XAAWO DAGAN | XAMAR & JAWAAB KULUL 'CUNSURI DHINTAY' HEES LAGU KARBAASHAY FANNAANIINTA SOMALILAND

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 2.9K

  • @omaskar2884
    @omaskar2884 6 ปีที่แล้ว +160

    From somali galbeed waligay man arag xamar cadey lkn hooyaday baa iga shekayn jitray allow nafta igu siin intan arkayo xamar cadey my motherland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @munasharaf2228
    @munasharaf2228 6 ปีที่แล้ว +351

    Xamareey xal qaado dulqaadka waa loo dhashaaa muqdisho iyo dadkeeda wax ka dul qaadbadan aduunka masarna I LOVE ❤️ XAMAR iyo dadkeeda allow dhowr

  • @khaledjibriiladam4352
    @khaledjibriiladam4352 5 ปีที่แล้ว +230

    waxan kaso jeeda viva hargaisa , xamar waan jecelhy jelaana doona waligay goor iyo ayaan waan u duceeya illaahay nabad ka dhigo .
    viva xamar
    ilove xamar
    idin jecelahy wllhy💓

    • @umunashaad3219
      @umunashaad3219 5 ปีที่แล้ว +1

      Anaguba waan idin jcly barakooba

    • @يوسفالصيعري-ه8ه
      @يوسفالصيعري-ه8ه 5 ปีที่แล้ว

      Xamarey. Xal. Khado💋❤️

    • @mahbissulup4234
      @mahbissulup4234 5 ปีที่แล้ว

      woooooow

    • @sahraahmed8154
      @sahraahmed8154 5 ปีที่แล้ว

      Masha allh wadani

    • @farisomar7154
      @farisomar7154 5 ปีที่แล้ว

      Asc asxiibta qaali ah wonderful it's One of the Wonder's)) )East and west home is the best ))))))😚 Sweet Home ✨
      🏠❤🏠💃💛🏃🎶🎶
      🏃🚄💨💨💨
      coming!
      🚌💨💨💨🏃😂
      Missed a bus!
      🏃🚄💨💨💨
      coming!😚 Sweet Home ✨
      🏠❤🏠💃💛🏃🎶🎶wow that's awesome)) asc my dear friend of mine)))
      🚙💨🚦🚗🚕🚓((

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 6 ปีที่แล้ว +566

    Ani waxan ahay rer somalilan waliba rer burco wan jaclahay xamar iyo jigjiga iyo jbuti iyo bosaso iyo garisa wa garbahayaki kama marano

    • @iDrKraken
      @iDrKraken 6 ปีที่แล้ว +4

      masha alllh sidoo kale i love all of them

    • @zuuzubintuyaasiin2759
      @zuuzubintuyaasiin2759 5 ปีที่แล้ว +2

      Sdo kle qlii anagana ku jclnhy

    • @kabdi7146
      @kabdi7146 5 ปีที่แล้ว +3

      Nasab kamala tahay kuligen cidi isuma keen dhaanto

    • @iqrajapriljr5909
      @iqrajapriljr5909 5 ปีที่แล้ว +3

      Reer Burco waa la ogyhy waa dad somali dhalad ah

    • @waawwatasongbksimpleyutheb9340
      @waawwatasongbksimpleyutheb9340 5 ปีที่แล้ว +1

      Mash allah xamdi kalgacal burco iyo xamar wa dhul somaliyed abayo illahay somali naga dhigay ayan ku xamdiyaa alx❤

  • @ncawil7960
    @ncawil7960 6 ปีที่แล้ว +22

    I‘m From Somalind wlhi and i love
    Umada somaliyed dhamaan
    Siyaasi tuugi yuu isku keen dirin
    Wadanka idinkaaa lehee 5ta Somali❤️

  • @maahiryare7638
    @maahiryare7638 6 ปีที่แล้ว +852

    Ani waxan ahay muwadin somaliland ah
    Xamar waa jeclahay waana wadankayga waligayna kuma caasin doono
    Siyaaasadaha is diidan maahan in ay nakala fogeeso hada nahay shacabka somaliyed
    We are one nation

    • @araweeloempire4821
      @araweeloempire4821 6 ปีที่แล้ว +10

      We are ONE bratherkey ilmahan halka qabil qaran in ka dhigan raban kulama simeyno ✌💖

    • @maahiryare7638
      @maahiryare7638 6 ปีที่แล้ว +9

      @@araweeloempire4821 haaa saaas waye sxbey somalinida aa wax walbo kaweeen
      Siyasad le la isku fahmin lakin dad ahan somalia le nahay marwalbo 👌👌

    • @cabdimajiidcalidhiblaawe9567
      @cabdimajiidcalidhiblaawe9567 6 ปีที่แล้ว +1

      😍😍😍

    • @daacadsame2774
      @daacadsame2774 6 ปีที่แล้ว +22

      Somlia ma Nihin Ee somali ayan nahey Wadan ahana Somaliland ayan nahey Laba wadan ayan kla nahey Hal qabiilna ma nihin Ee Somali Oo dhan nagu jirta sida samaroon Dhulbahante warsangali isaaq Iyo Walipa qaar kle

    • @cabdiqanicalowaq2409
      @cabdiqanicalowaq2409 6 ปีที่แล้ว +7

      War one lama ahee nin walba ceesaantiisa halkuu doono ha u aroorsado!!
      Bal qoladii qolo tabta ha La arkee.
      Adeer Soomaali wax isugu jiraa ma jiraan.

