SIDAAN WAA QALAD WAANA WAX LAGA XUMAADO !!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  3 ปีที่แล้ว +84

    th-cam.com/video/P3RXTyP5mpc/w-d-xo.html

  • @slowak1237
    @slowak1237 3 ปีที่แล้ว +71

    Gabdhaheena somaliyed waxa tihiin dhemanka hablaha guulesta ❤️❤️❤️🧑‍🎤👩‍🔧

  • @doug2000100
    @doug2000100 3 ปีที่แล้ว +1

    Yes gabdhaha ha dhirigeliyo ader wan ku tageraya dhirigelinta gabadhena Miss Somalia GUL.

  • @Ridhwaanqacan
    @Ridhwaanqacan 3 ปีที่แล้ว +7

    Walhi gabdhahena dunida iyaga ugu qorxon uguna diin qurxoon adunka gabdhaha joga lama tartami karan gabdhahena love yuo Somali Mahamad ♥️

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa run in aan istageernaa qabyaladada iska dhowrnaa sii aan ugaarno calamka shukran qurux kudhiigle walaal

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 3 ปีที่แล้ว +3

    Qurux ku dhiigle wa legend wlhi
    Inagaa is yasaynee
    Maxaynu aduun la tartanaa
    Wey qurux badantay gabadha ❣
    Hala dhiiri geliyo
    Ka xun weyee somalidu

  • @faisanuur7107
    @faisanuur7107 3 ปีที่แล้ว +2

    Qurux badan wan usalmay wllky macn raxmo way ku jclahaya walhi Qurux badn

  • @anasmahamoud4129
    @anasmahamoud4129 3 ปีที่แล้ว +3

    Hoyadey wax ka qurxoon ma arkin masha allah iigu duceya janada inuu ii galiyo😭🙏🏻😎🇸🇴

  • @faraxsanabdi9577
    @faraxsanabdi9577 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhena wxy noqondontaa kalinta 1 I.A 🙏🤲🤲

  • @abdulrespectmatters7999
    @abdulrespectmatters7999 3 ปีที่แล้ว +45

    Our ladies are the most beautiful girls on earth, no doubt about that. VIVA my Somali 🇸🇴 🇸🇴 sisters. JIRKAAN ISKU OOLIN MOOYE NAF BAAN ISKU NAHAY QURA. Guushiina waa guusheena🙏🙏🙏

  • @hothanabdi1457
    @hothanabdi1457 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaar dadka guul iyo hormar urajeya somaliyey

  • @walal619
    @walal619 3 ปีที่แล้ว +20

    Beauty is not in the face but absolutely is in the heart💯

  • @dhuudhuub
    @dhuudhuub 3 ปีที่แล้ว +1

    Bro aad baad u mahadsan tahay waxaa tahay ruux dhiiri giliya dhalinta Somalia guuleyso

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +60

    I'm from Spain🇪🇸 Somalian Girls the most beautiful girl African Countries 💯👏🙏

    • @mahiryo9192
      @mahiryo9192 3 ปีที่แล้ว +8

      Hahaha faraxow ciyarta inaga da.

    • @abdurahman8569
      @abdurahman8569 3 ปีที่แล้ว +2

      Of course you are not somali but what are you doing here spy😆😆😆🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mouhyadinabdifatah1695
      @mouhyadinabdifatah1695 3 ปีที่แล้ว +1

      Beel low number one

    • @mahiryo9192
      @mahiryo9192 3 ปีที่แล้ว

      @@abdurahman8569 iranian agent 😂😭😂.

    • @AyanAli-kf8hn
      @AyanAli-kf8hn 3 ปีที่แล้ว

      @@mahiryo9192 😂😂😂😂😂

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 3 ปีที่แล้ว +1

    Qurux Ku dhiigle....gabdhaha gaajo ha Ku dilin waayahaan ....DHAYAR MA DHIBYAR ...yacni dadku waa magaala joog....JIRKASTA GABDHEENU WAA QURUX.

