WAA KUMA QIYAANOOLAHA ( Sidee loo gartaa qofka ku qiyaanayo ????
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com
ASC Dadkaygow iskusoo laabad wanagsan 🥰😍
wan dhawnahay lajecleydeeena😍
wcs gabadheena quruxda badan soo laabsha wacan wan ku daahsanay ayaamahan 😍 please noo soo badi muuqaalada
Xagen kala so hadlaa quruxey😊
@@Mandeeq6707apaayo Facebook
Lajecley Aweil
Maasha ALLAH illahay aqliga haku siyaadiyo abaayo macaan
🥰
Hooyo la jeclay ❤
my boy 😍
Masha alllah fariid nolow❤
M.a kep going siz
Intee ka baxday lajecley waanku waayay bee isku day abaayo insane week gii 2 video nosoo galisid❤
Maasha Allah sis run baad ka sheegtay danaysteyaasha
caawa tobiga waa qatar hebelow waxa iqiyaantay walee wanku fahmay 😏😏