  • @layanabubakar2531
    @layanabubakar2531 6 ปีที่แล้ว +119

    maxaa xamar kucasiday macunsuri dhintaa tahay alleylahe jawab kufilan welcome back xidigta xamar

  • @Abdullah2001-0
    @Abdullah2001-0 6 ปีที่แล้ว +1011

    Djbouti ayaan Ka soo Jeda Lkn Anagu Waxan AminsanahY Somalia Inay Thy Xamar Calanka Buluuga aH paan Qadana Xamar cdY Ilahoow Mar I GeeY
    ❤️ Xamar Billa ❤️ Hadad Xamar JeceshY Lke Isaar

    • @cimraanmire3974
      @cimraanmire3974 6 ปีที่แล้ว +11

      Aad iyo aad waanag dhaxeeya calanka balooga ah 5nta somaliyed reer jabouti Adbaan idin jacelanhy midnimada u mada somaliyed hormuud baa u tihiin halkey manta xamar taagan tahay waaxanku gaar nay walalaha reer jabouti ❤❤❤👏

    • @maxamedcabdi5830
      @maxamedcabdi5830 6 ปีที่แล้ว +1

      King Mj Vlogz And Reaction. belaa thy sxb nin wax bdn og ba thy

    • @waaayaamoaduunku5673
      @waaayaamoaduunku5673 6 ปีที่แล้ว +8

      car hadaad nin tahay ku biir oo magaca jabuuti iska reeb waar iska aamus noocaga caqliga yar waanu garanaynaaye

    • @ridwaanlabasuul8636
      @ridwaanlabasuul8636 6 ปีที่แล้ว +2

      King Mj Vlogz And Reaction. xaqiiq xamar waa lama huraan

    • @marwo2285
      @marwo2285 6 ปีที่แล้ว +3

      King mj vlogz dee yaaku diiday adaaba magicii somalinimo tuuray oo jabuuti la baxaye akhas reer bilaa caqli waar hus

  • @ayaanaadan4348
    @ayaanaadan4348 5 ปีที่แล้ว +37

    From Puntalnd Xamarey Ninkii tagaa Nasiib leh Bk mD ahna uma jabyso Alle haku Xafido my motherland dhul boqortoyo🇸🇴🇸🇱🇸🇴

  • @ahmedahmednur3847
    @ahmedahmednur3847 5 ปีที่แล้ว +21

    "Nin magaalo soogalayoow yaa ku og"
    Mogadishu Umalayn maayo inay u dhutindoonta qof neceb. Waa Face ka umada Soomaaliyed Alle ha barakeeyee🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aishaaliyacige3384
    @aishaaliyacige3384 6 ปีที่แล้ว +141

    Allow xamar nabad inoogadhig we love xamar cadeey from garowe Puntland ❤️

  • @nastimoha1053
    @nastimoha1053 6 ปีที่แล้ว +59

    Xaax walhi wan jidhiidhacooday !😪
    Anu reer xamar / somaliland ma ihi lkn
    Somaliyad ayan ahay 🇩🇯❤️💯
    Allow somali qalbiyadoda isku fur
    Dulqadku iyo samirku wa Shayga ugu culus uguna xanun badan lkn guul marwal.

  • @daudbulxan6148
    @daudbulxan6148 6 ปีที่แล้ว +68

    love you xmr cdey waa maagalo aan aad ujeclahy ilaahy dhibaatada kaha saaro 😘

  • @deganbintuyusuf7184
    @deganbintuyusuf7184 5 ปีที่แล้ว +32

    I’m from hargeisa somaliland 💚❤️💚but xamar is my second hometown xamar caday ❤️see you soon insha Allah we apologize for shakhsiyadka ka so jeeda somaliland

  • @hussnyjubat8570
    @hussnyjubat8570 6 ปีที่แล้ว +50

    Hadaan ahay reer Awdhal waanu idin jecelnahay reer xamarey iyo koonfur damaan. Siyaasad isdiidan mooyee waanu isxignaa dhee. Love you reer koonfur.

  • @sulekhacooking6514
    @sulekhacooking6514 6 ปีที่แล้ว +529

    I’m sorry xamar 😔 I’m from Jigjiga 💚💙❤️ love xamar ❤️

  • @maryamahajimuse8356
    @maryamahajimuse8356 6 ปีที่แล้ว +68

    Cuqdad ma naqano ciyaal xamar nahaye viv xamarteyda ❤❤❤💪💪

  • @umuahmedofficial5829
    @umuahmedofficial5829 6 ปีที่แล้ว +83

    Viva xamr cadeey 😍😘

  • @omarteachoofficial8346
    @omarteachoofficial8346 5 ปีที่แล้ว +23

    Wxan kaso jeda dusmareb galmudug xamar cadey wn jclhy ❤❤

  • @queenfaaiza6681
    @queenfaaiza6681 6 ปีที่แล้ว +42

    Masha allah Queen Xawa Dagan waa kabax satay huuno quruxey❤✔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @arfoonabdi7277
    @arfoonabdi7277 6 ปีที่แล้ว +77

    Xamar Allow Ka Jir Balayada 🏰🏰🏰🏰🏰🏰🏰🎧🎧🎵🎵🎵🎵🎵🎤🎤 😘😘😘😘😘😘

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 6 ปีที่แล้ว +187

    Ciyaalka cuqdada lagu koriyay ma nihi I love xamar cadeey cadawgaa ma ciil baxo

    • @dekahassanhasan862
      @dekahassanhasan862 6 ปีที่แล้ว

      fartuun abdalla cuqdad. Ayuunba idinka so hadhy. Cuqdadina wasee.

    • @fartuunabdalla6611
      @fartuunabdalla6611 6 ปีที่แล้ว +2

      @@dekahassanhasan862 cuqdada waxey hayso waa adinka wasaqad yey

    • @maareeyeyahye2457
      @maareeyeyahye2457 6 ปีที่แล้ว

      xamar maxalokuhaya waxa iskale hawiye nagabaxsha darodka fisqigoda nacalakutale sharmutadi darododhan iyo dhiladi odagenba maxalogashegay xamar saxibayalo mabahanyih farmajo xolo xisabsano mesha lafadhaya asey usoocararayan nagalabta marabno fisqi suboyinka acsidina

    • @seynabcumar2355
      @seynabcumar2355 6 ปีที่แล้ว +2

      Hawiye iyo darod wa wada somali casimadane wa casimad somaliyed dadka yan la kala fogenin

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 6 ปีที่แล้ว

      Somaliland ta an jecelahay iyo somalia an necebnahay hadad cuqudad u taqanan ana u horeeyo kule viva cuqdada😍

