Bidcada iska daa walal xili kasta kusali nabiga jumcada si gaara marka wax aan daliil lahayn oo hadhaw su'aasheeda ka jawaabi karin yaanu cimrigaagu ku dhamaan
Because the majority of what he claimed was wrong, this individual serves as evidence that most so-called community leaders are morally reprehensible and illogical.
Siday qabiil qaabil ku yihiin noo bidhaami? Ma canada aya qabiil wax ku bixisa mise communityga ayaa si qaldan u isticmaala barnaamijyada la siiyo iyo caawinooyinka
@@mataanciiideed4046 hhhhh maan waalanay markaan naftayda Risk gelinaayo ee waxaan ka hadlaya hab waxbarashooo kale ama caafimaad oo kale malagu imana kara ayaan ka waday
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤🌹
Maxaad ku hadlaysaa ? Ma English baa mise af-xamari?
Ingiriisida maad horta baratid intaanad abuse garayn?
Waa nin soomaalidii hore ah ee gobtii qalbiga nadiif ah bilaa qabyaalad
Well done, walaal
qiimo badan baad somalilada u haysaa. 👍
Waan ku taageersanahay isku haynta dadka mahadsanid wll
Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
like sara❤🤲
Mashalah
cabdisalan hereri big legend👏👑
Wariyaha sanadka hereri 🎉
Shaqo wacan Governor
Hareri shaqa wanaagsan guri walba oo qof soomaali ah uu joogo nooga soowaran
Shaqo wacan Abdizalaan
Dadkas oo dhan qaxooti nimada ku cusub oo sababay ineysan weli xarumo community ah sameysan waayo somali anaga ugu horeyney wx qaxoti canada la keeno 1992
Cabdisalaanaw niyo ubar iyo lift bal ka warayso shaqadaas waxa la ii sheegay inay markaad ku cusubtahay marykan iyo canda inay aad dhaqaalahaga u dhisayso iyo guudahaanba waxaad waydiisa oo aad waraysi ka samayso qofka marykan iyo canda ku cusub shaqada uu qabanayo horena u suco baan ku leeyahay durba maalgalintii dahab shiil baa halkaa iiga muuqatee aad baan warysigaaga ugu han waynahay 🙂🙂
Wll uber wa dhaweeye oo kale waba mesha laga keenay dhaweeyaha an isticmalno wa hadi ad ku aragty somaliland puntland xamar wa lagaga shaqeeya
Cabdisalaam hereriyoow wxaad barnaamij kasoo sameysaa arimihii qoxoontigii somalida iyo qaadashadoodii canada
Nice bro somali unity
Bishii mowliidka ayaa noo curaty ee aan badino saliga suubanaha (NNKH)
Bidcada iska daa walal xili kasta kusali nabiga jumcada si gaara marka wax aan daliil lahayn oo hadhaw su'aasheeda ka jawaabi karin yaanu cimrigaagu ku dhamaan
@@Mustafa-ty8tq like raadin unbay ka tahaye bidco Iyo sunne midna wax kama oga wll
Waa gobelkee meeshan Hereri
manshallha
Canada inshallah waan imanayaa lugta ku iman
Very interesting story and dangerous too!!
Like walalo
Ninka waa nin wx badan aan kabrany
BARASHADA CARABIDA KALO SOCDA BARTAN
Mr hereri nin qiimo badan🤍
Cabdirasaaq Immigrant badan baa wasiiro ah dawlada Canada 🇨🇦 oo aan Soomaali aheen meesha waa laynaga horeeyay.
✌👍👍♥️
cabdisalan hereri lagenki wan ku wata
Hereri nin ka hadal badanba helay maanta kkkk
😂😂😂😂😂😂😂
Qofka kaliya aan taageero cabdi salaan herari
Dadkan wadanka ku rafaadsan caawiya itoobiyaan lahayninee
Because the majority of what he claimed was wrong, this individual serves as evidence that most so-called community leaders are morally reprehensible and illogical.
100% corrupt as hell and huge tribalism issues.
canada 7 years daganahay ururkan waligay maan maqlim namana caawin Jaaliyadaha iyo ururada canada waa qabiil qabiil xariifkan waligay Toronto kuman arag.
Siday qabiil qaabil ku yihiin noo bidhaami? Ma canada aya qabiil wax ku bixisa mise communityga ayaa si qaldan u isticmaala barnaamijyada la siiyo iyo caawinooyinka
adigu inaad negative u fekerayso ayaa macquula sidee qof aadan weligaa arag qabiil ugu eedeyn???mise waxaad leedahy muxuu isoo raadin waayey ee ii caawin waayey??????
Toronto m joogo Ee Waaa Rer otwa
Waad bugtaaye Allah haku caafiyo meeshani toronto maaha Takale waxaad leedahay waligay ma arag hadana waxaad leedahay qabiil bay kushaqeeyaan.
Sideed ku xukminaysaa qof aadan arag aqoona?
Sidee ayaan ku tegi kara Canada?
Soo lugee lug ban ku imid , rag Kaloo soo lugeeyay oo nasiib uyeelan baa jira oo jidka ku dhintay. Dhimo ama soo gudub haday runka tahay
@@mataanciiideed4046 hhhhh maan waalanay markaan naftayda Risk gelinaayo ee waxaan ka hadlaya hab waxbarashooo kale ama caafimaad oo kale malagu imana kara ayaan ka waday
@@dhalinkaabechannel nin ay xaaladahu jeex jeexeen buu ku mooday oo raba geeri ama Canada
@@PubgMobile-zo1vm dad baa dadka ka waala show zhp
Group five wll
Anigaba sidaas ku imaaday ❤wax kale ma jiro
Sax
Somalida homeless ka ah ku gura meesha
Baanahawaas hadalkiis waalafahmayaa iyo hadalaboodkiis
Kuwana. Amaa la xidh xidhaa. Kkkkkkkkk
Kuwee?
Maxaa loo xidh xidhayaa badaw sanidaa 😂
Dhalashada Canada 🇨🇦 5 sano ayaa lagu qaadan jiray ma la badalay Saddex afar sano ah ayuu yidhiye
Dadka klaa duwan Kuwa qoxotiga rasmiga ku imaday Waa 5 sano Mesha kuwa group iyo howlaha kle ku yimid ay 3 sano tahy
Please sabasgareed dheh change
Faataadhug iyo meelaha lacagaha been been loogaqaato dowlada dhexe iyadoo dadka waxba looqaban iyo musuqmaasuq