Sida Youtube Lacag Looga Sameeyo Waa Fursad aadan ogayn | Bilaw ilaa Dhamaad Baro | Lacagta Youtube

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 157

  • @YaasirMarketer
    @YaasirMarketer  7 หลายเดือนก่อน +16

    Group channelkeena soogal
    t.me/Yaasirmarketer

  • @qadijoosman2815
    @qadijoosman2815 8 หลายเดือนก่อน +42

    Asxpy halmar macilinka aan uwada ducayno siduu wax noogu faa iideeye inuu alle ugu naxariisto ❤

  • @Islaam252
    @Islaam252 8 หลายเดือนก่อน +18

    Mahadsanid macalin wax badan ayaan kaa faaiiday (ALLE) danbigiina hadhaafo adi iyo waalid kaaba amiin yaa (ALLAAH)

  • @mohamedabdirashid9199
    @mohamedabdirashid9199 8 หลายเดือนก่อน +27

    Aad baad u mahadsantahay waxaad tahay qof jecel in dhalinyaradu horumar gaadho, alle haku sharfo anagana ilahay hanagu anfaco inshallah aamiin.

  • @MolaCadde
    @MolaCadde 8 หลายเดือนก่อน +33

    Xalay ilaa maanta baaritaan baan ku jiray waxaad noqotay qofki iigu faa,iidada badnaa wllhi intoow muuqalka socday bol jeer ku dhawaad waan kuu doceeyay hadana waxaaan ku leeyahay kheyr badan hel lkn waxaan wataa hal su,aa sidee qofka dibada jiro ugu sheegaa inaan ku xiranaayo halmar qeybtaas muuqaal kasoo samey sxp dulqaadkagana waad ku mahadsan tahay qof you tub iyo howlahaas fahnsan miyaan google adsanse iga ku ciraa mise qof kaste woow sameyn karaaa Mar kale mahad sanid❤

  • @HaldoorMedia77
    @HaldoorMedia77 4 หลายเดือนก่อน +3

    Al xaasid laa yaflax pro adiga deqsi tahy jazakalah❤

  • @MohamedMursal-ec7lq
    @MohamedMursal-ec7lq 8 หลายเดือนก่อน +7

    Manshallh yaasir laakiin adiga youtuberada kale waa ka fiicantahy deeqsi baa tahy.
    alle in badan haku jeclaado sidaa dadkaaga ujeceshahy

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 8 หลายเดือนก่อน +13

    Mahdsanid ustaad guulayso goorwalba

  • @Motivations518
    @Motivations518 8 หลายเดือนก่อน +12

    5:55 Big respect for this Guy thanks

  • @fadumaugas8146
    @fadumaugas8146 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah muqaal aad u faaido badan , waad ku mahadsan tahay waqtiga iyo juhdiga aad ku bixisan
    barakallahu fik wa jazakallahu khayran

  • @HãmsãtHãmzãt
    @HãmsãtHãmzãt 8 หลายเดือนก่อน +3

    Zhp yaasirow facebook sidee lacag looga sameeyaa 2024 waan fahanay youtube

  • @4knaturerelaxation-h7q
    @4knaturerelaxation-h7q 8 หลายเดือนก่อน +4

    Yasir alle khaye hku siiyo qofki kowad ee dhanka Internet ka indhaha no fura noqotay ❤

  • @anasmohamed7891
    @anasmohamed7891 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaaka allaah ustaad yaasir waad mahadsantahay 🎉🎉❤

  • @maweelada.caruurta8187
    @maweelada.caruurta8187 8 หลายเดือนก่อน +10

    Walaal.miisaanka xasanaadka allah hakuugu daro

  • @Videofunny479
    @Videofunny479 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid wllo ilaahay janada haku geeyo ❤🎉

  • @zamiiryarelyrics
    @zamiiryarelyrics 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waad mahadsantahay balse qeebta dambe ayaa uku mihiimsan balse sfcn loma arko ee muqaal kale ka soo sameey oo sfcn lo arkaa waana muhiim qebta dambe ustaaaad❤

