Maxaa lagu arkey guriga laga heley meydka sarkaalkan dowlada u shaqeynayay ? Mala diley mise...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 10 หลายเดือนก่อน +1

    Inaalilahi wa inaa ileyhi raajicun allaha u naxariisto janatul furdowsal aclaa allaha ehelkoo dhana samir iyo iimaan allaha ka siiyo Aamiin

  • @geediali437
    @geediali437 10 หลายเดือนก่อน +2

    Inaallillaahi wa inaa illeyhi raajicuun geeridu xaqweeye Qadarkuna ma yaqaan waa somalilaner iyo waa soomaali qofwalba halkii u qoran buu ku dhiman waana qoraalee fidnada inaga daaya walaalayaal fidnadu dilka way ka xuntahee u duceeya wuxuu yahay iyo sidii jirtaba Allaah baa awoodeed iyo Amarkeed lehe

  • @MaryanMohammed-jt1jt
    @MaryanMohammed-jt1jt 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha u naxariisto samir iyo imaan ka siiyo eheladiisa

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 10 หลายเดือนก่อน

    Aallah ha u naxariisto Aamiin

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 10 หลายเดือนก่อน

    somalia waxa ay noqotay xeerodhiig subxaanalah
    Wll alle ha unaxariisto alle hageeyo janatul fardowsa aaamin

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 10 หลายเดือนก่อน +1

    Inaaliaahi wa Inaaliaahi raajucuun ale haunaxariisto isaga iyo intiika horeeysay ba ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iiman saadiqa ale ha kasiiyo aamin Aamin yaarabi 🤲

  • @SamiiroFarxaan-gc7vz
    @SamiiroFarxaan-gc7vz 10 หลายเดือนก่อน +3

    Allha u naxariisto

  • @MohammadgimingFCmobaile
    @MohammadgimingFCmobaile 10 หลายเดือนก่อน +4

    ألله يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس الاعلى من الجنه يارب العالمين وإنا لله وإنا إليه راجعون 😢

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unaxariisto janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiin yaarabi

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 10 หลายเดือนก่อน +2

    INAALILAAHI WAINAAILEYHI RAAJACUUN ALLE HOW NAXARIISTO MARXUUMKA SAMIR IYO IIMAAN SAADAQA ALLE HAYNAGA SIIYO DHAMANTEYNBA AAMIIN YAARABI YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay naxariistii jano hasiiyo.

  • @koosmohamed7622
    @koosmohamed7622 10 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto Cidik dishayna alla og Xaqana allaha dilaaciyo.

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 10 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto sabr iyo iimaan haka siiyo dhamaan ehelkiisii. Ma is lihi una malayn maayo inuu isagu is dilay laakiin Allah aclam

  • @Tanaad1
    @Tanaad1 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay unaxariisto koley xamar waxay noqotay meel dadka lagu qasho

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢 Allah unaxariisto janada fardows Allah ka waraabiyo sabar iyo iiman Allah ka siiyo ehalkisa

  • @SafiyoAdan-wy3co
    @SafiyoAdan-wy3co 10 หลายเดือนก่อน

    allaha hau naxriisto inshaAllah yaarabil caalamiin 🤲 allaah.huma aamiin inshaAllah yaarabil caalamiin 🤲😢😢

  • @ibtihaamabdullahi9712
    @ibtihaamabdullahi9712 10 หลายเดือนก่อน

    Allha u naxariisto wllkeen

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 10 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto aamiin yaa rabbi

  • @SakiMoha-qm5mi
    @SakiMoha-qm5mi 10 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 10 หลายเดือนก่อน

    Inalillahu wa ina ilayhu raajucuunallah ha u naxariisto

  • @abdikarimali3740
    @abdikarimali3740 10 หลายเดือนก่อน

    Inalilahi wa ina ileyhi raajicuun allha ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin

  • @alimaqtari21
    @alimaqtari21 10 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 10 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 10 หลายเดือนก่อน +1

    ‏إنا لله وإنا إليه راجعون إن الله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء لأجل السماء أرحم الراحمين اللهم تقبل رحمتك جنتك في الفردوس الأعلى واغفر لهم وعافهم وعفو عنهم وإذ لي نزلهم جنة الفردوس الأعلى اللهم آمين

  • @amalquule84
    @amalquule84 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaahaya hawanaxarrsato cabadirinaasir muuse s dahabale

  • @cawoxasan9272
    @cawoxasan9272 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay waa cadaali maalin baa iman tanka weyn

