Waraysi Prof Faisal Rooble oo ka Hadlay Axmaarada Jigjiga wacdaraha ka dhigtay Iyo Arimo kale.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 185

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 2 ปีที่แล้ว +6

    Awoowahay faysal abdi rooble Allah ku xafido awoowe ❤💯👍

    • @Somfox1
      @Somfox1 2 ปีที่แล้ว +1

      walaahi nin ka aqoon badan , ka soomali jecel , ka geesisan , ka run sheeg badan intaan noola ma arag Faisal Roble waa Geesi ay yartahay in la helo isaga oo kale .. in badan baan dhagaystay , akhristay maqaaladiisa iyo Sida qoomiyada Somalida xaqeeda u raadiyo dunida oo dhan .. waa Geesi geesi dhalaly walee

  • @cabdibookh1708
    @cabdibookh1708 2 ปีที่แล้ว +1

    Rooble alle cimriga iyo cafimadka ha ku dhereeyo from Hargeysa

  • @omarabdillahiomar2402
    @omarabdillahiomar2402 2 ปีที่แล้ว +1

    marka hore waan salama ya weriye nuur iyoo professeure faeysal robleh iyo umada somaliyeed oo dhan inta kadib jigjiga hadii axmaroo nooguu imitoo somali wey u dhamaate ana guu goondhar iyoo goojaan ma tagnoo ee in ee axmaraduu naga guurtoo

  • @mohamudibrahim3924
    @mohamudibrahim3924 2 ปีที่แล้ว +3

    Faysal caawa runbuu sheegay halagu waana qaato

  • @barkhadbashiir3230
    @barkhadbashiir3230 2 ปีที่แล้ว +1

    Eshcalaa wariye horay usoco

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 2 ปีที่แล้ว +3

    Taariikhda haddii aynu dib u milicsano dadka dunida ku nool kuwana waa la lahaa kuwana dadka ayay lahaayeen.
    Marka ha ku wareerina Soomaalidu waxay ka mid yihiin inta la leeyahay.
    Soomaalidii xorta ahayd ayaa khatar ku Jirta in iyagana la yeesho.

  • @swimwiththedolphins
    @swimwiththedolphins 2 ปีที่แล้ว +2

    Somali galbeed wa uu dhamaatay

  • @weerehaybe7436
    @weerehaybe7436 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah.

  • @samirakhalif4637
    @samirakhalif4637 2 ปีที่แล้ว +2

    Engineer Faysal Rooble wuu kumad kumadsanyahay warbixintaas.

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 2 ปีที่แล้ว +2

    Amxaareynta Jigjiga waxaa ugu wacan waa fuleynimada hogaanka soomaalida dawlad deegaanka

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 2 ปีที่แล้ว +2

    Al-lahayoow Ferenjiggii Muxuu,
    Nacas Fariideeyay.
    Faa'iiddo Laawiyo Nin Ragga Muxuu,
    Faylka Wada Yeedhshay.
    Nimmaan Aabihiis Fuuli Jidhin,
    Faras Muxuu Saadhay.

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 2 ปีที่แล้ว +1

    Jigjiga wey ku delay
    Sabatoo ah
    1. Magaalada jigjiga wey ku soo batten
    2. Musharax ayey sameysteen
    3. Airport ka iyaga ayaa gacanta ku haya maamulkiisa
    Isbaarooyinka laga soo galo iyaga ayaa gacanta ku haya
    Marka soomaaliyey maxaad sugeysaanoo kale

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 2 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahad santahay Nuurow rooblena
    Wuu ku mahad san yahay arinta amxaaro

  • @shaakirfriday2401
    @shaakirfriday2401 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani waa ninka Kaliya ee maanta soomaali u nool Lakin isna xaga dambe ayuu maxay ban ahay balse waxa xaqiiqa markaan darisnay soomaalida nin soomali nimo uga dhaw Lamasoo helaayo thanks all from lafta

  • @umubahja1508
    @umubahja1508 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah keep going profeser

