@@salebanawil9993 walaal Sauudi ma wadan reer leeyahaybaa mise waa wadan ummada degan ee Muslimka ah ka dhexeeya ?waa maya ee waa boqortooyo yar oo boqolkun ka yar oo gaalo samaysatay si ay khayraadka wadanka u istacmaalaan.adinkuna taa la mid ah baad doonaysaan miyaa?
Asc Somali Gusha Allah ha siiyo. Hadii aynaan midoobin, waxba ma qabsan karo. Maantay aan ka faaideysano fursada kala taga Xabasha qabiilna San iska ilowno. Waxay ahayd sanad ka hor markii Ethiopian Foreign Ministry ay hawada kasaartay maabka SOMALIA kuna darsatay dalkeeda wax raali gelin ahna kama bixin. Waxaa xigey ABEY oo dalkiisa ku soo dhoweeyey madaxweynaha France oo ay kala saxiixdeen in Ethiopia loo dhiso ciidan badeed Marines si ay badeena u qaadato. War damiir iyo dadnimo aan yeelano oo indhaha aan kala furo.
Insha allaah ayaanle waad arki doontaa Soomaaliya oo noqotay xidig samada ka iftiimaysa oo maalin kasta ay usoo shaqo doonanayaan 20,000 oo qof,,, oo Wadani kasta ay u shaqaynayaan 4 qof Oo ciidamadeenu ay kaalintoodii dib u buuxiyeen ay kaga jireen africa,,, waxaa ku biiri doona dhalinyaro aan soomaali ahayn,,,,, dhaqaalaha shidaalka kasoo xerooda waxaa lagu maal gelin doonaa xoolaha nool,,, kaluumaysiga,,, beeraha Iyo xirfada ugu weyn ee aan leenahay ee ah ganacsiga,,,, xeebaha ayaa dhismi doona,,, magaalooyin casri ah ayaa la bilaabi doonaa,,, deriskaagu ma ahaan doono soomaali oo keliya... arrinkaas aan ka sheekaynayo waxaan ka akhriyey journal 1996 dii. Insha allaah ma foga ninkii nolol ku gaara....allaha ku xifdiyo Waan ku fahmayaa sidaas ku wad...
Ha noolaato ninka aad wareysaneysid wax ma ogo Tigrey Hub ma haystaan waxay heystaan Hub ay Geesi nimadooda ku dhacsadeen mana rabaan in ay Gobolkooda ku ee kaadaan Abyi waa kii baryaaey ee lahaa naga go'a hadaad rabtaan Dhulkoodu dhaqaale ahaan ugu ma filno waxay doo nayaan inay dib ula wareegan Maamulka Ethiopia wayna u socdaan
@@mahdiahmedibrahimibrahim6231 hadey u foofiyaan adu ma soomaali baa tahay mise ethiopian ? Somalidu tigree iyo xabashi iyo100m ee aad sheegaysaba waa ka adag yihiin 1977kii baa la is bartay in sidoodii kuuba iyo rusian soo raaco mooye soomaali iskama celin karaan
@@abdirahmanmire Alle ha u naxariisto Aabahay safka hore ayuu ku jirey 1977 laakiin xasuuso 2006 iyo Muqdisho wixii ka dhacay aniga Amaxaaro iyo Tigre waa isu key mid cadow ah ee meel kale ha ila aadin .