  • @cabdiqadiryusuf228
    @cabdiqadiryusuf228 10 หลายเดือนก่อน

    Alah haunazariisto

  • @HodhanAbdirahman-f8k
    @HodhanAbdirahman-f8k 10 หลายเดือนก่อน +1

    أنا لله وانا اليه راجعون

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 10 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto marka hore lkn aniga waxaan ku fekeri lahaa ninkaas inay Koronto uusan filayn ay dishay

  • @smartazu8723
    @smartazu8723 10 หลายเดือนก่อน

    Alla haw naxariisto dhiiga muslimku ma qarsoomo xaqu wuu cadaan ilaahay Samir iyo iimaan haka siiyo qoyskiisi iyo qarabadisi u kabaxay

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 10 หลายเดือนก่อน +1

    iLaahay.Ha.UNaxariisto.AMiiN

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ MAHADSANID WALAAL

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 10 หลายเดือนก่อน

    Alaha u naxariisto marxuunka waxayse uegtahey in lakhaatijiyey alaha sooqabto wixii kadam eeyey

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 10 หลายเดือนก่อน

    Nabadii idinka dheer reer Koonfur dhiigyacab

  • @khalid5318
    @khalid5318 10 หลายเดือนก่อน

    Reer Somalilanders weey u aarayaan waaa dad laandherayaal ah oo xasilooni ku nool .

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 10 หลายเดือนก่อน

    Axxxxxxx inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @Somalia-c3m
    @Somalia-c3m 10 หลายเดือนก่อน

    Guul sxp🎉

  • @anabhooyo7670
    @anabhooyo7670 10 หลายเดือนก่อน +1

    Inladiilay way iska caday ariinkaasii

  • @HoodaMohamed-s3x
    @HoodaMohamed-s3x 10 หลายเดือนก่อน

    Mxaa la helay Munasaroow

  • @fadumoabdi-fj6kt
    @fadumoabdi-fj6kt 10 หลายเดือนก่อน

    Telegram ka cinwaankiisa noo soo qor

  • @zallaama
    @zallaama 10 หลายเดือนก่อน

    Muxuu ka dooney muqdisho meysagaa leh kuwo hore ayaa lagu diley muu iskaga yimaado oo dhulkooda joogo adeer markaad meel aan gurigaga ahyn tagto walagu dilayaa kuwo hore oo la diley ayaan maqley oo walhi ah oo xtaa sarkiil leh dhul cadow inaad tagtaan rer somalilndnow waad ku khaldantiin

  • @Osob_5
    @Osob_5 10 หลายเดือนก่อน

    Waa ladilay u Abdi kuwa la degen ahaa reer Somaliland wixii ahi ka soo Baxen haday damiir leeyihiin

  • @Osob_5
    @Osob_5 10 หลายเดือนก่อน

    Waxba yaan la maldihin Cadhadii ayaa lagula dhacay shalay miyaa

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 10 หลายเดือนก่อน

    Guriga hoos ayuu ka xiran tahay?? Wiilkuna wuu dhintay??? Asaga miyaa isdilay?

  • @nicmohodan5189
    @nicmohodan5189 10 หลายเดือนก่อน

    Qurux low ayuu ahaye illhy janada kamaqadiyo

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sanbaloolshe ayaa sheegey in muqdisho lagu dilayo shaqo darteed iyo in booska lagaa dhaxlo, cuqubo ayaa Haruda muqdisho

    • @cabdiaskari1640
      @cabdiaskari1640 10 หลายเดือนก่อน

      Waa loo dhiman waana loo.aaraya from hargeisa

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 10 หลายเดือนก่อน

      @@cabdiaskari1640inaad cidii dishey heshaa ka horeysa meeshan muqdisho ayaa ladhahaa ma,ahan xaafadii afarta istaqaan daganeyd

  • @abdifatahmohamud2025
    @abdifatahmohamud2025 10 หลายเดือนก่อน

    Walhi waxaan barnaamijkaaga ka isticmaalaa telfoonada asxabtayda xataa haduu kayga iga maqan yahay.
    Taasi taageerada aan ku qabo ha ahaato.
    Takale anagu waxaan kaaga fadhinaa hadan reer Somaliland nahay ninkaa sidii dilkiisu u dhacay maadaama aan tuhun sanahay in xukumada somalia ay ka danbeysay sobobo la xidhiidha arrimaha bada.
    Sck

  • @SeynabXuseen-k9s
    @SeynabXuseen-k9s 10 หลายเดือนก่อน

    Armada.koronto.dishay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaas lama rumayisan karo cadalad iyo baritan na majiran shada uu hayo waa loo dilikara iyado hunguri ka iman karo dabargoyitii dhalin yarada iyo ciidamada soomaaliyed lagu hayey oo imaradku kadanbeyo waa noqon kartaa xamar oo umada soomaaliyed oo dhan loo diidan yahay oo meesha unugaleh na waa noqon karta dad ayaaba u arka casumada inaan umada soomaaliyed ka shaqaysan karin lagu wada nolan karin waxaana ugu horeya madax weyne xasan sheekh iyo inta la shaqaysaba.