  • @isrobaby6245
    @isrobaby6245 6 ปีที่แล้ว +16

    Maxaad xamar ku caasidey ma cusiri dhintaa tahay hees iyo badh 😍😍 xamar sidaa kaamaney istaahilin yurubey

  • @nimonor5520
    @nimonor5520 6 ปีที่แล้ว +165

    Xamar Cadeeey Cidna Naceeb Wax Uguma Qaaadeso Viva XamrCadey Melankugu Doorsanaayoo Miyey Dunidaba Kutaala Dalkeygow 😍😍😍😘😘😘

  • @maceeymaow9551
    @maceeymaow9551 6 ปีที่แล้ว +107

    😢😢😢😢 xamarteyday kameero inta ku casisay kuwas waba Cunsuri dhinteene. Inta ku jcl ayaaa kabadaneee💜💜
    Ciyaaal xamar hadaaa nahy cuqdaad maba naqaaano wlh Alx.
    Muqdisho👆❤❤❤❤❤❤👌👈👈

    • @mmasomali6583
      @mmasomali6583 6 ปีที่แล้ว

      Hhhh that's really

    • @Joker-es6mp
      @Joker-es6mp 6 ปีที่แล้ว

      Hhhh adna mxaa tahay amisom ayaa bilaash kugu waste dabada uniiki

    • @hudahani2029
      @hudahani2029 5 ปีที่แล้ว

      Xamar lahays tayaal amizom baa idin haysate kaxoroba horta amizom hoyadinba ......... ye

  • @samriitaupdy3993
    @samriitaupdy3993 6 ปีที่แล้ว +70

    xaawo dagan wlcme bck 😍❤❤ axsan jawap iga dheh

  • @sayidmaxamedtabaarak3896
    @sayidmaxamedtabaarak3896 6 ปีที่แล้ว +12

    Xamar cadeey muqdisho mugwayn balaayada allow kaa xijaab caasimada umada somaliyed maskiin kaaba waan nasiib badanahay runtii illahey swt ayaa ku mahadsan inaan ku dhashay meeshi ugu mudnayd

  • @somking901
    @somking901 6 ปีที่แล้ว +162

    Inta Xamar naceb cagta ka hoos I love my City Xamar cade allow ku nabad yeel ✌

    • @rahmacookingandbakery8196
      @rahmacookingandbakery8196 5 ปีที่แล้ว +1

      Xamar qarax ween

    • @yaasjfidmxzaha6320
      @yaasjfidmxzaha6320 5 ปีที่แล้ว

      @@rahmacookingandbakery8196 abaayo haday kuu qorantahay qaraxaas aad sheegeyso rabtaada kugu imaaneyso ama adigaa cagahaaga iskukeeyneesid marka nimcada alle kusiiyay kushukri

  • @ayanyusuf9518
    @ayanyusuf9518 6 ปีที่แล้ว +16

    Horta heestu way macantahay lakin I love muqdisho wayo wa hooyodayi somaliywan I'm frm somaliland wanjacalahay somaliy mal walabay jooga lakin dad kala ingu dhaxajira I'm sorry 😢😢

  • @Its.su3da
    @Its.su3da 6 ปีที่แล้ว +60

    I love hamar even though ebid key matagin but i see as the essence of the somalidha❤️❤️from Kenya

  • @abdiqaniyusuf8407
    @abdiqaniyusuf8407 6 ปีที่แล้ว +22

    Anaa waQooyi udhashoo walaalahy Koonfur Jecele Miyaa Lay waalayaa Ilove Xamar Cadey Xaruntii Qarankyga😙😙😙

    • @hamdadagan5708
      @hamdadagan5708 6 ปีที่แล้ว +1

      soomaali wayn welcome yey ku waaline

  • @ayoubjama
    @ayoubjama 6 ปีที่แล้ว +157

    Xamarey hoooyo tahay hpoyana ilmaheeedu waaa caaasiyan
    Waliga kor ahow muqdishey😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @Joker-es6mp
      @Joker-es6mp 6 ปีที่แล้ว

      my city Galkacyo xamar iyo hargeisa waa isku mid maanta hargeisaba la odhan karaa waa caasimad xamar waa wada kharaabado

    • @ayoubjama
      @ayoubjama 6 ปีที่แล้ว +1

      @@Joker-es6mp mrkuuu qabiiilayste tahay bad amini karta taaas
      Xamar cidna kama maranto

    • @munaomar6652
      @munaomar6652 5 ปีที่แล้ว

      @@ayoubjama sax👍👍

    • @riinaalove50
      @riinaalove50 5 ปีที่แล้ว

      Saxiix walahi hooyaduna ilmaheedu ma wada caasiyaan hal cunug unbaa ku casiyay curadadii kalaa joogo guul xamar

    • @farxiyosimanfarxiyosiman882
      @farxiyosimanfarxiyosiman882 5 ปีที่แล้ว

      @@Joker-es6mp cayda joojiya hargaysa anaa tagay jingado iyo cooshada ubadan togog urayana way udheertahay iyo suuq urayoo tuugada iyo askuluus tayaasha kubadan somaliland hadhaco cuqdad land hajabto muqdishooy jiro joog cadowgaa unoolow allow calankeena baluuga hanaga wiiqin

  • @abdirahmanbihar5567
    @abdirahmanbihar5567 6 ปีที่แล้ว +255

    Reer xamarroow gobgobi dhashaad tihiin walhi
    Lkn inagada daaya shakhdi attack
    Viva gabilay
    I love xamar cadey

    • @iskufilanhaji2999
      @iskufilanhaji2999 5 ปีที่แล้ว +1

      anaga ma necebin rer somaliland lakin waxa kaso yerayo loma dulqadankaro waxana ahay rer xamar

    • @sinyoritaqueen5760
      @sinyoritaqueen5760 5 ปีที่แล้ว +1

      Hush wrya hna ceebyn ree gabiley wxan ma tageersne

    • @farxiyosimanfarxiyosiman882
      @farxiyosimanfarxiyosiman882 5 ปีที่แล้ว

      @@sinyoritaqueen5760 xoole tuurleh hush gibiley uf xamar I love you cadowga hajabo

