Aragti Been ah ~ Dekedaha Berbera Ilaa Djibouti Waxa Iman Doona Maraakiib | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 2 หลายเดือนก่อน +7

    MashAllah waa nin wax aqriye oo cilmi baray, dhaafay qabiil, casharkiisa wax ka baro, ha ku mashquulin qabiilkiisa.

  • @Asad-h1q
    @Asad-h1q 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤Ma Sha Allah ❤
    Waxaan jeclahay dadka wax aqriya Anna waxbaan aqriyaa.

  • @HassanMen-b6d
    @HassanMen-b6d หลายเดือนก่อน +1

    Barakalaah

  • @barkhadhassan4378
    @barkhadhassan4378 หลายเดือนก่อน

    Maslow pyramid
    Caajiib .
    Waxaan akhristaay 20saano ka hor
    Maan mooday ina afsomaliga ku dhegaysan doona, mashallah
    Jaazakulaah macaaliim

  • @abdirahmandheere8465
    @abdirahmandheere8465 2 หลายเดือนก่อน +8

    SH. A/RXMN BASHIIR SCW UMADDA SOMLAND MA HAYSANO ALXAJAATUL ASAASI YACNII WAXBABA LAM SOO BAXNO. WAXA YAR EE AANU HAYSANANA WAXA NOOGA SHAQEEYA ITOBIYAN KOLKAA MANA OGIN IN WAX NAGA DHIMAN YIIN NOLOSHA ALLE HA NA'SOO HADEEYO.

  • @falisadam6784
    @falisadam6784 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxana lla Allah ka xishooda oo adoomadiisa aqlaaq wanaagsan kula dhaqma

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah, Shekhuna A. Bashiir❤

  • @HarYMaguire-sl6xy
    @HarYMaguire-sl6xy 2 หลายเดือนก่อน +5

    waan kahelnay barnamijka sobadi

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Sulldaan Media guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v หลายเดือนก่อน

    Jiradu qabiilmaaha ee waaqabyaalad,waa magac iyo ficil misaal,allaah wuxuunagadhigay shucuuban waqabaa'ila,laakiin waxaanaloodiiday in aan-iskuqabyaaladeeyno oo iskudilno,iskuxaqirno,iskudhacno, isku isku. taas ayaa naloodiiday waayoo waadhibkeena iyo horumar ladagaalan.allaah wuxuuna'amray in arladaan aan camirno oo allaah kucaabudno si'aaqiro kuhelno nolol daa'ima.hadii'aankucaasino allaah waxaan heleeynaa aaqiro cadaab lagaajaro danbigaadi ama mid daa'ima oo jasadaadiya allaah hanagakoriyo.

  • @cabdiqaadircabdilaahi5462
    @cabdiqaadircabdilaahi5462 2 หลายเดือนก่อน

    masha allah aqoonyahan sare

  • @bashe3051
    @bashe3051 2 หลายเดือนก่อน +3

    Il a lu quelques journaux arabes pour nous raconter des choses qu'il n'a pas bien compris. Quel charlatan! Il n'a même pas froid aux yeux...

    • @ahmedkarieh8102
      @ahmedkarieh8102 2 หลายเดือนก่อน

      Si tu n’es pas intéressé faut pas le regarder et si tu es mieux que lui dites nous ce que tu as

    • @AyanYoussouf-ft6ed
      @AyanYoussouf-ft6ed 2 หลายเดือนก่อน

      Ignorant mal éduquer

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 หลายเดือนก่อน

      May be you believes western also

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 2 หลายเดือนก่อน

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @JamalclqanijamacAre
    @JamalclqanijamacAre 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekhnimadii wuu ka sii socdaa xaga siyaasada