  • @siman111
    @siman111 10 หลายเดือนก่อน

    Talow ma muusa biixi ba qaarajiyey allah ya rahma aamin

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 10 หลายเดือนก่อน

    mooryaan tu waxay lahaayeen sir buu dhiibay, sir buu somaliland ugudbiyay kuwii lahaa baa dilay

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 10 หลายเดือนก่อน

    War waad disheene waa layskaga danbayn anaga waxba tacsidiisa hanoo hadal hayninee hawiye wuu yaqaana inan gubeednimada dadka lajooga in ay dilaan hargysa hawiyaha jooga laga jarayaaa

  • @Osob_5
    @Osob_5 10 หลายเดือนก่อน

    Waar wa aas yaan naloo sheeg in Wax suura galaa lasheegaa siday shaking yaradu guriga ku jebiyeen qofka hadii lawaayovCiidan ayaa loo diray si ay iyagu guriga u jebiyaan

  • @cadomedia
    @cadomedia 10 หลายเดือนก่อน

    Munasarow waxaad thy munaafaq illaahay ka go'ay dibna wax lagaga dhageysan maayo ma markad ogaatay inuu wiilku yhy isaaq ayaad sidaa uga hadlaysa in la ciijiyey way cadahay oo ciijadii ayaa ka muuqata inaad ka hadasho may ahayn waxaad thy ayaad noo cadeysay qadaad weyn kheyr ma leh

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 10 หลายเดือนก่อน

    ale ha u naxariisto laakiin dadka u dhashay soomaliand xamar halagu laayo waayo waxay caasi ku noqdeen dalkooda soomaliand waxay kabaha u dhaqaan ragii shalay aabo yaashood tiirka ku xidhay ee laayey😮😮

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 10 หลายเดือนก่อน

      Ithoobiyanad us qarineysa orodoo qalbiga quraan ku dhaqo hadaad muslimad thy ,soomaali dhexdooda kuma deeqdee

  • @abdigouled8967
    @abdigouled8967 10 หลายเดือนก่อน

    Haladilo wa cadowga somaliland nacaladba kugu tale hambalyo ninki dilay

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 10 หลายเดือนก่อน

      Ithoobiyan hunuf ah oo soomaali dhexdeeda ka shaqeysta kir baa lagu yiri hadaad af taqaano,bad iyo beri laguuma haayo u doono meel kale .

    • @ugieismo8550
      @ugieismo8550 10 หลายเดือนก่อน

      Dila wixii idiin yimaadana ee nagu caasiyooba, munasar munaafaq suu wax u qarinayo day allaa khashi wixii marxuumkaa martida idiin ahaa

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 10 หลายเดือนก่อน

    Beenaale

  • @Ifraax-h5l
    @Ifraax-h5l 10 หลายเดือนก่อน

    Qofkasta oo dhul aanu udhalan isku dhajinayppw taas iyo tukadaran filo hashii awrkeeda diidee awr kale kuroorta afartaba dablaga saar way abaaha seegtaa hayb ta isaaq nimo ayaa loo dilay kolay walee qadaad wayn iyo faqash qofkii weheshada waaqpf masas weheshaday waan ka xumahay isagaa halkaa is dhigay

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 10 หลายเดือนก่อน

      Waxaan arkaa inaad ithobiyan thy neceybkaagaan ka arkaa ku dhimo caradaada,inaad thyna qoraalkaagaa ii mujiyey orodoo amxaaro hadaad thy iyo tigreeba iska deji dhibta ku heysa hunufyahow rag iyo haween waxuu yhy aan la aqoon ibliisyahow baarada weyn.

    • @zallaama
      @zallaama 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@aaminasahra1875 maxad u caydey qofka ee ku gubey wala dilaa inamada isaaq ee muqdisho jooga ma beenbaa anaga kuwo hore malaney oo muqdisho lagu diley oo waliba sarakiil ahaa

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947 10 หลายเดือนก่อน

    Manassar beenlow dadka beenta ka daah sawirrana maadan soo dhigin talegaramkee waxaadan ogayn ha iska sheegin oo qof masking dhiigi dhagar qabaha ha usahlin inuu fakado

  • @CadnanCadnan-t1t
    @CadnanCadnan-t1t 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ha u naxariisto

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 10 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 10 หลายเดือนก่อน

    Beenaale