Naa heedhe farmaaja ku waalatay ee ethiopia laga hadlayaa War niyow habrahaan yaa telefoonada u dhiibay waxbay iska soo qorayaan balaayo wada sal ballaaran......meel laga hadlayo xitaa may oga
@@ciiltire509 hooyaday wa uunka aakhiro ee alle ha u naxariisto hooyadaana caayi maayo anu Mida sadexaad mareexaan inaana ahahayn inaa taqaan iyo iska daaye waxa laga hadlayo oo clear ah ayaad aqoon waydaye Mobileka iska dhig ee tusbax qaado eedo waad ku wareertay social medie
Kelmadaha aad adeegsanaysaan si wacan uga baaraandega Meesha qoowmiyaad kala dhaqan ah ayay isku hayaan ee maaha Qabaail.Mida kale Tigreegu hubka fudud ee ay sitaan waa qoryaha Tiirada Shiishka dheer leh ee oo ka tiiro dheer qoryaha ciidamadu sitaan.Weliba Ciidamadii wadanka ugu wacnaana iyagay ahaayeen
Somali Galbeed needs to unite with Somalia and achieve the dream of somaliweyn
Ogaadenya 🌹🌹🌹❤️❤️❤️
Taasi way adagtahay inta ay dad badani dhulka Somaalida oo dhan ugu yeedhayaan qabiil magacii Ogaadeeniya .
Runtii waan isku baahanhay Somali meelna makala aadidoono
@@ahashi7828 magacan English baa ubixiyey waana laga gudbi karaa waxan haysanaya bedelkiisa Somalid galbeed ee adiga yaaney cuqdad kugu beerin maxa yeeley magacan laftiisu waa magac Somalida qayb kamida leedahay.
Wax la isku mashuuuliyo maahan sucuudi oo ah wadan madax banan waxa magaciisu uu ahaan jirey xijaaz
Waxa magacii lagu bedeley sucuudi taas oo ah awoowaha qorkii salmaan
Ani ahaan qabiilka ogaadeen kama dhalan hadana wax cuqdada kama qabo
@@salebanawil9993 walaal Sauudi ma wadan reer leeyahaybaa mise waa wadan ummada degan ee Muslimka ah ka dhexeeya ?waa maya ee waa boqortooyo yar oo boqolkun ka yar oo gaalo samaysatay si ay khayraadka wadanka u istacmaalaan.adinkuna taa la mid ah baad doonaysaan miyaa?
Asc
Somali Gusha Allah ha siiyo. Hadii aynaan midoobin, waxba ma qabsan karo. Maantay aan ka faaideysano fursada kala taga Xabasha qabiilna San iska ilowno. Waxay ahayd sanad ka hor markii Ethiopian Foreign Ministry ay hawada kasaartay maabka SOMALIA kuna darsatay dalkeeda wax raali gelin ahna kama bixin. Waxaa xigey ABEY oo dalkiisa ku soo dhoweeyey madaxweynaha France oo ay kala saxiixdeen in Ethiopia loo dhiso ciidan badeed Marines si ay badeena u qaadato. War damiir iyo dadnimo aan yeelano oo indhaha aan kala furo.
Thanks hanoo laato
Masha aalla ismamuka somalida waxay haytan furat dahab aha
Soomaali waa in ey ku dhawaqaan madaxbanaani.
Waa hadii ragga somaaliyeed ilahay tuso 3 uu sheegtey oo ay ka baxaan xarig jiidka ku saleysan kursi iyo nin jeclaysi
@@duniyosaeed7590 Bravo broad 👍👍👍👍👍
Somalia hanoolaato
ASC.HANOOLAATO.
AAD&AAD AYAAN UGU FARXAY
HADDALKA.CABDICAZIIZ.ALLE
RUN HAKA YEELO.AAMIIN
YAA RABII AAMIIN.
Thanks bro
Somaliya Hanoolaato
Waa dad niyada xataa ka jaban🤣😂😂😂. Technology aan la aqoon ayay heystaan kulaha
Kkkkkkkkkk waar tigre dhimasho ayaay u badheedheen iyo geesinimo
Somalidu canfar baay iska celin kari waayeen sadex magaalo ayaay canfar ka qaadatay OO weliba Ku xasuuqeen somali
Ina cagjar naf Amhaaro ah ayaa gashay
Waxa kaficneyd inu dhaho quwadocaalami ah aya lasocda tygre sida saxda ahnawasida, midna kudarso tygre wax iskacelinkara itobiya waxa kajira somali.
