-Daawo Muujinta Cadaymaha ku gadaaman weerarkii Hotel SYL .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 เม.ย. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 274

  • @ameeraMuhammad-he4iw
    @ameeraMuhammad-he4iw 2 หลายเดือนก่อน +12

    اللهم اجعل هذا البلد آمنا مطمئنا 🤲🏻🇸🇴♥️

  • @user-zn5qv8mt7c
    @user-zn5qv8mt7c 2 หลายเดือนก่อน +13

    Masha Allah shaqo wanagsan insha Allah guul

  • @user-zj8sp6rh1j
    @user-zj8sp6rh1j 2 หลายเดือนก่อน +40

    18 daqiiqo waa yartahay full decumantry aan rabnaa soo dheere waqtiga sntv

  • @poom5180
    @poom5180 2 หลายเดือนก่อน +28

    Ilaahow naga qabo waxa dadka leynayo yaa rabii

  • @khadarhaji8346
    @khadarhaji8346 2 หลายเดือนก่อน +18

    Ilhyow wa bil Ramadan e shacbkn dhibta iyo xnunka daashaday unxrso o dalkoda amni ugu dhig

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 หลายเดือนก่อน +3

      Aaaamiin yaraabi

    • @fatmasheekh2073
      @fatmasheekh2073 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dalkena Waa wanagsanana marka kitab ilahay lagu xukumu inta kale san iyo ka daran sugey Somali ileee Waa dad muslimin ah Waa in qatan xukunka allah

    • @jokarcade3174
      @jokarcade3174 2 หลายเดือนก่อน

      Kacsi has hhhhh in his 😅​@@fatmasheekh2073

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 2 หลายเดือนก่อน +22

    Hal.jawaaba mahayno,
    Baabuurta waan garanee.. halkee mareen dadla is qarxiyey... hubku halkee ka yimid...

    • @SapnaaHassan-sc5xb
      @SapnaaHassan-sc5xb 2 หลายเดือนก่อน

      L😊😊m

    • @lubex3486
      @lubex3486 2 หลายเดือนก่อน

      Dowladdan musuqa ah ayaa la shaqeysa ee ilaahay ha keeno siyaad barre kale🙏🙏

    • @abdikarinmukatar4533
      @abdikarinmukatar4533 2 หลายเดือนก่อน

      Madaxtoyada laga kenay qaraxyada waxa igu sodhacday qaraxii ing yarisow sirdinka wuxu dhafi wayay naag isqarxisay😂😂😂😂

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 2 หลายเดือนก่อน +10

    Cawa waa jimmco NABIGA ha Lagu SALIYO scw

    • @mariamahet864
      @mariamahet864 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw

  • @gorgor1252
    @gorgor1252 2 หลายเดือนก่อน +46

    Su’aalo badan barnaamijks kama jawaabin. Haddii ayaan gawaaridii la baaray wax hub saarneyn hubkii iyo qaraxdoi lagu dagaalamay cirka mee ka soo dhaceen

    • @mahadhussein283
      @mahadhussein283 2 หลายเดือนก่อน +3

      hubka gari kala u kenay iyi kuwa u dagalamayay

    • @AbubakarAhmed-qh8qn
      @AbubakarAhmed-qh8qn 2 หลายเดือนก่อน +5

      Garigas kala o ukenay intu so maray

    • @maanka8907
      @maanka8907 2 หลายเดือนก่อน +2

      waxaa cad in laga dhax qalabeeyay xeendaabka madaxtooyada dhexdeeda.

    • @abdirahmanalimohamed1419
      @abdirahmanalimohamed1419 2 หลายเดือนก่อน +4

      Baarista eeyaha iyo qalabka qaraxyada sheeg maxaa diiday in Dowladdu adeegsato. Tan kale damiin in la waydiiyo qofka iyo meeshuu ku noolyahay.