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtii Aqoonyahan Faisal Roble si fiican buu Taariikhda u sheegay 1) Ethiopia map keedu 1945 kuma jirin Somaligalbeed 2) Kenya iyo Ethiopia waxa ka dhaxeeyey iskaashi difaac somali layska difaacayo 3) Qoomiyada Somaliyed ma degi karan dhulka axmaarada , halka jigjiga maanta 100 kun oo xabashiyi soo degeen 4) Cagjar oo xabashidu u aragto Boqor Milik gii labaad 5) Somalida aan kilinka5 madaxdoodu u doodin xaqa Qoomiyada Somalida .... Aqoon yahan Faisal waa ku mahad san yahay Taariikdha dheer ee Somaligalbeed ee ino sheegay aniga oo in badan aqkhriyey Qooraaladiisa ku sahabsan Somaligalbeed , waa geesi aan gaban runtana u sheega Qoomiyadaha Herdiyaya Qoomiyada Somaliyeed .. well done

  • @saidwarfa1138
    @saidwarfa1138 2 ปีที่แล้ว +3

    Mustapha is an Amhara assimilated , that is he wants to think , believe and act like an Amhara !

  • @cabdibookh1708
    @cabdibookh1708 2 ปีที่แล้ว +1

    Somali galbeed waa in la difaaco, mustafe cagjar waa in la iska ilaaliyo from hargeysa

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 ปีที่แล้ว

    Waa Mr No shariica, cidii wax kaa dhageysato ayaa kaa liidato...

  • @maxamedmaxamuud2633
    @maxamedmaxamuud2633 2 ปีที่แล้ว +1

    Ethopia &kenya maweyneyso doqon ogaadeen sida ducasle uunsi , faarax macalindameer ,cagjar , ileey

  • @saidwarfa1138
    @saidwarfa1138 2 ปีที่แล้ว +1

    I suggest all individuals from DDS in the Diaspora should organize themselves and carry out protest through the social media and bring this unprecedented move to the UN and other agencies , otherswise you will have NO region to go back . There is no policy of saying any Ethiopian can live anywhere as propagated by the selected leader , Mustapha who has lost direction and totally failed in his leadership .

    • @abdifarah4164
      @abdifarah4164 2 ปีที่แล้ว

      He has no clue, about AHMARA, LF
      He had, any Clue about EM, He would have a BIG WORRY for their ARRIVALS and had shown only a Big WELCOME HOME LOVE,encouraging and standing by their Side.
      has shown NO big worry for their ARRIVAL! He had been here,long enough
      to Achieve Good EXPERIENCE of every Eithiopian ETHNICITY!

  • @mohammedahmed9733
    @mohammedahmed9733 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu Harari wey, side Faisal shegayo iyan mgaladena Harar anuwynay. Ahmaradu inagay kabadn yihin. Somaliyey Tos

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaruhubba Qoor-Qabbad,
    Biyo Kuma Qur-Quriyaan.
    Anna Qiiro Mooyee,
    Qasab Kuma Balweyn Karo.

  • @geedikeenadiid2221
    @geedikeenadiid2221 2 ปีที่แล้ว +1

    Md Cagjar wuxuu kudoodaa annagu soomaali ma layno. JIGJIGA wuxuu ku wadaa sidii DIRIDHABA, Khayaano ka wayn na majirto.

  • @Waris668
    @Waris668 2 ปีที่แล้ว

    Xasbinalaahu wanicmal wakiil allaw sahal amuuraha

  • @fuadahmed5192
    @fuadahmed5192 2 ปีที่แล้ว +1

    Jigjiga waa darbigii somali oodhan laga difaacayay hadii lasoo jabsado waa bas axmaaro ilaa badaha somaliya waysocon

  • @abdimuhumed422
    @abdimuhumed422 2 ปีที่แล้ว

    Amxaar iyo Tigray, Amxaar aya kaxun. Wa gumeystaha somalida

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadal waad dhameyseen. Inkaar ayaa inagu dhacdey hadii aynu somali nahey. Waa qorshihii u suro galiwaayey mudo dheer amraaxo. Waxaa kale oo ay degen yihiin daanta dhinaca ethopia ee wajaale. Waa halka laga soo galaayo somali oo dhan.

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 2 ปีที่แล้ว

    Ingriiska soomaalida waa midka curyaamiyey ilaahay ha inaga qabto xaqeenana allaah subxaana qaadirka ha inaga siiyee

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 2 ปีที่แล้ว +1

    Xukunka ha loo dhiibo onlf

  • @user-wv1qm3zx3o
    @user-wv1qm3zx3o 2 ปีที่แล้ว +1

    Eng Faysal waa halgame mudo bada n kusojiray halganka I like when he's talking history thanks !

