Waxyeelada uu Cagaarshowga (Hepatitis B) Gaarsiyo Beerka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 6

  • @degan-2024
    @degan-2024 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshaa’allh Mohamed

  • @FarxiyaNuur-y1v
    @FarxiyaNuur-y1v 21 วันที่ผ่านมา

    Dr qof cagarshaw qaba guri iguma nol ayaa kashakiye inoo cadigayga igula cadesto Malinka kashakiye sadax bari kadib dhaqtar aade maqabtid laydhahay walina shaki igu jiro jwb dr sadax bari shebarka makushegi kara ino dhigaga kujiro❤❤

  • @salithasiad3511
    @salithasiad3511 2 หลายเดือนก่อน

    Markahore waan kusalaamey suasheyda waxa waaye 30 sano modolaga joogo ayaa laishegay inaan cagarshowga b positive ahay weline aktiv ma ahanoqon macnaheedu maweli ayuu berka sodila?igasojawaab insha Allah adigoo mahadsan

    • @PrimeHealth4All
      @PrimeHealth4All  2 หลายเดือนก่อน

      Waan kaa qaaday…lama ogaan karo baaris la aan. Waxaysa u badan tahay inuu kaa baxay isla waagaas. Haduu ku hayn laha midka joogtada beerka wax u yeela, marhore ayuu beerkaga wax u dhimi lahaa…

  • @kafaayaabdilahi
    @kafaayaabdilahi 2 หลายเดือนก่อน

    Wll habitats B ga gogosha malagu kala qaada ama ilmaha ma ku dhaafayaa caloosha ku jira

    • @PrimeHealth4All
      @PrimeHealth4All  2 หลายเดือนก่อน

      @@kafaayaabdilahi Waa labada siyaabood ee ugu badan ee lays kugu gudbiyo…