Badda waa la kireyna Lkn waa cidee cidda awooda ulleh inay kirayso Badda waxaa kireyn kara waa dowladd waxeyna ka kireyne dowladdkale marka somaliland ma ahan dowlad marka la joogo intentional law Sidaas ayuuna heshiiskedu baadil ku yahay!
Marka hore bada ethiopia rabto waata somaliland gabiga somalivoo dhana iidoor nacayb ayay udhimanayan waana dhulka iidoor badu yaab waa dad khariban nafaxdoodunavinayviyagu saxeexaanvuunbay rabeen
Ani re muqdisha kii musa iyo kan xassanba waa heshiis nacasnima ka muuqato oon kala cadeyn mana ehwn anaba iyo itopia inay wax heshis bad ama dhulba ina dhexmaro madaama dhul iyo dadba ay dhamkeeda nagag maqan yihin
adeer inamadan Reer SL toodu tagero indho la ana MUUSE waxa uu yidhi ethiopia bad bay rabraa anguna aqonsi ban rabnaa, xaa MD madax weyne ciro wuu ka gabsaday sababo siyasadeed awgeed waxanu yidhi man araga heshiis cad oo ka hadlalya MOU ga, MD xasan waxa uu ku ku gulaustay in ay ethiopia qirtto in u khalad aha wixii ay samaysa inta kabacdi in carshiga calamga lagu dhaqam oo ah in doawlada landlock ah ay access u yeshaab bada
ABt Ethopian Wxba Kma kirayn KArno Bal an diidno Turk Iyo Rwnda Wdamas an diidno Ethopian wa Yuhud Yuhuud dhashay In wx lga kireyo iska daye dhulkena inty ngaga maqan Hanoso celiso
War wax fahma dadkiinana maskaxdu fadhido. Xasan Sheikh (dalxoreeye ) bada ma iiibin ee uu kireeyey lkn muuuse ) bada uu iibinaayaya aqonsi buuna ku badalanaayay qayb ka mida ayuu iibinayay Markaa kala saara kirada iyo iiibka. Muuse bussince buu watay
Dir dagalba lagu haya. Isaaq in u ictiraaf helo aya ladiday oo Hawiye logu diray😂Darood hada wiilasha Somaliyeed ayu Ethopian uso kaxaystay cidi kama hadlyso.
Caqli ayaad lahayd ee ma cagaha ayaa ku furan dacasle shaqsi ma ha sheekadu waa wadan ka wadan aan isku awood iyo isku qoomiyad ahayn marka kala saar dacasle siinka iyo soodka ciyaal macamad ayuunpa fahmi kartaaa
xaasidiin weeye somaliland la daba dhigay lakin ilaahay ayaa marki horena nooga hiiliyey iminkana isaga nooga hiilinaye dhawan filo iyagoo ooyaya oo leh se loo ictiraafay somalilan
Xabashi diid maha wa Somaliland nacayb
Taasaan Been Ahyn QADAADWAYN Bal Maxay Hada is odhan😂😂😂
@@markoozchannel2821bada la iibsaday yaaku dhahay adi
6:08 dhwrka midab lahaa ala baabkaaa😭😂💔
Maasha allaah caqligaaga allaah kuu siyaadiyo
Adi itoo biyan baa tahay wadan aan xifaal Tano siden ugu kireynaa doqon matahy
Maskax iyo siyaasad baa la rabaa😌
Dirisle anagaa is fahmaynee DDs ayay dani ugu jirtaa dheh soomali kale Dan uguma jirtee😂
Kkk meshu ethopian diid maaha ee waa somaliland diid iyo xuumaan somaliland loogabo
Mashaallah
XAQIIQA TASAA. IDIRISLE💯💯💯
Allah runta jecele soomali jeacel mahe waa somaliland diid Anoo jig jiga jooga saas leh
Dirislaw xsn shekh in u kireyo marabo wuu siyay midkle anagu aqonsi iyo diyarda ethopia oon shre kuyelano ban rabne somlia kuxumayn unbay ahyd