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 ปีที่แล้ว +2

    Jigjiga Axmaaraa haysata! Dirirdhabe ayaa dhayal lagu qaatay iminkana Jigjiga waay u dhamaatay somaali

    • @Inakulmiye
      @Inakulmiye 2 ปีที่แล้ว

      I don't want to be a revisionist, but Ina Abdulle Hassan instead of focusing his so called Jihad on Amhara hegemony in DDS rather than the non existant British who were not > few hundreds stationed in Berbera at the time. Things would have been different. Aslo, the 77 war the 🌎 was willing to let the so called Kacaan regime to have a large portion of our land. In both cases Somalis failed to get back their lost land.

  • @shoqinoor3623
    @shoqinoor3623 2 ปีที่แล้ว

    Waa lak fLstin

  • @hakimsuper5166
    @hakimsuper5166 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland dhulka ay u baahan tahay inay ku darsato Hawdka oo jigjiga ka mid ahayd Somaliland inay ahayd dhulkii INGRIISKU maamuli jiray tan iyo 1954tii sidaa aawadeed ha dambeyso reserve area oo ah Ogaden hadaba dhulka somaliland wuxuu ka kooban yahay Somaliland iyo HAWD, Soomaaliya si dadban ha ula saaxibto aqoonsina wey ku heli sidaa.

    • @hakimsuper5166
      @hakimsuper5166 2 ปีที่แล้ว

      Haddii ay soomaaliland wada raadsato ictraafka dhulkii Ingriisku maamuli jiray oo tan hawhuna ku jirto inay aqoonsiga soomaaliya ka heli karto ayaa suurta gal ah si loogu arko inay dhulkeedu ku maqan yahay laba dal oo Somalia iyo Itooniya ah iyo waliba jasiiradaha suqatara laftoodu waa dhul soomaaliyeed oo ingriis gumaysan jiray e ay sheegato

  • @irridentist
    @irridentist 2 ปีที่แล้ว +2

    Abeeso ninkii koriyoow adigaa u aayi. Amxaaro soo dhawaysi maleh.
    Benishangul oo hal milyan ah baa Soomaali ka dhiig badan.

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 ปีที่แล้ว

    WALAAHI MARKAAN WIILASHAAN ARKO WAXAAN AAMINAA INAAN SOMALI NIMADII DHIMAN

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 2 ปีที่แล้ว

    Hada meel kampani ayaan ku kulaney meel company ah waan is wareeysaneey yaa tahay aniga waxan ahey somali amxaarkan wuxuu igu yiri fromm jigjiga maxaa yaab isdaba yaal

  • @issamoussa164
    @issamoussa164 2 ปีที่แล้ว +3

    Allow burbuuri Ethiopia IYO canfarta DALIMINTA IYO KOOXDODA ENDF DHAAMAAN IYO ERETARIYA IYO cagjar dabadhilif IYO abiy genocider afwerki genocider cagjar traitor puppet genocider BEENNALOW dabadhilif dulli donfar ISCASILA

    • @urejahussein6121
      @urejahussein6121 2 ปีที่แล้ว

      Amiin yaa alaah walaahi waxan away rer muqdishow waan habaraa itobiyaan ilaahey ha isku diro somalina xornimo ilaahey ha siiyo walalheyAlaahumaAmiin

    • @mohnoor8
      @mohnoor8 2 ปีที่แล้ว +1

      Why Ilaahi ducadaada kaa Aqbali? Ma umaleeneesa ilaahay inu naga jecelyahay(somalida) Axmaarada/Canfarta? Ruwaayada naga daa. Somali Iyada Cadow isku ah. Agoonta, masaakiinta lacagtooda lugu baashaalo. Masaakinta ku duusha, Hadhowna la dhaho dadkii saboolka lacagtooda boobayey, lala fadhiisto maqaaxida/hoteelada lugo arko, wasiir ladhoho, sawir lalagalo, waxay helayaan sharaf, ixtiraam iyo mansab. Somalida ilaahooda waa mid nacas oo la siro karo(Waa waxeey ka aaminsanyihiin). Laakise aniga ilaahayga aan aaaminsanahay, waa mid cadaalad ah, sharaf leh(xageeyga), markasta aan ka cabsado jaceelkiisa/raxmadiisa inaan waayo. I arkaya markaan ruwaayad aan dadka kale udhigaya(munafaq). Anigu maxaan aminsanahay Somalido diintii kadagtay, masooliyad aan laheen. Caloolshooda u shaqeesta, Qabyaalad aan isjecleen, isku hiilineenin. Why Ilaahay kula garabgali markaas? Ilaahay maxaad umaleeneesa inuu yahay Qabyaalist? Ilaahay muxuu kula jiraa markaad Cadaalad iyo wado saxsan aad ku socoto. I'm sorry for my grief. This was not personally meant, but expresses the reality

  • @mohammednuur2939
    @mohammednuur2939 2 ปีที่แล้ว +1

    Mr.caadil 2019ki waa wax shaqada loga qaadey marku yidhi ma so bixi kartaan

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 2 ปีที่แล้ว

    Dadka qaarna miyaad ogoshihiin badhna miyaad ogoshihiin komeentiigayga???