    • @sinyoritaqueen5760
      @sinyoritaqueen5760 5 ปีที่แล้ว +1

      @@farxiyosimanfarxiyosiman882 hhhh naag ma la caytama naa ha i ceebyn oo nin raadso hdad nin radis ahyn af dheer bad leedahe ree xamar uf uf intaad somalilnd af dher u leedhin iska difaaca alshabab iyo mdaafiicda hbn iyo mln ini hgar daamiyey 😂😂😂

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 5 ปีที่แล้ว +3

      @@sinyoritaqueen5760 noolow nabadna ku waar kan gabiley sheganaya inan baa dhashey hoyadiba la timidoo aabahiina mooyi noo dhig dheh magaca

  • @Molone_kid10
    @Molone_kid10 5 ปีที่แล้ว +23

    Xamar hooyada somaliya waaye mnsha Allah viva Shanta somaliyed

  • @sowdaothman4607
    @sowdaothman4607 6 ปีที่แล้ว +24

    I from mugdisho I love xamer qurux ilahow cadowga kaqabo amiinta dhiniciina

  • @neimadjama7125
    @neimadjama7125 6 ปีที่แล้ว +62

    Wowww nice song jawab fiicane reer Xamar nolod big love from Djibouti Vive Somalia my second home 😍😍😍

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 6 ปีที่แล้ว +113

    Hadi lagu caasiyo wlh waa caruur hooyadood ku casiyeen horta ogada iney hooyo utahy xamar markey qurbaha la aado casimada waa mugdsho halkaas basboor lawada wataa mark garsho tasa ku filan carurta waa lo duceyna in qalbigoda garto xamareey raali ahoow anaga ku jaceyl runti 😘😍👍

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh😂😂😂😂
      Ada is idhi

    • @iqramoha4444
      @iqramoha4444 6 ปีที่แล้ว +2

      Sax waaye xamar lama huraan waaye

    • @aydarusawil5136
      @aydarusawil5136 6 ปีที่แล้ว +1

      😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @Mgl22-p2h
      @Mgl22-p2h 6 ปีที่แล้ว

      Dadkeeday u tahay anaga tuulooyinkayga nagala qiimo wayn nin walba wadankiisa qanciya

    • @hamdaduale955
      @hamdaduale955 6 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk dadkii qalpiga laga gumaystay ka mid tahay hno beenbaad run moodi waad Soo baraarugi

  • @Sidra_abdi
    @Sidra_abdi 6 ปีที่แล้ว +53

    iga dheh viiva xamar intii neceb isku uraa love you xamar cade 😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤👌

    • @GeediAaran
      @GeediAaran 5 ปีที่แล้ว

      Waa sidas abyo caisha cuud vivaaaa xamar qurux

    • @alifantastic5361
      @alifantastic5361 5 ปีที่แล้ว

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚘⚘⚘⚘

  • @ajwakhalif8228
    @ajwakhalif8228 5 ปีที่แล้ว +19

    We love you Xamar from Ogaden 💚🇸🇴❤️

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 5 ปีที่แล้ว +1

    Xamar cadey wa hoyada dalka Somalia 🇸🇴 hooyo walba wey u samirta dhasheda sas ayey xamar u si laba jibareysa samirka viva gobta rer muqdisho ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ gowanimada wa u dhalasho e kuma timado in Afka laga shegto I love Somalia 🇸🇴 ween ❤️❤️❤️ I love you ❤️ muqdisho ❤️ bosaso ❤️ hargeysa ❤️jig jigo ❤️ jabuti ❤️garisa ❤️ beydhawo janay ❤️marko ❤️ barawe ❤️ iyo dad walibo ila wadaga magaca iyo afka iyo cida ❤️❤️❤️

  • @najmayusuf6636
    @najmayusuf6636 6 ปีที่แล้ว +67

    Xamarteena anagee wx wlpo noga fcnthy ❤😍🔥 dadkna iyaga u bhn ma ahe xmr cif uma bahna

    • @abdirahmanmohamedali560
      @abdirahmanmohamedali560 6 ปีที่แล้ว

      inagoo hargeisa burco berbara boorama iyo ceerigaabo haysta
      balwaayahee xamar maan isku dilayaaa

    • @fadumomohamed298
      @fadumomohamed298 6 ปีที่แล้ว +1

      Amaan mo ali adinka unbaa u tooksi yimaada markii uu marqaanka idiinka liico

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhh 😁😁😁😁😁😁 somaliland waxay uga baahan tahay somalia maba jiraan walaalnimadiina somali ka dhaxaysayna siyaad bare ayaa hog dheer ku riday......waligoodna ma heshiinayaan....haday sheekadu fan isku badashayna somaliland cid fanka kaga badinaysa ma jirto

    • @daacadsame2774
      @daacadsame2774 6 ปีที่แล้ว

      @Suweys Ali Af xun Af aya tahey. sidaad u hadleysid Ee Aad fan sheganeyso la yabanahey.

  • @ubaxmohameddiiriye8027
    @ubaxmohameddiiriye8027 6 ปีที่แล้ว +42

    Xamar waa caasimada umada soomaaliyeed waana lama huraan cidna umabaahna ayadaa loo baahanyahay

    • @guleitguudcade1202
      @guleitguudcade1202 6 ปีที่แล้ว

      Yaa ubaahan meeshan Qarxaysa
      Ee Qadaad waynta ah

    • @zumayazumaa9496
      @zumayazumaa9496 6 ปีที่แล้ว +1

      Waaa sax Abyo Xamar cidna uma baahna

    • @khadijohassan4454
      @khadijohassan4454 6 ปีที่แล้ว +2

      wooooooow vivaaa mugdisha my city Alle nabaaad waaaarta haku siyo cadowgaa ma ciiiil baxaaaan fahima from garooowe

    • @hamdadagan1787
      @hamdadagan1787 6 ปีที่แล้ว +1

      ☝☝☝

  • @jamacisse6304
    @jamacisse6304 6 ปีที่แล้ว +48

    استغفر الله العظيم واتوب اليه
    اللهم صل على سيدنا محمد ومولانا محمد وعلى آل سيدنا محمد
    Allow somalia isku keen quluubtoda halkayee Aamin