  • @Axmed-vo2gc
    @Axmed-vo2gc 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha alllaah cilmiga iyo caafimaadkaba alle hakuu barakeeyo sxb

  • @Ogaalkoob27
    @Ogaalkoob27 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @abusheequna1446
    @abusheequna1446 8 หลายเดือนก่อน +4

    Thnks wllk allah ha ku barakeyo..❤

  • @Safwaan2
    @Safwaan2 8 หลายเดือนก่อน

    Karaamo oyo sharaf kor kaaga wax dad la gashado abaal aqooneed ayaa ugu mihiimsan waxaad bari asking doontaa dad horumar gaadhay oo leh waxa I qacan qabtay oo wax I baray yaasir marketer adoon kaba fialyn. You are legend abaal raaga dadbaa leh.

  • @sahrachannel7287
    @sahrachannel7287 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid dhiiragalintaada wax badan baan kaa bartey

  • @adannoir1410
    @adannoir1410 7 หลายเดือนก่อน +1

    Yasir bro Aad baad umahadsan thy muuqalkaan markii hore waan la dagay markaan soo dhameystay kadib ayaan su ,aal iska weydii waana sababta aan Dib ugu soo raadi zxp su,aasheydu waxey thy ma Qasab baa in Qof Europe ama Wadamadaas jooga in Aan Helo si ,aan lacag ugu sameeyo youtube fadlan iiga soo jawaab ❤

  • @afbile1
    @afbile1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'allah ..mahad badan

  • @covidtwentynineteen
    @covidtwentynineteen 7 หลายเดือนก่อน +1

    mahadsanid yasser

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 8 หลายเดือนก่อน +4

    Noo soo badi khayr alle ha ku siiyoh qof wanagsan ayad tahay❤👍

  • @S88mustaf
    @S88mustaf 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll qlbi wanagsan saacado badan ayaad nosharaxday wan iskudayidoonaa insha Allah

  • @highflyer215
    @highflyer215 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you sir, this was one of the most informative programmes I have ever watched, I'm happy that I found your useful channel

  • @RID-jk6dw
    @RID-jk6dw 8 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks bro jazakallahu khyr

  • @Shamuure.......12601
    @Shamuure.......12601 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks macalin waxan kuugu mahad celiyo mahayo lkn alle cimrigaga ha baladhiyo macalin❤

  • @relaxationshort4k751
    @relaxationshort4k751 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thankz 🎉 waad mahadsnthay sxb keep going pro ❤❤

  • @Xasanshariif12
    @Xasanshariif12 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waa vedio gii aan sugayay

  • @MouminAbdikader-um1vk
    @MouminAbdikader-um1vk 8 หลายเดือนก่อน +4

    Si Wayn ayan uu sugayaa macalin

  • @MohomethHassan
    @MohomethHassan 8 หลายเดือนก่อน +3

    Tanks UsataaD ❤

  • @munamohamud1555
    @munamohamud1555 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you wll yaasir

  • @khaackhaac989
    @khaackhaac989 8 หลายเดือนก่อน +1

    youtupe markii layiraah wllhi waa channelka aan ugu jeclahay

  • @daadir2020
    @daadir2020 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad

  • @saxansaxotube7864
    @saxansaxotube7864 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa mahadsan thy sxb wax badan baan sugayey coursada

  • @umuamoorechanel3365
    @umuamoorechanel3365 4 หลายเดือนก่อน

    afar bilood waxaan raadinaayay oo baaraayay youtube qof wax iga fahansiiya walhi hada markaan daawaday videogaga inta aan rabay inaa ka faaideysto waan ka helay ka dib anigane waxaan kuugu shere gareeyay 30 k qof garuub aay ku jiraaan ilaaheyna kheyr haku siiyo walalkeeyna