Manshallah
Illahay waxawanaagsan oo aan inoo saadalisat ha inoo aqbilo
Amiiin, waa wiil saadaalin fiican, oo degan,
Allaah ayaan weydiisanayaa jabja Itoobiya iyo in ay Somali midowdo.
Ii dhaha Allaahuma Amiin Amiin Amiin
Ayaanle waad ku mahad santahay wareysigan qiimaha badan. Waxaan ka mid ahay dadka ku xiran channal-ka Hanoolaato . Keep up the good work.
30 sano aan bur bursaneen qax iyo rafad an kujirnay itobiya in ay naqasto moye faido kale noma heen hada maxaa naga galay dhibkooda
Absolutely
MIDNIMO Soomaaliyeed ayaa soonuuqata waahaddii aynu kafaa,iideysano. Saadaal wanaagsan.
Inshaa Allaah
somalida meesha dagan dabaalo miyaa meey ka faaideystaan oo calan sameystaan mise dad gumeysi u bartay maskax ma haayaan😊
ethiopia is collapsing let it collapse
Ilaahoo gub itoobibiya
Andy Ahmed Hoyadi Waa Amharo Xaaskiisana Waa Amharo
Somali galbeet hadiyaaar garooban si ay gooni u istaagaan waxaan idiin rajaynayaa guul somali galbeet
Wey Wada socdaan lada jabhadood waxayna wada qabsadeen
Magaalooyinka
Baati, Kamise, humbura Qunaa iyo degaano dhinaca canfarta iyo amxaarada ladaris ah
Thankz adigaa Kiwan war dhaama
Masha allah
Cadawgii somalia wa jabay dadka kafaideysta alle hanagadhigo mahadsanid Ayanle adi iyo martidada sharaftabadanba.
Somali galbaad needs to unite and fight back if TPLF comes to their territory
👍👍👍
Malaga yabaa inay Tigregu sodayan Abdi cumar madax waynihi Hore kilinka somalida?
Haa
ninkan la waraysanayo information badan mahayo
Laakin #hanoolaato warbixintan kuma haboonaayn ninkan inuu ka faaloodo because wax badan kama oga arimaha Ethiopia
TPLF ma guulaysto
WA RUN SOMALA HANOOLATO
Thanks guys
Soomaaliyey Midnimo.
Maashaaallaah Hanoolaato iyo cabdicasiis waa falanqayn waafi ah, aad baad u mahadsan tihiin.
Welll done guys✍🏾✍🏾✍🏾✍🏾✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻
Abey wuxu birta ka bilabay oromo. Manta oromadi u baxsan lahaa asagaa xirxiray. Talo amxaro baa mesha dhigtay
yes that is correct
Itoobiyo wey jabtay Ka quusta itoobiyo 😄🤔
Well said !!
Ha baabado insha allah
Itoobiya qabiil qabiil mahane waa qoomiyado . Waan inaad kala barataa qabiil qoomiyado . Qabiil waa magaca qoomiyada dad afaf ku kala duwan
Ha runta wa
Soomaalidu waxay faaninayaan tplf way sugayaan si ay u gumaystaan mar kale car nin soomaali ah ha ii qab qableeyo uf waa dad la adoonsado
Yareey adiga maxaa ku haayo yareey joog oo canjeelada dub, dariska maa warka u geesaa.!!!
@@kalatuuraaye.7106 waa runteed neefyoow
@@KELMAD-SAME anaa ku waso kaalixadii ku dhashay was
@@kalatuuraaye.7106 inantiinii meesha ma joogto maan gaabyoow
Somalia waa loo yaabaa
illahow nabadbadi
Ayaanle jawaabta waxa weeye Ciidanka Ethiopia Tayaadiisa waxey noqdeen Tigrey . 30 Sano ayaa Tigreeda Ciidankooda Sii heer Sare lo dhisaaye . Ethiopia Ciidanka uharay waa Tiro lakin Tayo maleh
Ethiopia waa 100 milyan oo ruux, nooma fiicna in ay nugu soo dunto,
Kala diin kala Af ah.