    • @lubex3486
      @lubex3486 2 หลายเดือนก่อน

      Dowladdan musuqa ah ayaa la shaqeysa ee ilaahay ha keeno siyaad barre kale

  • @user-cy3hd1id8y
    @user-cy3hd1id8y 2 หลายเดือนก่อน +9

    Salallahu calayhi wasalam

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 2 หลายเดือนก่อน +7

    ما شاء الله
    Hala Soo qabto kuwii Cabdalla shideeye gubey.😊

  • @shijo2055
    @shijo2055 2 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم أصلح بلادنا🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 والبلاد مسلمين ولا ومسليمات 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 2 หลายเดือนก่อน +6

    illaahow badbaadi umadaada la dhagray khawaarijtana illaahow aduun iyo aaqiraba cadaab

  • @user-lo2ux6ig2i
    @user-lo2ux6ig2i 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @user-jl7ys6dx2o
    @user-jl7ys6dx2o 2 หลายเดือนก่อน +4

    Guuuleysta Dowlada weyshaqeynetsa Manta sida ugu wanaagsan

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 หลายเดือนก่อน +3

    الله يرحمهم ويغفر لهم ويسكنهم فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين

  • @cabdihaybe5942
    @cabdihaybe5942 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waxaa muhiim ah in askarta baaritaanka sameesa qalab electronics iyo biological ba ah si loo ogaado gawaarida wada walxaha qarxa.

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 2 หลายเดือนก่อน +5

    Amniga si sax ah haloo baaro maalinkasta waa nala istaaja fayl baa nala galiyaa wax sifican cid ubaartana majirto sidaas baarid maaha

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 2 หลายเดือนก่อน +5

    Hubka iyo qaraxyada baara shuud miya lagu keenay wariye side wax ka yihiin jwb sax ah kaama hayno

  • @user-es1jv2iq1s
    @user-es1jv2iq1s 2 หลายเดือนก่อน +7

    yahuud weye waliba qawaarij kifar ah gaalo alaha naga qabto

  • @abdullahimohamed5544
    @abdullahimohamed5544 2 หลายเดือนก่อน +5

    Mahad salaad Miyaa lugaha lagaley Waliba waxaad Soo bandhigteen Xili Oo Aad ceyriseen maahir Kawaanle Argagax Alaha kurido

  • @Fatmabdi
    @Fatmabdi 2 หลายเดือนก่อน +8

    Kawaran haduu ku qarxi lahaa tabuunka somaray iyado jaam ah allah kama dhiqee😭😭 sirdoonka dalka wxi sosocda kahortagaa jaam dadka kudisheen qarixi wali wuudhacaa qalab shegayo hadu jiro askarta ukeena wxa kadaba tagne halahanine cctv wax sokordhisay✌️

    • @sumaayocali5
      @sumaayocali5 2 หลายเดือนก่อน

      Wax yaalaha qarxa marka horeba gawaarida laguma xiro arinta waa wax laga baran dage ee qofka naftiis haliga ah ayaa lagu xiraa cidanka badana dadka ma baaraane ee gawaarida ayey baraan😢😢dadka ilahey ha amaansado

    • @maadmaad8866
      @maadmaad8866 หลายเดือนก่อน

      Waa Siduu ku dhacay qaraxii soobe qaraxii soobe waxa loo waday wasarada wax barashada oo soobe ku taal balse si khalada ayuu ugu dhex qarxay isgoyska soobe oo jaam ahaa

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz 2 หลายเดือนก่อน +21

    Askarta ma xaqiijiyaan taarikada, leesanka wadaha iyo warqada ceemiska baabuurta in ay is leeyihiin.??? waa in la helaa qaab Online ah oo taarikada lagu xaqiijiyo, 2024 ayaan ku jirnaa waa in dowladda ay soo iibsataa software raqiis ah oo lagu keydiyo macluumaadka baabuurka. wali faanoole faro kama qodna lakiin waa bilow fiican. ex macalin.

    • @beelo73
      @beelo73 หลายเดือนก่อน

      Wasaarada aaway?

  • @asadxuseendasar1950
    @asadxuseendasar1950 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guul

  • @drdaahaacade7847
    @drdaahaacade7847 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sxbow barnaamijkaan qabyo waye part 2 uso yeel

  • @somaliweenguule3381
    @somaliweenguule3381 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc sheekhunaa

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanallaah

  • @ahmedabdi6491
    @ahmedabdi6491 2 หลายเดือนก่อน +6

    Inta aad soo ban dhinteen inta aad qariseen ayaa kabadan waan idin kahoraynaa filin hindida aad dhigaysaan waa ladin la fahmay sababta oo ah aay dadki ama saraakiishi fududaysay iyo inta kale oo kulug lahay yaabixiyey kaararkaan aqoonsiga ee shaqaalaha barlamaanka

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 หลายเดือนก่อน

      Alshabaab Thy

    • @omarabdulkadiradawe5718
      @omarabdulkadiradawe5718 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@superfun1819hadduu comintiga ku cabiray fikradiisa ma shabaab buu noqona tedakle waa sax cadeentan looma dhama waana runtiisa wax padan baa la qarina marka haddi laysla xisabtamo cadaaladana lawada raadiyo ma shabaab baa la noqda 😂