  • @KGGAMING226
    @KGGAMING226 8 หลายเดือนก่อน +1

    mahadsanid lph

  • @cabdirisaaqsaciid
    @cabdirisaaqsaciid 8 หลายเดือนก่อน +5

    Saaxib aad baa umahadsanthay

  • @MohamedMursal-ec7lq
    @MohamedMursal-ec7lq 8 หลายเดือนก่อน

    Maanshaallh wx badan kaa faa'iidney alle haku xafido
    Ninyahow laakiin cudurka dulqaad yarida nagu badan
    Wax kastaana samr ayay rabaan
    See yeelnaa miro dagdag loo jaŕtaa rabaaye

  • @faacilofficail3408
    @faacilofficail3408 8 หลายเดือนก่อน +1

    Lipaax baad tahay zhp alle haku garabgalo

  • @xikmadtv9165
    @xikmadtv9165 8 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks Ustaad

  • @dunya_life
    @dunya_life 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allaah

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 5 หลายเดือนก่อน

    Yazir wll iga sacidee sida youtube u sameysan lahaa ❤thnks

  • @abdikarinaden6959
    @abdikarinaden6959 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ale ha kuu barakeyo

  • @abdilucky3130
    @abdilucky3130 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll wax badan ayaa ka faiday, Shukran

  • @MOHA__gemar
    @MOHA__gemar 8 หลายเดือนก่อน +2

    Aad iyo Aad Ayaad u mahad san tahay wax badan ayaa iga fahan siisey oo iga maqnaa

  • @KhaalidAirdrop
    @KhaalidAirdrop 8 หลายเดือนก่อน +2

    MSHA ALLAH

  • @Engmohamed1
    @Engmohamed1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks macalin yasir

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wall jazaa allaah

  • @Hua-e3g
    @Hua-e3g 8 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad bad umahadsante wll qof sdo kle no cawiya maba arag allah ka abal mariyo

  • @Abdanyu
    @Abdanyu 7 หลายเดือนก่อน +1

    Daacaddii oo qof ah! ❤

  • @kaderAhmed81
    @kaderAhmed81 8 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Alaah Wll Alle hakubarakeyo
    Endhaha ayaad noofurtay Alle maxaan rag badan usuqeeyey

  • @AhmedAcademy-
    @AhmedAcademy- 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you❤

  • @HaybamudeGasey
    @HaybamudeGasey 7 วันที่ผ่านมา

    Thnk

  • @MustafeClqani-j4i
    @MustafeClqani-j4i 7 หลายเดือนก่อน

    Alle ha kaa abaalmariyo wll

  • @BileCabdi-eh7rl
    @BileCabdi-eh7rl 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤🎉🎉🎉🎉 5:15

  • @Suhaybabdulqadir43
    @Suhaybabdulqadir43 8 หลายเดือนก่อน +7

    Thanks hal sac 1:39:06 wlle waxabadn ayan jecal lakin wlle abakag marakan talada qato abala ayan kuhayanaya

  • @aamiinabdiwali3944
    @aamiinabdiwali3944 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a Pro thanks

  • @Sammyworldtourist101
    @Sammyworldtourist101 8 หลายเดือนก่อน

    Noloshayda ma daawan vedio ka qiimo badan thank ustaaad waxan ku yara noqota xagas gogle adsense sidad u dalban karto ad mahadsan yacni side qof loogu xidhan kara😢

  • @TimeTride
    @TimeTride 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah

  • @xaawojannaay1068
    @xaawojannaay1068 8 หลายเดือนก่อน

    Wiilkay fadlan icaawi oo iga caawi xaga youtube

  • @MouminAbdikader-um1vk
    @MouminAbdikader-um1vk 8 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks 🙏

  • @S88mustaf
    @S88mustaf 8 หลายเดือนก่อน

    Yutubarada soomalida waa ninka ugu daacad san

  • @clrisaakboss1411
    @clrisaakboss1411 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran wll

  • @AshrafHanafi21
    @AshrafHanafi21 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a keep going pro

  • @AsmaRoutine
    @AsmaRoutine 8 หลายเดือนก่อน

    waa mahdsantay wll❤❤

  • @Channal.2
    @Channal.2 7 หลายเดือนก่อน

    Walaal waad mahad santahay sida aad noogu faafaahisay

  • @Mohaazjama
    @Mohaazjama 8 หลายเดือนก่อน +1

    Amazing 👏

  • @Cabdiqani88888
    @Cabdiqani88888 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wll aad iyo aad baad umahadsantahay