  • @abdiqanifoadi1812
    @abdiqanifoadi1812 2 ปีที่แล้ว

    Nuuurow 💡 so iibso wll

  • @deeqshire8192
    @deeqshire8192 2 ปีที่แล้ว

    Waa gole axmaaro jigjig

  • @cabdinaasiryuusufciise5901
    @cabdinaasiryuusufciise5901 2 ปีที่แล้ว +1

    War ma waxaasaa wax loo dulqaato ah ma baxardaarbaa mise waa jigjiga goormay saan uyeesheen waa su aal kale mustafa amxaaroow kursi ceebeed yaad ku fadhisaaye ee isaga tag ama cadeyso

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 2 ปีที่แล้ว +2

    Nacalad ba Somalida ku taala meelkasta guumeysi bey ku jiraan Axmarada dhuulkoda miyeey ogol yihiin in sidaas looga dhiigo diinten waa maya

    • @ceceopa4789
      @ceceopa4789 2 ปีที่แล้ว

      Ubaxey walal maqaxi kama furan kartid

  • @manguzumanguzu995
    @manguzumanguzu995 2 ปีที่แล้ว +1

    Amxaro Manta ayey u ogu jilicsantahay ee halayska qabto

  • @shiine127
    @shiine127 2 ปีที่แล้ว

    Baxardaarna masaajidadii ayaa lagu burburinayaa Jigjigana sidaasay ugu banaanbaxayaan wadaadadii kiniisaduhu.

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 2 ปีที่แล้ว

    Nio shacabkan way sixran yihin!
    Hadal kale majiro ethiopia iyo somali galbeed salad ma wada xidhan karan ii amiin ama haii aminin!!!!

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye 2 ปีที่แล้ว +9

    As long as Ogaden clan considers that they have more rights & monopolizes the control of DDS government, Somalis will be politically weak & will not be able to confront Amhara or any other ethnic group.

    • @humbleonemoretime7025
      @humbleonemoretime7025 2 ปีที่แล้ว +4

      Somali tribal issues are secondary in this matter the very meaning of somali is at risk the idea of raising tribal grievances in a situation like this is extremely counterproductive I know for a fact all other somalis would prefer their ogaden brothers than an amhara who has nothing to do with somali identity religiously culturally or linguistically I don't think Ethiopia will discriminate in their prosecution against somalis if any tribe stands on the sides they will regret

    • @FreemanV99
      @FreemanV99 2 ปีที่แล้ว

      As long as "Me against my Brother" condition is well and alive, forget unity and Somalihood. The distinction between Ogaden and Ogadenia may sound quite easy on the surface but, controversial for a whole of other reasons. And it has been the burning issue since the inception of territory's current history.

    • @Somfox1
      @Somfox1 2 ปีที่แล้ว +1

      Adna ogeden baad ka hadlaysa halka laga hadlayo Xabashi arligii qabsatay .,. Dhulka ayaa la yidhaa Ogadenia , laakin cid walba degta .. marka cudurka Somali kuu galay alle ha kaa saaro oo u dood qoomiyada Somaliyed walaal

    • @mohedtijabo577
      @mohedtijabo577 2 ปีที่แล้ว

      The question is how we can avoid Amarization in our or somali city
      Stop gasteriezed blab blab and short sighted
      Clan blab blab is not relating the topic of discusion

    • @Somfox1
      @Somfox1 2 ปีที่แล้ว

      @@mohedtijabo577 that is the real point , the one million dolar question , as long as we have short sighted leaders , which only think of their own pockets , we will never regain somali dream , so we must say no to qabiil and only support those who are devoted to somali patriotism .. we have ethnic clashes now and i do not se somali intellectuals who are fighting for somali nation .. QOOMIYADA SOMALI HA LOO DAGAALMO HANA LA DIFAACO WALALAYAAL

  • @mohamedabdi-lo1mz
    @mohamedabdi-lo1mz 2 ปีที่แล้ว +1

    Axmaaro halaiskaceliyo

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 2 ปีที่แล้ว +1

    Hon. Aqoonyahan Dr. Faysal Abdi Rooble
    Waa Geesi Waxqabad Muuqdo Leh.
    Waa Aftahan, Waa Indheergarad Arragti
    Fog iyo Fahan Siyaasad Durugsan Leh.
    Waa Hawlkar, Waa Hal-abuur,
    Waa Hormuud, Waa Horseed,
    Aan Aqoon Haddimo iyo Hagardaammo.