    • @nalkakaada6327
      @nalkakaada6327 5 ปีที่แล้ว

      اللهم صلى. وسلم. علي. نبينا محمد

  • @sudiyanoofficial7787
    @sudiyanoofficial7787 5 ปีที่แล้ว +18

    Ciyal xamar hadanhy cuqdad ma qabno we love each other

  • @dhoofkhaliif5722
    @dhoofkhaliif5722 5 ปีที่แล้ว +89

    Xamar xaruntii gobta ♥️♥️🥰

  • @mavooo2962
    @mavooo2962 6 ปีที่แล้ว +79

    Mxa xamar ku casiday ma cunsuri dhinta tahy jawaab culus

  • @shamsoabdi4193
    @shamsoabdi4193 6 ปีที่แล้ว +14

    Nice jawaabta thanks ,I love you so much sister 👍❤️❤️❤️🙏🙏💖💖💞💞💟😘

  • @nuura.gobdeeq
    @nuura.gobdeeq 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa ahay reer Somaliland gaar ahaan reer Hargaysa Xamaray kumaanan Caasiyin kuma Necbin waa Hooyadii Soomaliyeed ee Intaa war Xuma tashiil iyo xaasid baa inagu dhex jira Ilove You Xamar Caday❤❤
    Allow Barakee Xamar☝⚘💯💯❤❤❤👈

  • @ibrahimidow2267
    @ibrahimidow2267 5 ปีที่แล้ว +24

    I am from *Garisa* I 💔🇸🇴 *Xamar*

  • @fatouali7310
    @fatouali7310 6 ปีที่แล้ว +2

    Anigu reer djibouti ayan ahay oo wan ku dhashey lkn gabadh waxan ahay reer awdal kaa sojeeda xaamar wan ku fana dholkeygi cadowga haa jabo 😍😘😘

  • @hahahahahmamama6890
    @hahahahahmamama6890 6 ปีที่แล้ว +21

    Viiiva xamar cadey one love soomaaliweyn

  • @sadiaabdulahi2273
    @sadiaabdulahi2273 6 ปีที่แล้ว +54

    Dulqaadki naga dhamaa👌👌wad nagu casiisen rer land jwbtiina ha idin deeqdo😎

    • @abdikariimismail4766
      @abdikariimismail4766 6 ปีที่แล้ว +3

      Idinma rabno uf reer xamar qadaad wayn

    • @shakrahagie8500
      @shakrahagie8500 6 ปีที่แล้ว +3

      Qaad quutayaal adinkaba yaa idin rabo xamar addey love you for ever cadowgaaga jabyoow dhintaaa😂

    • @sadiaabdulahi2273
      @sadiaabdulahi2273 6 ปีที่แล้ว +1

      @@abdikariimismail4766 🤣🤣🤣🤣🤣oooy deee uftaba waad heydan mar walba leydin arkaba gacanta na hoos dhigataana casiyaal 😁

    • @sadiaabdulahi2273
      @sadiaabdulahi2273 6 ปีที่แล้ว +1

      @@shakrahagie8500 🤣🤣u sheg bal

    • @guleitguudcade1202
      @guleitguudcade1202 6 ปีที่แล้ว +1

      Qadaad wayn idin MA rabno

  • @munnainaabdallah3455
    @munnainaabdallah3455 6 ปีที่แล้ว +6

    Anaka reer xmr hadaa nahay cuqdad mana qaan qof walbo oo noo i maado wan soo dhaweynaa😍
    Lkn dadkas cuqdad baa dishay hadee awoodan inee na baa bi'i yaan wlhi wey na baa bi'i laahaa yeen😓

  • @jgbfilms7637
    @jgbfilms7637 5 ปีที่แล้ว +2

    From Somaliland Waxaan Leeyahay Siyaasadaahaa Is diidane Shacabka Yaan La isku Dirin Ani Waan Jeclahay markasta Midnimada iyo Wadajirka ayaan Jeclahay Xamarna waa Hooyadii Dalka iyo Dadka Qofkii Iskiisa U Xuni Ma Matalo Shacabka Somaliland kamana Dhigna in Shacabka Reer Somaliland WADA xunyihiin one Love Umadda Somaliyeed✊✋

  • @ridwanahmed7891
    @ridwanahmed7891 5 ปีที่แล้ว +20

    Bk cadhadiisa hanoo maqlina walaalahy qalbigan idinka jecelnahay waan ogohy dadka somali ugu gobsan baa joogta😘

    • @aminaahmed3779
      @aminaahmed3779 4 ปีที่แล้ว

      😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍❤

  • @zahraadan8384
    @zahraadan8384 5 ปีที่แล้ว +11

    Viva xamar from Somaligalbeed🇸🇴👈

  • @zaamiyamouse9373
    @zaamiyamouse9373 6 ปีที่แล้ว +27

    Hamar cadeY hooyadi umada somaliyeed one love wadankayga
    Nice song wey i deeQday lkn in hees lo Qado He he ....

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 6 ปีที่แล้ว +69

    Xamar xarunta dalkena waan kugu faana 💪

  • @dhilintamaantachannel7332
    @dhilintamaantachannel7332 6 ปีที่แล้ว +5

    ILaaHow muQdisho Oo London ka Qurux Badan natuS InzhalllH Waanu RajaYnanaa duLQaadkana Waa Loo dhazhaa iLove XamaR I am SoomaaLi dhaLad Viva khaatumo Laazcaano 🌹😍❤💛

  • @ramlajama874
    @ramlajama874 5 ปีที่แล้ว +1

    Anigu rer Hargeysa ayan ahayn xamarna wan jeclahay wlhi somalinimada dhig a iskugu keen yala 🥰😍 inta cadifada waad inga dhexfiidaysan lov u somalinimada

    • @sihaamkhalif9536
      @sihaamkhalif9536 5 ปีที่แล้ว

      Somalia wa dad wada dhashy, adigo kle allah batiyo wll

  • @abdirisaknuradan5282
    @abdirisaknuradan5282 6 ปีที่แล้ว +17

    Xamar waa noloshayda allow basan baasta colaada iyo balaayada garab mari muqsisho is my life😍😍😍😍