Maxa kawada 😡😡
Insha allaah ayaanle waad arki doontaa
Soomaaliya oo noqotay xidig samada ka iftiimaysa oo maalin kasta ay usoo shaqo doonanayaan 20,000 oo qof,,, oo
Wadani kasta ay u shaqaynayaan 4 qof
Oo ciidamadeenu ay kaalintoodii dib u buuxiyeen ay kaga jireen africa,,, waxaa ku biiri doona dhalinyaro aan soomaali ahayn,,,,, dhaqaalaha shidaalka kasoo xerooda waxaa lagu maal gelin doonaa xoolaha nool,,, kaluumaysiga,,, beeraha
Iyo xirfada ugu weyn ee aan leenahay ee ah ganacsiga,,,, xeebaha ayaa dhismi doona,,, magaalooyin casri ah ayaa la bilaabi doonaa,,, deriskaagu ma ahaan doono soomaali oo keliya... arrinkaas aan ka sheekaynayo waxaan ka akhriyey journal 1996 dii. Insha allaah ma foga ninkii nolol ku gaara....allaha ku xifdiyo
Waan ku fahmayaa sidaas ku wad...
Xagee kasoo xigatay
wey muuqataa weyna dhici doontaa insha allaah
Sax guul somalia 🇸🇴☝️
Axmaarada iyo tigreega haa isku jabaan,fri soomaaligalbeed.
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abiye Waa dabaal, waxbadan aan siyaasda taarikhdeeda waxa badan ka ogeyne. Tigreega ama orama waxa kufilin mooryaanta daadsan magaalada Mogadishu. Yeeyda Xamar kusugan halagu fasax iyagaa Yuqsii Ogee.
Soomaali Galbeed Jaanis ay heystaan.
Lakiin dad ka faa,iideysana uma eke, waayo hogaanka xukumaya aragtidiisa Mid Dheer Ma ahan Go,itaan iska daayee, xataa xuduud yaheena aan xirano Kuma jirto mustafr Cage jar.
well kani wax badan ma,oga Oramo iyo Tigrey waa wada socdaan maantay waxay wada qabsadeen magaalo muhiim ah.
Siday uu wada socodan madaxwayne miyanu oromo ahan??
TPLF Ilaah naguma soo celiyo somaliya oo dhan gabre ayaa xukumayey Abey Ahmed ayaa naga xoreeyey In aan qaran madax banan nahey Ayaan Aragney markaa Tigray danbe oo muqdisho sidoo raba ka yesha waa wax aan dhaceyn
Naga xoreeyay a maskaxdaada gumaysi ku jirta
Dhulka halagaliyo ha burburta Ethiopia
soomaalidu well mafahamsana wacdiga itoobiya, Abiye waxa keliya ee lagu heysto waa karbaashka iyo xargo kuheynta soomaslida oo uu iska diidey, laakiin Maryooley caqligoodu waa maxaa dhacey maanta, aragti kusaleysan maalinle, markoow waagu uberyo iyo inta isheedu qabato, hurdaayoo waraa kuheysto, agoontii dhuunkujeeblayaasha Tigreegana waajoogaan.
Wa farmajeysantahay adi warkada waxkasoqad maleh .
QABRIGA LA IDINKU JANEEYE bahashu qabiil maahee waa QOOMIYAD
where is qays ciribey
Siyaad bare sidee Snm ug adkaatay
Mustafe cagjar weli INUU Amhaaro difaaco ayuu ku dadaalaya isagoo weli Ka baqayo abiye ahmed
Waadku mahadsan tihiin warbixinta iyo wacyi gelinta Somali sidii ay u midoobi laheyd cadowgeedana oogu diyaar garoobi laheyd
Ha noolaato ninka aad wareysaneysid wax ma ogo Tigrey Hub ma haystaan waxay heystaan Hub ay Geesi nimadooda ku dhacsadeen mana rabaan in ay Gobolkooda ku ee kaadaan Abyi waa kii baryaaey ee lahaa naga go'a hadaad rabtaan Dhulkoodu dhaqaale ahaan ugu ma filno waxay doo nayaan inay dib ula wareegan Maamulka Ethiopia wayna u socdaan
Adigu ma tigrayga huurada ah baad nooga dhigaysaa geesiyaal, tigreega sidiii ruwanda waa in laxasuuqaa oo la ciribtiraa.