  • @hassanyussuf6957
    @hassanyussuf6957 2 ปีที่แล้ว +1

    War aan iska celino wasakhada iswadata axmaar iyo axmaar lagaleen

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 2 ปีที่แล้ว

    Armaa hargaysa iyo muqdisho dhawaan lagu arkaa

  • @ismaelmuse7326
    @ismaelmuse7326 2 ปีที่แล้ว

    Tijabo

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 2 ปีที่แล้ว

    Jigjiga waxaan kula kulmay nin amxaar ah oo askari ah jooga barta la ga soo galo ee wadada wajaale... si xun ayuu iila dhaqmay askartii soomaalida eheydna way igu fiirsadeen

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 2 ปีที่แล้ว

    Wax soomaaliland layiraahdo majiraan soomaalida oodhan ayaa soomaliland ah midnimada soomaaliyeed waa muqadis shanta soomaliyeedna waa muqadis in eey midoobaan ingriis soomaaliya asagaa qeebiyey markii horana hadana asagaa dibindaabyada wada isaaqna asaga oo kaliya soomaaliya kama gooyn karaan soomaalida Waqooyi, ingriis waxa uurabaa soomaalida in uu kala qeeybqeebiyo si arimihiisa gaarka ah uu oogu fushado waxa uuna soomaalida kuwadaa dhifaaydh and ruul or divide and rule

  • @omarganni7422
    @omarganni7422 2 ปีที่แล้ว +1

    War gumaysi baad ku jirtaane ama dagaalama oo wax iska celiya! haddaydaan yeelayn niicda joojiya oo u khidmeeya gumaysiga!!

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye 2 ปีที่แล้ว

    Adhiga magaalada laga soo qabto waxa la gayn jiray meel la yidhaa boonka (bond). Kadibna waxa lagu soo furan jiray lacag ganaaxa.

  • @bisiqsarman5132
    @bisiqsarman5132 2 ปีที่แล้ว

    Shacabka Somaliyeed:
    War Dowlad Deegaan waxlayiraahdaa majiraane iskaqabta amxaarada buuryadaleh - Xooga alle idinqabaye.
    Bisiq Sarmaan

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 2 ปีที่แล้ว +1

    I will say no

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 2 ปีที่แล้ว

    Mustafe waa maqaarsaar waana been federal ka lasheegayo waa mid soomaalida lagu minjo xaabinayo

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 ปีที่แล้ว

    Libaax Somali nool waxna fahansan

  • @ZEKO_B
    @ZEKO_B 2 ปีที่แล้ว

    Hello hella
    Deegaanka Somaalida waala madiideyey markey kacaanba sixirka jimanka ayaa laguu soo kiciyaa oo loo soo cusbooneysiiyaa. Waxaan maqli jirey Saar xabashi waa dad la heysta ah maxey hadlaan cabsi baalagu ridaa maxey wax iska celiyaan Dhulkiibaa tartiibtartiib loogu wareegayaan ayagoo arkaaya heey fadhiga ka kaca war ma heysaane baraaruga oo indhaha fura.

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 2 ปีที่แล้ว

    Waa weerar cad oo tijaabin ah God dadliqa ulbaa lagu dayaa marka waa kudayid cad lkn waa indhaqso wax loga qabtaa mana aha wax lasugi karo sheeko adag weeye

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 2 ปีที่แล้ว

    Hadday durugtay magaaladu
    Waa deris qalaadeed eh
    Waa kaa axmaarkii ka degay
    Labada daamoode.

  • @mayo3607
    @mayo3607 2 ปีที่แล้ว

    Nuurow please nalal ku ifiya guriga soo dhigo waa riqiise

  • @abdisatarmohamed6961
    @abdisatarmohamed6961 2 ปีที่แล้ว

    Deri dhabe aan ku noqono si Jijiga u badbaado...