  • @ikraancllaahi4369
    @ikraancllaahi4369 3 ปีที่แล้ว +13

    Gabar somali guul wacan inash alaha ❤❤❤❤

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 2 ปีที่แล้ว +1

    gabdhaheyna somali waa gabdhaha ugu quruxda badan love you somali girl

  • @mosomaliprofesional8655
    @mosomaliprofesional8655 3 ปีที่แล้ว +36

    Qurux ku dhigle shaqsi qalbi wanag iyo farxad u saxiiba keep going bro🥰

    • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
      @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 3 ปีที่แล้ว

      Muhimudu waa in Somaliland tuulo somalia kamid tahaay 🇸🇴❤️😘😂😂😂

    • @asmahussein4275
      @asmahussein4275 3 ปีที่แล้ว

      @@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE muhiimadu waa in somaliya ilaa waligeed qarxayso oo aanay nabad noqonayn😂

    • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
      @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 3 ปีที่แล้ว

      @@asmahussein4275 somalia Dan maha mogdishu lee waye 😂😂😂 Hargeisana dawaan weykabilabani inshallah Amen 🤲❤️😘

  • @NuxCilmi
    @NuxCilmi 3 ปีที่แล้ว +1

    Brother key wllahi waa run waxa aad ka hadlayso somalia guul

  • @qasidaabdullahimohamed2577
    @qasidaabdullahimohamed2577 3 ปีที่แล้ว +3

    Quruxda is not just a face its how smart you are iyo jawaabaha aad bixineeso.

  • @Zuuzuu77
    @Zuuzuu77 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllky qurux ku dhiigle wlhi qof xushmad leh ina tahay sida gabdhaha u dhiiro galisay laga darema nolow my bro allah ku xafido🥺
    Labadan malin wa xanaqsana coz umado dhan gabadha lee ku dhagnayen caay io in ay moralka ka jibiyan bay u heshiyen but manta wa iga farxisay wlhi🥺❤

  • @xamsekhadar1693
    @xamsekhadar1693 3 ปีที่แล้ว +58

    ᴛᴇᴀᴍ ǫᴜʀx ᴋᴜᴅʜɪǫʟᴇ ᴏɴᴇ ʟᴏᴠᴇ.......✌️✨

  • @misssihaamnor6085
    @misssihaamnor6085 3 ปีที่แล้ว +1

    You right jack wlhy gabar tartanka weygali kara 100% Somalia walashina garab istaga plz

  • @naajuuqueen7182
    @naajuuqueen7182 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha alh Somalia 🇸🇴 ♥ guul wacan 🥰♥️🥰🥰

  • @umzakariya7150
    @umzakariya7150 3 ปีที่แล้ว +1

    Horay u soco insha alaah waan imanayaa somaliya

  • @abdiraxamanyare9344
    @abdiraxamanyare9344 3 ปีที่แล้ว

    Tagera gabadhena somaliyede 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @shamsamohamud2795
    @shamsamohamud2795 3 ปีที่แล้ว +13

    MashaAllah gbdhhn waa quruxley wxn Ka sheegana malahan ❤️💋💎

  • @nourcismaan8490
    @nourcismaan8490 3 ปีที่แล้ว +1

    Jackgow guul iyo gowanimo ilove you my brother

  • @ikranour5539
    @ikranour5539 3 ปีที่แล้ว +7

    We don’t have ugly girls all Somalia 🇸🇴🇸🇴 girls are beautiful manshallah keep going bro😍✊

  • @aswarme2724
    @aswarme2724 3 ปีที่แล้ว +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير اخي في الله

  • @rahmabarkad7070
    @rahmabarkad7070 3 ปีที่แล้ว +10

    Somalidu itoda uubada wa xaasidiini. Walo jek keep going ❤️💯

  • @maqsuudmuse2034
    @maqsuudmuse2034 3 ปีที่แล้ว +1

    Qurux ku dhiikla sharaf gorkada ahaado somaliyey idinkana allaha idin cafiyo

  • @warsanmahamud4773
    @warsanmahamud4773 3 ปีที่แล้ว +12

    Jack qurux badnidaa u soowada qora asxabay 😂😂😂😂😂😂🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤟🤟🤟🤟🤟

  • @Hothoo
    @Hothoo 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu wey qurux badan tahay mss somalia qurux du keliya maaha muuqa walahi kalsoonideedan ka helayba❤️

  • @halimamohamed4412
    @halimamohamed4412 3 ปีที่แล้ว +3

    Your very knowledgeable person I really like you and I appreciate every word that say about Somalian girl 👧 because Somali ppl always like to down ppl that want success if you tell them Iam going for doctor 👩‍⚕️ they will tell you that I don’t think that career match with you I don’t know why is that their 5ucking business