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aaway hotel Roos.&.hotel hayad

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 2 หลายเดือนก่อน +5

    Dadkooda bay laynayaan caqli malaha kanoo kale hala dilo horaa hadii laga dilo way joojin lahaayeen dowlada taakeeye sii daysay oo umada dhuminaayo

  • @user-vl6kp6ck5x
    @user-vl6kp6ck5x 2 หลายเดือนก่อน +9

    Cadow waaye cadow 😮 in la iska dhiciyo ayeey wax ku leeyihiin

    • @hassanabdi1984
      @hassanabdi1984 2 หลายเดือนก่อน +6

      ​@@Alon_404waqtigiina wuu dhamady insha allh waxad masakiin dishan

    • @user-vl6kp6ck5x
      @user-vl6kp6ck5x 2 หลายเดือนก่อน +5

      ​@@Alon_404 Bil ramadaan ayaa lagu jiraa i.a qaraxa soo socda adiga iyo inta aad jeceshahay ee kuu dhow oo isla socdo ayuu idinku habsan doona idim alle 😊 waxa dadka masaakiinta ah ay dareemeyn waad dareemi doontiin muunafiqiin yahau 🤨 Aduuna ciiqaab oo dhuudhumasho ku joog aaqirona cadaabta gal.

    • @user-tc1wm7jh3r
      @user-tc1wm7jh3r 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Alon_404 way dhamaatey waqtigii laga biqi lahaa argagaxisa alshabaab

  • @abaanasanka9685
    @abaanasanka9685 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qawaarijta geed qariyaa malaha thanks to our Good Government 🙏

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 2 หลายเดือนก่อน

    Golden voice❤😊

  • @cismaanqolofey2833
    @cismaanqolofey2833 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waan fahanay qaabka loo soo maleegay ilaa aya katagaan syl sidee kuheleen hubka ay kudalagaa lamaayeen ilaa 12 saac iyadana faah faahin naga siya

  • @abdirashiidabdi6729
    @abdirashiidabdi6729 2 หลายเดือนก่อน +3

    Fiiri hbnkaa mesha fadhiyey ayay baraadada soo martay ilaahow mahadaa rabbiyow

  • @Abdirahimhayl
    @Abdirahimhayl 2 หลายเดือนก่อน +4

    Aduunka haddii qof taarigadiisa ama aqoonsigiisa laxado oo uu Police ku war galinwaayo hadana danbi lagu galo mulkiilaha iyo qofka danbiga guliyey waa isku danbi.

  • @Samawade25
    @Samawade25 2 หลายเดือนก่อน +31

    Baaritaanka wariyahan madhamaystirno Haddii labaaray baabuurta xagey ku wateen qaraxa iyo hubka ay kudagaalameen.

    • @mohamuddahir5772
      @mohamuddahir5772 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 2 หลายเดือนก่อน +1

      Saxib gariga qofka labaad ee qaaday ayaa ku xiray bahasha laga yaabaa

    • @ismanomar9397
      @ismanomar9397 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa Niman la hor socdey subhana Allah

    • @Na_M75
      @Na_M75 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@yaqubofficel212suurto gal maaha taasi, waqti ahaan iyo farsamo ahaanba. Gawaadhidan mabay istaagin way socdeen ilaa qaraxu dhacay, mahad salad maxa xilka looga qaaday, waa intaas xalka aynu doonayn ee aan bananka la keenin.

    • @user-tt1qh2qc4s
      @user-tt1qh2qc4s 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Na_M75 mahad salad wuxuu xilka iskaga dhigay waa galmudug inuu madaxweyne kanoqdo waayo GALMUDUG waxaa madaxweyne kanoqday sacad iyo saleban markaan waa tookadi ceyr ee ha'isku lifaaqin arintaan iyo tan mahad salaad kabaxay

  • @adanibrahimabdi5427
    @adanibrahimabdi5427 2 หลายเดือนก่อน +4

    Hadii labaaray baabuurtii siduu qaraxa ku dhacay hubka inteey ka heleen suaalahaas nooga soo jawaaba

  • @abdiali5044
    @abdiali5044 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shekh mashruuc 😢😢

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guul shacbka iyo dulada somaliyeed