  • @aminabdisalem3401
    @aminabdisalem3401 2 ปีที่แล้ว

    Asc, dhulkan waa dhul la haysto ama occupied land, ninkan madaxweynaha sheegaanaya waa loo magacaabay, ee maaha nin ay doorteen. Jigjiga and else where in the DDS is occupied territorier

  • @user-wv1qm3zx3o
    @user-wv1qm3zx3o 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahad santahay halganka aad kujirto insha Allah Ethiopia way kalatagi aamiin !

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 2 ปีที่แล้ว

    Goorma ayaa Jigjiga wax khayr leh laga maqli doonaa?

  • @boswellianboy4242
    @boswellianboy4242 2 ปีที่แล้ว +1

    Mustafe iyo hebel kale toona axmaaro jigjiga ma siin karo ee dadka deegaankan dagan baan diyaar u ahayn inay dhulkooda cadowga gaalada ah ka xoraystaan, 10 million oo somaali ah waxay diido mustafe iyo koox yar toona ma sameen karaan, ee markaynu diyaar unoqono inaan dhulkeena ilaashano ayaa noo balan ah soomaali maryooley, inta ka horaysana qabyaalada iyo laaluushka iska miista

  • @abdilatifafdub4205
    @abdilatifafdub4205 2 ปีที่แล้ว

    Ficil ayey meeshan u baahan tahay. Inta uu Mustafe meeshan joogo, Somalidu mustacmir ayey ku jiraysaa.

  • @ayaanibrahim3491
    @ayaanibrahim3491 2 ปีที่แล้ว

    Amxaaro maantaba Tigree jilciye May Soomaali iska celiso

  • @manguzumanguzu995
    @manguzumanguzu995 2 ปีที่แล้ว

    Jigjiga ariga waa lagu layaa halka Amxaarta wadoyinka lo, xiro

  • @rujaalhassan1912
    @rujaalhassan1912 2 ปีที่แล้ว +1

    Halaga samro Somali Galbeed, wallee dad magama jiro, dalkiina qaate hada! Waa isku dhamaatay

    • @Bunna_4K
      @Bunna_4K 2 ปีที่แล้ว

      Kolki Hore dadka ma adiga laha hoyada kunjer wase orodo Al shabab iska celi nijaas

    • @rujaalhassan1912
      @rujaalhassan1912 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Bunna_4K AMXAAR AFSOMALI KUHADLAYAA TAHAY DABADHILIF AH EE ISKA AAMUS MAANGAAB YOHOW, DOQONIMADA LAGU XANTO

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 2 ปีที่แล้ว +1

    Mr Nur tell jamac gallad to concentration of ahmaro in jigjiga that going to place somali ethnic in the near future.He he talks about somali clans .I gotcused to watch your video
    I sensed his view .I mean Mr gallad somali clanism blinded him

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye 2 ปีที่แล้ว +1

    Faisal is an senior engineer with extensive knowledge of Somali affairs. He had an exhaustive articles analyzing security, political & social dynamics on the HoA

    • @abdifarah4164
      @abdifarah4164 2 ปีที่แล้ว

      but you going to LOOSE your JIGJIGA for
      AHMARA! They will CLAIM it is their LAND!

  • @mmogiire203
    @mmogiire203 2 ปีที่แล้ว

    Anigu 7 bilood ayaan kamaqanaa waxaan ka imid ayada oo malintii 10 gaadhi oo dhalinyaro rag iyo dumarba le ay kasobaxaan Adis abab waa yoomkasta marka jogjoga waa la qaatay

  • @ED37569
    @ED37569 2 ปีที่แล้ว +1

    You can't be part of a country and wade off people who don't look like you or don't have same customs as you from other parts. If Amharas are not allowing other ethnic groups to be free to practice their religion or their way of life as the gentleman is saying, they should be confronted and condemned but not allowing others to move about in their country is wrong. Ethnic federalism is wrong in my opinion and is especially wrong if it hurts the minorities. Ruling/administering the province and letting everybody be free are two different things.