  • @naimanorabeauty4055
    @naimanorabeauty4055 5 ปีที่แล้ว +8

    Big love from Djibouti viva Mogadishu

  • @haboon1139
    @haboon1139 6 ปีที่แล้ว +52

    laakin nimcaan hilaac ka saara sawirkiisa xamar kuumuusan caasiyin😭😭😭😢😢😢nimcaan waa fanaan qaranimadu ku weynthy wlh🏵🌹🏵🌹 waan aqaana dadka xamar neceb waa xidigaha geeska haba ugu horeeyo bk haku xigto asma love iyi ninkeeda kuli way necebyhiin

    • @alaleadem27
      @alaleadem27 5 ปีที่แล้ว +1

      haboon 11 Ninmcaan Sawirkiisa uma taagno In uu xamar ku caasiyay ee Waxaa loo soo qaatay fanaaniinta xamartagay ee somaliland loo diiday In ay ku laabtan

    • @Minagamzel
      @Minagamzel 5 ปีที่แล้ว

      bayo wallahi wey sobaxaday waxa modo dher ka hor sheeegty

    • @muscabsiyaad6090
      @muscabsiyaad6090 5 ปีที่แล้ว

      Doqon ba tahee kada aflagaadada kooxda qaranka

    • @sahrafadumo2228
      @sahrafadumo2228 5 ปีที่แล้ว

      haa wanu necebnhy uf xamar

    • @fartunabdiwali2858
      @fartunabdiwali2858 5 ปีที่แล้ว

      @@shaadiaofficial7006 weynaanta runta waa keena xaga camalka wanagsan aduun wa imtixaan e aqiradada ushaqeyso somalia necebka inta liska joojiyo

  • @ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647
    @ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647 6 ปีที่แล้ว +2

    Muqdisho kuma baahno waanu jecelnahay muqdisho I love to see my home country from waqoyi bari kenya 🇰🇪

  • @lipinee1827
    @lipinee1827 5 ปีที่แล้ว +6

    Allaw calankena kar ka dhig cadawga naga qabo iyo inta ka masersan oo u bahan aqonsi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 calankena wan ku fanaa iyo xamar cadey hoygii dalkega ilove xamar cade wan ku xisay❤❤❤💕💕❤❤💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayaandhalaadayaandhalaad6368
    @ayaandhalaadayaandhalaad6368 5 ปีที่แล้ว +8

    Wxn ahay reer Somaliland gar ahaan hargaysa I love xamar waalahay 💕💕💕💕💕💕💕💕

    • @MCX6244
      @MCX6244 5 ปีที่แล้ว

      M,a 💯❤️

  • @quruxsan6531
    @quruxsan6531 6 ปีที่แล้ว +46

    Maya abdiaskari markaan kuma tagersani sababtoo ah soomaaliland marbey qiri donta in ay soomaali hal yihiin inta kahoreeso haloo sugo sow iskumaan ogeyn cunuga haduu hooyadii Ku caasiyo oo uu meelahaa ka faano hooyadii kuma dayato waxey dhahda meeshu rabo hasoo arko iskadhafa saas Ayaan raacsanahey haleyska dhaafo hadey caasiyoobeyn yaan kudayan anaga

    • @malikabertan7480
      @malikabertan7480 6 ปีที่แล้ว +2

      Leyla Ladan waad riyootay wlhy xamar in la caayo maaha lkn hargeisa iyo xamar inay midoobaan waa hbn xalay tagay mana dhici doonto waligeed

    • @lakiahmed8315
      @lakiahmed8315 6 ปีที่แล้ว

      Allahu akbar walahi warkagu wuu iqiira galiyay waa runtaa wll waa maalin aan fogayn adna afkaaga caano lagu qabay

    • @cabdicasiismaal2846
      @cabdicasiismaal2846 6 ปีที่แล้ว +1

      adeer somalilan allaah mooye cidna u baahno yaa qabxa

    • @quruxsan6531
      @quruxsan6531 6 ปีที่แล้ว

      malika bertan Maya wey dhaceysa waxan arkey marabo in ay ilmaheyga in ay arkan soomaliyoo dhan oo hal ah ayaan raba in ay ii arkaan

    • @quruxsan6531
      @quruxsan6531 6 ปีที่แล้ว

      laki ahmed thanks wad idhiiri galisey thanks mar labad

  • @nadiamnm4555
    @nadiamnm4555 6 ปีที่แล้ว +6

    Welcome back fnndna love u 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤xmr cdy

  • @knaanali7854
    @knaanali7854 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa layaab ah dad abwan isku tilmaamayo iyo fanaan hadana colaad shacabka dhex dhiga wlh soomaali weyn weyno wada qafiifnay Allah na cafiyo dadku waa wada dhashay ixtiraamka yaan laga tagin Muslim beyno nahay walaalo yaal wixii xumaan wado Allah naga qabto soomali weyn Allah wada dowro sharaf teenan kor oqaado insha Allah

  • @farxiyamohamoud4252
    @farxiyamohamoud4252 6 ปีที่แล้ว +37

    I love xamar cadey home sweet home guul❤❤❤❤

    • @safaabdi3340
      @safaabdi3340 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤💞

    • @gaasshariif5891
      @gaasshariif5891 4 ปีที่แล้ว

      Abwaan nooloow in badan wadani ayaa tahay

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 6 ปีที่แล้ว +20

    Honestly speaking, this is true and a fair song😍

  • @saedarahman7521
    @saedarahman7521 6 ปีที่แล้ว +33

    From hargaysa i love muqdisho isku dirkii labada casimadod dib u dhici mayso inaha alllah tuloyinka growe iyo bossao inga fa idaysan mayan guul hargaysa iyo muqdisho

    • @ahmedkhayrquraab229
      @ahmedkhayrquraab229 6 ปีที่แล้ว

      Garowe is xamar and xamar is garowe viva Somalia.