    • @nadiyaahmed1394
      @nadiyaahmed1394 2 หลายเดือนก่อน

      Yaaku dhahay Diinta iyo Siyaadda kala socota? Wee isla wada socdaan

  • @khadarnor
    @khadarnor 2 หลายเดือนก่อน

    😮😮

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 2 หลายเดือนก่อน +1

    MAHADSANID WAXAN UBAAHANAY ARIMAHA BADDA KHILAAFKA DJIBOUTI SOMALIA IYO SOMALILAND SI AANU U FAHANO

  • @BuuleWaaq
    @BuuleWaaq 2 หลายเดือนก่อน

    Hhh

  • @FadhiJaqalabirr-py3it
    @FadhiJaqalabirr-py3it 2 หลายเดือนก่อน

    Wan xasuusta walahi markan yaraa caba latfa markan tuuro mudo kadib waxaan arki jiray cambihii oo soobaxay laf timireed baan jiri jiray hadana mudo kadib wan arki jiray timirtii oo baxday inkastoo aanay geed noqon jirin

  • @samalesamatar6302
    @samalesamatar6302 2 หลายเดือนก่อน

    Somali marka la doonayo qabiil iyo qaran waxa la adeegsanayaa qabyaladii hore ee somali 60 kii ka hor haysatay

  • @MohamedHassan-gi8cv
    @MohamedHassan-gi8cv 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow baaxida kobaad waa cafimaadka, nin hanuunsan wax u cuno Iyo wax u cabbo midna ma' rabo

  • @fadhiaaar213
    @fadhiaaar213 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ku waalo reer sheekh Isaxaaq !!!!!!!! ??????😂😂😂😂😂

    • @deeqabdikariimjama4902
      @deeqabdikariimjama4902 2 หลายเดือนก่อน +1

      Shaydaanka iska naar cidna rerkiina uma socotee 😂😂

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 2 หลายเดือนก่อน +3

    War Waxani Sheekhna Maaha Ee Suufi Waxa Uu Doono Iskaga Hadla

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 2 หลายเดือนก่อน

      WAAR KANI SHEEKH NA MAAHE AA WAA DAYUUS BEENAALE AH

    • @ahmedAbdirahman334
      @ahmedAbdirahman334 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaa macquul ah in aynan Gaarin cilmiga iyo aqoonta uu ka hadlayo Waxnarta inta aynan wax caayin

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 2 หลายเดือนก่อน

      @ahmedAbdirahman334 It's OBVIOUS THE LOSERS LIKE YOU ARE NO WHERE NEAR THE LEVEL OF KNOWLEDGE & VISION WE ARE TALKING ABOUT. YOU SEEN AND TALK LIKE A VILLAGE IDIOT WHO OBVIOUSLY NEVER SET (KKKKKKK) A FOOT IN CLASS ROOM THEREFORE I SUGGEST YOU SHOULD GO BACK WHERE YOU BELONG = MARFUSH.
      OTHERWISE YOU WON'T BE BELEIVED THIS RUBBISH DILUTED & IGNORANT ELDERLY GUY, HE IS A TRIBALIST LIAR.
      HE IS A MAD DOG TRULY

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 2 หลายเดือนก่อน

      @@kalshaalenews2427 Sheikh na maaha waa qabiilast

  • @ahmednour-t1w
    @ahmednour-t1w 2 หลายเดือนก่อน

    Oday maseerka iska daa reer sheikh Isaaq magaadhaysid waliga ama sheikhnimo uguso gabo ama shaadhkale adi umba daali. Ciise cawaaan

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 หลายเดือนก่อน

    H

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekhba JABUUTI ayaan ku nacay, Masgiidkuu ka soo bixi isla markiiba gabadh yaroo shaah maddaw loo soo diruu futada qaban

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh nimoy xaal qaado,cajab

    • @salahnur6517
      @salahnur6517 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaad ku haysataaa wecelow

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr หลายเดือนก่อน

    Bahaloow shabeeloow,
    Hooy barabaraaloow
    Waaryaa nin xeebeeed
    Bari waxaan ogsoonaa
    Adigoo Xayaabaley
    Harikooga iyo bahaashka
    Kala garan
    Goormaa heeeeey ?