  • @saciido1235
    @saciido1235 3 ปีที่แล้ว +1

    Mn sha allaaa illahay ayaa been xarameyay gabadhan waa quruux wax laga shegaa waa dabi walaashiin dhirigaliya guushu waa niyad uniyaysta in ay guulaysato somaliyeey adi ha is guulitirina ee guushina hormar unoqda 😍💯💯🇸🇴

  • @abshiranshax
    @abshiranshax 3 ปีที่แล้ว +12

    Legend Qurux ku dhigle
    AniguH marish ayanuH sinaynaH 🤗😍🙋‍♂️
    Marish iyo qurux

  • @dreamboy1442
    @dreamboy1442 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaxam Laxam Caanow GuulaYzO 👍

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 3 ปีที่แล้ว +3

    Qurux ku dhiigley see sax runti kahadalsha waa qosolow caadi matahad walhi kal iyo laab yaan u Qsolay guulyeso bro hore usoco 😄🤣🤣😅😍😂😁

  • @bushrabbe.
    @bushrabbe. 3 ปีที่แล้ว

    Waa runtii wilkan somalidu iyagaa isku wada xasada wlhi gabadha maxa ka maqan ilahay baa qurux siiyaye raga somalidu wlhi dumarkoda horumar uma ogola

  • @hafsaabdirahmanhafsaabdira5713
    @hafsaabdirahmanhafsaabdira5713 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a wlhi abowe somalida waa iska sidaan wlhi runta kugu jeclhy nlw waligaa ❤❤❤

  • @hackboys9381
    @hackboys9381 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow and wow monolaz beautiful lady Gaga marish Vs Jack.

  • @deproujiofficial2118
    @deproujiofficial2118 3 ปีที่แล้ว +49

    The Family Empire💥 Boqortooyo in The House♥️ Bum Bum in The Building😁💪

  • @5honey367
    @5honey367 3 ปีที่แล้ว +1

    Qurux kudhiigle Markale waan jooga jack sxb qali adi iyo amiin iyo maria salan sare
    Djibouti Quartier 3 Posta

  • @adansalat6035
    @adansalat6035 3 ปีที่แล้ว +43

    Legend before 2022 we have to reach 500k insha'Allah

  • @xuuseenmaxamed4533
    @xuuseenmaxamed4533 3 ปีที่แล้ว +1

    Magcega wa xuseen maxamed cali wllhi wan ku fana

  • @xaliimoxasan9713
    @xaliimoxasan9713 3 ปีที่แล้ว +24

    Jack is the best comedian in somali youtubers

  • @fatuunmaxamed5232
    @fatuunmaxamed5232 3 ปีที่แล้ว +2

    Maarish waan jeclahay abowe igu Salaam🙏🙏🌹

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 3 ปีที่แล้ว +10

    9:21AX AX 😭 ALX Allah somali iga dhigay #qurux ku dhiigle marka uu dhaho #gabadheena meel ixanuuntay #walaalkay wayn camal inuu ila hadlaayo u maleeyee 💉💉💉💉 #Qurux ku dhiigle love you wll oo qlibi ah #wlhy Hadaa aragto commentygayag love ❤

    • @aadancabdi570
      @aadancabdi570 3 ปีที่แล้ว +2

      Haa wllhi anaa kula mid ah

  • @zalmansultan9679
    @zalmansultan9679 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a walaal qalpi wangsan dhiragaliyaha somalida mr jack we support mi brother

  • @kowtherkiin5173
    @kowtherkiin5173 3 ปีที่แล้ว +28

    Marish aa ka qurux bdn dhamantood 🥰🥰💯💞💋 team marish beaty 💋💋💞💞

  • @gamingtricks9091
    @gamingtricks9091 3 ปีที่แล้ว

    Mid kle Gordaw waa tajiree💰💰💰💰💰💰

  • @shugriabdiwahab2228
    @shugriabdiwahab2228 3 ปีที่แล้ว +7

    Somaliya mashir aa noqaday kobka quruxda❤️

  • @babaakram8204
    @babaakram8204 3 ปีที่แล้ว +1

    qurux ku dhigle shp qali horaya usoco wan ku wataa legend

  • @farhiyajelle5134
    @farhiyajelle5134 3 ปีที่แล้ว +22

    Bro she is so cute so young so talented and also don't forget to tell Marish to represent us on the upcoming miss world competition ♡♡♡♡

  • @hapsahussein6437
    @hapsahussein6437 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll qali
    Runtii waayo allah hku barakeyo

  • @mohamednoorsaney2253
    @mohamednoorsaney2253 3 ปีที่แล้ว +26

    Go forward Jack 🥰♥️

  • @nimahassan1127
    @nimahassan1127 3 ปีที่แล้ว

    qurux ku dhiiglan dawaday mana qoslin run maha.