@@nasibyare5042 Ethiopia oo 100 million ka badan bey sida geela oo kale kolba dhinac u foofifaan 😂🤣
@@mahdiahmedibrahimibrahim6231 hadey u foofiyaan adu ma soomaali baa tahay mise ethiopian ?
Somalidu tigree iyo xabashi iyo100m ee aad sheegaysaba waa ka adag yihiin 1977kii baa la is bartay in sidoodii kuuba iyo rusian soo raaco mooye soomaali iskama celin karaan
@@mahdiahmedibrahimibrahim6231 kkkkkk
@@abdirahmanmire Alle ha u naxariisto Aabahay safka hore ayuu ku jirey 1977 laakiin xasuuso 2006 iyo Muqdisho wixii ka dhacay aniga Amaxaaro iyo Tigre waa isu key mid cadow ah ee meel kale ha ila aadin .
Waa arin yaab leh sida walaal ku u taxliiliyay, raja fiicana waa na galiyay ee somaliyay hurdada ka kaca
Itoobiya Wax loo yaqaano Waa labada qoomiyadood Amxaarada iyo Tigreega.Laakiin qowmiyadaha kale waa ka madax banaan jireen
Dagaalka itoopiyo waa marin habaabin ku socoto somaliya farmaajo Abiyo iyo tigree somaliya iyo elitare sidii lagu qabsan lahaa ayey ku saxiibeen farmaajo waa qaain somaliya u gacan gashay itoopiya ikraam tahliil
Sirahey heysay ayaa kamid ahaa ee loo dilay
Shacabka somaliyeed waa breaking news
Ogaada..ciidamo badan oo ingiriiska iyo mareykanka ah oo somaliya u soo sacdo..
Dawlado kalena wey imanayaan shiinahana wuu iman ciidamadiisa waxaa laga yabaa iska hor imaad inuu ka dhaco imaaradka iyo yuhuud mareykanka ingiriiska balaayo oo dhan Ayaa iman wiigan iyo wiika danbe illaahey hala tuugo
Naa heedhe farmaaja ku waalatay ee ethiopia laga hadlayaa
War niyow habrahaan yaa telefoonada u dhiibay waxbay iska soo qorayaan balaayo wada sal ballaaran......meel laga hadlayo xitaa may oga
@@abdirahmanmire hooyadaa ayaa salbalaran
Farmaajo iyo Adigaba waan idinka Aqoon badanahay tuug mareexaan waa ogahay meesha laga hadlayo tan itoopiyana waa
Waa damaca farmaajo iyo 5000 kun ee wiilashii somaliyeed
@@ciiltire509 jawab fican ayad sisay maxishodaha ilkayarta ah.
@@ciiltire509 hooyaday wa uunka aakhiro ee alle ha u naxariisto hooyadaana caayi maayo anu
Mida sadexaad mareexaan inaana ahahayn inaa taqaan iyo iska daaye waxa laga hadlayo oo clear ah ayaad aqoon waydaye
Mobileka iska dhig ee tusbax qaado eedo waad ku wareertay social medie
@@abdirahmanmire Adiga ayaa gabdhaha salweyn igu cayay ogoow taa farmaajo maxaa u taageree waxaad u sheegtaa dilka inuu joojiyo iyo dhulboibka calooshada u shaqeesta yaalka Ajaanibka ah
Waryara hee afka somaliga adinku yar waxas dhahdaan qoomiyad qabiil waa Somali bas ah wayo qoomiyadaha waadad kala duwan diin iyo dhaqanba qabilna
Asc Dawladii Somaaliya 1977 waxay ku burburtay dagaalkii 1977 maantana Ogaadeen iyo Oroma ayaa Hoos cararaya Tigray oo af dheer u ah halkanay qabsatay iyo cidi isma hortaagi karto ku wereeriyey Dunida .anigu waxaan oranlahaa Somaali ha iska difaacdo inta lagu soo socdo.
ayaanle tplf miyaad ku faraxsanahay iney dib u soo noloto?