Xabashi diid maaha waa somalid nacayb weeyi whlhi 😮😅
Wa ku ragsanay bro
Waar heedhe dirisloow waad ku faraxsantahay in badii la iibiyay kolay Ethopian baad ahayde😂
Toronto kaa daawanaya😂
Nio idirisle wan iska jeclay ❤ midakale waxan layaabay meesha somaliland lagaga hadlayo anoo taagan uun arkayaa wadaninimada dhiigayga raacdee layaab malihi😂😂
😂😂wlhi dirisle isku fikir aya nahay
Wilka mashaa Allah
👍👍👍👍👍
Good
Sxb our sea haabashi kama kiraanayno
Dhowrka midab Rag badan baaaleh oo iscadeeyey 😂😂
Adeer bada noo ibiya aanu shaarka faqriga aanu tuurno somaliyey
Itoobiyo sidaa ogaay no xasuuqay 2007 miya bda la kireyy bda
What bada wey socon waayeene waa la socodsiina
❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉
Lipaax 1996 ayey cidanka itopia wadankeena somalia lagu soo daabulay ayagoo leh wadankaan inii ilaalinayaa. Wakhtigaa ilaa hada somali awood waa uladahay inay wadanka kasaarto cidanka itopia. Kwrm hadii maanta badaada lagu wareejiyo awood maa uledahy in aadka saarto
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inader dirislow Djibouti ban kaga so qoray farintan arinka si khaldan baad uga hadashay. Marki hore kiro dheleed oo 20 km ayaa jirtay iyo bad fadhi ciidameed ah ayaa jirtay Barbara waxa kiraysray Dpw Djibouti kamay hadlin somaliana kamay hadlin. Lakin tan lughaya 50sano oo kiro ah oo ciidan intaas badaha iyo dhuleed qabsanaya ayaa umadu kaso horjeeday. Imika. Hada ciidan makeeni doonana waa mid ganacsi uun
Kkk dpw waay kaa hadashay somalia waliba waay diidanayed
Walaal waa xaasidnimo ay ka xaasidsayihiin somaliland
Abdirisaaqow ustaad Daba ka warwar baa ku dhacay somalidii
Badda waa la kireyna Lkn waa cidee cidda awooda ulleh inay kirayso Badda waxaa kireyn kara waa dowladd waxeyna ka kireyne dowladdkale marka somaliland ma ahan dowlad marka la joogo intentional law Sidaas ayuuna heshiiskedu baadil ku yahay!
Oo shalay maxay muhiim u ahaan wayday oo Manta muhiim u noqtay
Marka hore bada ethiopia rabto waata somaliland gabiga somalivoo dhana iidoor nacayb ayay udhimanayan waana dhulka iidoor badu yaab waa dad khariban nafaxdoodunavinayviyagu saxeexaanvuunbay rabeen
Shirkii turkiga nuxurkiisa dib u dhagayso pro kiro sheekadu way dhaaftay pro
xamar kirayn mayso ee waa free
Woow Ilike vidéo VIVA Somalilnad fourn Djibouti
Bada la iibsaday yaaku dhahay marka
Erayga far waa weyn baa wax loogu dhigaa kor ugabax bro
CUQDAD SOMALILAND NACAYBA AYAA KUJIRTA JAARKA EE AMXAAR NACAYB MAAHA WAAKUWAA USUJUUDAYEE BAL HAKA HADLAAN ANAGU WAXBAAN KALA KIRAYSANAYNAAYE
🎉🎉🎉🎉
Ani re muqdisha kii musa iyo kan xassanba waa heshiis nacasnima ka muuqato oon kala cadeyn mana ehwn anaba iyo itopia inay wax heshis bad ama dhulba ina dhexmaro madaama dhul iyo dadba ay dhamkeeda nagag maqan yihin
The legend
Hada ma kirayseen mise free waaye
Ethiopia waxy rabtaa xoog
Sido kale anoo Diri dhabe jooga hhhhhhh
Dhawra midab lahaa ku lahaa😂 alla baabka
Wcs