  • @deeqocabdisalaam1789
    @deeqocabdisalaam1789 3 ปีที่แล้ว +6

    Keep going my brother
    @Qurux ku dhiigle❤😘

  • @faithadam5801
    @faithadam5801 3 ปีที่แล้ว

    Quruxkudhiigle shaqafiicanaad wadaa dadkabadi waxkaqar soon u soobandhigtay good job

  • @ziizeyjunior493
    @ziizeyjunior493 3 ปีที่แล้ว +13

    Wllky iga weyn wn kugo fna wllhi keep going prnk mrkd smeynyso qosol aya igo dishey wllhi wn ku wta🤣🥰😍😘

  • @habibbinaly6177
    @habibbinaly6177 3 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂keep going walalka vivi hablaheena somaliyeed

  • @walaalkasamahajecel565
    @walaalkasamahajecel565 3 ปีที่แล้ว +30

    Respect legend always legend

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว

    quruxdu waa jidhka gabadh muslima in ay jidhkeeda qaawiso waa xaaran ee gabadhaha yaan la qaawiin

  • @quruxdaqalbiga97
    @quruxdaqalbiga97 3 ปีที่แล้ว +7

    That’s true, jack asxaabtaads waa kugu qanacsan yihiin. Sifiican bro 👍

  • @abdiazizadan2425
    @abdiazizadan2425 3 ปีที่แล้ว +9

    Our Somali gilz are so beautiful ❤️

  • @suldanasusu8846
    @suldanasusu8846 3 ปีที่แล้ว +6

    Qurux qof qalbi wangsan tahe ragga dhan adi cml hade ahan lahayen

  • @MohamedIbrahim-ci3ew
    @MohamedIbrahim-ci3ew 3 ปีที่แล้ว +1

    I like this check

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 ปีที่แล้ว +3

    Wwww mashaallah good ideal and keep going Sir

  • @shukriabdullahiali3636
    @shukriabdullahiali3636 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah thank u

  • @hamdaabdifatahahmett7930
    @hamdaabdifatahahmett7930 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayy qrux ku dhiigle wll soomaliyeed oo dhab ah weeyan wlhi❤❤

  • @maryanhassan8817
    @maryanhassan8817 3 ปีที่แล้ว

    Somali hada nahay anaga waxbo isku qurin waligena ma hormareno gawadha hala dhira galiyo an tagerno magaca somali ayey kor uwada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @abdirashidibrahim2107
    @abdirashidibrahim2107 3 ปีที่แล้ว +7

    Ligend hormarkaaga waan ku faraxsanahay 💔💔💟💟

  • @nimcokyf
    @nimcokyf 3 ปีที่แล้ว +6

    She's absolutely 💯 beautiful wlahi looks smile wlahi quruxley 👸

  • @qaalisalad2153
    @qaalisalad2153 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaw masha Allah Wllkey maxamed bashiir

  • @Ridhwan021
    @Ridhwan021 3 ปีที่แล้ว +2

    Boqoradena wayo horay ha usocoto, quruxda midhib iyo color maahan

  • @Fatimacolad
    @Fatimacolad 3 ปีที่แล้ว +6

    Legend my brother qurux ku dhiigle 🥰🥰

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 ปีที่แล้ว

    Qurux kudhigle legend afkaaga caano qabow lagu qaby caqligaga alaha kubarakeyo

  • @craxmaanozil3607
    @craxmaanozil3607 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going Qurux ku dhiigle
    From Hargeisa💞

  • @baraarujiye581
    @baraarujiye581 3 ปีที่แล้ว

    Quruxdu caalamka laga qeymeeyaa
    1. Gabadha waa in ay dheer tahay
    2. Qoor dheer leedahay
    3.dhexda ka yartahay
    4. Soo jiidasho leedahay
    Gabadha hadday wejiga ka qurxoon tahay laakiin ay gaaban tahay wey ku deysay