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 2 หลายเดือนก่อน +2

    Si wanagsan

  • @abdullahiissackadan3024
    @abdullahiissackadan3024 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @Alon_404
    @Alon_404 หลายเดือนก่อน +1

    allah umada haka qabto kuwaan arxan laawayasha ah khawarij allah hanaclado

  • @rukiabulle6584
    @rukiabulle6584 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul marwalbo somaaliya ❤

  • @mariamahet864
    @mariamahet864 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wax qarxa xage ka yimadeen hadi la baray ma cirkay ka soo dhaceen
    WX macquul ah noo sheega

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 2 หลายเดือนก่อน +7

    Guuuleysta ha,adaha amniga

  • @user-bv4ed4pm7l
    @user-bv4ed4pm7l 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ha masuul

  • @abrahman129
    @abrahman129 2 หลายเดือนก่อน

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hala dilo kii hal malin lug ku yeeshay dusin qarax ama dil shabab shacabka aan wax galabsan ku dilayeen thank you

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 2 หลายเดือนก่อน +4

    Fashilkiina ayaa soo ban dhigteen.

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 2 หลายเดือนก่อน +4

    Subxaanalaah

  • @bidhaanfashiondesign198
    @bidhaanfashiondesign198 2 หลายเดือนก่อน

    👍👍

  • @macalincadaawe8249
    @macalincadaawe8249 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waxba kama faaidin warbixintaan gawaarida haddii la baaray intee ka imaadeen waxa qarxay iyo ciidankii meesha ka dagaalamay?

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 หลายเดือนก่อน

      Gariga hostiisa lagalin karaa

    • @sumaayocali5
      @sumaayocali5 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@superfun1819 hadii gaariga hoostiisa qaraxu ku xirnaa ragii hubesnaa ee syl dhexdiisa ka dagalamayay xagee ka yimaden sidee cidanka ugu ogolaaden rag aan dress dowlad wadan iney hubsnaadan sideesa hotel ciidan dowlad ilaalinayan ee dhexdiisa ugu gudbeen runta fiicane arintaan rag dowlada ka tirsan ayaa fududeyn oo khawaarij la shaqeyo

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi ka tilifishan ahaan Waad dadaasheen

  • @mohamudahmed3078
    @mohamudahmed3078 2 หลายเดือนก่อน +1

    Barmaamijku ma aha mid ka jawaabaya su’aalaha dadku qabaan.

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sida baabuurta loo baaro markaa aragtid, waa suurto gal in qoryaha fudud iyo bunbooyinka fudud ba lala gudbo ayadoo ku raasta maryahooda galinaayo

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dawladu waa in ay hirgalisaa (Vehicle inspection Systems) run ahaantii waxa jira nuucyo badan oo la, awoodo hanada wax tar ah

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mar hadi la baaray why waxa aywatan lo arki wayey ma sixirey isticmalen mise cidanka aba ayagaba ah

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 2 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah. Waa horumar weyn oo lagaaray hadiiba si daahfuran loo arkaayo sidii ay wax u dhaceen oo toos ah. Guul NISA iyo dowladda

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guul waan bogadinayaa howshan ay gacanta ku haysaan

  • @IbrahimQhalil40
    @IbrahimQhalil40 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wala kala shakiyay
    Shacabow misharka ciidanka wali lama siinin xamar haddi aad joogtid mobile kada ilaalso waa lagu yaaba

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 หลายเดือนก่อน +3

    Umadu waxay iskuracdo waxbakajira watana 60jirkana cadayn uah wixi 2mahad lagutuhmayay iyo inaywadashaqaystan

  • @abdirahmaanxuseen571
    @abdirahmaanxuseen571 2 หลายเดือนก่อน +1

    allow nabad iyo islaanimo na sii

  • @saidhajinour2271
    @saidhajinour2271 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qarax xagguu saarnaa, kuwa hubaysana xaggee mareen????

