DEG DEG: Baarlamanka oo xilka ka qaadaya Xasan Sheekh, Aadan Madoobe oo Lagu qasbay Mooshinka, XOG..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 56

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 หลายเดือนก่อน +10

    XASSAN SHEKH DADKA LA SHAQEEYA, DHAMAANTOOD WAA BURCAD MOORYAANNA AH.

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax drinks xildhibanada eye Shaheen in Hassan sheikh is casilo.waa in la tageero.

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 3 หลายเดือนก่อน +8

    M.shaa.alaah waa saxantihiin mudanayaal xil guulaysta ee dadka iyo dalkaba kabad baadiya xasan awalba idinkaa sooceliyee waad mahad santihiin xil,

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahayow lagu arko xasanow oobaarlamanka qalbigisa sooceli

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guul insha'allaah

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xassan Sh Maxamuud mar hore buu ku fashilmay xilka ha is casilo.

  • @queensoomaali7191
    @queensoomaali7191 3 หลายเดือนก่อน +5

    Good News xildhibaanada hada ayey hordada ka kaceen guul

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nasiib wanaag in Xildhibaanadu arkeen godka dalku ku dhacay iyo hogaan xumada.

    • @Dahabohasanahmed
      @Dahabohasanahmed 3 หลายเดือนก่อน

      Xildhibaanada sheekh rusheeye miyaa quraanka saaray?

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
    @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 3 หลายเดือนก่อน

    Walahi waa run ilahey hanaga qabto xasan shiq

  • @AhmedMuhumed-d9k
    @AhmedMuhumed-d9k 3 หลายเดือนก่อน

    Baramaanku sheeg doortay xasan dooraale ayaa good ka ku riday rajadi soomaaliya

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 หลายเดือนก่อน

    XASAN IDINKAA DOONTAY IDINKA GODKA KU RIDEY WADANKA ILAAHOW NOO BADBAADI أللهم امين يارب العالمين

  • @GgahabababaGbnansbsb
    @GgahabababaGbnansbsb 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah guuleysta xilbaanada. Cabqariyiinta ah❤❤❤❤guul

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 หลายเดือนก่อน +3

    XAMZA WAA JAAJUS KENYAN AH, YAAN DAAFACAD LAGA OGOLAAN, WALIBA XASSAN IS DHAAFIYA.

  • @Habiibsharaabi
    @Habiibsharaabi 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah sxb shukran guulo hildiwan yasha

  • @MohammedHassan-k4y
    @MohammedHassan-k4y 3 หลายเดือนก่อน

    War ilaahey kabaqa ee dalka badbaadiya

  • @mohamedibrahimisack5996
    @mohamedibrahimisack5996 3 หลายเดือนก่อน

    Somaaliya dowlad cadalad alle ha seyo inshaallaah

  • @MacalinKinyaati
    @MacalinKinyaati 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah allow wadanka innoo badbaadi

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 3 หลายเดือนก่อน

    Dalkii hooyo wuxu galay xaalad halis ah alloow usha dhexda noga qabo. 😭😭

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanada xaqaa ka soo baxay

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 3 หลายเดือนก่อน

    Allow qayaanoole mid aamusan oo wadanka dhib moogiye aan wax u heynin iyo mid dhacaba ka wareeji ummadda oon qaniisiini ka faideysan

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 หลายเดือนก่อน

    Aadan madoobana dalka dhaafiya isna

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 3 หลายเดือนก่อน

    Allow wax ka roon

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanadu iyaga dalka halkaa dhigay
    Cidkale oo dalkan burburiyey ma jirto..
    Umada soomaaliyedna way wada ogyihiin .

  • @AbdixaafidAbdullaahi
    @AbdixaafidAbdullaahi 3 หลายเดือนก่อน

    Aduun iyo aakhiro waxaa masuuliyada xasan shiikh gacanta ugalisay hogaanka dalka baarlamaan kusheegoow idinkaa dalka iyo diinta iyo dadka godka kuriday

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkii marxuun kakeena moshiin isna wa marxuun wax ismadoriyaan.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 3 หลายเดือนก่อน

    Hassan dhiiqo go baalayo hakugu dhaacdo nadhaaf fadlan.

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa hubka soo iibsadey mooryaanta xasan sh ku xeeran alshabaabna lashaqeysa

  • @hanibhirze7171
    @hanibhirze7171 3 หลายเดือนก่อน

    ASC HASSAN SHEIKH WAA IN MAXKAMAD LA SOO ISTAAJIYO XOOLIHII WADDANKA HADDAY LACGTAHAY IYO HADDAY GURYO TAHAY WAA IN LAGA WAADAA CASILID KALIYA MAAHA XAASAKIISA GURIAHA 20 TANKA DABAQ AH WAA CANSHUURTII DUMARKA DHARIIQA KU GATAH YAANYADDA XOOLAHOODII WEEYEH CADDALAD BAA LOO BAAHAN YAHAY BADDAHEEMII DIB BAA LOOQAATAY SHACABKII WAA (OONAYAAN) 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh 3 หลายเดือนก่อน

    Hadaan nahay shacabka aadan madoobe xilka halaga qaado iyo xasan sh

  • @IbraahimDaahir-mn9kd
    @IbraahimDaahir-mn9kd 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan wuu sii joogayaa ilaa xiligiisa

  • @CabdigaAllah
    @CabdigaAllah 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanada kubaraarugay in dalki somaaliyeed farahakabaxay waayo godbukuriday ayey adeegsaden xildhibanadi hadlay lkn God wax kagadhacay waalagala sobaxaa lkn
    Waxan leenahay waalumay dalkii waxlumay lamahelo
    Adinka xildhibasnada ah ayaana sabab u ahaa inulumo lkn Allxamdulillah hadad baraarugteen dalka badbaadiya qawl iyo ficil ama noqda dayuusiin