    • @فاطمةزهرة-ك1ح
      @فاطمةزهرة-ك1ح 6 ปีที่แล้ว

      Siciid Abdi cunsuri xun bad tahay orom bad tahee ma gaadhid meelkasta waa kuwa kula jooga neef hadaqaay

    • @saedarahman7521
      @saedarahman7521 6 ปีที่แล้ว

      @@فاطمةزهرة-ك1ح fashiluuu inader filkana wan soo af jarnay

    • @saedarahman7521
      @saedarahman7521 6 ปีที่แล้ว

      @@ahmedkhayrquraab229 hhhhhh dhuuso wayne ar wax iska celi

    • @ahmedkhayrquraab229
      @ahmedkhayrquraab229 6 ปีที่แล้ว

      @@saedarahman7521 jaaahil qalbi madoow oo cunzuri ah , xamarna Ku caasiyay.

  • @quenkeyf8587
    @quenkeyf8587 6 ปีที่แล้ว +13

    Jawbti ugu haboned bad sisay xidigta xamar

  • @qaalidumar3725
    @qaalidumar3725 6 ปีที่แล้ว +1

    Anigu rer woqoyi ayaan ahay Somalilnd ma ahi xamar waan jecelahay waayo Somalibaan ahay

  • @raqad4642
    @raqad4642 6 ปีที่แล้ว +1

    Well done Abdi Askari awoowga ba garti qaadi xamar cade wa xarunta shanta somaliyeed and somaliweyn wa mid insha Allah kal qub qubka waa ka bixi doona cunsuri meel gaari maayo god bless somalia 🇸🇴 🇩🇯 jabuti NFD iyo somaali galbeed kilinka shanad way xoroobi doonan insha allah 💪💪

  • @nasteexamireahmed1542
    @nasteexamireahmed1542 6 ปีที่แล้ว +23

    i love xamar i love hargaysa wlh iima kala socno labadaba wa guryahayga xamaray makugu casin dooni 😍😍

  • @suuraleynaagdhulbahante4454
    @suuraleynaagdhulbahante4454 6 ปีที่แล้ว +17

    Wllo *maxaad xamar ku caasiday ma cunsuri dhintaa Tahay*
    👏👏👏❤

  • @munacadeeymuna149
    @munacadeeymuna149 6 ปีที่แล้ว +9

    Yawaye qofka xamar Ku caasiyay kurid kuri 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 cadawga xamar cagta hoostis taaag farta hada taagerta 👆👆👆👆👆

    • @Max1-d4t
      @Max1-d4t 5 ปีที่แล้ว

      muna cadeey muna etdg

  • @xasancisman6888
    @xasancisman6888 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa hees xanuunbadan ma ahan in saas naloo galo reer muqdisho hadaa nahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Dadka waan jecelnahay walalahen jigjiga ❤️hargeysa❤️ Garisa Djibouti ❤️
    Idin ma ilooweeyno reer hargeysa xumaan beey noogu badaleen jaceelkiii😿😿😿😿😿😿😿😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😿😿😿😿😿😿😿😿😿😿😿😿😿😿😿😿😿😿😿😿😿

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaaaaaaaaaaw caaaaaafi maaaaaahin inaba xaaaaawo. Dagan boqoradeena noooollow gooorme xamar noqote jaxiiimo waa janeee❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👏👏👏viiiiiiiiiva xamar cadey❤️❤️❤️

  • @ayaanabdishakur8585
    @ayaanabdishakur8585 6 ปีที่แล้ว +128

    xamar cid uma baahna iyadaa loobahanyahy xmar cadeey raaali ahow waalaluugafay

    • @ayaanlemoha648
      @ayaanlemoha648 6 ปีที่แล้ว

      Ayaan Abdishakur Wey Wee

    • @hamdaduale955
      @hamdaduale955 6 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk hno waxaad ku riyootay in aad baahida ka paxado oo loguu baaxda xaasha ayay kaa taahay waligiin soomaaliland baad dapa dhilifkeeda ahaan doontaan 😀😁😂

    • @sayidmaxamedtabaarak3896
      @sayidmaxamedtabaarak3896 6 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanlemoha648 ayaan walaal dadka tuuloyinka ku dhashay ama ku nool hada ee loogu sheekeyay magacyo magaalo hala tirsanin waligaa dagmo xamar kamida ayaa hooyo u ah xamar meel istaqano maahan lkn dadka dhaqanka qalafsan leh ee gobolada ka soo galay wali cagahooda ayaa boor leh alle uuga bari ineey ilbaxan cuqdada ka baxdo

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว +1

      @@sayidmaxamedtabaarak3896
      Kkkkk hadaanay cid ubqahnayn
      Maxaa daba dhigay nin wax kugu darsaday oo kaala noqday !????

    • @mahadshibane4064
      @mahadshibane4064 6 ปีที่แล้ว

      Igu cazuuma subscribeka fadlan waa codsi

  • @hindi18
    @hindi18 6 ปีที่แล้ว +7

    Xaawo dagen habargidir dhalada❤❤❤💯💯💯💯💯💯 reer muqdisho ❤❤

  • @2JEYGR
    @2JEYGR 6 ปีที่แล้ว +28

    Intii xamar jacel nolada
    😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @hubihapimoh5528
    @hubihapimoh5528 6 ปีที่แล้ว +18

    I'm love xamar and hobyo galmudug

  • @munoahmed569
    @munoahmed569 5 ปีที่แล้ว +13

    Xaamarya laa anata ciirku rooba makeenen dhuulka laguma ciideen culuma maajoogaten xamaray amuudaan ciila ❤❤❤❤❤❤😍

  • @xamzenasapka9741
    @xamzenasapka9741 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlahi wxn ahay reer Somaliland lkn wxn marwalba Ku faanaa astaanta umada soamaliyeed ee calanka buluugaa wxn jeclahay inaan Somaliland Ku daro somalia lkn ma awoodo allahayoow somalia nabad ka dhig Somaliland Ku dar

    • @MCX6244
      @MCX6244 5 ปีที่แล้ว

      Sxb dad badan oojecel midnimada soomaaliya waa lahelayaa ilaahey hamideeyo umadda soomaaliyeed.