  • @drsfarihaat2104
    @drsfarihaat2104 3 ปีที่แล้ว +4

    Your family from hargeisa 🖐🏿♥️

  • @zainzamir2059
    @zainzamir2059 3 ปีที่แล้ว +1

    Sikale ayey somalida ufahmen mss africa marka sifcn ayad usharaxdy wllkeyow markas somalida 4.5ka iskadaya ee gabdha an diri galino youtubeka halasoistagina❤✌🇸🇱

  • @qadarkeyow8913
    @qadarkeyow8913 3 ปีที่แล้ว +5

    Nin wayn qurux ku dhigle keep going my pro

  • @Nin_caan_aH
    @Nin_caan_aH 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash alaah abowe horay usoc cade

  • @ayuubcadde4669
    @ayuubcadde4669 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a legend keep going waan ku wataa gar iyo gar daro

  • @habbiihambe1619
    @habbiihambe1619 3 ปีที่แล้ว +2

    Maariish beuty noo dira hano tartantee yaqeyoow🥰🥰🤩🤩

  • @canabadan7741
    @canabadan7741 3 ปีที่แล้ว +3

    Absolutely she is gorgeous beautiful Somali Somali girl 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼❤️❤️❤️❤️

  • @abdulrahmankhalid9242
    @abdulrahmankhalid9242 10 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ramadan mubarak

  • @hamzaibrahimovic3827
    @hamzaibrahimovic3827 3 ปีที่แล้ว +21

    That's perfect 💙🇸🇴

    • @hamzaibrahimovic3827
      @hamzaibrahimovic3827 3 ปีที่แล้ว +2

      Sxzp replay iee sogal bro🙏🙏

    • @anasmahamoud4129
      @anasmahamoud4129 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hamzaibrahimovic3827 waku soo galay amar la’aan💪🏻🐂😅

  • @MohamedAli-ku2eo
    @MohamedAli-ku2eo 3 ปีที่แล้ว

    Somali tartanka foolxuma hadii la igudoon siiyo wlhi wala laigu qabsanaa Somali Marka wa iska sidaaan✌🏿 quruxda ma ahan wijiga kiliya

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 3 ปีที่แล้ว +29

    The Zambian lady will make it because she’s really beautiful. Beauty is not just being light skinned.

    • @halimamohamed4412
      @halimamohamed4412 3 ปีที่แล้ว +2

      I agree ☝️ with you she also has self confidence that’s number one ☝️ think 🤔 that the judges are looking for

    • @raxaweynroyalty4804
      @raxaweynroyalty4804 3 ปีที่แล้ว

      @@halimamohamed4412 💯

    • @famaymanay3544
      @famaymanay3544 3 ปีที่แล้ว

      Right he is being just like the majority of Africa, somalia COlorist! Just because she is dark she isn’t pretty is basically what he is saying, so annoying 😒 no wonder the bleach pandemic in Somali is so terrible 😷

  • @najmobilan753
    @najmobilan753 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadka gabadha mucaradka ku ah baan ku jiry hadda laga bilabo tageeraheedan ahy😍😍

  • @alidahirmohamed7574
    @alidahirmohamed7574 3 ปีที่แล้ว +12

    jackgow waku wataa keep going 💜💜💜

  • @baariyeya6693
    @baariyeya6693 3 ปีที่แล้ว +1

    Sacdia waa qurux badantahy abaayo guul iyo guul daraba adigaa uqurxan indhaheena ❤️🤗

  • @bachirhassan2532
    @bachirhassan2532 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah
    Guull
    Soomaliya?

  • @cagayareofficiall763
    @cagayareofficiall763 3 ปีที่แล้ว +1

    One love gabdhaheeeha sharaf iyo cisi korkina ha ahaato 🇸🇴👑❤

  • @faraxsan5814
    @faraxsan5814 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a my wllky hurmar wacan 🥰🥰

  • @faadumojaamac7291
    @faadumojaamac7291 3 ปีที่แล้ว

    Waan arkay Dad gabadhaa ku dhagan kafuqa walaashiin ayaa dhihi lahaa quruxdu wajiga maahee❤❤

  • @iptisam7117
    @iptisam7117 3 ปีที่แล้ว +8

    The Family empire 😘❤️Boom Boom In the house 💕Jack🌹

  • @muhammedadem5968
    @muhammedadem5968 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Wllo