Soomaali xageey aadey.hadii tigeega.qabsado
Mahad sanid cabdiasiis Aadan si fican ayad ugu hadashay Qabka itobiyo usocoto mahad sanid
Ayaanley suaasho aan dooneyno Ethiobia way dheci mararkan soo dhow, Maxay soomaliya suubinaysa si uusan dhipaato badan u keenin, Mudane Mustafe wax uu kahadlaayo majirto, maalmahana Mudane Mustafe inuu lataagan yagan Mudane Abey.
Sxb calanka kaa danbeeya qaabka u sameesanyahy waa calamari ay cidkale Lee dahay ee fadlan afar geeska dhig
To: answer where did they got the power? from their PAST history.
Kelmadaha aad adeegsanaysaan si wacan uga baaraandega Meesha qoowmiyaad kala dhaqan ah ayay isku hayaan ee maaha Qabaail.Mida kale Tigreegu hubka fudud ee ay sitaan waa qoryaha Tiirada Shiishka dheer leh ee oo ka tiiro dheer qoryaha ciidamadu sitaan.Weliba Ciidamadii wadanka ugu wacnaana iyagay ahaayeen
Somalidu waa adhi meel ku sugayaa in la gawraco. Wax dhaqdhaqaaq ah lagam hayo. Waa la isku dul haystaa. Kii hooyaday guursadaaba waa adeerkay.
Dictator Farmaajo iyo Dictator Afewerqi waa daba socdaan.
Ma Qawmiyada mise qabaail?
Maxaa idinka qaldan
Ethiopia haburburtoo 👎👎👎
dagaaladda ka socdo itoobiya waxay na tosisay tabar xumidda midda aqliga iyo jirka ba soomaalidda hesato 2006 ilaa iyo hadda itoobiya farahaydda kula jirtay arimaha soomaaliya. koox yar ayaa ka awood badisay
Soomaali is raacda wax walba ooy isku tahayba . waa calaacal timo ka soo baxeen
1) somali muwaa faqo maeedahay
Mid siyaa sadeed iyo aragti mustaq bal
Koodaba iyo is Aaminaad dhab ah ??????????!!! (2) Ciidan wey leeyihiin
Iyo shacab dagaalama . Waxey dad nima dooda iyo arag tidooda ay garan
Weey say in hub xoogan sida taangiyada
,
Madaa fiicda .gawaarida gaashaaman
Pm-ka aaladaa iney tahay wax yaabaha
La, isku muquuniyo . Hadaadan haysan
See rag isaga dhicin ama wax ula qeeb san. War adeerayaal dadka reer galbeedka waa dad liita midkii waxa jira
Fansana waa iimaan la yahay Al xaqiiqa
Aan arag noo dad nimadooda.
Abiye oromo màaha ahmed adeer buu u ahaa because hooyadii buu guursaday sidaas ayuu aabe ugu noqday laakiin waa amhar asalkiisu
Xooga Mar walba ma shaqeeyo fikirkaas ayan idin ka sii xoogeystay inuu Muhiim yahay.
Mahadsanidiin
Khadaab?????!!!!!!
Dhagaxa asaasiga ah ee geeska Africa waa Ethiopia Allah ha qaboojiyo
Nikan lawaraysanaayo Codkiisa siwanaagsan looma maqlaayo aad'buu u hooseeyaa.
Ma jojinsaan Darodism hakugabanina umadsomaleede. walaydin bartay
Aaaaaa
beenaale warkan iska blok gareeya
Gggul
TPLF propaganda TH-cam channel
War Ethiopian maxa kaa galay saqajaan ayaad thye ku meersyzo alshabaabtinii is qarxin jirtay
Manshallah