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 waan hadleena hadaa dhahno dhulgariir Dabiici aan sameen leheen ayaa dhacayo walaahi cawaantaan siyasiyiinta iyo warbaahinta isku sheegayo Nacalad hakudhacdo waana gaalo walaahi😂

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 2 หลายเดือนก่อน

    Dunida islamka qaar waxa halis ku ah siyasiyiinta iyo cadow gudaha iyo binaanka joogo.walaahi waliba Hada naag waaye halista Waxa nagu eh Naagahaan Sharmuudooyinka e halista nagu eh hadaa Lalaciyaarin walaahi dadkeena Nolal dabiici ah mahelayaan o horumar iyo wanaag Sax ah o casri ah.😮

  • @AbdirahmanMohamoud-nf1dy
    @AbdirahmanMohamoud-nf1dy 2 หลายเดือนก่อน

    Koolba.ooday.dhaka.xiiraani.afsoomaaliga.haaku.baarto.isaaq

  • @MohamednazimHaqqani
    @MohamednazimHaqqani 2 หลายเดือนก่อน

    Waar Somali wax la yidhaah ma jirto ka sheekee mukhdisho arintii Hawada dadka reer Somaliland lake Laaye iyo ismaciil cumar geele ku xidh xidhayo farmaajo afar degadood Ayuu Ethiopia u saxeexay oo ay haysataa waraaqihii; waxaan hadalkiisa ka dhandhasaday Madaama uu reer jabuuti yahay danta wadankiisa eeg Somalinimadu maaha saas iyo anaaniyada xasidnimo iyo walaalkaa marka wax u soo kordhaan ma gali jabuuti habar Jan oo dhanbaad is ku keentay oo dhaqan iyo diinba aad ku eebisay xataa Asrigii gobonimo doonka Africa adu waxaad tiri France ha Isii gumaysato xalkaan anu engiriiska bada dhaxdeeda garag ka saxeexay ee Indhi kuma dhali kartid ! Taasi oo ah khaladyada aan sameeyey imika ogaaday markkas inakoo dadkaas tariikhdaa kala Leh qoran markhaatigana leh sheekhana ha ii sheekan sheekhnimada siduu Allah swt iyo Rasuulkiisi Muhammad scw sheekeen waa arimo culculus oo aduunkana ka madax banana cilmi katana ii sheeki maysid waayo imika Ayana’s baruurugtay Inuu cilmi jiro goor aduunku gabo gabo is ka yahay markaa bal Horta Adiku isbaro oo dib is ku firi

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 หลายเดือนก่อน

    Kan waxba kamadhagaysano Nacabka Reer Soomaalilad iyo faqash ciilqabayaala markuu sooraacay ee uu dhax dhaxaad noqon waayay hadaanu Soomaaliland lasafanayn waxay ahayd in uu dhax dhaxaad iska noqdo waxu noogujiraa dadka xun ee xuquuqda Soomaaliland kasoo horjeeda wixiisa kumadhagaysano dhago laab udaloola ee waxan kudhagaysanaa dhago laydh udaloola kkkkkkk

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 หลายเดือนก่อน

    SHEEKO CARUUR NOOCA DANAHOODA GAARKA AH KU DABAQA DIINTA ISLAAMKA BAL ADBA FAHAM

    • @salahnur6517
      @salahnur6517 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaad ku haysataa kalab yahaw afka dheerleh

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 2 หลายเดือนก่อน

      @@salahnur6517 TII KU XAARTAA NIJAASA KUGU XAARTAY DOOFAAR MIYUU KUQABAA TII DOORADA LAHAYD E KU DHUUSTAY WASE

  • @Togdheer
    @Togdheer 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa tuugii isaaq nacaybku hayay.

    • @salahnur6517
      @salahnur6517 2 หลายเดือนก่อน

      Xishoo geeesiyaw aabahaa iyo hooyadaa toona ma caaayin

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 2 หลายเดือนก่อน

      *_togdheer_*
      inaader isaaq naceeyb ma aha walahi sheekhani inta yar ee somalida caqliga leh iyu ka mid yahay somalido dhana si siman iyu uga wada hadla sida sheekh mustafi wana dadka yar ee waxa somalida la yidhado ku jira ee wax garadka ee meel dheer wax ka arka wax xuna inama odhan walaahi jabutiyan wayen xata jabuti wu ka hadla dadkana ma duro marka dadka waxa fiican sheegaya xita gaal ha noqden wa laga qaata macdala waba qof muslina

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 หลายเดือนก่อน

    H