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 2 หลายเดือนก่อน +4

    khawarijta waa mafio gaari la dhaco eeee kenen nacalad haku dhacdee

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alla maxay umadeena Dhameyeen Cadowda Allaha Dawar gooye Balaayada Umadaan Horumarkeeda Naceb

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 2 หลายเดือนก่อน +3

    Si cadalaad leh ha lo baaro cadayn ka Dibna dambileeysha cadalaad ha la waafijiyo

  • @MoussaCiise
    @MoussaCiise 2 หลายเดือนก่อน +3

    ila how nagaqabo cadawga

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alla somalida ayaan daarana🙄

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah subxanalaah well done som gov wa dadaashe 😢😢😢😢Well done 👏👏👏

  • @user-uv4ji4st1w
    @user-uv4ji4st1w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi waxan waxa dadka somaliyeed waxa loosheegi karo macaxan waxan waxaa kadambeeyo kuwa dowlada ushaqeeyo ee tuugada ah cabdulkhaadir iise naga daa sxb waxan waa fahane😢😢😢😢

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 2 หลายเดือนก่อน +1

    MADAXWYNAHAIYO MAHAD BASBA AH KHWAARIIN

  • @Odeybaarcade-ol2vi
    @Odeybaarcade-ol2vi 2 หลายเดือนก่อน +2

    maxaacusub caawa

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Maafiyo Reer Galbeedka somaliya ku abuuray kuwan aad hoos ku wadatiin beesha shanaad aad ku heesan ayaa ka danmbeeyey

  • @fe8445
    @fe8445 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka baabuurtooda la dhaco waa inay taraafiko u soo sheegaan hadii kale ay xarig mutaystaan.

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allow shacabkan daalan rabiyow hogaanka u toosi allow hogaan caadil ah umadn sii rabiyow cadowg ka qabo

  • @user-yy9us2du5i
    @user-yy9us2du5i 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aaway xildhibanka aqoonsigisa la is ticmaalay away asina?

  • @user-li7cp5kb1r
    @user-li7cp5kb1r หลายเดือนก่อน

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @user-tc1wm7jh3r
    @user-tc1wm7jh3r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kooxda kaliya ka adag haweenka iyo ciyaalka ragana katoogta dhabarka ee qawaarijta alshabaab way dhamaanayaan insha Allah 🤤😂

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaaladaba waa in loo keenaa qalb sheega waxyaabaha qarxa ee MA ahan in askari Inuu Indhaha marmariyo oo keliya wax lguma baaro ee ciidanka ka haqabtira qalabka u sahlikara in ay si fudud u arkikaraan waxyaabaha qarxikara.

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 หลายเดือนก่อน +2

    War ileyn wax la arag dhalinyarada waa laqalday ayaa la dhahaa baĺ odaygaan ma la qalday

  • @saadaq326
    @saadaq326 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb wili mana helin wax caden ah gari meshaas maray caden ma ahan aaway karki la is tcmalay ninki lahaa halke cidanka ka racen?

  • @abdirahmaanxuseen571
    @abdirahmaanxuseen571 2 หลายเดือนก่อน

    waa bilow fiican balse isla xisaabtan hajiro saraakiisha ama madaxda wacyi gelinta shacabka kor haloo qaado runti barnaamijkan tv qaranka waxow abuurayaa kalsooni in dadka dhika wada lagu raad joogo qubarada amniga talada halaga qeyb geliyo mahadsanidin

  • @abdifitah.
    @abdifitah. 2 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliyeey aan isku xirnaano magaladan xamar anaga iskaleh qofka soogalayo WA inaa kawar heeno xal kale malahan shabaab waa cadow plz dowlada aan lashaqeno
    Dowlada waxan leenahay Hala idin kahelo askar lala shaqen Karo aan lahen balwad
    Sbbtana wax kale mahan nin balwad Leh Bari wxuu la xariirikaraa Shababaab max yeelay lacgta balwad meshey Ka imaneyso ma firinaye kaliya waxase umuuqdo balwwdisa aan iskaashano rer xamarow qastan dadka xamar ku dhashay

  • @D4LM4R
    @D4LM4R 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fashilinta Arsenal iyo jebintooda wexee ku xiran tahay shacabka oo la shaqeeya hay'adaha amniga, hay'adahaas oo howgalku noqdo mid wadani ah.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sharciga ha shaqeyo sedan talo maha, xamar hala xureyo walagu so dulay.