  • @lulabirjeeb2705
    @lulabirjeeb2705 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan sragnay labareeriyadii aan buugta ka soo amaanhan jiray ayaa iminkan buugtii kordh ooga qoran laakiin madhkii aad fudhtit luqad kale ku qoran sida tigrinya ama afka xabashida dee bal taa macnaheed

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 2 ปีที่แล้ว

    Mustafe waa maqaarsaar soomaalina waxbo umahayo wax layiraahdo federal na majirto soomaalida in xididada loo siibo ayaa larabaa soomaaliyeey toosa toosa oo isku tiirsada meel walbo adinkaa kuliitee

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 2 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan umaleyeena in ay uu gaali doonan sida Tigrey hadey Somalidu ba raagiin why Oromadu uu diidey Amaxarada

  • @Wadani924
    @Wadani924 2 ปีที่แล้ว +1

    Faysal ma aha "professor" ee waa qof ka mid ah shaqaalaha magaalada Los Angeles. "Professor" waa qof bare ka ah jaamacad ama college ama higher education institution ee ma aha qof kasta oo aad aqoon ku tuhmi kartaan.

    • @kiinadan6786
      @kiinadan6786 2 ปีที่แล้ว

      kiin adan
      He is a over qualify and can be professor if he choose to! Adiga miyay ku dhibaysaa derajadiisu?

    • @Wadani924
      @Wadani924 2 ปีที่แล้ว

      @@kiinadan6786 Maya, walaal i ma dhibayso ee title ka qofka in la saxo waa muhiim. Tudaale haddii aad tahay dhakhtar ma aha in engineer lagugu waco. Faysal laftigiisu raalli ka ma aha baan filayaa. Dr Geeldoon baa hore uga cawday in aan loogu wicin "professor".

    • @kiinadan6786
      @kiinadan6786 2 ปีที่แล้ว

      Professor macnaheedu waa qof darajada u sareysa haysta oo takhasus leh wuuna yahay Jaamacadna wuu ka dhigi karraa haddii uu doono! Waa meesha u sarraysa academics!

    • @Wadani924
      @Wadani924 2 ปีที่แล้ว +2

      @@kiinadan6786 "Dr" iyo "professor" baa iskaga kaa khaldan. Dr waa qofka haysta PhD, halka Professor ay tahay in aad macallin jaamacadeed ama college uu yahay. Marka hore waa in aad fahanto waxa Professor laga wado.

    • @Zailatv
      @Zailatv 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Wadani924 waaad saxantahay runta weeyi somali title aanay lahayn jeclaa Dr iyo prof midna maha faysal balse wa qof heer sare ka gaadhay waxbarashada wana wanagsanyahay balse wali somalinimo dhamaystiran kama.muuqato wayo kaliya gobaladiisa ayu ka hadlaa maba oga in somaliwayn oo dhan deegaanka degantahay balse iyaga loo afduubay madama ay yihiin.gumaysi kalkaal maxa jigjiga laga hadli dhagaxbuur,shilabo,goday meel aan amxaro lagu beerin ma jirto

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 2 ปีที่แล้ว

    Axmarada iyo Oromadaba dhuulkoda wey ilaalsadan balse Somalida waa foodo why qaabil iyo Quran ku jiraan dhulkooda Aya Laga qadaya hadii Amaxaadu uu ogo shahey Somalida dhuulkoda in ay tegato waa ok balse Oromada iyo Axmarada dhuulkoda wey xirteen

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 2 ปีที่แล้ว

    Toban Adeeraday Oo Reer Jigjiga Lagu daldalay Waxay Ahaayeen Awoowga Xassan Bide Khalaf Dallas Dalal la Walaala Ahaa.Dhamaantood Waxay Ahaayeen Ilma Khalaf Dalal.

  • @lulabirjeeb2705
    @lulabirjeeb2705 2 ปีที่แล้ว

    Kirdh soomaali baa kuqoean laakiin gudaha af qslsad baa ku qoran

  • @fuaadarahmankaleef7105
    @fuaadarahmankaleef7105 2 ปีที่แล้ว

    Asc prof faysal ani waxan koha jigjiga waxan kasocda jigjiga axmaro jigjiga waa lagu soo qulqulinayaa jigjiga magalla somaliyed way katagtay waxana hobodaya madaxda igusaraysa deganka taloo dagdeg ah aya laraba

  • @alibashy5146
    @alibashy5146 2 ปีที่แล้ว

    There is something called plastic tree protector 😂

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 ปีที่แล้ว

    SCW WAXAA NASIIB DARO AH IN SOOMAALIDA LAGA SOO CAAYRIYO GOBOLADA ETHOPIA OO DHAN MAXAA AMXAARADA DHIGAY AMA DAJIYAY JIGJIGA JAWAABYU WAA SIDA DIRIRDHABE AYAA LOOGA QAADAYA JIGJIGA.SOOMAALIDA ARITAAN MA FOGA WEEYSHA QOORACD DIBUGU HAKU QUUSTEE ......