  • @FarxiyaYuusuf-xp7lt
    @FarxiyaYuusuf-xp7lt 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan iyo koxdiisu waa maxaan cuno waa orkii heryadiisa cunay oor heryadiisa waxuu dhafayo ma jiro

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hubkii dawlada ayaa loo qaybiyey
    Hubkii ciidamada

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne Hassan sheekh madegaayo tuugaa tihiin laaluush ayaan rabtaan hala soo qabto xildhibaanada
    Kodku dhaca idinku inshallaah beenloow

  • @OmarMahamoud-r5c
    @OmarMahamoud-r5c 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk xasan sheekh maa tagaa hayee jareer miyaa imaanaaya nadal duli ah

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 2 หลายเดือนก่อน

    TAN fASHILAAD KA WEYN EE XASAN SHEEKH QOFKARAAMAD LEH UMMA EKA EE WAA DANEYSI JEEBKIISA KELIYA KA FAKARA ,
    CEEB LOOMA DHINTO AYAAN MAQLI JIRAY .
    XASAN SHEEKH BAA CEEB U DHAMAN LAHAA

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaa yaa wax uqabtay dadka yaa wax uqabtay dalkaan yaadhisay farmaajo isagaana kuwanaagsan fib inuu usoo laabto abaar waxaan ugu horeeysay markuu yimid xasan sheeq hadaan runta idiinka hadlo qaaradaha aduunka waxeey usoo jeedeen farmaajo waayo waaa nin aduunka wax laqeebsan yaqaana Somalia waxeey dan ugu jirtaa ruuxii aqoonleh rag iyo dumar wuxuu doon ha ahaado wadanka qaarada África ugu xeebta badan qeeraadna aanan kasoosaaran Karin waa qasaaro . Qabiilaadka si looga gudbo waa in leysku daro dhamaan ciidanka somaliyeed biilkoodana lasiiyo bilkasta markrey dhamaato si dalka eey wax ugu qabtaan . Ugu danbeeyn wadan aanan lacagtiisa la aqoon ama eeysan shaqeeyn wadan jira maahan anigu waxaan ku noolahay yurub mana arak sida dalkeeyga hooyo dal lamida xaga lacagaha xaga maamulka xaga siyaasada xaga waxqabadka ok dal waxaan dhisa dadkiisa sidaa hala ogaado farmaajo soo noqo ama ruux wax yaqaan

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 3 หลายเดือนก่อน

    Xaaqdaaro waxiih kuuheshiya xaaqah kaalah diirah. Beentih uuh uh baalanqaaday waayen

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 3 หลายเดือนก่อน

    xildhibasnkan lu baaqay in uu is casilo, waxa uu ku dhiiradey wax xaqa oo rin ah .

  • @yarowmuhamed2817
    @yarowmuhamed2817 3 หลายเดือนก่อน

    bdfs go,aanka ey qateen
    waa soo dha wey ney naa
    xasan is calis

  • @NasroNasro-zu5oy
    @NasroNasro-zu5oy 3 หลายเดือนก่อน

    madax weyne xasan shiiq weligaa dhicimeysid waankudgahay cadowgaa haagabo😅😅

  • @yaskayaasin4934
    @yaskayaasin4934 3 หลายเดือนก่อน

    Ayagaa dortay marka lacagta qadanayen waxey umalanenin

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 3 หลายเดือนก่อน +1

    “Asalaamu Calaykum “
    Xildhibaanadu ma,haday baraarugeen? Markii ay dooteen MW XshM ayaan iri Madhamaysan doono 4 sano!!! Waayo Nin aad maalin ku baran wayday guyaal kuma, baratid. Waxaan isleehay waad daahdeen. Ee kuligiin ma, laydan Aamusiiyay?
    ( QABYO NIN kEEDAA DHAMAYSTIRA )…..

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas aadan madoobe hanala dhaafiyo cudurka ugu wayni waa kaase. Dalka waxba uma qaban waxuu ku ciyaaro mooyaane

  • @IsmaciilMohamudIsmaciil
    @IsmaciilMohamudIsmaciil 3 หลายเดือนก่อน

    Ragraga cayriya oo kabaha ladulmara

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 3 หลายเดือนก่อน

    Xasanow maskax aad somaliya ku maamusho ma heysid ee umadda ka horleex inta aan lagu ceebeyn

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
    @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 3 หลายเดือนก่อน

    Wuxuu aruursan laha wuu aruursade hana dhafo

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 3 หลายเดือนก่อน

    Inta xun ilaahay baa inooga filan

  • @habibaomar8567
    @habibaomar8567 3 หลายเดือนก่อน

    Goda ku dhaca xildhibano mahina

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 หลายเดือนก่อน

    War Adan madoobe xilkakaqaada

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk
    Waadawacii dhasheeda geelu kalaayey ee tiri giiraa laysay
    Xamse awelba talana mahahayne masarif yar buu meesha kaqaadan jirey laakiin tuugtii dalka kufashilantee mooryaantii hawiyaa miskiinkan madoobe ku qasbaya inuu mooshin ka keeno xamse meeshan kateg daaroodna teg hawiyena hays cuno raxan wayna dalka wax haka bad baadiso hadii kale birtaa dul saarane kafan hadoonteen daarood wuu midoobay dhinac kastana ilaahay Baz uhiiliyoo hubkii gacantiisa geliyey hadana wax dowlad ladhahaa majiraan
    00000000000000
    1991

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 3 หลายเดือนก่อน

    Bulshada kahor wareek xasan waa kufashin tee