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 2 หลายเดือนก่อน +1

    S C W❤❤

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maafiyada shabaab waa mashruuc reer galbeed, iyadoo sidii Dawlada maali oo kale aan la eryin ciidamada reer galbeedka iyo calooshood ushaqeestayaasha afrikaanka, oo aan lagu badalin sxbada turkida lagama yaabo Maafiyada shabaab in laga adkaadaa

  • @thewariah
    @thewariah หลายเดือนก่อน +1

    10 daqiiqo gap maxaa laqarinayaa oo riwayad loo digaya😂

  • @ahmedosmansaid9858
    @ahmedosmansaid9858 2 หลายเดือนก่อน +1

    War nio waxan war ma ahee gaari la baaray dhowr jeer oo hadana hal qof loo hayn darawal ayad na hor keentay ilmo carur mad wax u sheegeysaan

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mida kale Dowlada ha qaadato guul daradeeda Amniga Moqdishu oo masuuliyinta ha lala xisaabtamo waa iney xilkooda ku waayaan lakin dadka yaan been loo sheegin 2 sano u danbeesay amaan ayey ahayd ha dhihin xamar intii uu XASAN SHEIKH haayey amaan ma noqon wey ka sii dartey Xamar ....ceeeb ma ahan hadaad amaanka ku guuldareesato inaad qirato u banee booska qof kale oo kaaga fiican Taas ayaa dowlada sax ah la dhahaa laakin meeshayda aa fadhinaa dadkana been ayaan u sheegayaa cajiiiib taas adey danbi aakhiro iyo aduun kugu tahay Masuulow

  • @gagsforlaugh723
    @gagsforlaugh723 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cidamada check point ka jooga ee wax barayay maxay u arki wayeen qalabka intaas le eg Ee lagu dagaalamay takale ciidanka sacadahaas ku jiray check point ga maxaa loo bariwayay ama waraysi looga keeni wayay iyaga laftigooda?

  • @ABDILXAQ
    @ABDILXAQ 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kaarka aqoonsiga dowlada hoose malayska samaystaa walalo😢

  • @safiyoabdi1902
    @safiyoabdi1902 2 หลายเดือนก่อน

    Sax waguulwen❤❤ 🫶🏻🤲🤲🤲💪💪💪💪🤴👏🫶🏼♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @c.casiissiisey4514
    @c.casiissiisey4514 2 หลายเดือนก่อน +1

    Se ku dhacda karka aqonsiga dowlada in u cabdalle shideye yalo😢

  • @ahmedmuktar1416
    @ahmedmuktar1416 2 หลายเดือนก่อน +1

    hadda waqtiga leey naga dhumiseen ee war lugu qanco miyaad noo sheegteen?????

  • @user-bo8bb6jf7g
    @user-bo8bb6jf7g 2 หลายเดือนก่อน +1

    wax jawaab ah ma arkin ilaa hadda
    caqliga saliimka ah ha shaqeeyo marin habaabinta naga dhaafa

  • @abdimajidsaedadam9490
    @abdimajidsaedadam9490 2 หลายเดือนก่อน +1

    suasha muhiimka ah jawaabteda ilaa hada dowlada kama hayno.
    sidee gaari intaas oo baaris maray, wax u qarxiyay waliba ay ciidamo hub wato usaarnayeen?
    18 daqiiqo ee muuqalkan wa sharaxaada muuqalada ay CCTV-ga duubtay, lkn away baarististii NISA iyo jawabihi dadka idinka sugayeen.
    ciyaarta naga dhaafa SNTV.

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 2 หลายเดือนก่อน

    2020 moo kubira aso oday wen ah oona ogyahay dhibatade naguhayan 15 kabadan

  • @abdikariimismail1238
    @abdikariimismail1238 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wax aad bulshada u soo gudbiseen ma jirto. Guul la gaadhayna ma aydaan sheegin. Waayo? Kama aydaan jawaabin su'aasha. Milyanka ku kacaysa ee ah, ragga qaraxa gaystay iyo kuwii 24 ka saac ka badan ka dagaalamaayay hutelku , sidee ku soo mareen intaas oo checkpoint iyaga oo aan la dareemin?
    Su'aashan jawaab ma u haysaan DFS?

  • @abdikariimismail1238
    @abdikariimismail1238 2 หลายเดือนก่อน +3

    Askartu sidee wax u baadhaan? Miyaanay haysan qalab sheegaya hubka gaadhiga saaran

    • @iqramoallim
      @iqramoallim 2 หลายเดือนก่อน

      Daqadaha hore iyo gadal ayay ka firiyan qalab kale kuma arag

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 2 หลายเดือนก่อน

      ​​@@iqramoallimWaar noo dhiib qadadii iyo jaadkii ayuu ku oran, ishana jeebkaaga ayuu ku hayaa wax kalena eegimaayo😂😂😂😂😂.

    • @iqramoallim
      @iqramoallim 2 หลายเดือนก่อน

      @@beerkaaicadaaday2057 wllo hda askari lacag qaato intan wado marayey ma arag lkn hore way ujiri jirtay