Ilaa hada dhalin yarada reer waqooyi ilaa hada wax heshiis lama gaari wax si cad loo sheegay majiraan wey dagdageen
Dirisle ugu dhaarta in uu ustaria joogo 😂😂😂
Yes geeeeesi idir
Dirisle saaxiib bal taariikhda Ethiopia Soo baadh waxay ka qabaan Badda iyo dhulka ka sokeeya kaddibna wax qiimee xaalku intaad moodayso ka fog
Geeeeesi dir nimo viiva somaliland viiva somaliland
Dirisloow bada markii somaliland kiraynaysayba maad lahayn faaiidaa ku jirtee ma Imikaad leedahay xasan sheekh haduu kireeyo faaiidaa ku jirta Imikaanu leenahay Somaliyaay badayadu Iibmaaha 😂😂😂
adeer inamadan Reer SL toodu tagero indho la ana MUUSE waxa uu yidhi ethiopia bad bay rabraa anguna aqonsi ban rabnaa, xaa MD madax weyne ciro wuu ka gabsaday sababo siyasadeed awgeed waxanu yidhi man araga heshiis cad oo ka hadlalya MOU ga, MD xasan waxa uu ku ku gulaustay in ay ethiopia qirtto in u khalad aha wixii ay samaysa inta kabacdi in carshiga calamga lagu dhaqam oo ah in doawlada landlock ah ay access u yeshaab bada
Dirisl3 shaaDh caD3 waa ku taageraH pro hor3 u s0c0
Adeerkiin markuu iibinayo xaaraan maaha lkn markuu nin isaaq ahi saxeexayo xaaraan maaha clip kan u dira hhhh😂😂😂😂😂
ABt Ethopian Wxba Kma kirayn KArno Bal an diidno Turk Iyo Rwnda Wdamas an diidno Ethopian wa Yuhud Yuhuud dhashay In wx lga kireyo iska daye dhulkena inty ngaga maqan Hanoso celiso
Waxad no cadaysay in caqligagu ardaaga xafdiina uun uuku koban yhy
Caac ORAD SOXAR QADAD WEEN 😂😂
Rag Rag dhalay
50 sano waa siin
LIINTI MUUSE DURBA WAA U XIISAY
Qiro ma rabo abiy oromo wuxu raba bad bilasha
Shalay danteenu Kuma jirin miya oo Manta ayay danteena soo gashay 😂
Saxibow siyasada bariis maakaso galey.
😂😂😂
Isoqabo zaxiib
War wax fahma dadkiinana maskaxdu fadhido. Xasan
Sheikh (dalxoreeye ) bada ma iiibin ee uu kireeyey lkn muuuse ) bada uu iibinaayaya aqonsi buuna ku badalanaayay qayb ka mida ayuu iibinayay Markaa kala saara kirada iyo iiibka. Muuse bussince buu watay
Ma umada somaliyeed ayaad indhaha qaban kartaa in ay kiro ahayd waala ogaa bada somaliland laakiin waxaaso dhan qabyaalad ayaa kaa keentay waanu ku dareen sanahay😂
@ ma iga kenin qabyalad ee bada sawkii aqonsiga lagu badalanaayay ma imikad so nayaaayiraysatay wagas malaha ciyal bad hayd oo wad fahmi la ahyd wll
Dir dagalba lagu haya. Isaaq in u ictiraaf helo aya ladiday oo Hawiye logu diray😂Darood hada wiilasha Somaliyeed ayu Ethopian uso kaxaystay cidi kama hadlyso.
Your opinion dirisle not my
Caqli ayaad lahayd ee ma cagaha ayaa ku furan dacasle shaqsi ma ha sheekadu waa wadan ka wadan aan isku awood iyo isku qoomiyad ahayn marka kala saar dacasle siinka iyo soodka ciyaal macamad ayuunpa fahmi kartaaa
No
Waa tuuug xassan dhiiqo tuuuuuug usheeg huwantaa
xaasidiin weeye somaliland la daba dhigay lakin ilaahay ayaa marki horena nooga hiiliyey iminkana isaga nooga hiilinaye dhawan filo iyagoo ooyaya oo leh se loo ictiraafay somalilan
😂😂😂😂