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 2 ปีที่แล้ว

    Mustafe ma u sujuudey qayska sandakan?

  • @saidwarfa1138
    @saidwarfa1138 2 ปีที่แล้ว

    I wonder whether the Somalis can do similar things in BAHARDAR ?? . I believe it’s the selected leader of the region and his cohorts are responsible for encouraging the Amharas to take over JIGJIGA and that is why the selected leader Mustapha who has given more rights to Amharas in JIGJIGA than the Somalis . It seems the rumors doing the rounds might be true and that is Mustapha has Amhara blood .

    • @abdifarah4164
      @abdifarah4164 2 ปีที่แล้ว

      They SOMALIS can’t get a DISHWASHER in BAHARDAR! they can’t get a RENT HOUSE neither!

  • @ebadoahmed2386
    @ebadoahmed2386 2 ปีที่แล้ว

    Ninkani ogadeen uumbo aminsanyahay. DDS ma ogadeen umba degen?

  • @nuh1557
    @nuh1557 2 ปีที่แล้ว

    Yaq. sowtii amxaaro la eryadey oo tigrey..

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 2 ปีที่แล้ว

    Dadkan axmarada ahi waa muruqmaalka deegaanka Somali mashaqaysatee

    • @anab9951
      @anab9951 2 ปีที่แล้ว

      Way shaqeysan lahaayeen soomaalidu ee waan loo ogolay wiilkii soomaaliyeed ee beerta beerta ee tamaadkiisii inuu soo iibyeeyo axmaaro u diidey miyaadan daawan ha dhihin soomaali ma shaqeysanayso cid ka active San soomaali ma jiro xaga businesska

    • @abdimaxamed3454
      @abdimaxamed3454 2 ปีที่แล้ว

      @@anab9951 jig jiga axmaro maqabsandoonto sida dire dawa looqabsaday oo walaahiya kuseexo dhimashaan kaxignaa taas halmilyan baa degan oosomali ah waa na capital City of somali state nuur iyo adeer faisalna waa mucaarad waxbadan bay beenkasheegeen gaar ahaan axmaaro waysoobadatay intii mustafe joogay waa been oo walaahiya 20 year baan jijiga joogaa dhinacayga kama eexanayo oo waan dhimanayaa cadaadis siyaasadeed oocadaw ahi waa ina haystaa waanfahnsanhy midas

  • @issamoussa164
    @issamoussa164 2 ปีที่แล้ว

    Cagjar haa laa diilo

  • @hanidheeman6262
    @hanidheeman6262 2 ปีที่แล้ว

    War.somalida lamidow yuhuuda Ayaa Kadhaw

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 2 ปีที่แล้ว

      Marka lagu waso ee lagaa saaro siil kaagu miyuu bararaa???

  • @nuh1557
    @nuh1557 2 ปีที่แล้ว

    waligoodba soomali mid xumeeya ,mooye ma helaan mid quweeyaa... kharaax ku dhinta kuligeen kuwa lugooya soomali,,,

  • @hassanyussuf6957
    @hassanyussuf6957 2 ปีที่แล้ว

    War halayska celiyo indho axmaarle iyo axmaarada uu caabudo iimaan malah waa wax liita oodamiirlaawe ah wax lasii dhortaa meesha mayaalo

  • @cawaleyaden2246
    @cawaleyaden2246 2 ปีที่แล้ว

    Dirir maha nin Somali meteli kara waayo meesha Ethiopia wax Ku qaybsaneyso hadu INA dirir joogo Somali wey qadeysa wa ninki ugu horeyey e bixiyey galbeedka sitty ta kale oromada shegata ina dirir o kugu qabsan hadad tidha wa Somali ina dirir marka xisaabta haku darsanina somalay ina dirir hana Aaminina wuxu toos uga so horjeeda somalida mana ahan ciise waayo nin hooyadis oromo tahay cid kastu noqon kara.

  • @maxamedbare6242
    @maxamedbare6242 2 ปีที่แล้ว

    Halkani malaa waa bajardaar ee malaha jigjiga

  • @manguzumanguzu995
    @manguzumanguzu995 2 ปีที่แล้ว

    Su Al??
    Madaxda lagaray wala kensade
    Balse shacabka maxaa udidan in ay dagalaman