  • @Rame-omar
    @Rame-omar 8 หลายเดือนก่อน

    M a macalin

  • @DuceeysaneMedia-bl3yn
    @DuceeysaneMedia-bl3yn 8 หลายเดือนก่อน +2

    Macalin sidee lacagta youtubka loo baxsaddaa

  • @medaliamed6454
    @medaliamed6454 7 หลายเดือนก่อน

    masha alaah

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 8 หลายเดือนก่อน +4

    Zxp anigaaa doonayah inaan chanal youtube halkaan Kala soo xiriirah suaalo badan ayan ku waydiin lahaaa ❤

  • @xaawojannaay1068
    @xaawojannaay1068 8 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah wiilkey

  • @calicade3834
    @calicade3834 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mhdsanid ustaad

  • @ebrahemmaahid2821
    @ebrahemmaahid2821 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllky❤

  • @CILMINAFSI27
    @CILMINAFSI27 8 หลายเดือนก่อน +3

    Channelkan adi darta aan ufartay dhiiri gelintada lpx hadana hawl adag aa isugayso i.n dhawan I'm youtuber

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 8 หลายเดือนก่อน +1

    Si weyn ayaan ujeclaaa qof war bicin iga siiya

  • @AyuubJubba-tu9of
    @AyuubJubba-tu9of 4 หลายเดือนก่อน

    M.a shb

  • @umul_khayr
    @umul_khayr 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @Abdullahigaani
    @Abdullahigaani 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid boss

  • @simanadanamin5871
    @simanadanamin5871 6 หลายเดือนก่อน

    Nice

  • @jamalyamo4341
    @jamalyamo4341 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb wad idhiri galisey inshalh ku ilaabi mayo

  • @xaawojannaay1068
    @xaawojannaay1068 8 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mahadsanid

  • @maizamm5727
    @maizamm5727 6 หลายเดือนก่อน

    Thank you ❤

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 5 หลายเดือนก่อน

    Walaal icawi TH-cam KAGA. 😢

  • @sagaltv2241
    @sagaltv2241 6 หลายเดือนก่อน

    Lkn suaal see loga saraa😊

  • @hamdiyaakashmii5449
    @hamdiyaakashmii5449 6 หลายเดือนก่อน

    Shugran wll wan jeclahy inan lacag sameyo lkn ma aqano sida lo samey yuotube😢

  • @Galbeeb25media
    @Galbeeb25media 8 หลายเดือนก่อน +3

    marka zxb waxaa noosoo samaysaa sida loo adeegsado musicada kujirta youtube ka kuwa free ga ah muuqaalada mar aad soo galinayso

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 8 หลายเดือนก่อน

    Tanck you my brother

  • @HassanBare-ii1cw
    @HassanBare-ii1cw 6 หลายเดือนก่อน

    Thnk you

  • @blackmasker6458
    @blackmasker6458 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb aad aya umahadsanthy 👊

  • @wiilkahooyo1
    @wiilkahooyo1 7 หลายเดือนก่อน

    Qaabka teelkan korka saaran ladagsado ama loo isticmaalo hada ma muuqatid lkn screen ayaa isticmaale qaabkee loo dagsadaa

  • @engrxiddig
    @engrxiddig 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wll waxaan kuweediina youtube ka somalia lagu sameeyay maba qarxee dibada kusameesay sax

  • @SeekKeet
    @SeekKeet 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb kaamirada moo bilkaa aad ka duubeysid waa daciif 👀,waxba si fican loo ma. Arkaayo ???

  • @Xoghaaye
    @Xoghaaye 7 หลายเดือนก่อน

    Meeqa aayku bilaabtaa lacagta

  • @jeeydiinhaji5104
    @jeeydiinhaji5104 8 หลายเดือนก่อน +2

    youtube automation kasoo hadal sxb adoo mahadsan sharaxaad nagasii hadii aad taqaano

  • @dilivery2602
    @dilivery2602 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks 👍