  • @AishaAhmed-cw9ib
    @AishaAhmed-cw9ib 5 ปีที่แล้ว +4

    waxaan ahay somalilander lkn xamar walahi wan jeclahy 😍 ilaahayow nabad buuxda sii 😭😭😭

  • @saamiyasomalia4856
    @saamiyasomalia4856 6 ปีที่แล้ว +10

    heestan iska suga silsilad isku badalee😊😁😁😂 ❤❤❤❤ilove you dulkeyga xamar cadey inolow cadawgaga cidna uma bahno xamar cadey iyada lo bahdaa kii ku casiyow adee ku dhibee hadal na kaa tagay

  • @ahmedabikar821
    @ahmedabikar821 5 ปีที่แล้ว +29

    I'm Somali from Kenya and I love Mogadishu

    • @niciimaoffacilloffacill7942
      @niciimaoffacilloffacill7942 5 ปีที่แล้ว

      Uuuf xamar donimayno xamar dhipatadi naga gadhan xasuusanahay

    • @sudiyanoofficial7787
      @sudiyanoofficial7787 5 ปีที่แล้ว

      @@niciimaoffacilloffacill7942 cunsuri dhintay aya tahy runta ha iska dabolin nacala abaha kuyaale midkle hoyo xamar cidi uma bahno aqon idhin malahn calmkana ayda aya la aqonsanyahy ma Hargysa xaramki

  • @mohamedamiin3913
    @mohamedamiin3913 5 ปีที่แล้ว +7

    Ciyaal 😎xamar like🖒
    Igu qabta

  • @dalmarahmed1666
    @dalmarahmed1666 6 ปีที่แล้ว +5

    Xaawa Dagan Xamar Maa Dagantahay Adi😂😂
    Dadka Xamar Waa gob Yurubey Soo Noqo Markale ❤️ Qalad dhacay Waa lasixi jiry 🙏🏻

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 6 ปีที่แล้ว +4

    Wa jawabtii ugu fcneyd wlhi xaawo dagan allow ku dhowr💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @daadir__9412
    @daadir__9412 6 ปีที่แล้ว +9

    Garbaash ilmahan hooyadod ku caasiyay
    cuqdad manaqaan ciyaaal xamara nahy🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Xamartena wx kasta noga fiican

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +1

      Midnimo dhimaty
      Dhahha ugu Rida inaney dhacyn

    • @daadir__9412
      @daadir__9412 6 ปีที่แล้ว

      @@weloveboqoradacodkakhadrac4224 ilaa hda maamul gobaleed ayad maroysaa side nola tartamee mrka

  • @caasho3376
    @caasho3376 5 ปีที่แล้ว +1

    Xaawo degan hore usoco abayo qali

  • @bahjaali6564
    @bahjaali6564 6 ปีที่แล้ว +3

    From sanaag i love xamar muqdisho casimadii dhulkayga

  • @sharafcadey1039
    @sharafcadey1039 6 ปีที่แล้ว +32

    Xawodagan waa naga dhisty xamarey dulqad yelo nacas iyo qufwalan jahli dashdy ha ujabin waliga

    • @kaaafichanellove3767
      @kaaafichanellove3767 5 ปีที่แล้ว +1

      Aniga nin xamar ka so Jeda an ahay I love my capital mugadisho but rer Somaliland cunsuri ma ahan shacab ka fcn ma jiro lkn siyasada inta ku jirta lee wye

    • @nimoabdikadirabdullahi9105
      @nimoabdikadirabdullahi9105 4 ปีที่แล้ว

      Midakale rer xamarka qabil iyo waxas ma yaqanan waa dad anka helay so dhawantoda waana dad qalbikoda nadif ah

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 5 ปีที่แล้ว +4

    Xamar hooyadii Dalka meel dhanto ma jirto from Galguduud❤️

  • @natashasharmaarke2500
    @natashasharmaarke2500 6 ปีที่แล้ว +24

    xamar waa casimadii Somalia aduunkana iyadaa ugu magacdheer ama ku caasi ama haku caasin kuma bugto nin guusheda naceb siiba rer cuqdadland 👎

    • @samiirasiyad748
      @samiirasiyad748 6 ปีที่แล้ว +2

      Ahlaam Puntlander yes afkaga caaano lagu qabay I love xamar wlh reer mirqan land cagta hosteed

    • @samiirasiyad748
      @samiirasiyad748 6 ปีที่แล้ว +2

      Daa'uud X. Maxammad war tuugdiga sidaa utaqaniin ayaanba layabaa tuulada maii fanineysaa qofkaan arkin usheg Adeer xamar waa magalo madax wadanka idinkane tuulo hal qabiil dagaa ishegeysaa kawaran kkkkk cuuuc da joji

    • @cabdifataaxcarabyoutube6990
      @cabdifataaxcarabyoutube6990 6 ปีที่แล้ว

      Ahlaam Puntlander adero Hargeisa iyo muqdisho waxlays barbardhigo maaha Hargeisa hoyga nabada iyo barwaaqada iyo hooyadii fanka weeeyee xgd ka xaqiray adero ma markay dawlad gaara noqotay ayey cunsuri noqotay

    • @mukhtaarhussein5336
      @mukhtaarhussein5336 6 ปีที่แล้ว

      HARGIESA ayaabaan leenahaye maxay xamar tahay xaarka iyga waa ila mid xamarta la sheega

    • @cabdifataaxcarabyoutube6990
      @cabdifataaxcarabyoutube6990 6 ปีที่แล้ว

      Mukhtaar Hussein wooow ma muqdisho xaarka kuula mida zxpoh anigoo Hargeisa cadeeey iyo somaliland xaruntii nabada haysta mxn qaraxyada Ku falayaa xamar oo markay dheregto xaarkooda dib isugu qarxiya waaan Idinka sharaf badanahye aabbo iga xishooda

  • @boqoradadhaharguuul5565
    @boqoradadhaharguuul5565 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi wee hadashay hooyada la dulmiye maxee dhibaato soo martay intii loo garaawi lahaa yee hadana ku caasiyeen waxaa ka kow ka eh fanaaniinta hargeeso yurub geenyo yee ku socotaa 😢😢😢🙏

  • @politicalboy793
    @politicalboy793 5 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢😢 sorry xamar our capital city😢😢😢